HEES | Kii Dhaba Jacaylkuna | Xaliimo Khaliif Magool | Original + Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 367

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว +26

    حليمه خليف مجول لن ياتي مثلها مهما طال العمر ومهما ظهر مطربين ،،،،، نسال الله تعالي ان يغفر لها ويرحمها .

    • @Zeynyamn
      @Zeynyamn ปีที่แล้ว +2

      اللهم امين الأسطورة مغوول حنجره دهبية لن يكررها زمن الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فردوسها الأعلى ماركة مسجله بتاريخ لان تنتهي"صلاحيتها ابدا مهما طال الزمن 👸🏼🔥

    • @AhmedYasin-xd2wv
      @AhmedYasin-xd2wv ปีที่แล้ว +1

    • @fatmahsaeed4137
      @fatmahsaeed4137 6 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم آمين

    • @ABWAANMUSTAFEMaxamed
      @ABWAANMUSTAFEMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

      Qqqqqqqqqqqqw❤ky¹q1²spdmĺi​@@fatmahsaeed4137

    • @mohamuudsaacid2931
      @mohamuudsaacid2931 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @mohamedabukar4570
    @mohamedabukar4570 11 หลายเดือนก่อน +23

    Abwaan xuseen ow farah dubad wuxuu ahaa abwaankii abwanada soomaliyeed. No one better than xuseen owfarah

  • @DaawaZone-g2i
    @DaawaZone-g2i 5 หลายเดือนก่อน +12

    Mama Maryan alle cimrigeeda ha dheereeyo boqorka codkana ilaahey ha unaxariisto
    Waxaan dhageysanayaa 14.08.24 galab khamiistu soogaleyso anoo jooga Kenya
    Dhamaan walaalaha soomaaliyeed waan idin salaamey meelkasto aad joogtaan dunida dacaladeeda love you all❤❤❤❤❤❤

    • @LuqmaanAli-uc6lx
      @LuqmaanAli-uc6lx หลายเดือนก่อน +1

      maryan maha xalimo khalif magol😢

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว +36

    Kii dhaba jaceylkana halkii kama dhaqaaqo oo dhidib baa u aasan, Waxaan xaas leeyahay maanta 32 sanno, dadka waxay yidhaahdaan, gabadhii weli miyaad is qabtaan, miyaadan mid kale guursanayn, noo noo, she is the only one, it's a true love, Alhamdullilaah, saxiibaday qaarbaa 5 maraya oo dumarka eedda saaraya

    • @nasroomar1810
      @nasroomar1810 9 หลายเดือนก่อน

      Masha Allaha Alle ha kuu barakeeyo

    • @SLAVEOFALLAH277
      @SLAVEOFALLAH277 8 หลายเดือนก่อน +1

      Iimaan alle ayaa uur buuxiyo, haddaad middaas xaqeeda gudatit Janno ayaa iishatay xaqiiqdi, waayo dad badan ayaa maanta xaqii dumarka ku tuntay .. aakhiro waxbaa jiro…. naarta bilaash alle uma uusan abuurin… ee alloow naarta naga kori yaa rabal caalamiin.. alloow naga yeel kuwii xaaskooda u axsan falo oo u naxariisto yaa rabal caalamiin ❤️

    • @Abdinazir12
      @Abdinazir12 7 หลายเดือนก่อน +1

      Manzha Allah Allah Ha isku kiin barakeeyo zxp

    • @nastanasta8925
      @nastanasta8925 6 หลายเดือนก่อน +1

      alle ha isu kiin barakeeyo🎉🎉🎉🎉

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 5 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Alaah Isku Janno.Taga Insha Allaahu

  • @BintMohamed-q5c
    @BintMohamed-q5c ปีที่แล้ว +16

    Awoowgey Xaji Xusen Aw Farax Jannadi Fardowsa Alle Hoy Ha Kaga Yeelo Adiga Iyo Boqoradi Codka Magool😍😍

    • @mohamedosman-qz7ln
      @mohamedosman-qz7ln 6 หลายเดือนก่อน

      Abwaankii duqoobiyo xuseen Baan u dirahaa isaga ha duceeyo m.n.shareeco.

  • @fathiHukun-qn7uv
    @fathiHukun-qn7uv ปีที่แล้ว +13

    Fanaanad magac iyo maamuus lahayd codkeedana wali lama hayo shaqsi keena waxay ahayd XAliimo KHALIIF CUMAR BARRE lama'araag codkeedana shaqsiga maqla xididadaa istaagaya dhiigana saydhinaya❤

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 ปีที่แล้ว

      War Ilahey ka cabsada oo ka daaya Heesaha Dadka Dhintay Dembiga haku badina

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed3666 11 หลายเดือนก่อน +10

    Murti qiima badan Abwaanka ku Dheeraaday Laxankuna waa mud laab la kac ah Laaga Daran Boqoradiii Codka mar la Arag bay aheed Magool AUN Dhamaan una Danbi Dhaafo.Waagaa buu Fanku fan ahaa Hadeer maba aqaan mana qiimeeyo Old is Gold

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan 3 หลายเดือนก่อน +4

    Dubbad waynu naqaan, Xaliimina❤waaba macruuf balse Ismaaciil Cabdi Garri yaa laxanaduu sameeyay ka war qaba. Waa mid ka mid ah cimlaaqiyiinta Alxaanta dhadhan wanaaga dhegta loo raariciyo. Waa kabaniiste xarrago tuma, waa fannaan dareen heesa. Waa tiir faneed. Waa Ismaaciil yare.

  • @Somalia5
    @Somalia5 ปีที่แล้ว +7

    Magool waa hanti qaran ............Allow unaxariiso........Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi ปีที่แล้ว +5

    Abwaan ka miraha sameeyay iyo Fanaanka laxanka saaray music iyo cod leysla helay Alley lehe waa habeen uu u wacnaa fankeenii Allaha u wada naxariisto

  • @abdiqafaaribraahiim2108
    @abdiqafaaribraahiim2108 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan dhagesanayaa November 20 /2024 22:54 habeenimo qamiis soo galeyso Arbacana sii Baxeyso Allah yaraxma Xaliimo Khaliif Barre 😢😢🎉🎉

  • @yaasiinmaxamed570
    @yaasiinmaxamed570 ปีที่แล้ว +4

    Old is gold bay cadanku yidhihdaan
    Maxa erayo mcn ka soo burqanaya Alle ha u naxariisto

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 ปีที่แล้ว +21

    Rabi naxaristii janno haku siiyo
    Xalima cumar khalif magool
    Runtii waxay aheyd hadiyad ifka rabi keenay

  • @qoslaaye-10
    @qoslaaye-10 ปีที่แล้ว +37

    2/11/2023 Inta iga Danbeysa CaFimaad Taama inshallah ❤😢

  • @xafsaabdimanaan2572
    @xafsaabdimanaan2572 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🎉 wa maalino isniina tarikhdu wa 9 dec 2024 🎉sacadu wa 3:45 pm ama glabnimo Heestan bn mudo 30 daqiiqa dhagysanya anoo haysta balamo iyo wacad qurux badan waxan rejeynaya ilaahah dhankiisa inay wax kasta noga hagaagan insha allh ❤

  • @LuqmaanAli-uc6lx
    @LuqmaanAli-uc6lx หลายเดือนก่อน +2

    magacygu luqmaan Ali waxan ku nolahay Gobolka mudug ...❤❤❤❤❤❤..?
    tarikhdu tahay cawa 12 December dhamaadka sanadku waa 2024
    waxaan caawa aan soo doonay heestaan anoo xaaladao aduun igu cakiran tahay😢
    waxa jirta gabar aan aad u jeclahay oo aan ka cabsi qabo in uu xarirkenu guul daraysto😢😢
    Insha allah waxan rajaynaya aniga oo guulo badan ka gaaray nolosha inaan kusoo laaban doon halkaan ❤❤❤
    Hadii aad iga danbayso wall like 👍 isar si aan u xasuusto habayka caawa ah
    iiguna soo ducee hamigayga in uu alle ii rumeeyo ani iyo adiba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo ปีที่แล้ว +4

    Abwaan Xusseen Ow-Faarax Dubbad Alle ha'uraxmado 🤲
    Xaliima Khaliif Magool, Alle ha'uraxmado 🤲

  • @engmachomacho3743
    @engmachomacho3743 ปีที่แล้ว +9

    Cadeyn hakaa harto ahaa 25/07/2023 Uganda Kampala habeen arbaco soo galayso saacada bariga Africana 22:10 daqiiqo 😢😊

    • @aayaabdirashid3560
      @aayaabdirashid3560 ปีที่แล้ว

      Kula mid Ayaan Ahay😂😂

    • @badriahmed1417
      @badriahmed1417 6 หลายเดือนก่อน

      27.07.2024 Waw Hada in la qadan moda Oo anan waligey maqal codkan kawaran aduun wa ki hore Allah i wada naxaristo dadki murtidan noga tegay❤

    • @safiyaabdullahi6293
      @safiyaabdullahi6293 3 หลายเดือนก่อน

      07/10/2024 meel halkana oo salon ah ban ku dhagee sanaya Mogadishu-somalia🇸🇴

  • @AyuubMaxamed-zm9mi
    @AyuubMaxamed-zm9mi 3 หลายเดือนก่อน +18

    Manta oo ah 14/oct/2024 waxay ku beegan tahay dhalashadayda waana waqti aad igu adag nolol ahaan waayo caqabado farabadan baa fara ba'an igu hayo waanso milicsan doonta heestan maadama anoo yar radio ka maqli jiray❤

    • @CandimahadCali
      @CandimahadCali 3 หลายเดือนก่อน +2

      Sxp dhalsha wacan alkh kuu fududeeyo caqabadaha nolasha

    • @AyuubMaxamed-zm9mi
      @AyuubMaxamed-zm9mi 3 หลายเดือนก่อน

      @@CandimahadCali mahadsanid sxb

    • @LaylocabdiCumar-kh3fw
      @LaylocabdiCumar-kh3fw 3 หลายเดือนก่อน

      Dhalasho wacan

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 2 หลายเดือนก่อน +2

      Dhalasho Wacan Walaalo Waad Ka Gudbi Doontaa Insha Alaah Caqabadaha Adag Ilaah Hakula Garabgalo Insha Allaah

  • @Murtisame770
    @Murtisame770 ปีที่แล้ว +8

    Original kaaba macaan Mashalah Heestan Kama xiiso go'o waa hees dareen run ah xambaarsan laxan cajiibana uu saaray ismaaciil yare ❤

    • @SaleebaanYare-gb9nr
      @SaleebaanYare-gb9nr ปีที่แล้ว

      😊😊😊

    • @xaliimomaxamedonlineshop183
      @xaliimomaxamedonlineshop183 ปีที่แล้ว

      Waa saas abwaan xigmad ku dhamaatay ayaa noo soo alifay, waxay ka hadlee daacad iyo dhab ❤ been been maya☝️

    • @zerox9218
      @zerox9218 4 หลายเดือนก่อน

      @@xaliimomaxamedonlineshop183axyaa reer ehlu jaceeyl slaan sate

  • @yonishassan8024
    @yonishassan8024 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaan dhagaysan jiri kulaaha mid ila joogo ilaa xamar 1960kiii😂😂 Cimri Allaaha ubarakeeyo

    • @bishaaraddegaming2856
      @bishaaraddegaming2856 2 หลายเดือนก่อน +1

      Awowga mia 😂😂😅

    • @yonishassan8024
      @yonishassan8024 2 หลายเดือนก่อน

      @bishaaraddegaming2856 maya waa sxpkay oo jira illaa wakhtigaa hhh

  • @engwadhowr7701
    @engwadhowr7701 ปีที่แล้ว +22

    Old is Gold AUN boqoraddii codka Africa Somalia Kaiya lama dhihi karee 👑🇸🇴

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 ปีที่แล้ว +6

    Mid ka mid ah laxamadii ugu layaabka badnaa ee ay soomaali curiso weeye laxankani, Ismaaciil Yare meel fog ayuu ugu tegay Alle ha u raxmado dhammaantood dad tayo leh oo gob ah ayay ahaayeen.

  • @aydarokhabiib9097
    @aydarokhabiib9097 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waxan dhageysanaya 15/10/2024 maalin salasa oo duhur ah, alle ha unaxariisto fanaanada ❤

  • @axmedcabdi7103
    @axmedcabdi7103 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto xaliomo khaliif magool
    Markii 5aad een dhagaysto
    9/january/2024
    Maalin salaasa ah
    Saacaduna tahay 10:36

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +4

    Allaha Unaxriisto Xaliimo Khaliif Magool waxey aheyd fanaanad qaaliya.

  • @xamdixaanshi1874
    @xamdixaanshi1874 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hes raden keda wadata allow inti jecel dhaba hesn sii inta laxanunsana caafi 🤲💔❤️‍🔥😭

  • @salaancawad1138
    @salaancawad1138 ปีที่แล้ว +2

    Heetan midhaha iyo luuqda iyo laxankaba wax isku keenayi alle ha u naxariste fayisal cumar mushtek❤❤❤

    • @abdirazaktarabi2134
      @abdirazaktarabi2134 ปีที่แล้ว

      Camoo waxanad aqoon ulahay hayskaga sheekayne dadka wax waydiii camoo xuseen aw faarax baa iskalaa abaha fanka

    • @mohamedyasin7726
      @mohamedyasin7726 ปีที่แล้ว

      war sxb heestan xuseen aw faarax dubad jumbukh taani baa sameeyay

    • @InaLibaax
      @InaLibaax 5 หลายเดือนก่อน

      Sax weye landhere

  • @SharmaakeAhmettali
    @SharmaakeAhmettali ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto fananad qaaliya waxan dhagaysanya 14 /12/2023 habeen khamiis ah waxan jooga galmudug agaar ahan cabudwaaq

  • @CabdilaahiRashiid-jm2ji
    @CabdilaahiRashiid-jm2ji 2 หลายเดือนก่อน +15

    Waa habeen ay Taariikhdu thay 17/11/2024
    ❤ Dhitra xididka hoosaa dhulka loogu beeree ❤way dhici lahayeen ❤dhismahooda weeyee ❤kii dhaba jaceylkuna halkii kama dhaqaaqo dhidib baa u aasan❤❤
    Sida dhumuc weeyaan jiridda iyo dhuuxay dhereerkiyo laxaadkana
    waa la isku dhaabee❤kii dhaba jaceylkuna ❤lama kala dhantaalo lafuhuu dhameeyaa ❤
    Alle hawnaxariisto Xaliimo khaliif magool iyo intii Muslim ah
    Iyo labadaydii waalid janatu fardawsa Alle hakawaraabiyo Aammiin Aammiin Aammiin

  • @ibraahimmaxamed6352
    @ibraahimmaxamed6352 10 หลายเดือนก่อน +2

    heestan waxa sameeyay maxamed cali kaariye alle how naxariistee codkii macaana boqorada xaliimo khaliif magool waxa iigu horaysay 1998 waxaan joogay haragaisa anigoo maiyi ka imi ayaan dukaan walaalakay lahaa ayay ka baxay markaas heestan ka helay

    • @shaakirmuse
      @shaakirmuse 9 หลายเดือนก่อน +2

      Yaan lagula yaabin wax aadan aqoon u lahayn faraha halla galin
      Ninkii sameeyey heesta waa la yaqaan oo waa xusaan aw faarax

    • @WaliEgal
      @WaliEgal 2 หลายเดือนก่อน +1

      M c kaariye geeljiruu ahaa marka heestaan Xusseen owfaarax sameeyey

    • @CalinhoXuseen
      @CalinhoXuseen หลายเดือนก่อน +1

      Wax waalan ataa tahay xuseen ow faarax ayaa iska le hestan nacasyohow

  • @AbdirzakAbdullahi-e2j
    @AbdirzakAbdullahi-e2j ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto fanaanadii qaranka xaliimo cumar khalif bare magool

  • @sewy8
    @sewy8 2 หลายเดือนก่อน

    Laxanka ku noqda walaalayaal, waxaan dad badan oo xogogaal ah ay soo wariyeen inuu lahaa Allah u naxariiste laxamiistihii weeynaa Bashiir Xaddi

  • @SugalShirwac
    @SugalShirwac ปีที่แล้ว +16

    RIP Magool.. her elegant voice feeds the soul. Mucjiso mar-la-arag ah ayay ahayd. Allaha u naxaristo.

  • @hindacabdilahi-dr3fv
    @hindacabdilahi-dr3fv ปีที่แล้ว +6

    19.8 .2023. inth iga dabeesa 🤚🫡salamay sharf ku nolaada. ♥️

  • @Asmaaahmed-jc9eg
    @Asmaaahmed-jc9eg ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto abwaanla iyo fanaanadeena qaaliga aheyd

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 ปีที่แล้ว +28

    The Queen of the Somali music. X. Kh. Magol. AUN …RIP!

    • @Nintendo_mushroom
      @Nintendo_mushroom ปีที่แล้ว +2

      Did she die?

    • @abdulahisaid9839
      @abdulahisaid9839 ปีที่แล้ว

      ❤1

    • @Suspectedsupper
      @Suspectedsupper ปีที่แล้ว +1

      ​she's dead in 2004

    • @Hoodo-ci9rc
      @Hoodo-ci9rc ปีที่แล้ว

      ​@user-gg5pf4pi2n uuu😢😢😢😢üuuueue87eee eee eE33u33u8uuuuu88 ki ki ki bir f4ifI 😢 uuuurmm
      Rn r7 q😢 2:20

    • @sagalduraan3489
      @sagalduraan3489 ปีที่แล้ว

      ​@someguy5039 yes dear, she has passed while back. Allah yarxamhaa.

  • @IbraahimMaxamuudciise-l2p
    @IbraahimMaxamuudciise-l2p 3 หลายเดือนก่อน +2

    Muuse la soco inaad tahay danbiile dalka ka galay danbi culus oo maxkamad lagu soo taagi doono oo lagula xisaabin d oono hantidii umda ee aad jeebka ku shubatay hana ku seexan in uu soconaayo heeshiisan aad la gaadhay oromkan sidaada doqonka ah😊😊

  • @munaclahi300
    @munaclahi300 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kiii dhaba jacaylkuna halkii kama dhaqaaqo dhidiba u asane alla yarxamak sawtu raxma

  • @xasancabdicusmaan
    @xasancabdicusmaan 9 หลายเดือนก่อน +2

    AllaHa kuu NaxariistoH BoQorada c0DkaH xaLiiMa khaL¡¡F MaGooL wlhi HEestanN Daganaan ku DareemaA wxn DhagaYsanaYaA MaaL¡N Sapti aH saacadu waa \14:35:/tariikhda/2024/April/13/intA igA DaMBaYsaaYy saLaaMaN💘

  • @saidamohamed9728
    @saidamohamed9728 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nolol waa tii hore miraha macno leh aheyd geedaha lagu matali jiray
    Nolosha hadda nuxurkii ka tagtay. Allow u naxariso mamadeeni codka halaasiga laheyd time waa 23 /2/ 2024

  • @QaliilMaxamed
    @QaliilMaxamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    MAMA xaliimo AUN laakiin anaga oo Daarood ah waa naligu direy maamada waxaa nalagu yiri waxey ku heeseysey daaroodka Erya erya oo dhaafiyo caasimada ma hubo iney run tahey 😊

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw naxariisto afsoomaaligii murtideenii abwaanadeenii iyo soomaalidii nadiifta ahayd

  • @rajianobwoy9553
    @rajianobwoy9553 ปีที่แล้ว +6

    Memories old is gold 22 October 2023 Eastleigh Nairobi kenya 2:00 a.m

  • @elmijabane1247
    @elmijabane1247 ปีที่แล้ว +2

    Xaliimo boqorada qodka somaliya
    Kol haduu dhab nagayahay
    Kala dhuuman mayne
    Waaga dharar noqon 7/12/2023

  • @najaxabdirizak9091
    @najaxabdirizak9091 5 หลายเดือนก่อน +2

    Kii dhaba jaceylkuna waa dhaqan wadaagiyo
    Isu dhalasho daacada😍
    23/8/2024 12:48 duhurnimo
    Maalin jumce ah o anku suganahy degmada buurtinle

  • @mowliidhajiabdi6818
    @mowliidhajiabdi6818 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaahow guuu naxariiiiso edadeeey mcn janatul firdows ilaaah haga waraabiyo

  • @abdilahiyusuf6802
    @abdilahiyusuf6802 ปีที่แล้ว +1

    Allaha naxariistii jano haka waraabiyo Xaliimo Khaliif Magool
    26/November/2023

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 ปีที่แล้ว +6

    The queen of the voice magool ,we willnever see her talented voice ever.
    Allah forgive her sins and rest in peace .

    • @MuuseBilcin-vr7vk
      @MuuseBilcin-vr7vk ปีที่แล้ว

      ❤Muse axmed Muse axmed Muse axmed

    • @CarfiCalixasan
      @CarfiCalixasan ปีที่แล้ว

      ❤😂hats and a 2:29 ​@@MuuseBilcin-vr7vk

  • @BaHaLoSS
    @BaHaLoSS 5 หลายเดือนก่อน +1

    #11:05 talaado 6 aug Wakhtigu wuu isgurayaa dhabtii
    XaliiMo Khaliiif MagooL alle hakuu naxariisTo❤

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 ปีที่แล้ว +5

    Aun magool iyo sahra axmed waxay ahaayeen mucjisoyinkii waaberi soo marey

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa xaqiiqo, waa labada hablood ee mar la arag fanka soomaaliya soo maray.

  • @mohamudNsalad
    @mohamudNsalad 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mar la arag ayey aheyd. Eedo Alle hakuu naxariisto. 01/10/2024❤

    • @hashimcabdicanfari7811
      @hashimcabdicanfari7811 3 หลายเดือนก่อน +1

      aaamin aaamin janadii allooow kawaraaaabi una dambi dhaaaaf adaaa cadileeeeeeee

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 6 หลายเดือนก่อน +4

    ismaaciil yare mudnaan tii uu lahaa muu hein laxan la mida waligey ma arag dibna loo arki maayo maskaxdii soo saartey alla maxey caafimaad qabtey waxaad hibo u leedahayna qurux badanaa isamciil yare, xusen aw faarax dubad abwaan weyn, magool alle haw naxariisto

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 4 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad ninkaasi waa Underrated mudnaantii uu lahaa ma uusan helin, lama sheegsheego oo xitaa lama soo hadal qaado sida laxamiistayaashii kale, mucjiso ayay ahayd qaab laxan samayntiisu.

  • @hiisgutale2587
    @hiisgutale2587 ปีที่แล้ว +1

    allaha unaxariisto maama magool walee dalka dhaqan iyo fan fiican buu lahaa

  • @Mohaaz_Hassan
    @Mohaaz_Hassan หลายเดือนก่อน

    Waxaan dhageysanayaa 3:00Friday 20 December 2024 maalin aniga xasuus going iileh

  • @abdulahiosman8610
    @abdulahiosman8610 2 หลายเดือนก่อน

    Her great silver voice still shakes our head . May allah bless 🎉

  • @warsamemahamedwarsamemahamed
    @warsamemahamedwarsamemahamed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa caawa igula raxeysanayaa jawi mirqaan❤❤❤

    • @BaHaLoSS
      @BaHaLoSS 5 หลายเดือนก่อน

      Laandheere ma laameeyo lkn Hees weeye bahashu😂

  • @suldaanomaxamuud336
    @suldaanomaxamuud336 หลายเดือนก่อน

    18/12/2024 last of year haben 22:00 hben qamiis so galeyso
    Kii dhaba jaceylkuna lama kala dhantaalo la fahuu dhameyay😢❤

  • @adanjamakahin1671
    @adanjamakahin1671 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxa qaadaysa halima khalif magool erayada waa hussein awfarah sanadkii 1969 laxanka waxa ku ladhay ismail yare ,
    Kooxda garaacaysa waa Walaalo hargeysa.

  • @abdiadan1804
    @abdiadan1804 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aad murti aad badan hees wey idabesay 19/1124❤

  • @ahmedhusein6933
    @ahmedhusein6933 3 หลายเดือนก่อน

    Allow u naxariiso abwaankeena xuseen awfaarax iyo fanaanadeena magool

  • @drabdirizakabdullahi2951
    @drabdirizakabdullahi2951 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan waa heesta kaliya oo aan mar kasta dhageysto waana xasuus ii gaar ah

  • @Yusufmustafe-j7k
    @Yusufmustafe-j7k 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxariisto iyada intii kalaba aaaamiiiin aaaaaamiiiiiiin

  • @AFI_SHH
    @AFI_SHH หลายเดือนก่อน

    Waan jeclaanlahaa inaan dembi kuu shaqeyn magooley lkn codkaagaa saaid u mac😭

  • @MMohamedMHassanindhageelle
    @MMohamedMHassanindhageelle ปีที่แล้ว +5

    لاإله إلا الله
    ALLAH ha u naxariisto gebigood

  • @AyaanMoh-j7y
    @AyaanMoh-j7y 5 วันที่ผ่านมา

    illahaye ha unaxariisto old gold😢❤

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว +1

    Ka dhab ah jacaylku ma aha Lacag.

  • @khalidbarejama2668
    @khalidbarejama2668 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto magool abwaan xuseen aw farah iyo Ismail Yare

  • @BuuxCiise-df9jc
    @BuuxCiise-df9jc 12 วันที่ผ่านมา

    1/2025
    Gurbood kaad dhashaa i garab mara oo geddaasood tahaan ku cashaqay
    Waa kii dhaba he ❤

  • @DeeqDajiye-rm1ex
    @DeeqDajiye-rm1ex 24 วันที่ผ่านมา

    2/1/2025 .waxaad modaa in hada ay qaaady .Still listen 🎶 👂 🎶

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 ปีที่แล้ว +6

    المرحوم جوهرة الصومال حليمه خليف مغول الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

  • @MrAbdous
    @MrAbdous 2 หลายเดือนก่อน

    Waahwaah fan dhaqan ah cilmi aan ka barano

  • @ayaaniitappemuxidiin9565
    @ayaaniitappemuxidiin9565 4 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto hooyo xaliiimo khaliiif magoool aamin yaa rabi

  • @camircali3025
    @camircali3025 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso xalimo qaliif Cumar
    Magool ito abwaanki sameeya Xussen oow farax Dabad

  • @mohamedmuseabdi3893
    @mohamedmuseabdi3893 3 วันที่ผ่านมา

    23/1/2025 an dagesanaya magol allah haku naxarsto... Fananad qali ba ahed....... Allah ya raxma

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow kuu naxariiso aamiin yaa alaah

  • @calidaamey473
    @calidaamey473 6 หลายเดือนก่อน +4

    Xasus ayaan galay manta o tariiqda tahy_/29/7/2024 malin isnin ah heestan waxa mar waliba ku luqyjirtay hooyo mcn oo ka trsane hobalada wabari subaxdi markan ilabiseyso o an usocdo is iskulka ayay inta badan kuluq jirtay hadana waxn jira 33 sano hadana wan kala foganay wajib i sran awkis. Askri talka iyo tadka u dhartay ayaan noqday waxana ku maqanahy wajibki i srna 335 kilo mitir ayay i jirta waxan leyahy hooyo mcn hawada ayaan kuso marina sln mel ad u fog kaso goday

  • @MaxamedCabdiaxmed-jm1rb
    @MaxamedCabdiaxmed-jm1rb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa ayaan dhagaysanayaa kuwa iga danbeyaaya waxaan leyahay ila arka

  • @AweisHirsi
    @AweisHirsi หลายเดือนก่อน

    Habeen talada ah 23/12/2024 anooo jooga muqdisha caafimaad umada soaamliyeed alaha u raxmado boqoradi codka somaliya xamlima qaliif cumar bare (magool

  • @SainabSaid-z7r
    @SainabSaid-z7r 3 หลายเดือนก่อน

    Mid kamida heesaha jeclahy kana turjumaysa dareendhaba kaso jacyla xalada kusugnhy ah inan niyada iskadonyno qofka duna ujecla oneday wan kulmidoona anago faraxsan ilhy xgiis wxba kama aha 22:43 ibaxaysa ano jacylka poqorkyga kusalynaya kiidhaba jacylkuna halkii kama dhaqaaqe ‘dhidiba uasan ❤been mahan one day wn kuxusaya I a

  • @Abdinasir_hassan
    @Abdinasir_hassan 3 หลายเดือนก่อน

    19 october 2024.❤ sanad iyo dhawr bilood ka hor wixii aan dareemaan wali dareemayaa.
    Ma sidanuu ahaa jacaylka dhabta ahi ahey maan horey udareemo bal.
    Kii dhabaa jacaylkuna

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 ปีที่แล้ว +2

    Maadeys kunjeer mahadsanidiin saxibayal
    Waxad soo nooleysen fankeeni micnaha lahaa
    Magaciin hajiro❤

  • @Crazyman-ir1tj
    @Crazyman-ir1tj 3 หลายเดือนก่อน

    Legen magool ilaahay ha u naxariisto

  • @AhmedMohamedMohamud-j4y
    @AhmedMohamedMohamud-j4y หลายเดือนก่อน

    Gun iyo Baar waa Jaceyl lagu mataalay Dhir🎉

  • @NuurMadobe-c7h
    @NuurMadobe-c7h 5 หลายเดือนก่อน

    Hadii heesi waxtarto ama fanaan waxtaro waa kuwaan love

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 6 หลายเดือนก่อน

    Ale hawnaxariistee waa codku magool erayadana waa xuseen aw faarax dubad ❤dhamaandod ale waramado

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 ปีที่แล้ว +2

    Mirihii xuseen aw faarax laxankii ismaacil yare codka xaliimo khaliif magool

  • @mahmoudhussein9551
    @mahmoudhussein9551 3 หลายเดือนก่อน

    Edo mcn allah haku naaxaristo

  • @AxmedAxmee
    @AxmedAxmee 8 หลายเดือนก่อน +1

    2024/514❤ nairobi iyo gurikayga 5:25 cimre iyo cafimaad iyo cibaaato suuban insha allah salamaad

  • @hassanmohamedmursal9970
    @hassanmohamedmursal9970 ปีที่แล้ว +1

    Alle yaa raxmq boqorada codka❤

  • @AkaashSalaymaan79
    @AkaashSalaymaan79 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa sideeda oo kale uhesi kara waa may lama helan ayay ahayd xaliimo AUN😢

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

    Wooow waaayo waayihii WACNAA sxb mahadsanid

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว +6

    Kii dhabba jacaylkuna
    Halkii kama dhaqaaqoo
    Dhidib baa U Aasanne!.
    AHUN #X.KHMAGOOL.

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxaristo xalimo

  • @cabdigalaydh
    @cabdigalaydh 5 หลายเดือนก่อน +13

    03/08/2024😭💔

  • @najaxabdirizak9091
    @najaxabdirizak9091 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kii dhaba jaceylkuna waa dhool hilaaciyo dhibicdoo kuheysee
    Maalin axad ah 21/7/2024

  • @looyaan323
    @looyaan323 ปีที่แล้ว +2

    Waxay ku jirtay
    Ruwaayadii HOBOL IYO IBLEYS 1969
    Xuseen ow faarax Dubbed( JUBUQTAANI)

  • @TutaYow-vl3hp
    @TutaYow-vl3hp 20 วันที่ผ่านมา

    Qofka bani aadamku ayuu dilaa ani ayaa cunay waxbaa ka dareeymaa jerga illeey waa qaad ama waa jaad allaah caafimaad naseey

  • @hiisgutale2587
    @hiisgutale2587 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo maama magool qoflamida sanadhan sooma baxeyso

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks a lot laakin haaeskani wuxuu rabaa cod pays voice ah cod WAYN ama balaadhan make sure begor you select it or sing it. Beesha alshamiuri. Xasan adan samatar axmed Naahi you should have big voice