WAXAAN FURAY HABEENKII AQAL GALKEENA KADIB MARKAY IIQARISAY 😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 250

  • @khadra1474
    @khadra1474 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllshy mcn Ayaan GobdoonHoreY usoc0🥰🤞🙏🙏

  • @ardoyusuf6649
    @ardoyusuf6649 2 ปีที่แล้ว +1

    Amin Amin allah

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxaristo Adna samir iyo iimaan Alle hakaasiiyo Ayaan Qaali

  • @hania9627
    @hania9627 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan ilaahey ha u naxariiisto Abtiga

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Abtiyo Alle haw naxariisto samir iyo iimaan alle hakaa siiyo

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalah asc ayaaney mcnto alaha unaxariisto abti Samir iyo iimaan alaha kasiyo ilaahow aamiin yaarabi

  • @umumandeeq1204
    @umumandeeq1204 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo alle naxariistiisa ha ugu deeqo aamiin

  • @munoomar24
    @munoomar24 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha unaxriisto abti qabriga allh uwaasiciyo aamiin aamiin aamiin

  • @sulekhomustafehaji2318
    @sulekhomustafehaji2318 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxaristo janatulfirdowso allha kawrabiyo amiin

  • @Ubahapdilahi
    @Ubahapdilahi 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto wllo abtiyo

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haunaxariisto abti alle qabrikisa ha u waasiciyo samir saadiq ah alle haifinka siiyo wl

  • @shariifoaxmed9207
    @shariifoaxmed9207 2 ปีที่แล้ว +1

    yaaarabi alahayow uunaxariso ayaan abti ged

  • @quruxleydacida4860
    @quruxleydacida4860 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxaristo aabyo abti mcn waa aaabo oo kale

  • @sacdiyoabdi7352
    @sacdiyoabdi7352 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney abyo ilaahey abti ha unaxariisto ilaahey janadda fardowso haka waraabiyo

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle how naxariisto qalbiga alle how nuuro samir iyo iiman wllo

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 2 ปีที่แล้ว +1

    Maad iskaya bartit wllo imisa caruura ledahay xaged kunoshahy love you sis and support u

  • @CanabCabdulahiaadan-rv4cr
    @CanabCabdulahiaadan-rv4cr ปีที่แล้ว +1

    Alle ha ku naxristo abyo

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +1

    allha unaxariisdo abti abyo inaa lillaahi wainaa ileeyhi raajicuun qabrigesna allha unuuriyo insha allaah

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo masha allah waad astur tahy quruxey hartu wadn ka aad jootid waa wadnke ayaaney

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 2 ปีที่แล้ว +1

    Acs
    Abaayo ayaan
    Abti alle ha unxariito
    Janatu firdawsana ha kumatiqaado
    Kitaabka midigta hakasiiyo

  • @ugbaadfaysal5627
    @ugbaadfaysal5627 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto jano haka waraabiyo abti

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว +1

    aaamiin aaamiin aaamiin .🤚🤚🤚🤚🤚wll macaanto

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo ,abti alaah ha ,unaxariisto qabrigana ha waasiyo abyo waa ku taageeraa

  • @xamduushcadeey3979
    @xamduushcadeey3979 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha'unaxristo abti macaan janada alle haku waraabiyo cadeey

  • @fartunosman9010
    @fartunosman9010 2 ปีที่แล้ว +3

    INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAJUCUUN ALLAAH HA U NAXARISTO SAMIR IYO IMAAN ALLAAH HA KA SIIYO abti aamiin yaa rabi

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +3

    Eeddo macaan allaha u naxariisto abtigaa kitaabkiisa midigta allaha ka siiyo janatul fardowsa aclaa allaha ka yeello gurigiisa qabriga allaha u nuuriyo una waasiciyo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey adigana allaha kaa samir siiyo allow aamiin yaa rabi sharafey

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha unaxariisto abaayo abti iyo intii dhimatay oo dhan misliminta

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh Ayaanqaaali Alle haku barakeeyo mcnto Alle ha ugu bishaareeyo Abti janatu alfirdowza alaclaa

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a
    Mcnto
    Waa noo dadashaa😋🌹
    Alle ha noo kaa daayo mcnto🌲🌹🌼🍀🌲☘🌲🌻🍁🌴😋😍😘😘😘

  • @anizomohammed2811
    @anizomohammed2811 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto qabrigiisa allaha uwaasiciyo kitaabkiisa midigta allaha ka siiyo

  • @umuiqlaascabdulahi5836
    @umuiqlaascabdulahi5836 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo mcn ilahy haunax risto abti mcn abyo ilahy janada hageliyo amin yaa rabi

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 2 ปีที่แล้ว +2

    alleh ha unaxariisto 🤲

  • @ilhaancumar9371
    @ilhaancumar9371 2 ปีที่แล้ว +5

    Abyo qeebta laso orod waa qiso naxdin leh subxanallah

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +4

    Inaallillaahi wa inaa lillaahi raajicuun allaha u naxariisto janatul fardowsa aclaa allaha awoodda leh ha geeyo aaminin yaa rabi xabiibti

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaaheey abti haunaxariisto abaayo mcn ayaan qurux❤🤲🤲

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 2 ปีที่แล้ว +1

    Abti Ilahy ha u NJF ha geeyo,sakaradka wuu dhaafay su'aasha ilahy kuma dhibo, marti la jecelyhy ilahy ha ka dhigo,qabriga ilahy ha u waasiciyo ha u nuuro,wa jamiical muslimin.

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 ปีที่แล้ว +2

    Innalillahi waina ileyhi rajicun ilaheyow unaxariso samir iyo iman allah idanka siya qaali

  • @malyunibraahimissack9482
    @malyunibraahimissack9482 2 ปีที่แล้ว +6

    Inalilah wa ina ileyhi rajucun naf walpa gerida wey dhadhamine abyo abti allah ha unaxristo janatul fardowso allaah haka warabiyo alla huma Aaamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Thnks sis

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 abyo cewanka iyo sheekada is malahan be wati aqalki hbn ka furay kusoqortay hadana uur uledahay we is qaban ismakeeneyso

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto abti qabriga ha u waasiciyo

  • @fatmaabdi-b2j
    @fatmaabdi-b2j 2 ปีที่แล้ว +5

    Ana uhoreyo cawa ayaney wan ku salamay

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaa lilaaaah wainaa illahey rajicuun illahey subxana watacala ha u naxaristo qabriga allaaah u wasiciyo marti la jecelaha allaaah ka dhigo aaaaamiin yaa rabbii

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 2 ปีที่แล้ว +2

    Abti aloow unaxariiso rabi janadii fardowsa alaha kucasuumo aamiin

  • @Ayki181
    @Ayki181 2 ปีที่แล้ว

    Allah abti haa unaxaristo walshay samiri iyo iman

  • @munahusen7197
    @munahusen7197 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilhhy.naxariisto abtiyo saamiir iimaan hadin siiyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo abti Allaha unxaristo
    Janata fardoso Allaha kawarbiyo
    Adne qalbigada Allaha kuqabojiyo inshallah

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahay hawo naxariisto abtiyo aamiin aamiin yaarabi

  • @shukriinabishar4535
    @shukriinabishar4535 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haunaxariisto qabrigiisana ha unuuriyo Abit 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @youssoufmouna3588
    @youssoufmouna3588 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah yarhamo samir iyo iman

  • @fidgetsgamesgymnastic5688
    @fidgetsgamesgymnastic5688 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah haunaaristo anti walashey mcn

  • @Ismail_Indhamaleh3
    @Ismail_Indhamaleh3 2 ปีที่แล้ว +15

    M.a wallshay Ayaan hormar wacan 🙏 wall
    Mardhawn 100k in Sha allh

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +5

    M.A yaan Xabiibti Qllow ku Xafid Xaawa Dhaxan ku heshay mugdina is Galisay Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Arima Bulshada

  • @okgamer3763
    @okgamer3763 2 ปีที่แล้ว +2

    Qiso ayaan kuusheegilahaa fadlan lambarkaaga wadsaabka

  • @nadiifomacallin5740
    @nadiifomacallin5740 2 ปีที่แล้ว +2

    😎😍👰💗👴💏 waan ku jeclahay

  • @raxmasoofe7499
    @raxmasoofe7499 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haunaxariisto abti qabriga hawaasiciyo amiin aamiin aamina aamiin aamina aamiin aamina

  • @habibaabdirahman7243
    @habibaabdirahman7243 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxariisata abati amiin yarabi amiin yarabi 🤲

  • @aminakhadar3692
    @aminakhadar3692 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah haunaxriisto abtigaa janatul firdaus Allah haukaso Aamiin

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaan safarka waxbarasho waan isaga egnahy hooyo markii adoo yar aad ka dheeraato baahideeda qiimeheeda iyo quruxdeeda iyo jacaylkeeda ayaaa kugu laba jibaarma waayo ma jirto cid booskaas buuxin karya

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 ปีที่แล้ว

    Abti allaha unaxaristo janatul fardowsa ka warabiyo

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey haunaxariisto abaayo samir alaha niiga siiyo

  • @shukrimuuse2063
    @shukrimuuse2063 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayan qurux allh haku xafido qalibadn thanks

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 ปีที่แล้ว

    Abti allah u naxriirsto kitaabkiisa midigta allaha ka siiyo

  • @wiilsoojabay6833
    @wiilsoojabay6833 2 ปีที่แล้ว

    illhy haunaxaristo abti abayo.midedakle qisooyinka wiilasha soobaxdo abyo

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha u naxariisto Amiin

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 2 ปีที่แล้ว

    Thnkz abyo. ALLAH HA UNAXARIISTO. ABYO.

  • @xamduushcadeey3979
    @xamduushcadeey3979 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qurux waan kujeclahay Abaayo waliba ilaahay dartii quruxeey baay aya kaadaawada

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Abaayo macaan sdoo kle alaha kujeclaado qaalidayda❤😘😘😘

  • @risaalobashiir8842
    @risaalobashiir8842 2 ปีที่แล้ว

    Allaaah hu unaxaristo abti

  • @ifrahkamil178
    @ifrahkamil178 2 ปีที่แล้ว

    Allha unaxariisto abti

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 ปีที่แล้ว

    Kullunafsul daaiqatul mawt alla hawnaxariisto abtiyo iyo dhammaan musliminta maytida ah aamiin

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa kuxiisay💯🥰 Abayo 100k insha Allha🥰🌏💍👑💫❤🌹

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr4587 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto Abti marti lajecelyahayna Allah hakadhigo qabriigiisna Beer jano ha uga dhigo samir jamiil Allah hakaasiiyo abaayo geerida Abti

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallahu khyr

  • @farxiyaguhaad8245
    @farxiyaguhaad8245 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto aamiin yaa allaah abtigaa kitaabkiisa midigta ilaahay ha ka siiyo

  • @fartuuncalifarax6787
    @fartuuncalifarax6787 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto abti qabriga Alle ha u waa siciyo

  • @ruunfaaraxmaxamad6214
    @ruunfaaraxmaxamad6214 2 ปีที่แล้ว

    Abyo ayan Allah ha ku xafido ilahey dartis ayan ku jeclhy wlhi

  • @nadifaibrahim9308
    @nadifaibrahim9308 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayaan abaayo abti alaha u naxariisto janadii fardowsana alaha ka waraabiyo marti la jeceshahay alaha ka dhigo Aamiin

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariiisto abtiga

  • @habawcadaawe8132
    @habawcadaawe8132 2 ปีที่แล้ว

    Illaah ha u naxariisto

  • @sahromohamed9198
    @sahromohamed9198 2 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raa jicuun

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan sugayaa qeybta labaad iinshaa'allaah

  • @ifrahkamil178
    @ifrahkamil178 2 ปีที่แล้ว

    Manshallha canjeerda adan kudubtaa shakadaada kujecli xabiibti

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 2 ปีที่แล้ว

    Mashallha abyo keep going abtigaa allha unaxristo amiin qabriga allha uwasiciyo amiin

  • @ikraancllaahi4369
    @ikraancllaahi4369 2 ปีที่แล้ว

    Abayo macanto alaha unaxarisato abti 😭😭😭

  • @farxiyoahmeddheere1910
    @farxiyoahmeddheere1910 2 ปีที่แล้ว

    Allaaha unaxaristo jana fardowsa allaaha uga dhigoh hoy an dhaman aamin aamin Yaa rabi

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว

    Nolaso carar ayan alhe haw naxaristo abtiyo wllo

  • @ruquyoabiikar4612
    @ruquyoabiikar4612 2 ปีที่แล้ว

    Abayo abti alle ha unaxariisto

  • @sacdiyoidley6462
    @sacdiyoidley6462 2 ปีที่แล้ว

    Allah naxaiisto

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 ปีที่แล้ว +6

    Qisooyinka ku dhaca wiilasha cajiib weyan 99%
    Ayaanay noso badi kuwa ku dhaco wilasha
    Part 2 laso dhaqso abaayo😘
    Abti ilaahay swt haunaxariisto qabrigisana waasac Rabi hauga yeelo.

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin shukran xbbt inshaa allaah lasoo dhaqsanaaa

  • @kiinguray2594
    @kiinguray2594 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto

  • @bilehassan478
    @bilehassan478 2 ปีที่แล้ว

    wcs walaashey mcn allaha unaxariisto abti janatulfardowza acllaa allaha ugu bishaareeyo amiiiiin yaaaaarabi waa ugaaso

  • @sahurdahir7646
    @sahurdahir7646 2 ปีที่แล้ว

    Alahakunaxariista abti

  • @mindasahmed9327
    @mindasahmed9327 ปีที่แล้ว

    Ilahay hauNaxaristo abayo bti qabriga alaaha oNuriyo abayo

  • @akqaniyow856
    @akqaniyow856 ปีที่แล้ว

    Allah qabriga ha uwacasiyo

  • @habiibacadow4947
    @habiibacadow4947 ปีที่แล้ว

    Allah u naxariisto

  • @caahaxassan2687
    @caahaxassan2687 2 ปีที่แล้ว

    ilaahy hawnaxriisyo abti

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 2 ปีที่แล้ว

    Illahay haw naxariisto

  • @nimcaali3930
    @nimcaali3930 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto Abti. samir iyo iimaan allaha idinka siiyo Abyo qaali

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto 🥺 ayaney dhameyman abayo wlhi daruriya kuu ahay wlhi plz melala kala soo xariro isheeg plz plz

  • @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
    @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 2 ปีที่แล้ว +7

    Hdii bilada TH-cam gacantyda ku jirto bilada TH-cam adan ku siin laha dhanksta akhlaaq asturanan ilhy ha ku dhowrto mcnto❤🙏

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว

      Yaa xbbt alpii shukran abaayo dhiira galintaada quruxda badan😘😘😘❤❤❤❤

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    maskiin allaa umqan alle ayaana quudiyi mar walbna garab giisa ah😥🙏