united we stand divided we fall.qabyaalad raqiiska ah soomaaleey aasa fadlan waa waxa intaan naga soo reebay oo cayaalkeenii gaajada ugu dhimanaayaan dhulkii hooyo.muxuu kuu hayaa haduu nin kula qabiil ah wasiir yahay ama madaxweeyne,waa sheeko aad raqiis u ah,soomaliyeey isku tiirsanaada aan isjeclaano wallaalayaal..proud somalian..
Somali meel kasta ay joogan allaw dhawr walahi waan jecel ahay somali isku timaado wadan qudhya noqoto lkn reer koonfur baa runtii taas jecleyn in sha allah mar bay soomali somali xukumi doona
Wwwwwwwww viv Somali Somali meel kasto ay joogan allow dhoowr waxkasto dhacay anaga Isku jacel meel kasto tagno Somali ban ahay ba ku tagaysa not qabil I love h Somali odhan
Madaxeen banaani maanta hees qiimo badan bil, bilooyin sanad ama sanado kadib ayaan soo noqon si aan u arko inta qofee ka heshay heestaan AU Xalimo khaliif
Yaa iladhgeesowo 2024😊😊❤❤❤
aniga oo ka fikiraya sidaan dadkayga soomaaliyeed
Me❤
I never heard a song but today I'm hearing this song because I'm feeling that soomalia inay marxaladii xumayd kabaxayso
Shugri Ibrahim thanks for your feelings bro
Shugri Ibrahim hadalkaaga wuu iga oohiye!
Shugri Ibrahim mcnto
Shugri Ibrahim noolow
Mahad
Qofka dhagaysanaya 30/4/2024 maalinka La ansixiyey Xeerka qof iyo Cod masha alla Somalia wadadii Guusha Bay qaaday
*abwaan **#cali**_sugule iyo magool allow idiin naxariiso* 3/11/19 cidii iga danbaysaay like me
Are you there😢
@@AnaAmiira v.
26 june 2019 yaa ila daawanoyaa Xalimo khalif magool Allah yaa raxma wadaniyad soomaaliyed... shanta soomaali ha is raacdo
Qabiil kii wuu dhamaatay Ethiopiana marlabaad ayaynu ku duulaynaa
From Germany Bremen
Ethiopia Somaliland Unity Iam Somali Bro
Ethiopia Somaliland Unity. Caqli gaabyahaw Intaas igaga aamus
Cabdirisaq iskandaro CIYAAL waaye bro iskadaa Somaliland cadawgooda AYEY walal kadigteen
Hhhhhh Ethiopia ayanu ku dulaya kulaha Ethiopia ma jajuskeda ku dulana tolow kolba nin ugeynaya
jaalle Cabdirisaq sxb iidoor mar uu British waso iyo mar Ethiopian waso ayay u nool yihiin dad maaha
Hestan wan jeclahey waa oyaa markan dhageysto 😭🇸🇴waxan dhageysaya 2/12/20/22 waxa wadanka kasocdo ladagalan qawarijta Alshabab illhey waxan kabar inan kaguleysano insha allah dadka ladgalamayo waxa kujiro abahay iyo wlladey insha allah waxan urajeyna iney guulu kasohoyan aniga wuxu igu sokoriye wadan jaceyl somali jaceyl waxu wax igu sobare aso wadankisa difacayo anina waxan rajeyna inan noqdo tii anfacda asaga iyo dalkaba Aabe mcn wan kujeclahey jaceyl aan bini aadan lajeclan Aabe mcne adigo wadankaga xoreye oo calanka korqadey illhey haituso waxan hubaa saa dacad ugu tahay wadankaga inad malin un dunido ogaato Aad kamid noqoto dadka taariqdu qori donto insha allah somalia heshisa dunidana heshis la ah 🌏♥️🙏🇸🇴🤲👏💪
I love you my people, Together we'll make peace, Clans are not a defect, the fault is racism.
VIVA SOMALIA 🇸🇴
Nice bro well said .
Guul badan inshaallah Soomaalia 🇸🇴🥰❤️
@@mrpirate3020 Inshallah walaal ❤
Clans are a defect G
@@K-Dance-Grooves Then disavow your clan
@@ugaas already have
Maanta maanta waa maalin weeyn maanta maanta madaxeen banaan Walhi waan qiirooday waxaan dhagoosoyaa heestaan markiii noola doortay geesi farmaajo shacuurteeyda lama qiyaasi karo walahi bilahi guul somaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sidii Aad malintaas Aad ka rajeynaysay Ma Noqday.
@@daacadsame2774 Maya Maska Waxaan ahay hada Mucaarad😝😂
Who listening from garbaharey❤😂
Me 😂🎧😊
me😂
❤
Me
2024 😭😭❤️❤️
The old somali songs Are hits differently 😢 I’m 22yrs And I’m enjoying old songs this one is also good 🔥
Waxan dhageyaanayaa wakhti habeenimo beri loo dareerayo doorashada madaxtinimo ee Somaliland waxaanan gacanteyda ugu codeyn doonaa insha allh madaxweynahayga abdirxaman maxamed candilaahi cirro waanu guulaysan insha allh✊️
Hanbalyo wllo Ana maantan dartii uu dhegaysanaya❤
@@BarwaqaJamachambalyo 🎉
Hambalyo hambalyo waynu guulaysnay❤🎉
Hanblayo wu guuleysty
ilaahey Magool Jannadii ka waraaaabi😍👐💖
هبله
+Kaloriim Ali 😏😏 تفووو شششو قصدك
+غلوش محمودى matagaanit Waxa kawado
+غلوش محمودى ياثوووووووول
Xa i baray😕
guul farmaajo from burco 💯👌❤🎉🎉
#king Said Do you agree somaliland is state?
Yaxye turre
#King #said sabeentu sumalki ayaa ay rabta
@@mubarakahmed3839 wali farmaajo wax dhaama ma hayno markale abo markale ayaan lenahy 2021😍
@@zahrahussein2703 anigu hargeysa ayaa an joga wll villa Somalia wxba iga ma galin
heestan ilmo nimadaydii bay iso xasuusisa cajaladiisa iyo heeso badan oo wadani ah lkn macnaha iyo qiimaha Ay kahadlayso i wish inan Arko wadankayga oo dhibaatada iyo qurbaha quursidooda ogay raysano madaxeen banaani maanta 😭😭😭😭😭😭👏👏
I'm crying like kid!! maanta maanta madaxeena banaane maanta!!!!!!!!!!!!!!!
Dabaldagi 26 June iyo farxadi mathaxweyne Hassan sheikh Mohammed ya kawanagsan💪💪💪💪💪💪
Maalin Taarikh u ah #SOMALIA 8 FEB 2017 Waa Maalin Ciilkii An Qabnay Na daayay Allah Aya mahadas O dhan iska leh #Alhamdulillah😍
Waa lagu qaldamay waa maalin kabadaran maalmihii hore
ILAAHEY AYAA GOOYAY TALADII DALKANA DHAAFIYAY MUJRIMKII ISKU DIRIHII , NACEYBKA AAN LA ARAG WALIGII KU DHEX BEERAY DALKA.
2021 ninka fiirinaayaw like iisaar
27-12-2019
Waiting 2020
🤗🤗
Wadankygii dib ayaanu usoo celin doona
united we stand divided we fall.qabyaalad raqiiska ah soomaaleey aasa fadlan waa waxa intaan naga soo reebay oo cayaalkeenii gaajada ugu dhimanaayaan dhulkii hooyo.muxuu kuu hayaa haduu nin kula qabiil ah wasiir yahay ama madaxweeyne,waa sheeko aad raqiis u ah,soomaliyeey isku tiirsanaada aan isjeclaano wallaalayaal..proud somalian..
maaanta waaa maaalin kaloo taariiqi ah dalkeena ama wuu guulaysan ama wuuu fashilmi guusha allah nasiiiyo
guusha mudane farmaajo 8//2/2017
Wuu guuuleystay mudane farmaajo
amiiiin allow hana fashilin
Wllhi hadakkaagasi meel buh igatabtay runtii waayo waxan ogaah waagi farmaajo la doortay waayo waxa lagu doorta motivitional dal lanacay ayuuh taladisi qabtay . xatah anigo somaliland ayah walahi islaha waa nin somalida rugcada u ah garanaya waxa laysku haysto somaliland xaqeeda sinayah lknse maxa ka danbeeyay wa ninki jabuuti ereteriya uka hiiliyay somaliland si uu uka so xidho ethopia ileen qorshe ay ethopia iyo eretria leday ahyene in cunaqabtenta hubka laga qaado eretria hase yeahe may fulin ....wa ninki sababay dagalki tukaraq sababay isago islaha qaybo kamida somalialnd kaalay musenah jawab uka dhigay wayo melkalo banaban jirin ...wa ninki qalbidhagax udhiiba ethobia ..wa ninki shacabki baydhaba xasuuqay ..ma so kobi karo runti xatah waxa laga sheegah inu mucaaradka si xun ula dhaqmay...ilahadan way socotah continous ......
Y
T
17/2/2022 ayaan dhageyzan heztaan xilli ay ciidamada qaranka io zhacabku wayeen riyadoodii😢😢 MAXAMED ABDULLAAHI FARMAAJO😢😢😢😢😢😢
Somali meel kasta ay joogan allaw dhawr walahi waan jecel ahay somali isku timaado wadan qudhya noqoto lkn reer koonfur baa runtii taas jecleyn in sha allah mar bay soomali somali xukumi doona
Mahmoud Abdi
My bro Ree kofur
Wey dadaloyan
Anagoo dhan bey
Wax Naga khaldanyihiin
Somali ☝️☝️☝️
Insha Allah
waxan ahay Somali wan ku fanaa
waxan ka fogaday waxaa jiraba qabiil
ilahow somali qalbiyadoda burcad isu mari aamin aamin
Aamin yaa Rabi
farmaajo manta magacaadu haa raage maaanta 9\2\2017waa malinti Somalia bidowday inshllah
Aamiin wllhi waayo qurux bdn ayuu dalkeena soomary meeshn tagan navy qabyaald ayaa na dhikty markey soomalia wax kadhacn wax dib udaawadaa muuqaaladii hore
for de first time an dhagesto hestan wlhi wan cirode somali one love deqonera from Germany
Maanta Oo Ay Soomaaliya Madaxweeyne Cusub Dooratay Oo Aanna Ka Baxnay Ku Meel Gaarkii Iyo Isjiid Jiidkii Rabbiyoow Mid Daacad Ah Nooga Dhig!
yaa ila dhageysanoyo 8 feb maalinta doorashada madaxweynehena
Ani
Abdiqani Ahmed aniga abowe Somali hanolaaatooo❤ facebook a aan share kudhahaayaa farmaajooo❤❤❤❤
Abdiqani Ahmed aniga markuu Farmajo guuleystay kadib💖
Somalia Hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ #SomaliaRising
aniga
Wwwwwwwww viv Somali Somali meel kasto ay joogan allow dhoowr waxkasto dhacay anaga Isku jacel meel kasto tagno Somali ban ahay ba ku tagaysa not qabil I love h Somali odhan
maanta maanta maanta waa mahadli ilahay manta manta dalkii midowyey maanta madaxeen banane manta ilaahow noo kas ilahaow nabada naga dhuntay noo soo celiso ilaahow dhibaatada naga dhulqaad amiin yaa rabi
Xasuusbaad reebatay sakariye
maanta maanta waa maalin weyne maanta
Farmaajo waa madaxweyneheena maanta
Heestan markan maqlo😭❤ilaahow farxadaas iyo mid ka wanaagsan nasii😔
waaaaw hamblyooo madaxweyne noolooowwww farmaaajoooooo 07/02/2017 ❤❤❤😭😭😭😭😭😭 we love youuu qurba joogteena. from Germany ❤❤❤🌷🌷🌷🌷
دلوعة ابوها maanta maanta madaxweynehe maanta magaci haraago maanta
Markaan heestan maqlo waaan ilmeeyaaa
Qabkii iyo sharaftii aan lahayn waaa soo laabanaysaa dhawaan insha allah 2021 from borame 🇸🇴🇸🇴💙💙❤ 🇸🇴
Yaa laabanaya markaa ma adiga 😂😂😂😂😂😂
Reer boorama iyo reer laascanod waligodba somali diid ma ahayn. Guuleyso wllo
Boorama awdal state 🇸🇴❤
maanta maanta wa maalin wayne maanta alloooa ku naxariiso maamo xaliimo khaliif magool waxaan jeclahay heestan waxa laqaday 1980 kii melahas wa xiligii kacaanka kadib gobonimada iyo modowgu dhacay alloow sharafta noosoo celi
amiiiiiiiiiiin my abowe abdirasak ahmed wilkan isku magaac nahay,allow sharafteyna iyo karamadeyna no
soceeli
amiin bro
Abdirasak Ahmed aamiin
k'naan's sample of this song (called the great depression) is amazing and reminded me of this awesome song!
08/02/2017
Mudane madaxweyne maxamed abdulaahi farmaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅
Yaa ila dhageysanooyo 25 / jun / 2019 😍😍birina ey thy 26 jun malintii xuriyada🇸🇴
Walaaleheyga soomaaliyeed aan gacmaha is qabsano cagawgeynana u midowno love somalia🇸🇴💪🏿
manta manta waa bancawle inanka axmed yaasiin bancawl wuxu dhashay 1984 1 7 wana guumaystahaa wadankaa soomaliya bad iyo bari buuro insha allaah guul iyo gobonimo
Raboo wadankeena saan noogusooceli heerki aan mareyne iyo silaca aan hada aan taaganahay ay naguumesanayaan Africa waa ciil Allah maxaan tari
mohamed ibrahim 😢😢😢😢 Allah maxan tari ereygaas xasuus igaliyay
Ubah Dahir haa huno ciil dartis ayaan maraha qaar madaxa ii xanuuna waa heer aan anaga isgeynay
mohamed ibrahim like aika mudantahy wadini dhaba aatahay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Ubah Dahir waad ujeeda walaleheena badaha kudhamanayaan hadii uu wadankeen xasilooni kajirto sharci ayaan meel walbo aan doona kutagi lahayn bal ufirso kenya iyo ethiopia oo daris nala ah silaca aan kugaleyno balse hadi ee dowlad nagadambeyse cid naguma mashquusheen
Madaxeen banaani maanta hees qiimo badan bil, bilooyin sanad ama sanado kadib ayaan soo noqon si aan u arko inta qofee ka heshay heestaan AU Xalimo khaliif
markana maqlo dareen keeyga wax aan ku soo koobo garan maayo ALLAH HA UNA XARIISTO XALIMO KHALIF MAGOOL
yaa dhageesanaya 2017.7.1 aqiyaarta iga dambeeso like yaan la iloobin
Sxb manooshahy he
Somalia Allah Haku soo dabaalo Nabadii bari samaadki Iyo Awoodi uu alle siyay magaci iyo mamuski Ay lahayd Allah ha mideeyo itna hadhy somali🇸🇴❤😍💯🤲
wadaniyad carabkeeda soo halgamey xaliimo magool,Alah yarxamha..
Dr anisa aamiin
Who listening 2024.🎶 👀
Me😂
Hda so qori rabay ada igaso hormaray
Maxaa iiga hor cararty😂😂
Allow soomalida oo israacda mise horumar gaarta na tus 🤲🤲🤲🤲
Amin ya Allah
waa heesaha xasuusta doolad nimadii hore ee jaale maxamed ziyaat bare allaah una xariisto aamiin aamiin
War aan kuceshto heestan 1da. July 1960kii abwan kuna waa cali sigule 😂😂
manta manta manta waa malin weyn manta farmajo guul ayaan kurajeynayaa
Yaa ila mid ah oo 2024 ka socda 😂
Manta manta wa malin weyn manta ilahayo somalia nabad kadig amiin amiin
guul somaliland allahayow u gargaar waaxidoow adaa weyne naf iyo maalba waanu u hurnee
aamiin aamiin aamiin wllo
man sha allah calankeena suu unuurayo fiiri allaha yaxmiik yaa rab dowlad nasiin wan ku baryayaa aamin dhaha qofkasta nabad jecel
today special day to somalia... sidan ka filonayno allow noga dhig
farmaajo
manta manta waa malinweyne manta manta madexweynahena magaciharage manta manta waa malinweyne mandeeq hashene canaha kamalne manta somaliya hanolato guul farmajo
To farmajo madaxwaynaha ugu khatarsanaa taariikhda soomaalida
waxay u muuqdaan wax walboo oo lasoo maray in aay noqdeen sheeko la.iska xasuusto oo kale
Allow midnimqdeenii soo celi..aamiin.
Markii aan maqlay somalia shidaal Loo qodi rapaaa😂
I.a guul u rajeenaa dalka iyo
Dhamaan umada somaliyed🥺🇸🇴✊️
Anigaba heestan soo radiyy😂
waa inaan taageernaa madaxdeena, maaha qabyaalad aawgeed ee waa wadaninimo
Inta soo argaty markabka shidaalka ee xagan timid baan salaamayaa kk.
Ka qaday talie😂
Ka dib markii aan maqlay in soomaaliya shidaal laga qodaayo😢😢
17 may 2022 😢 ayaan dhageyzan heeztaan kadip wayidii qaranka io shacabkupa wyeen MAXAMED ABDULLAAHI FARMAAJO😢
😭😭😭😭😭😭
Wxn dhagysaya maanto xilka madaxwaynaha ku guulaysaty c/rahmaan maxmed abdilahi cirro 🎉🎉🎉
allaha unaxariisto kitaabkeeda midig allaha kasiiyoqoborada codka waa ku xasuusan doonataa somaliya meelwalbeey joogto
anaa dhageysanayo guuul farmaaajo inshaAllah
maanta maanta waa mugdi maanta maanta maatiidii lalaynayaa maanta cidlanunay maanta maanta ciidaanlan weeye xusuus waayo waayo dawlad somaliyeed oo xora goormaynu aragnaaaaa
Masha allah somalia guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
qof walbo wuu dhagaystay lakin somaha inaa u duceeno fananada ilahay hau naxariisto
26 June 2024 😢Somaalia Guul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Guul mudane MD Maxmad cllahi Maxmad Farmajo ilahy idankii waa kacaanka February 8 2017 my from Garowe
Madaxwene Hassan Sheiq Oo Shaabab Dagaal Aad U Culus ku Qaday Walibana Ka Adkanayo Allow Somaliya oo nabad na tus Madaxwene Hassan Allow kugu Guleeya khawarij dhigeena baneesatay 😭❤️
waqtigii wuu dhamaday kan waa reer hebel iyo waa reer hebel la oran jiray waxyar baa noo haray isha allah waan kusoo noqoneynaa caalanka nalaga wayay. waxeenu nahay dad qura walaalo ah waxa naskukaaya dirayo waa jahliga ee jahliga aanla dirirno
woooow in kastoo hes ta dan bitHay lkn wey laheshay haliimo khaliif magool NCLKA
illaahoow eey soomaali gacmaha isqabsadaan. ooy israacaan. cadawgoodna cagta meel kahoose markaasaan ciil iyo calloolxumo kabixi llahaa.😢
Caawa 26 Jun 2022 yaa ila dhagaysanaaaya
From baarwaraabe new hargeisa ilahaw u gargaar oo xaqa garansii dadkayga iyo dalkayga mohamed name is mohamed moumin osman hildiid
manta manta manta madexen banane manta so nice song
Allah dalla nabad nooga dhig oo Somali midee ❤❤🇸🇴❤️❤️
masha allh alow unaxariiso yaa ila dhageysanoyo 2017 😂😂😂😂
may
Somaliland ayay ku xidhantahy ayaaha somalia ama ictiraaf ha hesho ama hasoo noqoto.
Abwaanka heesta sameeyeyna waa nin burcaa
Subxanallah kamkam qaayo weyjirtaa wena danbeysaa markiii ladhinto waxa aduunkan saran ay dhintan kadib baaa qiyamaha dhacayaa oo lasoo sarayaaa ooo laxisaabinayaaaa
mash Allah heesta igu qalisn dunid
waxaan ogahay inaan SOMALI ahay wanakufanaaaaaa
ilaah haka waraawiyo janadii fardowso xaliino qaliif magool
26 June 2024 qofki dawanayo like ❤
today today is great day good song wllhy
Wlhi markan dhageesto hesstan siban u ilmeeya😢 somalia manta wey madiiwday guuul somalia
Maanta maanta sadexdii maqnaa malahelay
Yaa Ila dawanaya 20/11/24 malinki lagus dhawaqay inuu ciro helaya from somaliland 😂❤🎉
Somaiya hanolato . Waxaan ka imid galhareri somaliya 🇸🇴
Maalin Taariqi ah u ah qof wadano somaliyeed ah
Mantmant shantiixidigiod waymadoobadene maanta maanata manata somaliya somaliland jabuuti maanat
ilaahow nabad inasii adaa awoodeee wayoo waxaan garnay huganka afrika
Ana cawo baari najijada soomalilned 15_ 2024
24/4/2024 maalin arbaco hdaa iga dambeeso like iisar❤
Guul wadankeyga from salzburg austria
guul madaxweyne muuse biixi cabdi waa heeseheenii faqashbaa inagu haysatee
Waxaa nahay dadka kaliya ee wadankooda nabadda iyo hormarka u diidan, wadamada shisheeye marka la joogana nabadda iyo hormarka iyagu ugu horeeyaan.
wooow heestani caadi ma aha