RENDILLE | SOMAALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 3 | Ep 18

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 419

  • @siraji23
    @siraji23 11 หลายเดือนก่อน +16

    Rendille are Somalis you can even tell from their body features 💯

  • @miskiabdikadir7016
    @miskiabdikadir7016 11 หลายเดือนก่อน +20

    Favorite channel uu noqdy channel 3maalin gudahod AA vidoeski dhan ku fiirsady😍 keep going abowe never give up insha alah waa gaare meel sare

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  11 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran 🙏

  • @axamadaclay9924
    @axamadaclay9924 11 หลายเดือนก่อน +23

    Maasha alaah waxaad noqotay qofkii ugu horeeyey oo reerkaan tafaasiil rasmi ah ka keenay waad ku mahadsan tahay soomaali maan wey isku baahan tahay meel kasto ey joogto sxb ku jcl

  • @jasintz9245
    @jasintz9245 11 หลายเดือนก่อน +7

    These are our people really! They should be respected whatever religion they have! Thanks for sharing with us

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 11 หลายเดือนก่อน +8

    waaq waa ilaheygi samada waa dinti hore somalida somalida waligedba dhagaxa ma cabudan waxey amin sanayen ilaheyga samada waana dinti nabi ibrahim sidan ku maqle ilahey a naga og

  • @elmiawad1777
    @elmiawad1777 11 หลายเดือนก่อน +8

    Gumaad is the same as Jumca. Some languages and dialects change the Arabic J into G. Somali Maxa Tiri does this as well: Arabic Jidaar became Somali Gidaar. Even Egyptian call Jumca as Gumca.
    The most perplexing thing about all of this is that Rendille have kept X and Cayn sounds which are absent in Af Maay. This is Strange because Af Maxaa Tiri and Af Maay are closer to each other than they are to Rendille.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwani waa Soomaali waa in Dadka Soomaaliyeed lasoo ururiyaq ❤❤❤❤you Rendiinle siday Macwusta u xidheen baaba i dishey

  • @nasrayusuf6246
    @nasrayusuf6246 11 หลายเดือนก่อน +6

    Waa dad dhimay diintooda
    Ka dhimayy war somaliyayy dadkaan aan u gurmano
    Diinta Islam’s
    Barno

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 11 หลายเดือนก่อน +8

    Wow very nice..bro name of the days are all correct..Jumca ama Jimco waa same as Gumaad..G can be J .
    Gaal as Geel is the most correct Somali.
    Gabadha magaceeda Gumadu waa Jimaado.
    Please,go back one more time to Rendile people for more .maybe ciyaaro iyo naming of places and animals and gabayo iyo sheekooyin.

  • @rockmoneymedia3607
    @rockmoneymedia3607 11 หลายเดือนก่อน +3

    kazi safi tafuta Galla na Gabra sasa Very same to rendile

  • @Fvhffhjifjkztkzmg
    @Fvhffhjifjkztkzmg 11 หลายเดือนก่อน +8

    Intee jirtay waa afsomali bro

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 27 วันที่ผ่านมา

      Iyagaa saxsan.
      Gumaad - waa tii maalmaha soo Gumaaday ama soo xidhay.
      Jimce waa Carabi sheegi kulan.

  • @kurana289
    @kurana289 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaalah waad ku mahadsan tahay side wanaagsan oo aad noogo soo gudbisay warbaxinada muhiimka waxaad tahay shaqsigii ugu horeyey oo reerkan u taga guuleyso 👑😍🙏

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kaka Faisal, asante sana kwa jinsi ulivyotuhabarisha habari za watu waliotupoteza kule Rendille, unastahili mamilioni ya waliojiandikisha, endelea ndugu mpendwa.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  11 หลายเดือนก่อน

      Asante sana ndugu.

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 11 หลายเดือนก่อน

      @@FaysalShaik1 feel humble dear brother.

  • @fariida6236
    @fariida6236 11 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha Allah Aboowe waa loo bahanyahay barnaamijtan oo kale .mahadsanid

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 11 หลายเดือนก่อน +3

    Barnamij fiican ayaad soo sameysey hambalyo ayaan kuleyahay. Shukran

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 11 หลายเดือนก่อน +23

    Asc faisal bro gabadha cag 20 liter ayaay dhabarka kuu Sida uu naxariso hadi ad wareysi kaa qadeyso 20ka liter oo biyaha ayaay dhabarka kusida dhulka dhig dheh gabadha waa walasha camal uu naxariso inshallah naf ayay ledahay mahadsanid

  • @funy194
    @funy194 11 หลายเดือนก่อน +9

    Af somali ayeyba ku hadlayaan yaab nio ajuraan ayaa af somaligaa ku hadla lkn sii kle ayey ugu hadlaan waa af somali caadi ah lkn lahjadda ayaa xogaa yara duwan

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 11 หลายเดือนก่อน +5

    Daqiiqadda 5.22 waxanaba arkay anoo afkiisa dhoowraa uu badi fahmaa. Dadkaan waa Muslimiin Soomaaliyeed oo lumay runtii .Mahadsanid wlh muuqaal taariikhi ah.

  • @passport_light
    @passport_light 11 หลายเดือนก่อน +7

    I'm happy for you just keep pushing I'm Somali guy who is now also in Tanzania border doing content

  • @MohamedIbrahim-ew5sg
    @MohamedIbrahim-ew5sg 11 หลายเดือนก่อน +5

    Dhowr jeer ookale soo salaan, kitaabo diinta islaamka ah oo ku qoran luqadaha ay fahmayaan iyo af soomaali iyo saliyada salaada lagu tukado hadiyad oogu gee, Reerdiinle iyo soomalidii ay ka lumeen dib iskugu soo xir inshaa Allah ajarkeedana aduunka iyo aakharda Allah ha kugu siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah.

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 11 หลายเดือนก่อน +3

    Feysal aad iyo.aad baad u mahadsanthy my bro❤❤❤❤❤❤

  • @Cajiib0
    @Cajiib0 11 หลายเดือนก่อน +17

    Nimankaan soomaali weeye hala doono diintana haloo sheego😢

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 11 หลายเดือนก่อน +1

      Diintey imika haystaan

    • @AbdimalikKhalif-lj8ov
      @AbdimalikKhalif-lj8ov 7 หลายเดือนก่อน

      Dinti aa islamka kahore an heysane ayey heystan mid dinta islamka uu dhow balse an ahey iney musliman aa uu fcn waq wax ladhoho oo awow yashen kudhumen boqolaal sano kahore​@@nasramuuze2541

  • @ayanlekhadar8278
    @ayanlekhadar8278 11 หลายเดือนก่อน +4

    Meshas halkalmad oo aynu adegsano ayaa iiga so baxday asalki hore halka ay ka timid
    Waa ereyga ah Waabari, odayadu waxay dhahen baryada ilaahay ee subixi aanu barino waxa la dhaha WAAQI BARYEE waa kalmad asalka ah sida ay uso dhiraandhiraysay ayay noqotay WAAQBARI AMA WAABARI

  • @MahamedSaciid-zd9oo
    @MahamedSaciid-zd9oo 11 หลายเดือนก่อน +4

    Si wacan horey usoco aaxiib 100 k subscrib soon

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalow Reerdiinlaha muslimiinta ahi ha u kacaan dadkan oo islaanimada haku dhex faafiyaan

  • @ramasridho5261
    @ramasridho5261 11 หลายเดือนก่อน +3

    My first time watching you keep it up walalo

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 11 หลายเดือนก่อน +17

    Waxaan kaala socdaa dalka holland europe, waan jeclaystay barnaamijkaaga😊

    • @salmanyare9243
      @salmanyare9243 11 หลายเดือนก่อน +2

      Allesgoed Mr ismaris

  • @AkKhaliif
    @AkKhaliif 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maad afsomali kula hadashid balnaan aragno 100% inta somali ku hadlee

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 9 หลายเดือนก่อน +2

    "Adhi" Wa dhinaca SOmaliland "Ari" Ila Puntland laga bilabo dhaman Gobolada Somalia laga isticmala Marka xarafka "R" sida Qurac, Ari, Xagan Somaliland wa "Dh" Qudhac, Adhi IWLM.

  • @Adan819
    @Adan819 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah waan ka qaadnay salaanta sharaftaleh sxb magaceed❤ meeshaan ee odayaasha joogaan

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 11 หลายเดือนก่อน +3

    الله آكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه الله الرحمن الله آكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه الله الرحمن

  • @wm9669
    @wm9669 11 หลายเดือนก่อน +2

    Long time ago. Somali used to worship Waaq
    Audhubillahi mindaliik

  • @SHEEKOOYINKADAADA
    @SHEEKOOYINKADAADA 11 หลายเดือนก่อน +2

    Af maay maay geel waxaa lagu dhahaa Gaal, lahjada reer waqooyo ariga Adhi ayay dhahaan, laxda af maaymaay Sabeen way u isticmaalaan. Cajiib 🤩

    • @abeleli2651
      @abeleli2651 11 หลายเดือนก่อน +1

      Af maay weye kan saxdaa oo dhalay maxatiriga. Asagaa marwalba loo noqonayaa. Hada gobolada woqooyi bari sabeen laxda waa ladhahaa wali.

  • @Businessflip
    @Businessflip 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey baa soo dhawaada maqrib kii oo kale weeye allah dheelmadey

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 11 หลายเดือนก่อน +2

    Tang kale, Soomaalida waa isku imaad ka dhashay Kushitig, Arab, Bantuu, Iran iyo Portugese. Qowmiyad ahaanna wàa 7 iyo martidood. Kuwa martida waa
    1- Shiiqaal oo martiile Hiraab
    2- Carab Saalax oo martiile Maxamuud Saleebaan
    3- Ashraaf oo martiile Mirifle ah
    4- Mushunguli oo martiile Mahawaay ah
    5- Reer Doodi oo martiile Isaaq eh

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 8 หลายเดือนก่อน

      Soomaalida waa dir IYO hawiye iyo darood

    • @CabdiAliyuusuf
      @CabdiAliyuusuf 2 หลายเดือนก่อน

      Somali waa boqolkiiba sideetan waa isku aabe waxayna leeyihiin hida sidaha ugu wayn aduunka ee aadanuhu ka farcamay somali dna haplo group E1B1B

  • @abdyladiifmowlit9991
    @abdyladiifmowlit9991 11 หลายเดือนก่อน +2

    Alla so dheylamaa somaligeena dheelmin waa hoyasho wa dheelmadayna wu hoyday waxay uga jeedana Alle ayah nasoo dheelmiayay mnzhAllah dadkan tolow dhulkooga maysku xidhidhzanay kolay hadeer somali way wada dhacante lacala marun ha lazo wada celiyah

  • @yasinnur7550
    @yasinnur7550 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa dada qalbi furan.kuwaan qabiil ku madax maray maahan.❤

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 11 หลายเดือนก่อน +3

    Horay u soco masuul

  • @sandheere4793
    @sandheere4793 8 หลายเดือนก่อน +2

    Barigii hore anakuba geela gaal baan oran jirnay eeg kalmadahan iswata hadhuub gaal oo ah hadhuubka geela lagu liso

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Eedo Hawl fiican ayaad haysaa👌 aniga aadbaan ooga helay 👍👍👍

  • @cabdiqaadiraar2671
    @cabdiqaadiraar2671 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Somali caadi ah
    Dadkaani waa in xidhiidh
    Lala sameeyo oo diinta la baro

  • @omarfarhan-yi8gv
    @omarfarhan-yi8gv 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha alah thanks for your effort ❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 11 หลายเดือนก่อน +7

    Sida loo kala qaxey dadkii Somaliyed Qofkasta meel buu ka dhacey aduunka💔Dadkan Furfurnantoda iyo Qosolkoda ayaaba laga dareemin in Somali Maryooley wax u galeen😁

  • @fanaxwadani8209
    @fanaxwadani8209 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waan kula soconaa Faysalow. Guulayso

  • @MarvelouZ.11
    @MarvelouZ.11 11 หลายเดือนก่อน +1

    Randiile wuxu la macno yahay Reer Diini waana dadkii asalka degi jiray dhulka Caabudwaaq iyo Ceelwaaq sida aad magaca iyo diinta ay aaminsanyihiinba ka garan karto, mida kale waaq waa Sareeye oo ay ula jeedaan Allah.

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 11 หลายเดือนก่อน +4

    Bro mahadsanid howl Wanaagsan ayaad qabtay Runtii hal Mid Aan kugu daro dadka Waa somali Waliba Qabiil ahaan waa ajuuraaan Sida ay ku Sheegeen anaga na Aan aamin saneyn waligeen Marka bro xaqiraada qaar ka daa Hadal
    Kaada qaar kiis Waxa modaa Inaa Darfir san tahay rendiile iney somali yihiin adigo
    Nasiib u helay Inaad Dhax tagto cadeemo Fara Badan Arkay ayaad lee Dahay Waxa filaa iney isla dagi jireen Waa Ceeb waxa qaar dadka Waa Wllo heena Somaliyed Aniga iSKU Qabiil ma nihi Lkn Wlhi waan amin sanahay dad kaas iney maka dasheen Oo somali Asal ah yihiin howl wacan Sxb 🙏🏾

  • @purifyyourheart4516
    @purifyyourheart4516 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waaqi barley ,waa origialkii waagii baryey

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 หลายเดือนก่อน +2

    Somalidaba way yiraahdaan docdee ka timi. Ama dhinacee ka timi. Ama xaggee ka timid. Waa Soomaali Asal ah.

  • @exklusivepicture2181
    @exklusivepicture2181 11 หลายเดือนก่อน +25

    "Waaq" waa magac ay Soomaalidu waagii hore ay
    u tiqiin Ilaah. Waaq means Allah used by ancient Somalis, they called God Waaq. This name has left traces like, the cities "Caabuduwaaq" and "Ceelwaaq". The word "Dhawaaq" comes from Dheh-Waaq (say God) and Waqooyi comes from Waaq-Hooy (The house of God) because the north direction is spiritual for Waaqism. These are just some of many influences waaqism had of the formation of Somali language.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  11 หลายเดือนก่อน +4

      Got it. Very reasonable thinking. Thanks buddy.

    • @Jiniyojaan
      @Jiniyojaan 11 หลายเดือนก่อน +3

      ❤❤
      Cajiib!
      Saaaxiib, wax kale maad nooga sii sheegi kartaa arrimahaa afkaa hore? Amma ma na siin kartaa reference aan ka tixraaci karno? Runtii, aad baan ugu guuxay oon uga helay xogtan aad nala wadaagtay.
      Aad baad ugu mahadsan tahay.

    • @Abdiqanisaleban1
      @Abdiqanisaleban1 11 หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo aad xataa afka somaliga 100 jeer ka badan erayga waaq ku jiraa oo Anaga reer woqooyi xataa subaxdii waxan dhahnaa waagii waa baryay taasoo waagii hore la dhihi jiray waaqii waa baryay erayga waaq ayaa la bedelay oo waagii loo bixiyay lkn Rendiile waaq bay dhahaan hada somali waagii dhahaan mida kale hebel u yeer ama u yeedh marka dhahno u dhawaaq dhahnaa waaq waa hadal ama dhawaaq

    • @LuuzanDiamond
      @LuuzanDiamond 11 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Abdiqanisaleban1 xitwa oromada waaq bey u yaqanan

    • @maxamed-dhuux
      @maxamed-dhuux 11 หลายเดือนก่อน

      afsoomaali kuwada hadla ileen soomaali baad tihiine.

  • @Abdirahmankoronto1
    @Abdirahmankoronto1 11 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going bro. Nice work.

  • @AbdirahmanMohamed-wm4dx
    @AbdirahmanMohamed-wm4dx 11 หลายเดือนก่อน +4

    Hormar wacan bro

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 11 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha meeshu Qurux badanaa 😍😍

  • @dahirawke9268
    @dahirawke9268 11 หลายเดือนก่อน +1

    Irida kagala that is pure somali

  • @fargetofargeto5494
    @fargetofargeto5494 11 หลายเดือนก่อน +11

    When he said they pray five times a day, it made sense the part one Somali Muslim came over and married Samburi clan.
    The more there was no one around to correct them in their prayers and isolation the more the just stuck to the pattern of the prayer 😢
    You solved a missing link fam. Thank you Faisal.

  • @aminahassan1421
    @aminahassan1421 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adigana waan ku salaamayaa shaqo fiican aad haysaa
    Alle hakula jiro

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkas waa somali asal aah oo dhuntay

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alah bro waxan kugu dhiirin gelinayaa inaad muuqalo kale oo badan ka duubto Waa somali luntay un rendille. History badan ayaa ku duugan.

  • @fe8445
    @fe8445 4 หลายเดือนก่อน +1

    Laguma kala aragti duwana. Iyagaa og inay Soomaali yihiin. Waa dadkeenii.

  • @abdiwadudmaalim38
    @abdiwadudmaalim38 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa kala oo af soomali ah oo asan ushegin erayga dhelmim like habenki geela lasodhelmina
    Raali noqda hadii somaligeyga qoralka kaqaldanyahu

  • @akhalif579
    @akhalif579 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qof afsoomsli balaaran yaqaan caadi u fahmaya reerkaan, intee jirtey iyo intee ka timid erayo saxan, sabeen/subvention waa afsoomali pure ah lkn qabiil buu la,aadey hh. Carafada ciida waxa la sameeyo na waaba yaqaanin. Good luck

  • @abdiwaliqoofal6270
    @abdiwaliqoofal6270 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkani waa Isaaq ama Reer Somaliland waayo. Anagaa nidhaahna “ Adhi” ma nidhaahno “ Eri”. Sidoo kale anagaa nidhaana “ Sabeen iyo Ceesaan”

  • @nurdin-mq2pu
    @nurdin-mq2pu 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkan dinta Islamka inaa garto mardhow wan rajeyna inshallah

  • @ahmedmursal1516
    @ahmedmursal1516 11 หลายเดือนก่อน +1

    Araayo somalia 🇸🇴 ahh aya kudaxjira luqadooda

  • @abduraxmanhusseinhussein
    @abduraxmanhusseinhussein 11 หลายเดือนก่อน +1

    oh my god wa somali muqaal iyo erayada qaar alla dad badana naga baxay oh my god

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 11 หลายเดือนก่อน +3

    Wiilkaan waxuu buuxshay boos CULUMO iyo Aqoon yahan iyo wariyaal Soomaaliyeed dayaceen. Dadkaan Dukumiinti taariikhiya kasoo diyaari oo kala qayba. SIDA inta hartay qaybta NIKAAXA iyo DUUGTA . iyo GUURKA iyo caanaha sideey u samaystaan.

    • @mohahappy7766
      @mohahappy7766 5 หลายเดือนก่อน

      Maal maha soomaaliga waxàaladhahaa soorogo laamin. Laabtako koowìn koodaar. Hakis. Hakisbile 😂😢😮😅😊

  • @simplisticamina
    @simplisticamina 11 หลายเดือนก่อน +4

    Like your content,pure creativity u got keep it up much love❤️

  • @maxamed-dhuux
    @maxamed-dhuux 11 หลายเดือนก่อน +1

    soomaalidan af ingiriisiga kuwada hadlaya waar afkiina ku hadla mise soomaaligaydaan aqoon.
    mise ingiriisidaad ilbaxnimo u taqaanaan.

  • @yuuye4739
    @yuuye4739 11 หลายเดือนก่อน +2

    SAXIB. DADKAN ISLAAMKA HADI LA BARO WAY QAADANYAAAN WAAYO SABAB U DHAQANKOOGU KU DIIDO UGAMA JEEDO. EE MAD BARTID

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 11 หลายเดือนก่อน +4

    Barnaamij aad uwanaagsan weeye, Dadkuna waa Dad Xili Fog Haajiray, oo dhalan Rogmay Rindiiluhu, Soomaali ineey Yihiina Waa Biyo kama dhibcaan Salaantana waan ka Gudoonay, Nabad ku ahaada Meeshiina ayaan leenahay

    • @eazydazit
      @eazydazit 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adigoo markii horeba ka soo jeeday Ummad numbarkoodu yarhay baad Leedahay dad Somali ah oon soo ceshan karno meeshaado hana joogaan. Ha caajisin ee sida yuhuudda dadka kaa maqan raadso

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiq waa soomaal cad

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 11 หลายเดือนก่อน +4

    MASHAALLAH WAAN INIGA QAADNAY SALAANTA TOLKAYOW

  • @deqah
    @deqah 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan waxey ladhasheen reer olol Diinle oo ah Ujuraan iyo Abgaal.

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 9 หลายเดือนก่อน +1

    Imika nimankan ma diin bay samaysteen?
    Mida kele wa muuqata inay Somali wax wadagan sida luqada lakin ummada Somali diyar uma aha xiligan.
    Good info.

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 11 หลายเดือนก่อน +3

    Odoshaasha waa odoyaal Somali ah

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 11 หลายเดือนก่อน +5

    M.a sxp allah ku xafido waa arin aan xogteeda raadineenay intaa naga soo gaarsiisy ku mahadsanid waa in dad kaan loo dira dad dhaqanki io afkii hooyo yaqaano la baaraa xog intaan ka bdn si loo sii helo thanks sxp hool adag baa qabaty diintana waa in lagaarsiiyaa
    Magacyada ilahey wee badan yihiin somalidi hore inta ka xasuusto WAAQ iyo GUULE iyo magacyo kle oo badn bee allah u yaqaane
    Waa meeshe suugaanta somalida ka tiraahdo GUULOW ALLAHYOW AMA GUULE HA ISKU KEEN SIMO io suugaan bdn baa jirta marka WAAQ waa ALLAH
    Dadkan halaga gaaro oo diinta halagu fidiyo

    • @Maxamuudeymaxamuudeyabdi
      @Maxamuudeymaxamuudeyabdi 11 หลายเดือนก่อน +3

      Wllhi waa runtada sxib dadkan diinta in lagaarsiyo ayaa fican

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 11 หลายเดือนก่อน

      Waaq iyo tiniiqiyo bal tin carrots weydii waaba gabey somaali ah buu ku jirtey waaqna waa magacay ilaahay uyaqaaneyn eryadeena wanaagsan sida Barwaaqo waqooyi waaqa iyo weligaaba caabudwaaq eryo badan buu eraygaa waaq ku jiraa wallow aynu wax kale ku darno

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allah soodheelamo waa xoola dhaqata deenu waydhahaa.

  • @Jamaljamta
    @Jamaljamta 11 หลายเดือนก่อน +2

    waar niyow dadkan waaba dad wanaagsan lkn salaadaha eedaan koodo ma ooo oooo ooo baa saasaa loo eedaamayaa miyaa zxp faysal
    😍🤩

  • @abdikariimabdi9486
    @abdikariimabdi9486 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wabasomali caadiyayah ereyadaqaar

  • @abdyladiifmowlit9991
    @abdyladiifmowlit9991 11 หลายเดือนก่อน +2

    Malamaha somaligu maha sabti iyo axad ee wa carabi balse somali sabti (sooroga), axad(koobin), isniin (laabin),salasa(laba tako), arbaca (kootaar), khamiis(hakis), jimce(hakis bila)

  • @Madasha33
    @Madasha33 11 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiiib

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 11 หลายเดือนก่อน +2

    Qabiiladii Soomaaliyeed oo layaqaanay baan isku keeni lanahay, kuwo cawaandi ah xagee gaynaynaa. Timirtii horeba dabloo waah bay Soomaali tiri.

  • @DiiniShDiini
    @DiiniShDiini 11 หลายเดือนก่อน +2

    Luqada aygu hadlayaan Lah jada maymayga ama raxaween kubadan faysalow wallal

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ajuuraan people ❤❤❤

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 11 หลายเดือนก่อน +2

    aad baad u mahadsantahay wll faisal 😊😊

  • @FahanOnlineAcademy
    @FahanOnlineAcademy 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maalmaha Sabti ayay ka bilowdaane maxaad adiga sidii gaaladii uga bilaabeeysaa isniin

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 11 หลายเดือนก่อน +1

    11:32 Halkan ayaa kaa booday sxb eeg culayska ay sidaan habluhu adiguna camarads ayaa ku ciqaabtay? sheekada ah mid aa xiiso iyo xamaasad badan Taariikhaha noocaas in la daba galo wax badan laga ogaaado,,lakin Markii aan arkay Gabadhaha Culaysta ay sidaan 11:32 Xatta Maxa u odhan weyday Iska dhiga Jirkaanka ay dhabarka ku siteen intaad istaaga ku weraysanayso qof booyad biyo ah sida. ...Camarada naxariistu marmar ku dar . inta kale sxb video waa another level?

  • @khaalidburhaanjr4220
    @khaalidburhaanjr4220 9 หลายเดือนก่อน +2

    *REER KAAN WAA SOOMALI SHAKI KUMA JIRO LUQADA ISKU MID UGU DHAWAAQONA*

  • @s3p0A
    @s3p0A 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan ka helay sida aad wax soo gudbisid maanta ayaa igu kaa horaysa kuli video yadada liked wan kuu wada saray❤ keep going pro✌️🌹

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  11 หลายเดือนก่อน

      Thanks 👍

  • @kingrj3592
    @kingrj3592 11 หลายเดือนก่อน +2

    sxp fikrad aan waqti ku dhawaad 2sano ku taamyey ayad ku dhaqaqdy wna kgu amaanya 2019 bn xogta rerdiinle ama randile ogady oon raby inan documentry dhmeystrin kzo smeyo finally qof somaliyed oo smeyay mrkn arky aad bn ugu farxy keep up

  • @Ubax114
    @Ubax114 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla 5 calanka 🇸🇴 aan heesano waa kan cadeynayo in 5 nool qebiyayay hada kuwa kale aaba sobaxay waa iga dhaadhici ladahay malaga yaba dhulka somali iney dagned ey barten dhaqanki somalia 🇸🇴

  • @Maxamuudeymaxamuudeyabdi
    @Maxamuudeymaxamuudeyabdi 11 หลายเดือนก่อน +3

    Asc sxib barnamijkan waa mid wanagsan pls shiqyada oo dacwada fidiya gaarsii ama adiga xita usheg diinta janis ayey kuu tahay saxib

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa halkee meeshani
    Kenya 🇰🇪 or uganda🇺🇬

  • @khalidabdi9476
    @khalidabdi9476 11 หลายเดือนก่อน +1

    4:54 sxbkaa nabi maxamad markuu wax waaq ka duwan keenay ayu idhi 😢

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 11 หลายเดือนก่อน +1

    War dadkan waa somaali inaga luntaay oo doorsoomeen ee hala raadiyo diinta hala baaro asalkoodana haloo sheego iyagaba way maqleen firkoodii hore halka uu ka yimi oo gabadhaba waxey ku tidhi waan maqlay taariiqdaas inan somali asalkeenu nahay ee shaki kuma jiro inag aomali asal yihiin mahadsanid walal adigana sidaad usoo tabisay video gaan quruxda badan

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waaq af somali ahaan Waa Allah . Allah, rabi . Waa carabi somalina Waa Waaq

  • @ArtanRays
    @ArtanRays 11 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha Reerdiinle ay ku dukadaan (Naabo) Afka Soomaliga waa meesha Tukaha (Crow) ku dhalo.
    Dadkaan Dadkeenna weeye
    Mahadsanid Faysal.

  • @hodanaden2461
    @hodanaden2461 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah allaha ku xafido habo

  • @dabdheere5724
    @dabdheere5724 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aad ayuu u mahadsan yarkan wuxuu sameeyay isxilqaan israac wuuna ku amanan yahay
    Waxaa halkaas iigu baxday waayo aragnimo ah in hadii uusan aabbuhu ilmihiisa si fiican ugu farin uguna adkayn dhaqankiisa iyo diintiisa uu si fudud u doorsoomayo Waxaan halkan farriin uga dirayaa waalidiinta somaliyed ee qurbaha ku khilftama ilahay kabaqa oo cidhibta danbe ee tarankiina utudha walahi waala dhiman aakhirana xisaabaa taala

  • @Health-watar
    @Health-watar 11 หลายเดือนก่อน +2

    Geel anag xitaa waxa dhahnaa gaal Maxa yeelelay gaaljecel Waa geel jecel

  • @seed3966
    @seed3966 4 หลายเดือนก่อน +2

    War nimankan afka mey meyka yeey ku hadlaayaan 😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎