ความคิดเห็น •

  • @deeqoahmed9693
    @deeqoahmed9693 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo yasamiin waanku jeclahay from TURKEY 🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah Duca waalid ayaad qabtaa.
    Aniisa xagey ku danbeysay yaa aroosey
    iyada xagey degan thy iyo hooyo

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 3 ปีที่แล้ว

    Mansha,Allah abye Alle darti ayaan ku jecelnahay Alle ha idin xifdiyo adiga dhamaan reerkaga oo dhan

  • @khadrasiciid729
    @khadrasiciid729 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarka laha qaaliyeey Alle haydin xafido ❤️❤️❤️

  • @aminahassanchannel8366
    @aminahassanchannel8366 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah wll qali

  • @sowdaofficial6105
    @sowdaofficial6105 3 ปีที่แล้ว

    Mashalha ilhadin barakeyo abyo yasmin isodhaweya

  • @fatumayussuf3418
    @fatumayussuf3418 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo yasmin waxaa tahay qof wanagsan allah hakuxafida adiga iyo familka marwalba an kufiirsada waan kugufarxaa waxbadan an kafa iday masokobikaro

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 3 ปีที่แล้ว

    Maash Alaaaah abaaayo

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah abaayo illahay wuu kuu fududeeyay waxaan illahay kaaga baryayaa janatul firdosa inuu kuugu bishareeyo

  • @degansiman4962
    @degansiman4962 3 ปีที่แล้ว +1

    Yasmin waanku salamay mamo ad banku jeclhy ilahay rali haka noqdo inch allah waxan ku weydiyay away walasha aniso

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah adban ujecelyahay qisoyinkaaga Allaha kubarakeeyo waarun abaayo Neyrobi weyqarash badantahay

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aadban ujeclahay qisooyinkaga Allaha kubarakeeyo

  • @qaliabdi1075
    @qaliabdi1075 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku xifdiyo sister

  • @inacamuud6919
    @inacamuud6919 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso fiican walaahi thanks Yasmiin

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @zeynabalihaji6220
    @zeynabalihaji6220 3 ปีที่แล้ว

    Mamo yaas mashaallah allaha idin xafido dhaman familka wlhi alle darti anijeclahay

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 3 ปีที่แล้ว +3

    Today is my first day yaa iga soo horeyey am first one

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku sari

  • @shukrinurre4447
    @shukrinurre4447 3 ปีที่แล้ว +1

    Marwo sharafleh allahaku xifdiyo

  • @najaxchannel3835
    @najaxchannel3835 3 ปีที่แล้ว

    Msh allah ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalahyg qalig Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 💖🙏🙏🙏

  • @barwaqali9126
    @barwaqali9126 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @shukriahmed6063
    @shukriahmed6063 3 ปีที่แล้ว

    AlhamdulliAllah 😘💋😘

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 3 ปีที่แล้ว

    Dahab ku waa raasamaal runti wuku anfacay dahabkagii mar hadd laba jeer ku baxsatay chilip kagii guriga waagaad gadayseen baan daawaday Masha Allah

  • @jannatabdi4835
    @jannatabdi4835 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah video kaaga cunto u soo qataa, Suaal abaayo Anisa manoo shegin markii aad meherka ku dhibtoneyse. Love your videos qaali badaneey 😘😘😘🎉🎉🎉

  • @shamsoabdulqadir8708
    @shamsoabdulqadir8708 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo yasmin,, hooyo iyo anisa Gabadhii wadanka kula imaty intey ady

  • @otruunshopin3017
    @otruunshopin3017 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc maama yaasmiin aadban kuu jeclahay wlhi alaha ku xafido please si qaas ah iiguso duceey murad ayan leyahay sujudada iyo waqti waliba iiguso duceey janada alaha ku geeyo🥰🥰😘😘

  • @axmeddaahiraxmeddaahir9690
    @axmeddaahiraxmeddaahir9690 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha allah

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @suleqosimanosman9184
    @suleqosimanosman9184 3 ปีที่แล้ว

    First one

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @allahwithme1310
    @allahwithme1310 3 ปีที่แล้ว +2

    walaasha anisa aaway qisada maku jirtee pls nooga so sheke

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah waa qiso qiimo badan

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @fadumo5659
    @fadumo5659 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo Yaasmiin cida markaa keligaa caawinaysid keligaa walaashaadii wadanka kula imaatay aawayday

  • @hodaneyissa5900
    @hodaneyissa5900 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah hbo allah hakuxafido

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @jannatabdi4835
    @jannatabdi4835 3 ปีที่แล้ว +3

    Ascwr abaayo suaal intaa aad dhibtoneysey meherkaga awey Anisa? Halkee ku dambeysey Love your sheekadada marna waa kula oyeey marna waa kula farxey mashaallah guul aa idiin rajeynayaa family 😘😘😘🎉🎉🎉

  • @caashocali7323
    @caashocali7323 3 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo yaasmiin MASHA Allaah rabbi haku xifdiyo❤❤

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @farhiafarah3328
    @farhiafarah3328 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salaamay Abayo yaasmiin aaway walaashaadi kaa weyneed oo aad America isla imaateen?

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah walaashey waxaad tahay qurux weelked😍❤️😘👌 Miss u my ❤️

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

    • @CafimatFican
      @CafimatFican 3 ปีที่แล้ว

      Miss you too sweetie. Ramadan Mubarak abaayo 💕💕💕💕💕💕

  • @safiyoabdulkadir1217
    @safiyoabdulkadir1217 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo order ayaan u baahanahey telrfoonkaada seen ku helaaa

  • @Mohamedabdirizak5919
    @Mohamedabdirizak5919 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo yasmiineey waxaan kuweeydiinaayaa inaad noo sheegto farqiga udhexeeya nimanka ajanabigaa iyo raga soomaaliyeed yaa kufiican nolosha guurka adigoo mahadsan mcnto

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha6572 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah abaayo yasmin salax ma barty af somaligi wadigi barayaye carr.tadana ma yaqanan mhdsnd ramadaan mubarak

  • @hanimcali2155
    @hanimcali2155 3 ปีที่แล้ว

    Asc seetahay abaayo yaasmiin waxaa n rabay linkaaga waxaa rabaa malabkaaga waxaaa joogaa norway

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaay yasmin walaasha ne makucawinin miya oo kulajookto wadanka???

  • @sowdaofficial6105
    @sowdaofficial6105 3 ปีที่แล้ว

    Wan cusbahy

  • @mishkatbosaso1884
    @mishkatbosaso1884 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    Abaayo yaasmiin abaayo sallaan kadib abaayo waxaan rabnaa malab wallaalkey oo joogo ohio telfonkaaga ma,iisoo diri kartaa asagaan sionaa si aad usu heshaan
    Waa mahadsantahay

  • @qamarcali8700
    @qamarcali8700 3 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo yasmin

    • @ruqyah4199
      @ruqyah4199 3 ปีที่แล้ว

      subscribe isar wanku dhahay

  • @farxiyomcln935
    @farxiyomcln935 3 ปีที่แล้ว

    asc

  • @sowdaofficial6105
    @sowdaofficial6105 3 ปีที่แล้ว

    Walshina

  • @fatimaabdiahmed8721
    @fatimaabdiahmed8721 3 ปีที่แล้ว

    Maxay qaatay aan kawada

  • @nimokalif6149
    @nimokalif6149 3 ปีที่แล้ว +3

    I love it your story my dear.hataa majecli in uu dhamado I saw your clip like just five minutes

    • @CafimatFican
      @CafimatFican 3 ปีที่แล้ว

      Aaaaw🥰 thank you so much sweetie 💕

  • @fardowsamahamud272
    @fardowsamahamud272 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo aaway Anissa intaa aad cida caawinayso shekada kumajirtee

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 3 ปีที่แล้ว +8

    Mama Yaasmin Aniga Waxaan Ahay dadkiii Waagii Kow So galeysay TH-cam kula Socday Oo Sab Ku saaray Hada waxaaan Ku arkaa marwalbo inaan aniga adiga si fiican ku aqaano Oo Kale wallahi Allaah Haku xifdiyo Anigane Iisoo duceey Hooyadeey O aniga Bis Oowlaad liga qabto inaan Meel ku noolaano Murugteda ihaayso Please Allah dartiis Igu duceeyaa Hooyadeey Oo cidla Iiga Joogto igu duceeyaa😭😭😭

    • @aminoabdi7929
      @aminoabdi7929 3 ปีที่แล้ว +1

      ilaahey hakukasa inad hooyada mel kuwda nolataan

    • @hibomohamed8745
      @hibomohamed8745 3 ปีที่แล้ว

      Up

    • @CafimatFican
      @CafimatFican 3 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah everything qeyr habo Allaha kuu sahlo macaanto InshaAllah amin yarabi amin. 💕💋💕💋💕💋💕💋💕

  • @Aboutlife2024
    @Aboutlife2024 2 ปีที่แล้ว

    Habo numberkaaga ma ii soo diri kartaa suaalo ayaan gaara qabaa inaad ii jawaabtaana rabaa

  • @fatimaabdiahmed8721
    @fatimaabdiahmed8721 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc yaas waaku salamay adiga iyo familygaaga, waxaan ku waydiinayaaa away walasha Anisa sababto ah adiga kaligaa ayaa reekii keentay oo African ku biilayay ileen waa kula socdey ilaa 2015kii iyo hada qisadaadan cusub marba kaama maqlin abayo Anisa ayaa waxaas qaatay eee away Anisa maxay qaatay?

    • @fatimaabdiahmed8721
      @fatimaabdiahmed8721 3 ปีที่แล้ว

      Maxay qabatay

    • @hoo3nr94
      @hoo3nr94 3 ปีที่แล้ว +1

      Fatima abdi Ahmed abaayo sokama fiican inaad ayadha ka war sugtiid teedha kale walasheed waa walasheed hadaye ayadha qabato gabadha kale wax qabato iskumiid lee waye

    • @fatimaabdiahmed8721
      @fatimaabdiahmed8721 3 ปีที่แล้ว

      @@hoo3nr94 waa run waa isku mid lkn waa inaan ogaana so mahan maadaama aan ku xiranaahy chanel ka war jacayl leee kk

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi 3 ปีที่แล้ว

    Midke wanagsan guurka nimanka ajanibta iyo kuwa somalida? maamo adigo mhdsnd ka so hadal

    • @daganlovehoyofatima1203
      @daganlovehoyofatima1203 3 ปีที่แล้ว +1

      Honestly waa ruxu alle kugu so hagajiyo 😭😭😭😭 ajanabi dhiban weyjiraan

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 ปีที่แล้ว

    OGEEYSIIS
    OGEEYSIIS
    Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho.
    Mahadsanid

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 ปีที่แล้ว

    OGEEYSIIS
    OGEEYSIIS
    OGEEYSIIS
    Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho.
    Mahadsanid

  • @farxiyomcln935
    @farxiyomcln935 3 ปีที่แล้ว

    labarka lagahelo isoqor

  • @iqraofficial6872
    @iqraofficial6872 3 ปีที่แล้ว

    Abay yasmin waxan ubahna talefonka my fb is ciiyaalm xamar jajab

  • @munnabaashe9159
    @munnabaashe9159 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

    • @nalkanuurachanel1531
      @nalkanuurachanel1531 3 ปีที่แล้ว

      Asc abaya yasmiin waa ku salmay ramdan mubruk waxan la yaabay america sahal maba lagu imado walaahi waa adagtahy imaashaheeda ww

  • @farxiyomcln935
    @farxiyomcln935 3 ปีที่แล้ว

    asc