Qisadeeydi aabaheey qeybti labaat/Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 มี.ค. 2021

ความคิดเห็น • 203

  • @CafimatFican
    @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว +51

    Asa walaalaheey fatlan MashaAllah dheha ducadiinana nagu dara JazakALlah Qeyr 💕💋💋💋💕💋💋💋💕💋💋💋

    • @hindagaydh6715
      @hindagaydh6715 3 ปีที่แล้ว +1

      Maamo yasmin number iso dir

    • @hindagaydh6715
      @hindagaydh6715 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi waan ku jecelahay .maamo

    • @taqwasiciid8341
      @taqwasiciid8341 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allah maamo

    • @samirahabi3393
      @samirahabi3393 3 ปีที่แล้ว

      I love you more mama ❤

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/53cEnkiSysE/w-d-xo.html

  • @hawamohamudmohamed2234
    @hawamohamudmohamed2234 3 ปีที่แล้ว +6

    wlhi waa iska oyay marna waa farxay waxa nasib uyelatay aabe wanagsan thanks aabyo qisada quruxda badan nala wadagtay waxa so xasusutay kaliya malinta somaliya kaso tagayay sasa ahaa

  • @shukriyusuf328
    @shukriyusuf328 3 ปีที่แล้ว +10

    Maskiin maamo yaasmiin caloshaa i hurtay waalidkeena allaah jannadiisa geeyo aamiin🤩

  • @hilaalali3054
    @hilaalali3054 3 ปีที่แล้ว

    Yasmiin...abaha...wuxuu soo dhisayey..himadada...masuul ayuu kaa dhigayay...

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 3 ปีที่แล้ว

    الحمد الله رب العالمين
    مشاء الله

  • @user-qs1dh9gt4m
    @user-qs1dh9gt4m 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo yasmiin 💋💔💔💔😭😭😭waaiga oysiisay xasuus badan aangalay aabaheey ayaan aad ujaclahay

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 ปีที่แล้ว +6

    Markuu soo dhacay video-gu ee uu yaalay illaa 6 saac ayaan daawaday isaga oon waxba iisocon markan arkay oohintaada ayaan xidhay intan ani dhan si kale noqday waayo xoog ban uga naxaa markan arko qof ilmo ka socoto Qalbigayga Budo ah malaa😥
    Mantan is idhi wado muuqaalki waadiga caadi noqdee Shaw Qalbi xanuunba wuu ii dambeeyay ilman ku dhamaystay wlhi.
    Xoog waxan uga xumay in awoowo geeriyooday idinka oon is arag 😭taan ka naxaa waataa lkn Qorsha Qadarka Alle Ayaa ka wayn Allaah haw naxariisto awoowo wuxuuba noo Dhalay Habo yaaasmine.❤💋....
    Lkn Habo Dhawr Sanno ka hor Ayuu aabay igu Yidhi Aabo waxaan rabaa in aan ku siiyo Nin Hebel wiilkiisa in aan ku siiyo maadaama An aabihii is naqaano?!!!
    anigu maba aqan ninka iyo inankisaba waanan ka diiday aabahay wuuna iska kaydaayay, markaa habo hooyo iyo aababa waxay isku gaysteen in aanan hadal yacnii Sheekaynin "Xidhiidh jacayl" Samaynin samaysanna karin Saas awgeed ayuu aabo is dhahay ninkan Inanta ku waydiistay sii Inantaada lkn wan ka diiday waxaa fiican in waalidku ilmaha qalbigiisa ku dadaalo in uu ogaado..
    Lkn habo hadaan ogaan lahaa taladaada wan iska yeeli lahaa anoo ilaalinaya Qalbigiisa😥.
    Q/Qaybta 3aad inshallaah👏🙏🤲

  • @shukricabdalla9067
    @shukricabdalla9067 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto 😭😭😭😭😭

  • @anabhussein6281
    @anabhussein6281 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo uducay aabo camay allaha unaxariisto

  • @nafisakuboqrayaabe9811
    @nafisakuboqrayaabe9811 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaasmiin wlhi wn ooyay Alle Aabe ha u naxariisto Anaa aabe siyaad u jecel 😢😢😢😢

  • @safiaelmi3532
    @safiaelmi3532 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto abti xasan camey

  • @istahilelisabeth2105
    @istahilelisabeth2105 3 ปีที่แล้ว +1

    One love Somalia from Hargesis
    Hargeisa

  • @hussein00057
    @hussein00057 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah maamo yaasmiin allah ku xafido

  • @roodaabdirahmanchannel4210
    @roodaabdirahmanchannel4210 3 ปีที่แล้ว

    Abyo macnto abe macn Allah u naxariisto anigah xita kulah mid ayan ahay runtii waxatahy qof wanagsan Allah ika xafido aabe macn yuotuub kagah ibartay abyo macnto aabe macn Allah u naxariisto janatul fardowso Allah ka warabiyo macney abe macn waa qaali wallhi waayo aya dareemi kara wallhi

  • @ayanohagi
    @ayanohagi 3 ปีที่แล้ว +2

    Maantana qofkii soomaaliya ka baxaayo asoo faraxsan uu ka baxayaa ilaahoow ha igu soo celin cml 😭😭😭😭 rabbi haw naxariisto aabbe

  • @sacdiyacalixasan714
    @sacdiyacalixasan714 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah xabiibti

  • @naimaaadam9286
    @naimaaadam9286 3 ปีที่แล้ว

    Ramadna ilaahay nabad&caafimaad hanu gaarsiiyo kuwuu acmaashooda aqbalo allaha ha inaga yeelo aamin

  • @ZahraZahanchannel
    @ZahraZahanchannel 3 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xabiibiti ilaah u naxriito

  • @bahjazheekh247
    @bahjazheekh247 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah mom qaaali

  • @ismahaanabdulahi3538
    @ismahaanabdulahi3538 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo yaas wadnaga oohisay wallhi allah ha unaxariisto aabo ducadisii iyo adi sida aad u ajiibtay wad ku guuleysatay m.a hmplyo hmplyo abaayo macan allah naxariisbadane waaye iimaanka iyo aqlaaqdane wan kugu jeclhy xabiibti xafidullah qaali

  • @fowziyaaweys131
    @fowziyaaweys131 3 ปีที่แล้ว

    Maam yaas waan ooyay wallaahi 😭❤

  • @axmedwali8785
    @axmedwali8785 3 ปีที่แล้ว +2

    Oooh ilove you ❤❤💋💋😭😭😭😭😭💋👸👸👸👸mamo yasmiin you are queen

  • @fatimaismail9716
    @fatimaismail9716 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah waxad nala wadaagtay xusuustaaddii iyo waayahaaggii runtii waxay ahayd maalmo aad u qushuuc badan oon la dhagaysan karin wadnahaga !!!🥲
    lkn alxamdulah waxa ka danbaysay khayr iyo nicmad waa ta la yidhaahdo allayow waxaaasi haddii aanu khayr noo lahayn na dhaafi
    marka Yaas anaga noo duco IA

  • @samiyacumarsamiya9583
    @samiyacumarsamiya9583 3 ปีที่แล้ว

    allhow naxristada jano aabo xasn sii yarab qabrigiisa uqabooji qiyamahana janada nagu wada kulmi aamiin ya allah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 3 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah walalo Allah idin xafido Amiin yarabi 😭🙏

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭 ii ficnaan laheyda hadaa helii lahaa xiiga an aqliga lahaa inuu iinolaado aabo heyag mcn 😭😭😭wlhi wan kula oye allh unaxriisato aabe heyga mcn

  • @roodaabdirahmanchannel4210
    @roodaabdirahmanchannel4210 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo macn keeb going wad mahadsantahy shugran

  • @qureeshabdi4409
    @qureeshabdi4409 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah maamo wlh waan ilmay allaah ha ku barakeeyo

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc yaaska Allah ha u naxariisto aabe janatul fardowso insha Allah , abtigey hooyadey ina abtigeed, abtigeey.

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว

      JazakALlah Qeyr macaanto 💕💋💕💋💕

  • @halimanouromar5307
    @halimanouromar5307 3 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allh tabarkallh 💋💋❤❤❤

  • @salma2ize
    @salma2ize 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah waankusalmay Walaal waanan kuugu cuusubahay Waad igaa oo hiisay ❤❤❤

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 3 ปีที่แล้ว

    Yasmiin waa gabdha kaleya ee wakhti dheer youtu.be ku jirta ee ilaahy xishoodka af gaabnida diinta akhlaaqda siyey Mansha allah tabarakalah guuleyso wlala macaan waxad tahay hooyo kudayasho mudan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramlosalaad6385
    @ramlosalaad6385 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u unaxariisto aabe😭😭😭😭🙏

  • @asliudgoon7166
    @asliudgoon7166 3 ปีที่แล้ว

    Ha oynin mcn bdn
    Departures are always painful when it concerns to our belove ones😍

  • @barbaarsamechannel7585
    @barbaarsamechannel7585 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah mama yasmin alaha haku xifdiyo

  • @barlin7796
    @barlin7796 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashey qurux badan 😍😍😭😭

  • @barbaarsamechannel7585
    @barbaarsamechannel7585 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah

  • @zaynabosman5919
    @zaynabosman5919 3 ปีที่แล้ว +1

    Yasmin aabo Allaha unaxaristo iyo dhamaan waalidken eedo faadumo rooblena Allaha unaxaristo aamin

  • @sihamsharaf6386
    @sihamsharaf6386 3 ปีที่แล้ว +1

    Pole sana hooyo Yasmin you make me cry 😰

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว

    Asc yasminey qof qalbi wanaagsan samirta adoo واصبرو ان الله مع الصابرين

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah abaayo mahadanid

  • @maxamedcabdulaahi5216
    @maxamedcabdulaahi5216 3 ปีที่แล้ว

    Abayo sethye xld Kwrn Masha allah 👌👌👌👌👌

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah

  • @nasramatan8717
    @nasramatan8717 3 ปีที่แล้ว +8

    Iam cyring yasmin
    Alle how naxristo walidkena intii dhimaty 🤲🤲🤲

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว +2

      Aaaaw😘 my love. Amin yarabi amin 💋💕

    • @rahmonur1494
      @rahmonur1494 3 ปีที่แล้ว

      Asc abay yasamin waxan soxasustay marki hoyo macan iyo abe macaan markisomasalameynayi wanqiroday❤♥️💞❤

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi. 💓❣️🥰💋❤️👈

  • @aishatiinaofficial4654
    @aishatiinaofficial4654 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allha Allha kuxifdiyo

  • @filsandaahir8043
    @filsandaahir8043 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha wllhi aadban uqushucaay masha allha 😭😭😭😭😭😭

  • @Saam143
    @Saam143 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto aabo wlh waan kula qiiroday abayo janatul frdowsa allaha ka warabiyo insha allh

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallaah

  • @samirbadan7143
    @samirbadan7143 3 ปีที่แล้ว +2

    Ax walaahi waan ooyay 😭😭😭😭😭

  • @fatehasan
    @fatehasan 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah sister nice story 😘i like all your topic

  • @dhoofomaxamed1283
    @dhoofomaxamed1283 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah abayo Yasmin

  • @hannaismail4482
    @hannaismail4482 3 ปีที่แล้ว

    Wlahi habo waan kula oyay marka aaad ta soo tagysa aabo😭😭😭😭😭😢

  • @fatumaibrahim3911
    @fatumaibrahim3911 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow 😥😥😥😘

  • @qadancabdiraxmaan4697
    @qadancabdiraxmaan4697 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaaayo macaaaan dareen bay wadataa 😭

  • @kowtharaayfuad3943
    @kowtharaayfuad3943 3 ปีที่แล้ว

    Habaryar Yasmiin love you

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 3 ปีที่แล้ว

    Habo qaaliyey aad baan kuu jeclahay alle ha ii kaa xafida

  • @luulboorow8204
    @luulboorow8204 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭Wlhi habo yasmin mara ilmesa wlhi wan qiroda wana kula ilmya wlhi waxa umaye iney aniga igu socto wlhi habo mcn allah haku xafido iyo abayasha iyo hooyoyinka👸🤲🏼🤲🏼🤲🏼💯👸
    Hooyo mcn allha haku naxaristo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💔💯💔

  • @maryamaruun5585
    @maryamaruun5585 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo yaasmiin qisadaada aad ayaan uga helay

  • @rahmoruun7850
    @rahmoruun7850 3 ปีที่แล้ว

    Yaasmiin waad naga oohisiisay

  • @xayaatkef7425
    @xayaatkef7425 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhay waan oyay 😭😭😭😭 waan ka hely sheekadada

  • @idil2431
    @idil2431 3 ปีที่แล้ว

    Alah ha unaxariisto abo abayo yasmiin ha ooyin

  • @farxiyabarrow3002
    @farxiyabarrow3002 3 ปีที่แล้ว

    allaa calosha i hurtay wlhi alle ha u naxaristo abo😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fahmoomar2461
    @fahmoomar2461 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah abaayo

  • @barwakofarhan6480
    @barwakofarhan6480 3 ปีที่แล้ว

    Maamo yasmin illaahay haw naxaristo aabo

  • @ayaansan5127
    @ayaansan5127 3 ปีที่แล้ว +2

    😢😭😭😭😭 ya allah wallahi wa iga oohisay aad hadalkagu aadbu I taabtay waayo aabahy maalin dhaw ayu dhintay anigoona arkin 13sano allah yarxamu aabhy iyo aabayasha muslimintaba inta haysatana allah ha u daayo

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว +1

      Ya Allah, aabe Allaha unaxariisto macaanto. Allaha sabar idinka wada siiyo InshaAllah adiga iyo famaliga dhan macaanto 💋💕💋💕💋💕💋💕💋

    • @naimaaadam9286
      @naimaaadam9286 3 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @fartuunbilanchanel325
      @fartuunbilanchanel325 3 ปีที่แล้ว

      Ayaan anigab abayo aabaha wuxuu dhintay maalin dhaweyd anigoon arkin 8 sano alle how naxariisto waalidkeen aabahy aad baan ugu xiisay waana iska qaracmaa markasta qalbigayga wuu kujiraa😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hikmaabdiadam4988
    @hikmaabdiadam4988 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo yasmiin coodkaka wa nagu gaaban yahay fadlan micronqaadoo

  • @asiimainaxaji8497
    @asiimainaxaji8497 3 ปีที่แล้ว +1

    qisada qeybta kasoo tagitanta aabo xasuus bay igalisay malintan aabahy kaso tagayey bn dib u xusuusty wlhi 😢

  • @abdullah.hh.allaha5894
    @abdullah.hh.allaha5894 3 ปีที่แล้ว

    Asc stihiin abyo wlhi wn aabe jclaa lakin alaha aya iga jcladay marka xasuusto waan iska oyaa alaha unaxariisto aamiin ya rabi

  • @sumayohassan9509
    @sumayohassan9509 3 ปีที่แล้ว +1

    abaayo yasmin illhay ha ku xifdiyo waalidkeena allaha u naxariisto

  • @ifraaxjamac6772
    @ifraaxjamac6772 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc wll yasmin waanku salaamay ilaahay haw naxariisto aabayaasheen inta u nool yiina ilaahay haysu barakeeyo

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/53cEnkiSysE/w-d-xo.html

    • @bilanyusuf6759
      @bilanyusuf6759 3 ปีที่แล้ว

      Walaaleheyga somaliyeed waxaan idinka codsan in aad igu caawisaan subscrib madama aan ku cusbahay TH-cam-ka

  • @shaxshaxleyunsni9995
    @shaxshaxleyunsni9995 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo aabe jinada allha haidinku kulmiyo aaaaamiiin yaaalllhaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤❤❤❤❤❤♥️♥️❤♥️♥️❤❤❤❤❤💋💋💋❤❤❤❤♥️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 3 ปีที่แล้ว

    💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @nimaibrahim724
    @nimaibrahim724 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Masha Allah Yasmiin iyo Anisa si fiican ayaan idiin xasuustaa, Aniga u sheeg nimco iyo Saynab nuux iyo najma iyo Fadumo 21 Novembar Ayaan wada dhigan jirnay. Nagu Salaan Anisa iyo hooyo inshallah aabo Allah aabo Allah ha u naxariisto amen

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว +1

      Yes,yes saynab nuux iyo MashaAllah tabarakallah waa mahatsantahay macaanto sida sharafta leh iila soo xiriirtay. Subhanalah InshaAllah waa Mahatsantahay boqolkiba boqol abaayo 💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕

  • @queenikie4861
    @queenikie4861 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan kula ooyay 😥hapo yasmin

  • @ibrahimdanishidofficail
    @ibrahimdanishidofficail 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi qalbiga hurisay aniguba aabahay maalinta ka imid ayaa igu danbaysay allow unaxariiso dhamaan umada dhimatay oo dhan mamo yasmin halke ka helikaraa

  • @shamsamahamud3626
    @shamsamahamud3626 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar waba iga uysisa abyo allah ku cafida

  • @xasanmaxamuud2317
    @xasanmaxamuud2317 3 ปีที่แล้ว +3

    Yasmiin waaba naga oohisaye

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว +1

      Icafiya fatlan walaalaheey 💋💕💋💕

    • @xasanmaxamuud2317
      @xasanmaxamuud2317 3 ปีที่แล้ว

      Waanu ku cafinay waana ku jecel nahay dar ilaahay walaashayo

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 ปีที่แล้ว

    💔💔💔😢😢😢

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaliya miyaa vizaha lagaa siiyay mise

  • @umurayanos6515
    @umurayanos6515 3 ปีที่แล้ว

    Walahi gabdhan inay aniga igashekaynayso aan mooday omg 😢😢😢lakin yasminay alxamdulilah hada

  • @bahjazheekh247
    @bahjazheekh247 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭 mom walhi wan ooyay

  • @sahraabdullahi1577
    @sahraabdullahi1577 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo ilahaye abe ha unaxaristo adigana caloshada hakuqabojiyo

  • @maryanqalanjo7306
    @maryanqalanjo7306 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaasmiin wll ilahay ha Ku jecelaado wlhi wasuga shekadada saka lacagta iga go day ciil bay qabtay xiisaha aan kuu qabo awgeed abaayo mcn

  • @maryanosman1586
    @maryanosman1586 3 ปีที่แล้ว

    🥰❤️🥰

  • @nastexaqali9503
    @nastexaqali9503 3 ปีที่แล้ว +3

    😥😥😥it’s so sad walaahi abaayo😥 it hapen to me same lakiin aniga nin layguma derin abaayo yasmiin same time canal waaye hooyadey ayaa ditaarada isoo saartey and I said hooyo after two years aan imanaa 😥😥😥but 30 sano eey hada noqotey and waana waqtigii isugu keen danbeeysay hooyo iyo aabo alaha u wada naxariisto kuli good abaayo maanta aad iyo aad ayaan u ooyey very sad and emotional walaahi dadka qurbaha soo galay 1992 iyo wixii ka horeeyey aad ayey walikod ugu xiiso Qabaan . Thanks again abaayo waa loo baahan yahay in laga hadlo sidaan oo kale ❤️dhamaan dadka aqrisan doono iyo adiga iyo family gaaga abaayo yasmiin😍😘

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 3 ปีที่แล้ว

      So sad walashay inaadan hooyaa dib uarkin, i can’t imagine

    • @inasheikh150
      @inasheikh150 3 ปีที่แล้ว

      Abayo walahi dhib waye qisadaada wexey tusaale u tahay dadka wali fursad heysto oo walidkood noolyihiin iney ka faideystaan oo u tagaan mashquul kasto oo jiro waqti intaas la eg inaa walidkada kamaqnato sax ma ahan Allah u naxariisto waaldkeena dhamaan inta noolna cafimad iyo cumri Allah siiyo

  • @asiyahosman8167
    @asiyahosman8167 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭💔

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭

  • @jnrjellexaaji8299
    @jnrjellexaaji8299 3 ปีที่แล้ว +5

    Sorry yasmin wa iga ilmaysiisay Allah haw naxariisto aabo

  • @zeynabalihaji6220
    @zeynabalihaji6220 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc mamo waxan rabaa inan kula xarir isheg meel kala so xariro waxa tahay mamo jeclahay allaha ku dhowro

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 3 ปีที่แล้ว

    Sooryy wlhi

  • @liyaomars
    @liyaomars 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa’allaah yaaska hada la hor Aad nala qeebsatay xataa markii Aad is guursateen in lugu dhihi jiray yasmiintii ninka cadanka qabay Aad aan kula socdaa ilaa iyo waagii xataa wagaas TH-cam maleheen farxad ku noolaada dhamaan soomaliyeey 🌹💕

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว

      MashaAllah tabarakallah waqti dheer aa ila socotaa JazakALlah Qeyr macaan💕💋💕

    • @Barwaqo-Hasan
      @Barwaqo-Hasan 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba waan la socdaa ilaa wakhtigaa

    • @liyaomars
      @liyaomars 3 ปีที่แล้ว

      @@CafimatFican yaaska ilaaheey ha idiin xafido dhamaantiina farxad ku nolaada

  • @samiramogueh2046
    @samiramogueh2046 3 ปีที่แล้ว

    We must not discourage ok abaayo

  • @aishaabow8231
    @aishaabow8231 3 ปีที่แล้ว

    Sorry in ader Ilaahey ha u naxriisto jatul firdoosa alaah ha geeyo

  • @sagalabdi1929
    @sagalabdi1929 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭sorry hooyo mcn waan kula oye wllhi

  • @XBOX95595
    @XBOX95595 3 ปีที่แล้ว +1

    😥😥😥

  • @ramlosalaad6385
    @ramlosalaad6385 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 ปีที่แล้ว +2

    1:15 😭😭😭😭😭😭
    Ax wlhi wan ooyay plz habo aamu
    Aan sii daawado

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว

      So sorry sweetie 💋💕💋💕