Qaraami xasan aadan samatar Heesti Goronyo. Lyrics By: Badacas Media

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @baddacasmedia
    @baddacasmedia  6 ปีที่แล้ว +122

    Soo dhawaada Dhamaan Asxaabta, Subscribe Hanaga Xasdin waa naga Codsi, Mahadsanid..

  • @hanaahmed3824
    @hanaahmed3824 5 ปีที่แล้ว +144

    Wlhi heestan in aniga lay sameeyey ayaad moodaa😭😭waayo qofkan noloshayda oo dhan ku aaminay isna igu aaminay ayay geeri nakal kaxaysay maanta qabri ayuu ku jiraa😭😭malinkii aan guurkayaga isu diyaarinay ayay tii rabbi u timi😭😭😭 yaa allah qalbigayga iidhay😰😰😰

    • @shuushuu7495
      @shuushuu7495 5 ปีที่แล้ว +2

      😢😢😢😓😓😖 really it's so hard and am sorry sister

    • @channelkadhalinyaradagerma1685
      @channelkadhalinyaradagerma1685 5 ปีที่แล้ว +1

      Ax geeriyeey xishod laay gacal kala fogeyaay Alle haw naxariisto wll samir iyo iiman alla haka siiyo ad iyo ad uga qiiroday wlhi qoralkaga maxa helay wll wiilka 😢😢😭

    • @abbasdettergentabbasdetter8153
      @abbasdettergentabbasdetter8153 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭👈

    • @abbasdettergentabbasdetter8153
      @abbasdettergentabbasdetter8153 5 ปีที่แล้ว

      So bad Wlhi alllaha u naxariisto Walalkeen
      😭😭😭😭

    • @abdiazizabdalla4675
      @abdiazizabdalla4675 5 ปีที่แล้ว

      hana ahmed rabi haw naxaristo isga iyo muslina e dhimatay adna wax ka khayir badan ilahay haugu badalo

  • @apdikareemkaiseofficial9786
    @apdikareemkaiseofficial9786 4 ปีที่แล้ว +88

    Heestan Cidii daawanaysa 2021 Like Haygala bakhaylin wllo❤❤

  • @nasteexsayidsulaymaan5756
    @nasteexsayidsulaymaan5756 3 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi hestan cawan ku marqamaya dhalinyaro waqti nakala geya cawa si farxad leh ugu ag marqamaya legend never die Hassan Aadan Samatar Cimragaaga Alle haku dhereyo🥰❤

    • @sharmaakeaxmed2320
      @sharmaakeaxmed2320 ปีที่แล้ว

      Ana caawan ku mirqaamaya 😅

    • @MahamedCabdi-p5h
      @MahamedCabdi-p5h หลายเดือนก่อน

      Alla maxaan kumirqaamay markaan qayilijiray sxb qaraami waxaan hayna maan daarijifinba

  • @m.m.shoobleshoobleyare1388
    @m.m.shoobleshoobleyare1388 4 ปีที่แล้ว +32

    Heeskan waxan barty markii aan kala tagnay jacelkeygii hore
    Hadii ey saamen kugu yeelaty heeskn
    like isar

  • @salebaanjaama
    @salebaanjaama 11 หลายเดือนก่อน +6

    Ax xazuuz qaliYa 6/1/24 hargaYsa😢
    Geedi dheer muxuu calaF
    Gacal ooman kala raraY
    Mizna geed kukala xiraY
    Heestan bari Hore dhagaYsan jiraY waan soo raadiYeY
    Allow rajadaYda oorumowdaY comentigan ituz❤

    • @CabdixakiinMaxamuud-hc5zc
      @CabdixakiinMaxamuud-hc5zc 9 หลายเดือนก่อน

      zhp alle rajadeena ha inoo rumeeyo dhamaanteen
      I think inaY kuu rumowdaY

    • @HassanDahirHassan-h7m
      @HassanDahirHassan-h7m 2 หลายเดือนก่อน

      Ùuu666u6u6uiiu6uuuu6uuuu6uuuuu6uuu666uu6uuuuuuuuuu6u6u66u6uu6u6uu6666u6uu66u6u6uu6uuuu666u6ui6u6u66u6766u66uuu6uuu6i​@@CabdixakiinMaxamuud-hc5zc

  • @runsheeg1xbet969
    @runsheeg1xbet969 4 ปีที่แล้ว +34

    Haddii uu nasiibku ku siiyey inaad dhegeysato
    2020-2030 halkaa like iisaar marba waqtiga aad dhegeysanayso

    • @HolaFarh
      @HolaFarh 4 ปีที่แล้ว

      September 12-2020. USA. Heesta Ii Shidan. Qaraami Heesta waayo waayo

  • @madamsiman8688
    @madamsiman8688 3 ปีที่แล้ว +9

    Axx hestaan waa xasus igu qaali ah waa galab o sacadu kubegantahy seded sac duhurnimo Malin jumca tharixdu todobo South Africa Ayan joga allow melan ogahay nabad igu gey markaan hestaan dawado Wan iska ilimiya allow jawiigan jawii kaa ficaan ikaas adiga ayaa I aburey yaa raabii qalbiganaa iqabojii walalyal markaad aragtiin qoralkeygaa isoduceyo alle dartiisii somaliweyn intuu alle amuraha dhamanteen nowada sahlo fanan qaraan samatar no nolow abiid adeer mcn salaan sare Mel kasto aad duniida kajogtiin allow nogu wadaa xafiid kuligenbaa

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 4 ปีที่แล้ว +3

    Dayniile , Muqdisho , meel aan guri ku oolin oo geel iyo ari kaliya ayaa ii muuqda, wax biniaadam u eg waxaa ila jooga oo indhahaygu qabanayaan DAAYEERO ( koroow) tiro badan oo dul saaran geedaha quracda ah, waxaan ku dhex dhagaysanayaa baabuur TOYOTA PRADO ah, waxaan la yaabay muusikada oo ah mid murugo , waan ku salamayaa abwaan XASAN XAAJI CABDILLAHI XAAJI XASAN (XASAN GANEEY) IYO ALFANAAN XASAN BAASHI

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 4 ปีที่แล้ว +11

    Heestaan waa heesta aan ugu jeclhy heesaha samatar 😢
    Maxaa smirka gaaxdaa
    Nasiib gaabiyaa dilay
    Isna gaari waayee😭

  • @nadira304
    @nadira304 5 ปีที่แล้ว +15

    "Cashaqani muxuu gabay
    Laba guusha wadaag jecel
    God muxuu ku kala riday
    Laba guur isku ogaa."😭💔

    • @ddkuuba6413
      @ddkuuba6413 4 ปีที่แล้ว

      Cashaqanii mxuu gabay
      2ba guusha wadhaag jaceeyl
      God mxuu ku kala riday
      2ba guur isku ogaa😪😢

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 4 ปีที่แล้ว

      Maxa samirka gaaxdaa nasiib gaabiyaa diley godob qaaday waayuhu

    • @abdiaziizmohameddheere2133
      @abdiaziizmohameddheere2133 4 ปีที่แล้ว

      Godob qaade waayuhu anaa gooni ma iidhigay gabaahir ma igu furay giriyaad maku anbadayay quruxey

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa galab oo ay cadceeddu ku sii jeeddo godkeeda, Sannadku waa dabyaqadii 1978, , waxaan ku suganahay agagaarka Ceel Gaab, waxaan maqlayaa heestan oo laga sii daayey raadiyo Muqdisho.
    Waxay ka mid aheyd riwaayaddii " Dumistii aqlkeyga iyo arooskii inankeyga" ee uu sameeyey abwaan Xasan Ganeey.

  • @abshirmandellachannel3367
    @abshirmandellachannel3367 5 ปีที่แล้ว +48

    13/4/2019 waxan joogaa sudan waa habeen xaalada wadanka wax badan Iska badaleen ana heestan ku damaashaadayaa qolkayga

    • @abdulkadirabdiwahab7555
      @abdulkadirabdiwahab7555 5 ปีที่แล้ว +1

      Abshir Abdi Ali waan rajaynayaa in wax badan iska badaleen xaaladda sudan la joog oo la jir goor walba fankaaga xariir ta ah jaalle.

    • @Hamdi-n6u
      @Hamdi-n6u 2 หลายเดือนก่อน

      Waxan kuu rajaynaa in Allah Kaa samata bixiyay nabadna ku yeelay walaal🇸🇴❤️🇸🇴

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 7 ปีที่แล้ว +61

    Ereyadii abwaanki weynaa xasan xaaji c.lahi xasan ganey.yaa salaam.abwaanku imika hargeysuu ku noolyahay.

    • @katancaagoscarcadde4397
      @katancaagoscarcadde4397 5 ปีที่แล้ว +1

      cabdirisaaq maxamed sxb heestaan Hassan Ganey ma sameeynin ee dadka ha qaldin

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว +4

      Katancaag Oscar cadde laxeey xasan ganey baa sameeyay waxaanay ku jirtay riwaayaddii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga sannadku waa 1975-kii soo baro wax.

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khadarmohamed2676 laxanka yaa saaray? Tolow jiir miyaa mise waa isla xasan adan samatar

    • @idirismuhudin3822
      @idirismuhudin3822 4 ปีที่แล้ว +1

      Dulmadoobe laxanka waa Aun jaangow

    • @jallam
      @jallam 4 ปีที่แล้ว +1

      Erayada xasan ganey baa leh
      Laxankana jaangoow

  • @ahmedhaybe7352
    @ahmedhaybe7352 4 ปีที่แล้ว +2

    heestani waxay ku jirtay rawayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKII INANKAYGA waxay soo baxday 1980 waan daawanaayay habeenkaa waxaa iska lahaa (ABWAANKA WAYN EE XASAN GANEY)

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 ปีที่แล้ว +4

    Hees dareen wadata,markasta oon dhegeysto murugo ayey igu abuurta iyo welwel aan ka qabo in dadka aan jeclahay nolosha igu cidleeyan Lkn markastaba waxaan murugada kaga baxaa Xasuusta Alle SWC

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 6 ปีที่แล้ว +43

    Aabo mcn ayaa jeclaa alla maxn dadkii hore u ahaan wye

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 5 ปีที่แล้ว +19

    Heart Touchable Song Ninki Sameeyey Xaalado Badan Buu Kaga Waramayaa Heesta Walahiee Dadkeeni Hore Wax La Gaarayo Maha Heestan Mar Kasta Oo Aan Keli Noqdo Wan Dhageystaa ❤

    • @aljuubeelmi2888
      @aljuubeelmi2888 5 ปีที่แล้ว

      Anaa sameeyay bro

    • @abdrskjustjust9456
      @abdrskjustjust9456 ปีที่แล้ว

      Xasan aadan samatar baa sameeyay abwaan cajijbkiisa leh muxuu waayo u soo joogay

    • @DiinJirde
      @DiinJirde ปีที่แล้ว +1

      @@abdrskjustjust9456 abwaan xasan ganey weeyi ninka heesta sameeyay hargeisa ku nool yahay imika wa abwaanka 90/100 heesaha xasan aadan sameeyay

    • @abdrskjustjust9456
      @abdrskjustjust9456 ปีที่แล้ว

      @@DiinJirde Haa sorry abwana xasan ganay baa sameyay lkn xsan aadan wuu qaaday hilmaam hadal kumo jiro

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 9 วันที่ผ่านมา +2

    Laba guur isku ogaa muxuu waayuhu gabay 12/12/2024😭😭😭

  • @zuperrize6183
    @zuperrize6183 ปีที่แล้ว +3

    habeen ciid ban dhagaysanaya inta ilaa dhagaysanaysa anigo jooga lascanod dagalka kaa socda furiinta Hore 21/4/2023

  • @nolashawadankaofficial6965
    @nolashawadankaofficial6965 3 ปีที่แล้ว +2

    wa 04/july/2021
    waxan jooga swazi land wadanka xaladisa wa kacsantahay nafteena ayaan ladhuudhuman heynaa hal isbuuc kahor taajir ayan ahay hadane quraac mahaayo wa tii rabbi qoray naftan kusasabayaa heestan

  • @awliyoalla7085
    @awliyoalla7085 5 ปีที่แล้ว +8

    Xasasan aadan waan taageeraa allaah cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo

  • @layladhalashoy820
    @layladhalashoy820 3 ปีที่แล้ว +5

    Ax heestan aniga inla qaday ban u maleyaa waxan si dhab ah isku jecleyn wiil markan guur ku heshinay oo uu i doontay aya la dilay 7 sano aya laga joogaa xiliga la dilay marxuunka ila hada ma guursan qalbigeyga hal haben kama baxo All yaa Raxma 😭😭😭

    • @xasancali1298
      @xasancali1298 2 ปีที่แล้ว +1

      Anaakuu badalaayo abayo waqtiga yuusankaa dhamaane aan is guursno

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 ปีที่แล้ว +7

    "Caashaqani muxuu gabay.
    "Laba guusha wadaag jaceyl.
    "God muxuu ku kala riday.
    "Laba guur isku ogaa.
    "Geerida midi diliyoo."😭💔

  • @Almasri447
    @Almasri447 ปีที่แล้ว +2

    Heestan ninki dawanayoow 2023, fadlan like ta haila dhafin wapilahi towfiq.

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 3 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan Xasan ganey Iyo Xasan aadam Baa iskuugu tegey heestan legends♥️♥️

  • @hodaniid1285
    @hodaniid1285 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan aad bn ujecelay waxan ku xasuusta wiil an asxab nahay oo marwlba qadi jiray mnta dhagaysanayaa 23/11/2020"

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 4 ปีที่แล้ว +28

    2020 inta dawanaysa hayla dhafin liketa

  • @hanih4778
    @hanih4778 5 ปีที่แล้ว +33

    8/26/2019 waxan jogaa USA Sacad 5:25galbnimo xaldan jacayl ayaa ihaysa lake igu qabo inta xalda jacayl hayso

    • @fittboi390
      @fittboi390 4 ปีที่แล้ว

      Lol ani igu badal qofkaas aad jeceshahay 😀

    • @apdilahixanafi2925
      @apdilahixanafi2925 3 ปีที่แล้ว

      😉

    • @hanih4778
      @hanih4778 3 ปีที่แล้ว

      Hada wan ka baxay lkn qofkan jecelaa calaf isku man yin 🥲🥲🥲🥲

    • @apdilahixanafi2925
      @apdilahixanafi2925 3 ปีที่แล้ว

      @@hanih4778 marylanka malysku jaclda abaayo😅

    • @hanih4778
      @hanih4778 3 ปีที่แล้ว

      @@apdilahixanafi2925 kkkkk haa wll

  • @safwanfarah8452
    @safwanfarah8452 5 ปีที่แล้ว +102

    Heestan cidii sii daawanaysa 2019 like I saar

    • @ikranahmed6873
      @ikranahmed6873 4 ปีที่แล้ว

      Aniga wabo dhafy waxan dhagesanayaa 2020 bisha 8👆😂😂😂

    • @hungry4success445
      @hungry4success445 4 ปีที่แล้ว

      2020 aa gabo gabo ah hada Ilaahey cimrigeena ha sii dheereeyo

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 ปีที่แล้ว

      2021 is here
      2090 coming soon 🦴💀☠

  • @AsD-xy8vc
    @AsD-xy8vc 6 ปีที่แล้ว +14

    Godob Qaadey Waayuhu Anaa gooni ma ii dhigay 2019

  • @MAHIIGAAN10
    @MAHIIGAAN10 5 ปีที่แล้ว +4

    Erayadii Abwaan Xasan xaaji cabdilaahi (xasan ganey)
    Waxana codkiisa ku qaadaya xasan aadan samatar heestuna waa Gorayo
    Cashaqani muxuu gabay
    Laba garasaho dheera
    Gal muxuu ku kala xidhay
    Laba buurihii golis
    Midba gees ka joog yidhi....⚘

    • @Ahmed_somalilander
      @Ahmed_somalilander 4 ปีที่แล้ว +1

      Kalmada Geeriyaad Yaa isheegi kara micnaheeda Waxaan lahadllayaa wixii dhalashadodu kahoraysay 1980kii

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว +2

      Giriyaad waa ban weyn oo xilli roobaadka biyo badani maraan wuxuu toos ugu daraa biyaha badda cas waxa uu ku yaallaa deeganada somaliland gobolada galbeed sida selel ilaa laga gaadhayo lowyo caddo.

  • @ahmedalijama6983
    @ahmedalijama6983 ปีที่แล้ว +1

    Dumistii aqalkayga iyo aroodkii inankayga ruwayadan waxa lagu furay tiyatarka hargaysa waan daawaday sanadka 1976 waqti wanaagsan waxaan ahaa kalaska 2aad d hoose waxaa iwaday walalahay oo iga waaweynaa

  • @sacdiiyaali615
    @sacdiiyaali615 4 ปีที่แล้ว +2

    Woooooo one love hassan adan samatar hestaan xassus igu qaaliah ani o siman haben anjogii Nairobi kenya gaar ahaan xafadaa south c yaah kkkkkkkkkk iga daa hee ciiyarta SaaS waaye samatar waya way haay somaliyey wan iidiin salami meel walbo aad duninad aad kajogtiin is 👄❤⚘👈👌🇫🇲

  • @CabbasMohamudganey
    @CabbasMohamudganey หลายเดือนก่อน

    Bartama bishii febraayo 2023 anigoo dhageysanaya waxaa dhacay qarax tobaneeyo qof dilay dhibkase wuxuu ka jiray markaan anigoo gurmada u imid sxbkey maxamed qaasin muxumed caraale oo meyd ah naxdin iima dhineyn allaha u naxariisto sxbkey lkn cadowga umada somaliyed waa shabaab ee hala ogaado
    Goobtu waa b.burte hiiraan

  • @imraanvlogs3141
    @imraanvlogs3141 5 ปีที่แล้ว +7

    Still 🎧🎹🎹❤️❤️2019-10-13-🎧Germany-1:38 sacadu halkaas ayeey maraysaaa ilahow khatumada inoo tosi aamin

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Cashaqani muxuu gabay.....
    Labo garasha dheeraa..
    Gal muxuu ku kala xiray...
    Laba buurihii golis.
    Midba gees ka joog yiri😢💔

  • @iqlaascali4665
    @iqlaascali4665 5 ปีที่แล้ว +25

    2020 yaa ila taawanaya Xasuus Waayo Waayo

  • @xasancali1298
    @xasancali1298 2 ปีที่แล้ว

    Xassan aaden waa ninkii ugu caansan qabiilkeyga ceyr maxamed maasha.alaah

  • @sadiasiman2274
    @sadiasiman2274 3 ปีที่แล้ว

    Yaa saalaam hasaan adan samatar fanan Qaraan IGA dheh cawada waa habeen tariik 2 bishaa 2 sacadu waa labo saac habenimo xasus igu Qaali ah anigo xada kusugaan wadankaa South Africa anigo jogo wadankeygii Hoyo jogo qof aan ogahay ciimrii iyo cafiitiin kuwaar abiid wale kuma ilawiin.yaa salam somaliweyn wadiin salamey

  • @alisacudi4090
    @alisacudi4090 3 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii abwaankii waynaa Xasan ganey
    Godop qaaday wayauhu
    Ana goni may dhigay
    Gabaahiir ma igu furay
    Geeriyaad maku anbadey
    5/42021
    Yaa dhegaysanayaa
    From hargysa

  • @sahrasheikh2158
    @sahrasheikh2158 5 ปีที่แล้ว +16

    ahey ah walle heeso iyo murti dadki hore u daa Allow dalkena iyo murtideeni noo soo celi jeclan lahaya dalkeena marku waayihi hore aha ina ku qaadano nolosha nacala sheydan ku yaal qurbow nacala kugu yaal ahey ah walle wan is ciil kaambiya markan dhageysto heesihi hore markan arko muuqaaladi hore ee dalkeena ya Allah ada noo soo celin kara somaliyadeni hore ee Allow noo soo celi 😢😢😭 30 jir ahay 28 sano wadankeyga ciidisa carfoon iyo hawadiisa macan ma arkin 2 jir baa igu dambeysay ano ah ciilow way qalbigeyga kama baxdo inan nolosha ku qaato dhulkeyga hooyo awlaadeyda ku bar baariyo marna kama faano dhaqankeyga iyo luuqadeyda jacayl baaxad weyn baan u qabaa dhulkeyga hooyo Allow barakee oo sharta ka haay adiga awoode ya Allah 🤲🤲

    • @galaydhofficial4256
      @galaydhofficial4256 3 ปีที่แล้ว

      Insha allah kharbay noqon haniyad jabin walashay nooloshu kumaxumayso

    • @salmanseco7892
      @salmanseco7892 3 ปีที่แล้ว

      Maa imaatid muxu qba wll soota aan wda jogn9

  • @noormohamedabdi8344
    @noormohamedabdi8344 4 ปีที่แล้ว +3

    26 January 2020 maalin Axad ah waxan wili ka dawanayaa Baydhabo jinay walahi hees qiimo weyn kufadhida, like isaara

  • @abdirahmandahir8710
    @abdirahmandahir8710 6 ปีที่แล้ว +29

    Allah Afsoomaaligu macaanaa marka la laxameeyo

    • @osmanmohamoud143
      @osmanmohamoud143 6 ปีที่แล้ว +3

      Sugaanta dheh lol

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 6 ปีที่แล้ว

      Cabdikariin qaarey ama samatar midkood ayaa laxanka leh mahubo lkn qaareey ayaa laxan samaynta ugu caansanaa

  • @kinsfilims8931
    @kinsfilims8931 5 ปีที่แล้ว +9

    2020 waaaa sacada waaa 22.33 daqiiqo malinta waaa khamiisa kama dalo heeestaaan/jogo Austria

  • @sharmaarkecabdi1775
    @sharmaarkecabdi1775 4 ปีที่แล้ว +6

    Codka: Xasan Aadan Samatar [ Xasan-baashe ].
    Ereyada heesta: Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi [ Xasan-ganay ].
    Waxa ay ku jirtay Riwaayaddii la odhan jiray " Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii Inankayga ".

  • @liban4042
    @liban4042 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan uma dhageysto jaceyl io wax lamid ah ee waayo io waqtiyo adkaa isoo maray darteed ayaan u dhageystaa, dhawaaqeda mrka aan maqlo jiririco ayaa iga kacda wlh😪
    Maxaa samir ka gaaxdaa
    Nasiib gaabiyaa dilay
    Misna gaari waayee
    Godob qaaday waayuhu
    Annaa gooni ma ii dhigay
    Gabaahiir ma igu furay😥

    • @najiibcolaad2876
      @najiibcolaad2876 หลายเดือนก่อน

      Kula mid wll, qalbiyada wanaagsan maxaa imtixaan adduunka u yaalla.

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa samair ka gaaxda
    Nasiip gaabiyaa dilay
    Isnaa gaadhi waaye
    2 2 2023 01:46 habeenimo

  • @korontostudio5448
    @korontostudio5448 4 ปีที่แล้ว +2

    Commentigii ugu horeeyay 2021.
    8:55 pm. Pretoria, S. Africa. 01/01/2021. Alloow nabad iyo caafimaad idiin soomaaliyeey dunida meel walboo aad ka joogtaan, heestaan macaan igula raaxeestaa

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +2

    Murti dhamaatay oo bari hore la yidhi baynu imika day dayeynaa! 2020 yaa daawanaya oo dhagaysanaya?

  • @somalitoday4962
    @somalitoday4962 4 ปีที่แล้ว +1

    Laxankii axmed nuur jangow
    Qofkii Doonaya in fahmo laxamada Jangow heestaan sifiican ha udhageysto

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 9 หลายเดือนก่อน

    Mxaa samirka gaaxdaa
    Nasiib gaabiyaa dilay
    Isna gaari waayee❤.

  • @maxamedkhadar5243
    @maxamedkhadar5243 6 ปีที่แล้ว +9

    Banka giriyaada &BANCADE waa laba ban ee igu waa weyn
    Mahadsanid
    GARAB WALAL
    MEDIA

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p 6 หลายเดือนก่อน

    yeye heeso waa qaraami ragna waaragii hore eemurtidalahaa ❤❤❤

  • @cllhimoha3667
    @cllhimoha3667 3 ปีที่แล้ว +1

    09-07-2021 goor habeen ah ban dhagaysanyh anigo lockdown xun ku jirna uganda 🇺🇬 kampala 42days

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta daawatay 18.11.2020
    Saw ma ihi gaddeedii
    Goroyooy gabal kuu dhac
    Ereyadii xasan x.c/laahi (xasan geney).

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 4 ปีที่แล้ว

      ☝️☝️ laxanka cajiibka: Axmed nuur jaangow
      1975💯💯💯👉👉

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 ปีที่แล้ว +2

    7.11.2020 heestan waxan dhagaysan jiray 2018 mar aan tababar u baxay❤

  • @beyaiyusupha7963
    @beyaiyusupha7963 5 ปีที่แล้ว +5

    24/08/2019 casimada dalka faransiska Paris sacaduna waa 18:00 maqrib nimo🤞😍

  • @abdiazizartan6359
    @abdiazizartan6359 3 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdu waa 10/01/2021 Saacadu waa 03:00 habeenimo waxaan joognaa Turkey waxaan wada fadhinaa caabi iyo Halac oo aan asxaab nahay, waayaha iyo mustaqbalka ayuu qof walba dhan kiisa uga fakarayaa.

  • @drmohamudahmed9708
    @drmohamudahmed9708 6 ปีที่แล้ว +19

    30/2019 sndka cusub dhegysahyaa

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว

    yaa salaam Eryadi Xasan Xaji Abdilhai Ganay Iyo codki dananaya ee hasan adan samatar Heestan aad bay u culustay erayo ahaan iyo xikmad ahaan waxyna ka hadalysa Wax xaqiiqa ah oo mar walba ka dhaca bulashda Dhexdeeda

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 4 ปีที่แล้ว +2

    xasan xaaji cabdillahi xaaji xasan (Xasan Ganey), waa mu'alif ka hufan qabyaalada, heesihiisa intooda badan waxa uu u dhiibi jiray fanaaniinta koofurta

    • @guledmj9105
      @guledmj9105 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb xasan aadan beey aad sxbo iskugu dhow ahayen hesaha abwanka inta badan xasan baa qaada

  • @MATAANoffishical9791
    @MATAANoffishical9791 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ifraaxbaan caawa ka sooraacay iyadoo soodhigtay😢

  • @abdizakifarah7762
    @abdizakifarah7762 7 ปีที่แล้ว +3

    ALLAH KEPT YOU MY BIG LEGEND X.A.S AND XASAN GANEY OO HEESTA MIRAHEEDA LEH

  • @xeefmohmud7352
    @xeefmohmud7352 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilinta iga tifqaysa cawa darted aya ikenty halkan😓😓😓26.4.2020

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 4 ปีที่แล้ว +9

    2020, Corona moments in Mogdshu Xamar Jajab...

  • @geellegaaboow4959
    @geellegaaboow4959 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa laxankii aun axmed nuur jaangoow saas ogaada jiilka cusuboow

  • @nuurkuloowosmaan5615
    @nuurkuloowosmaan5615 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha inuu keenu qof lamid ah xassan aadan samatar 🤲

  • @kaafiabdikaafiabdi6232
    @kaafiabdikaafiabdi6232 4 ปีที่แล้ว +2

    what a fantastical words of our Somali songs bal arka halka ay gaarsiisanthay fanka soomaliyed iyo weedhaan cajiibka ah guuuuul

    • @mustafewarsame9218
      @mustafewarsame9218 2 ปีที่แล้ว +1

      heestan waxay ku jirtay rawayadii dumisdii aqalkayga iyo arooskii inkayga waxaa lahaa abwaanka wayn ee caanka ah abwaanka dhaqanka soomaalida looga dambeeyo waa xasan c/laahi x xasan (XASAN GANEY)

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan caawo ayaa soo booqdey sabab jirto awgeed tariikhduna wa 25/2/2019. 8:45pm.... Maxaa samiir ka gaaxdaa nasiib gaabiyaa diley isnaa gaari waayee... Axxxx godob qaadey waayuhu anaa gooni ma ii dhigey gabaahiir ma igu furay geeriyaad ma ku ambadey

  • @xamsexadaari7116
    @xamsexadaari7116 ปีที่แล้ว

    Heestan caawa oo ay eid ay tahy ayaan dhagaysanayaa 28/6/2023 11:00 habeenimo

  • @saabriincadeey3417
    @saabriincadeey3417 5 ปีที่แล้ว

    abwankii Wayne xasan x cllaahi xasan ganey iyo laxankii musikadii axed nuur jangle waa xusus

  • @sumayasumaya5212
    @sumayasumaya5212 6 ปีที่แล้ว +5

    Fanaan qaali nolow adeeer

  • @berberaharpourpilot6581
    @berberaharpourpilot6581 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 sacada 11:34pm habenimo khamiza oo ay jimco zo galyo big mood night qolkiina wn buufiyay 🤣 kaneeco naftii ilahy iga jarto daal baan izga tiriya wxnan zugya call....afew min letter

  • @xafsomohamed4686
    @xafsomohamed4686 7 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaalh hasan adan samtar alfaanaan fanaan leskma heysoo waloo dhashaay

  • @AbdiRashidSuley-f4e
    @AbdiRashidSuley-f4e 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan xili hore ayan dhageysan jiray lkn in dhaw yutube wan karaadiyay wana waa yay nisiib wanaag caawo ayaan arkay ayado 5days ❤❤❤❤

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 4 ปีที่แล้ว

    Bismileeh saacaduwaa 1:31 habeenimo tariqduna waaa 7bishii 11:2020 jacylkaygii kalafogaanay waayuhu dhibadanaaa

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi4554 4 ปีที่แล้ว +2

    12/5/2020 saacda 2.58 hbn maskaxda fadhin insha Allah 2 sano kadb hdii noolhy inaa marxldaan ka gudbaa rajynaa

    • @waaheenchanel6352
      @waaheenchanel6352 4 ปีที่แล้ว

      sorry i think you have some problem sister

    • @UmaliilihWayrah3134
      @UmaliilihWayrah3134 5 หลายเดือนก่อน

      Soo waran hada xalada kwrn

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 5 หลายเดือนก่อน

      @@UmaliilihWayrah3134😂😂😂 wlhi sbbtaa usoo qoray xitaa ma xasuusti Alx Lkn sanadkaas Waxaa xasuustaa wadan igu cusub luqad igu cusub ayaa wax ku baranaay Waxaana ka cabsa jiray Inaa fashilmo Alx si guul igu soo dhamaaty

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 3 หลายเดือนก่อน +2

    HEESTA: GOROYOOY GABBAL KUU DHAC
    EREYADA: ABWAAN XASAN X. CABDILLAAHI GANEY
    LAXANKA: AXMED NUUR JAANGOW
    LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR
    ______________________________________________

  • @sharmakadiiri1486
    @sharmakadiiri1486 4 ปีที่แล้ว

    Ilahow hadey fadumo xasan dhere ay loog igu xiran igu xirtay ilahow iga aargud adun iyo aaqiro aniga wan ley Dulmay dadka i dulmiyayna ikahay baa og ee ilahay baa iga aarayo insha alah

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว

    Heestii xasuus gaar ah ayey ii leedahay muqdisho 2017 baan ku xasuustaa ano dhageysan jiray

  • @gurayshaacir9409
    @gurayshaacir9409 5 ปีที่แล้ว +6

    heestani waxay i xasuusaa laba qof oo aad isu jeclaa oo mid dhintay runtii alayaa raxma

  • @caqillove7884
    @caqillove7884 7 ปีที่แล้ว +8

    mahad sanidiin Garabwalaal Media

  • @engcade4736
    @engcade4736 3 ปีที่แล้ว

    4:41 Pm Pretoria South Africa 25/05/2021/ Heestan Macna Gooni Ah Ayey ii Sameyneysaaa Hadaaan Dhaho Halkan ayaan Ugu Shekeyn Masoo Koobi Karo Qisadaaa igu Dhacday Waxaaan Alla ka Rajeynaaa Inaaan Daruufahaaa Adag Aaaan Ka Gudbi Doona Insha Allaaah

  • @harunrashid4446
    @harunrashid4446 3 ปีที่แล้ว

    1-1-022 waa sanad cusub insha Allah ilaahay farxad ha idinku Gallado ciddii massegekan aragta amin

  • @maxamedkhadar5243
    @maxamedkhadar5243 6 ปีที่แล้ว +3

    Waalle
    Waa
    Abwaab
    Qaran

  • @caqillove7884
    @caqillove7884 7 ปีที่แล้ว +6

    heestan aad ayaan uga helay runtii

  • @abdinuur219
    @abdinuur219 6 ปีที่แล้ว +18

    Like uma bahani fadaln hay saarin

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed3666 3 ปีที่แล้ว +1

    Geerida mid Yiri Hoo.weeye.iskacsax halkaa mahadsanid

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 3 ปีที่แล้ว

    Inta isjecel jecelkiina ha sii waaro, inta ana jecel leheen waxaan u rajenaya farxad jeceel

  • @cabdiibrahim3076
    @cabdiibrahim3076 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ila daawanaya 2020 12:12 Erayadii: xasan x.cabdilahi xasan ganay

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuyadu maxey laba gacantoda maran tahay gabaadano ku heysaa maxaa samir ka gaaxdaa nasiib gaabiyaa diley Anaa gaari waayay wa hes qalbiga iga tabaneyso banadaa labo guusha wada jacel 😭😭 lakin nasiibkoda saacidi waayay😭😭😭

  • @MuxsinBuufi
    @MuxsinBuufi 6 หลายเดือนก่อน

    In badn banu xidhidh wllnim lahyn lkin marki dmbe xidhidh banu samaysny anaga o xidhidhkaygi socdo aynu mar iaku dhacnay sidi banu ku kala hadhnay. 5 sano kadib wali qalbigayga jacayl ban ugu haya ano hada kala fog oo aan xidhidhna lahyn. Iyana daren wali kama gurin o jacyl way i haysa lkn wanu kala baqyna. Dadka is jacal hays ilashadan 😢

  • @maxamedaamiin2112
    @maxamedaamiin2112 3 ปีที่แล้ว

    Waa hees dareen leh wayah jeceyl
    Mar la kulamay 2020abwaankii sameeyay xasan Ganey oo an ka waraystay Qisada heestan dareenka leh

  • @thetruthx235
    @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว

    Axmed nuur jaangoow AUN hees uu laxan saaray oo aan qumanayn ma arag

  • @ilyaasmohammed7707
    @ilyaasmohammed7707 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxey hees ku banaantahay
    😭😭😭

  • @ridwanapdilahi4377
    @ridwanapdilahi4377 ปีที่แล้ว

    Hees Qiso dhab ah wlllhi 😢😢

  • @xamzeali5369
    @xamzeali5369 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan wxaan u dhageeysa jiray gabar aan jeclaa o wadan iga fog jogto
    Markuu abwanku leyahay
    Caashaqani mxuu gabay
    Labo garasha dheera Gal mxuu ku kala xiray labo buurihi golis Midba ges ka jog yidhi

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi zxb waa runtaa abwaanku wuu kula halgamay nio hhhhh

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwan jiraa xasan xaji c/laahi

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 6 ปีที่แล้ว +7

    Waxn unlike dhahy waa amxaaro walhi Xasan baashi😍😍