Dhirta xidid ka hosa dhulka logu bera wey dhici lahayen dhismahoda weyan ki dhab ah jacelkuna halki kama dhaqaqo dhibic ba u asan wa sida dhiloyaha intu lan isaga dhaga dhexda logu maray dhaqso u baxayo ki dhab ah jacelkuna lama kala dhan talo lafahu dhameya sida dhudaha weyan isku dheli tirano midba dhinac u baxeyso dhinaca isa saren ki dhab ah jacelkuna wa dhaqan wadagiyo isku dharasho dacad ah sida dhalan ka weyan dheha calen ta leh ubax wada dhalaliyo dhimbisha hareysay kol hadu dhab nagi yahay kala dhiman meyne waga dharar noqon ki dhab ah jacelkuna halki kama dhaqaqo dhibic ba u asan
Waa soo wadnaa mudane isagoo nooc walba leh ha ka caajisiin in aad ku xidhnaato bartan, mawduucyo badan oo xiisa badan ayaad ka heli doontaa insha Allah
(Dhiddib) Macnaha ereygan badana waxa si quman u garan karra dadka miiga kuso noola ee laso dhaqmay mudo.waxa la adeegsada marka dhulka la qodo ee la damco in shay qori ama bir ah lagu taago, intaan ciida lagu rogin hogii la qoday qorigi lagu talo galayna lagu riday balse wali aanu adkaan ee uu ciir ciirayo waa bishilka la raaciyo ama dhagaxa ama jidhifta hareerta laga raaciyo si uu u buuxiyo meesha banaan oo qorigu dhulka ugu adkaado
حليمه خليف مجول صوت تهتز له المشاعر لن تتكرر علي مر الزمان رحمك الله يا مبدعه
Dhismahooda weeye mise dhisma hodan weeye ?
Midhahii Xuseen Aw Faarax iyo codkii Magool labadiidaba alla haw naxariisto waa 1967
Maxad ku cadeen inu leye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love this song
Me too sis
Mirihii xuseen aw faarax laxankii bashiir xadi codka xaliimo khaliif magool
Thank u bro au magool💚
Dhirta xidid ka hosa dhulka logu bera wey dhici lahayen dhismahoda weyan ki dhab ah jacelkuna halki kama dhaqaqo dhibic ba u asan wa sida dhiloyaha intu lan isaga dhaga dhexda logu maray dhaqso u baxayo ki dhab ah jacelkuna lama kala dhan talo lafahu dhameya sida dhudaha weyan isku dheli tirano midba dhinac u baxeyso dhinaca isa saren ki dhab ah jacelkuna wa dhaqan wadagiyo isku dharasho dacad ah sida dhalan ka weyan dheha calen ta leh ubax wada dhalaliyo dhimbisha hareysay kol hadu dhab nagi yahay kala dhiman meyne waga dharar noqon ki dhab ah jacelkuna halki kama dhaqaqo dhibic ba u asan
الله يرحمها ويغفر لها
Ustaad siciidooow Qaacigii mee?
Waa soo wadnaa mudane isagoo nooc walba leh ha ka caajisiin in aad ku xidhnaato bartan, mawduucyo badan oo xiisa badan ayaad ka heli doontaa insha Allah
Micnaha Dhidib bal ii fisira
Mahadsanidiin
Waa wax la dhidbay yacni aan dhacayn
Udub kuna waa ka guryaha lagu dhiso aqal soomaliga
Dhidibku waa udubka inta dhulka ku jirta. "Kii dhaba jaceylkuna halkii kama dhaqaaqoo dhidib baan u aasan."
(Dhiddib)
Macnaha ereygan badana waxa si quman u garan karra dadka miiga kuso noola ee laso dhaqmay mudo.waxa la adeegsada marka dhulka la qodo ee la damco in shay qori ama bir ah lagu taago, intaan ciida lagu rogin hogii la qoday qorigi lagu talo galayna lagu riday balse wali aanu adkaan ee uu ciir ciirayo waa bishilka la raaciyo ama dhagaxa ama jidhifta hareerta laga raaciyo si uu u buuxiyo meesha banaan oo qorigu dhulka ugu adkaado
Tirayaa uaasan ufahmay
DHIRTA xididka hoosaa
DHULKA loogu beeree
WAY dhici Lahaayeen
DHISMAHOODA weeyee
DHISMAHOODA weeyee
KII DHABA Jacylkuna
HALKII kama dhaqaaqoo
DHIDIBAA u aasane
SIDA dhuda haween
YAAL isu dheeli tiranoo
MIDBA dhan u baxaysoo
DHINACA isa saaree
DHINACA isa saaree
KII DHABA jacaylkuna
WAA DHAQAN wadaagiyo
ISU dhalasho daacada
WAA sida dhooyahan
INTUU naag isaga dhigay
DHEXDA oogu marayoo
DHAKSO uga baxaayee
DHAKSO uga baxaayeee
KII DHABA jacaylkuna
LAMA kala dhantaaloo
LAFAHOODA dhameeyaa
SIDA DHUMUCDA weeyaan
DHEEHAA caleentuyye
UBAX wada dhalaaliyo
DHINBIISHAA hadhaysee
DHINBIISHAA hadhaysee
KOL haduu ladnadan yahay
KALA dhuuman maynee
WAAGAA dharaar noqon
KII DHABA jacaylkuna
HALKII kama dhaqaaqoo
WAA dhaqan wadaagiyo
ISU dhalasho daacada
KOL HADUU ladnadan yahay
KALA dhuuman maynee
WAAGAA dharaar noqon.
Raxmaanku haw naxariisto AHUN
QU'EEN OF VOICE HALIIMO KH MAGOOL.