Masha Allah yasmiin qurux ileen iscaateen kujirtaa abayo waanba kanaxay sawirkaga maalin dhexdaas si ubahdileen alla ma xanuunsatay Yasmin niyada iska iri allaha kuxafido hppty adiga family
Waxaad ii sheegta ayga qudaarta dhushooda aad ka jafeysid maxaa waaye, so qof Muslim ah ma tihid miyaa. Subxanallah Allah ey qoyan ayaad salaaxanee isla yaab
Soomaali. Yasmin waa gabadhina. Like badan hala siiyo ❤.
Masha Allah ilaahay haku xafido
Barnaamish fiican ayaa u haysaa dawada yaashada
Thanks wll
Maaaasha allaaaaaaaaah abaaay yaaasmiiin❤❤❤❤ Miss U❤❤❤
Maasha Allaah
Yasmin markaad TH-cam biliwday ukun,hilib meydun cuni jirin just cagaar iyo fruits mar mar baan fiirsadaa videos
Goormaad biliwdeen inaad cuntaan hilibka.
❤❤ mashaAllah ❤❤
MashaAllah tabaarakllah ❤❤
Masha allaah 😋😍👍
Masha Allah yasmiin qurux ileen iscaateen kujirtaa abayo waanba kanaxay sawirkaga maalin dhexdaas si ubahdileen alla ma xanuunsatay Yasmin niyada iska iri allaha kuxafido hppty adiga family
Maasha Allah abaayo yaasmiin caloosha maxaa kujartay aniga caloosha igu culus
Mansha Allah tabarikalah
Manshallah looks very nice
Masha Allah ❤.
Kkkkkk masha Allah abayo Wan ku xiisnay wallahai waxa ku qoslaya afka dhulka laiigeliyey ilaah Haku dhoowro qaali yaasey
الله يعطيك الصحه والعافيه
Mn sh allh abaayo mcn yaasmin wn ku xiisay ilhey ku dhowro ❤
Abaayo waad mahadsantahay
Masha allah walshy
Asc abaayo Yasmine mahadsanid
Abaayo yasmin waxan raba malabkaga waxan jooga london siide kaga so radsada
ACS Habo wad mahadsante ee wax jirka lagu dhiso oo cayil badana laheen oo jirka Ku dhisaya qofka caatada u qurxinaya noo soo gali habo in sh allh
Masha allaha abyo ❤❤
Asc yasamiin inaan kulaxiriiraarabaa sideen kuuhelaa
masha allah xabiibti shukran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤❤❤
Waa ka helay yaasiin Wey Lkn cusbada sow kuma bararineysao
Abaayo bocorkee waaye kan aad foornada galisey kan kale sakunida iyo bocorgaduudka waan fahmey isosheeg.
Mansha allah apayo yasmiin
Manshallah ❤❤❤❤
Wow ❤❤❤❤❤
Thank you abayo Jasmine can I use meat if I have a fatty liver mcny please reply.
What kind of meat is that abayo thanks?
Abayo put for us desserts that are healthy made from low carbs almond flour and pancakes
Mashallah
Asc Mashaallaah sister allahakubarkeeyo amiin amiin ❤❤❤
Freeze moyaane ka buux samaynin markaad ku rido alaabti sumerka miss 2 freeze baad leedahay
Asc abayo Yasmin hilibka deer 🦌 siduu u dhedhemaa waligey macunin sagaaro lkn wan cuney
Liinta iyo qalka qofka ku saliilyonaayo kwrn maxa sababa saliilyada ilkaha
Qof yahe lixsano kahor saa udiyar saned iyo hadda sidi Lee tahay
Hadaa rabto 20 jir skudhuq eh gmile ka iga soo qawo 🤚
Abaayo LMNT Electrolyte discount muu nasiinaayaa ? I was asked couple times before about LMNT but you haven’t answered my question Sister ❤
Sure here’s my link: if you buy a box you get a free variety box by using my link.
elementallabs.refr.cc/anchoredremedy
hbo sfcn dhoogu sharax bocorga waa fahmay guwagale mafahmin
Abayo I caawi wancayilanahay
Yaasmiineey 80 baa ahay wax kasta oosameeyay xataa 10kg waa ridi waayay
Ethiopia malaga helikaraa vitaminadass
Ila iyo duhuradi gaajo Kuma gaari Karo gaas Ayan qabaa
Abaayo Yasmin waa ku Salaamay,aad ayaad miisaanka u dhintay balse Health ayaa muhiim ah.Caafimaad
Asc habo what is the bocor mean in english plz
Pumpkin or squash 😊
Asc.whatsapp business maleedahay ama Facebook?
Hawo eyga maxa utabane
Abayo ayga ha taaban waa xaraan
Asc abayo Yasmin L m sidee uu qorayah adigo mahaadsandi
@@maryanalibarre7505
elementallabs.refr.cc/anchoredremedy
🌹😇😇😭😭🌹🫶
Waxaad ii sheegta ayga qudaarta dhushooda aad ka jafeysid maxaa waaye, so qof Muslim ah ma tihid miyaa. Subxanallah Allah ey qoyan ayaad salaaxanee isla yaab
Wllo channel magaciisa halka soo dhig
th-cam.com/video/GJf_sAuuTsQ/w-d-xo.html