Aas Qaran oo Loo Sameeyey Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2019
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
  • เพลง

ความคิดเห็น • 152

  • @sardheeyedigaale3506
    @sardheeyedigaale3506 3 ปีที่แล้ว +3

    Rabi ha u naxariisto xaajiga janatul farduusana ha ugu deeqo.

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah janadi fardawsa haka waraabiyo

  • @hudacali1412
    @hudacali1412 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha u naxariisto amiin

  • @hassanabubekerosman9851
    @hassanabubekerosman9851 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hamsemahamed790
    @hamsemahamed790 5 ปีที่แล้ว +10

    Aabihii somalida ayuu ahaye alle qabriga hakujaneyo allena samir iyo imaan ha inaga siiyo

  • @alidalmar6674
    @alidalmar6674 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah xaajiku nin Aad iyo Aad lo jacylyahay ayuu ahaa Allah ha u naxaristo

  • @abdiraheemzappanle6446
    @abdiraheemzappanle6446 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle Ha unaxariisto Marxuunka kabaxay soomalida/Soomaliland
    Allow Janatul fardowsa gee
    Allow Qabriga Qasrigii janada ookale uga dhig 🤲

  • @abdilaahiabdi3193
    @abdilaahiabdi3193 5 ปีที่แล้ว +2

    inalilahi wanalilahi rajucuun marxuun x cabdi waraabe allah u naxariisto janatu fardawsa allah ka waraabiyo ehelkiisiina iyo qarabadisina samir iyo iimaan allah ka siiyo aamiin

  • @xasanbatalale4494
    @xasanbatalale4494 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah hownariisto xaji cabdi warabe Oday qaran amiiin

  • @nimcoabdirizak3212
    @nimcoabdirizak3212 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle naxariistii jano ha ugu deeqo xaji abdi waraabe bil khayrbadan buu dhintay 😥😥rabbi xabiibkii scw jaar ha uga dhigo aamiin 🤲

  • @muhanadmuhanad1031
    @muhanadmuhanad1031 5 ปีที่แล้ว +3

    waa ramadaan allah ayaan kamagan gelayaa inay kuwaasi jinaasadayda yimaadaan

  • @firdawsamahamed5150
    @firdawsamahamed5150 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u nxariisto Janatul- firdawsa Allah hka warabiyo Ameeeeen Yaa Rabi

  • @sagalhassan8591
    @sagalhassan8591 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahay janadii fardawsa haka waraabiyo kitaabkiisana gacanta midig hawga dhiibo aamiin yaa rabi

  • @acacius9903
    @acacius9903 5 ปีที่แล้ว +3

    Ameen. Ilahay a u nahariisto.

  • @msssagal501
    @msssagal501 5 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭 yaaa rabi unaxariiso yaaa allah unaxariiso

  • @mohnazirm
    @mohnazirm 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha u naxariistoh Aamin

  • @Walaalo-mohamed
    @Walaalo-mohamed 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabbi alle haw naxariiato xaaji cabdi

  • @haboonadan
    @haboonadan 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow uu naxariso ka warabi xawdka nabigeni subana. Scw. Yaa Allaah😢😢😢😢😢😢

  • @alihaykal7439
    @alihaykal7439 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle janatu fardawsa haku geeyo aaamiin aaaamiin aaamiin yaarabii 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 5 ปีที่แล้ว +5

    Inna LiLLAH ,Wa inna ILLAH Rajuun .
    No one will remain in this World. we pray for you always .

  • @suhaylaforensic234
    @suhaylaforensic234 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha unaxariisto udub dhexaadkii somaliland taariikhdaa ku xusi doontah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahamuudmahamed
    @mahamuudmahamed 5 ปีที่แล้ว +2

    ilahay haw naxariisto yaa rabi

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 5 ปีที่แล้ว +1

    Ina lilaahi wa ina ilehi raajicuun rabi naxariisti jano hakawaraabiyo qabrigana ha unuuro xaaji cabdi kariim

  • @habibamalat3230
    @habibamalat3230 5 ปีที่แล้ว +3

    اللهم ارحمه واغفر له وأدخله الجنه آمين

  • @wardasheikh6766
    @wardasheikh6766 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah haw naxariisto bil barakysan buu dhintee allah janatul fardawsa hawgu deeqo marti lajecel yey allah haka dhigo aamiin

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariirso

  • @4eye807
    @4eye807 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha u naxariisto aameen

  • @jihaanjibril6109
    @jihaanjibril6109 5 ปีที่แล้ว +1

    Geeridu waa xaaq awoow xaaji cabdi waraab in badan bad nabada beelaha ka talisay Rabi hakaga dhigo beeydkaga akhiro miid nabad iyo naxariis badan amiin 🤲🤲🤲

  • @mulkinuura8120
    @mulkinuura8120 5 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Allah haku naxaristo awoowo waa bil Ramadanne 😭😭😭😭😭😭

  • @claahisaalax8382
    @claahisaalax8382 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay haw naxariisto

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay how naxariisto xaajiga.

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah haw naxariisto janatul firdowsana hawgu deeqo isaga iyo inta dhimateyba ee muslimka ahba

  • @hudashacnito4174
    @hudashacnito4174 5 ปีที่แล้ว +22

    ilaahY haw naxariiztO father Somaliland 😭😭😭😭😭🙏

  • @suldaanahmed4235
    @suldaanahmed4235 5 ปีที่แล้ว +3

    inallilahi wa ina illahi raajicun marti la jecelyhy alle haka dhigo wa la tabi alle halkiisi badal khayr qaba ha ino galiyo😓

  • @madiinamacalin2450
    @madiinamacalin2450 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha unaxariisto innaalilaahi wa innaa ileyhi raajacuun alle jinno tulfardowso haka waraabsho

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha u naxariisto

  • @nazirziyad2478
    @nazirziyad2478 5 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahay ha u naxariisto geesiga Somali kabaxay

    • @hoodocabdi2403
      @hoodocabdi2403 5 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @arka3676
    @arka3676 5 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH janatul fardowsa ha ku arsaqo

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 5 ปีที่แล้ว +13

    marxuunka alle haw naxariisto malin wanagasan buudhintay allaw janadada kumacsuun aamiin aamiin aamiin

  • @abdirahmankayze83
    @abdirahmankayze83 5 ปีที่แล้ว +8

    alle haw naxaristo qabrigana haw nuriyo

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle Haw naxariisto Awowo Xaaji clkariim

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto

  • @nasrenhazzn7664
    @nasrenhazzn7664 5 ปีที่แล้ว +3

    اللهم الرحمه رحمة واسعه واجعله روضة من رياض الجنه ولا تجعله قبره حفرة من حفر النار🙏🙏🤲🤲🤲

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadal kastaa ma laascaanood baa naf bid looga dhigi. allaw alle camalkiisii umbaaa kahoreya

  • @hothanahmed3151
    @hothanahmed3151 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle hanaxariisto aamiin aamiin

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว

    alle ha naxaristo xaji cabdikariim waraabe

  • @gaafaneismail9658
    @gaafaneismail9658 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle haw m
    Naxariisto

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha naxariisto xaaji c kariin janaadkiisa ala ku casuumo aabaheen sama wade

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 5 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHAY XAAJIGA ha u naxariisto Samir iyo Imaan ha inaga dhamaatiinba.

  • @mursalquulemedia
    @mursalquulemedia 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey ha u naxariisto

  • @abdirahmanismail5411
    @abdirahmanismail5411 2 ปีที่แล้ว

    Alah ha u naxariisto

  • @user-ho5wy1yh8b
    @user-ho5wy1yh8b 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxristo
    Amin Amin 😢😢💝

  • @munasaleeban5272
    @munasaleeban5272 5 ปีที่แล้ว +1

    Alllah haw naxariis sama falle x c/kariin xuseen

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaw kuu naxariisto awoowo haji abdikarim

  • @aliyaosman421
    @aliyaosman421 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 5 ปีที่แล้ว +1

    Alah unaxarista ameeen

  • @abdifatahhiis8213
    @abdifatahhiis8213 5 ปีที่แล้ว +4

    alle how naxariisto halyeeygii
    somaliland aamiin aamiin

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle naxariistii jano hakawaraabiYo

  • @axmed6nuur7
    @axmed6nuur7 5 ปีที่แล้ว +2

    Axmed love

  • @nabaddoonkaahin9254
    @nabaddoonkaahin9254 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto waa nin Allah jecel

  • @hamdahusseinshire6887
    @hamdahusseinshire6887 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto xaaji cabdi xuseen

  • @Maxamed-zz2po
    @Maxamed-zz2po 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaa.hawnaxariisto..murxumka.geeriyooday.xaaji.cabdi

  • @asmakhaliil7722
    @asmakhaliil7722 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto xaji abdiwarabe qabrigiisana alle ha u nuuriyo

  • @zafapaane8784
    @zafapaane8784 5 ปีที่แล้ว +3

    الله يرحمك حاج عبد ورب

  • @ifraaxcali2981
    @ifraaxcali2981 5 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariizto marxuunka🤲🤲🤲

  • @ifraaxdhamac6374
    @ifraaxdhamac6374 5 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo marxuumka janadii fardowsana haka waraaabiyo aaamiiiii

  • @mrnuux2298
    @mrnuux2298 5 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxariisto xaaji cabdi kariim

  • @mohamudabdi2342
    @mohamudabdi2342 5 ปีที่แล้ว

    Afkiii somalia yaa kuhadalaya kuwii kale kuwadahadashee ilahy ha unaxariisto xaaji abdi

  • @usaamekaastar905
    @usaamekaastar905 5 ปีที่แล้ว +6

    Alle Godka hakuu nuuriyo Awoowo 😰😰

  • @qaabiyoquruxmakeupandhenna3010
    @qaabiyoquruxmakeupandhenna3010 5 ปีที่แล้ว +1

    alle how naxariisto xaaji abdi hussein yusuf

  • @abdiali6617
    @abdiali6617 5 ปีที่แล้ว +8

    The father of somaliland

  • @maprukajoqor9119
    @maprukajoqor9119 5 ปีที่แล้ว +1

    Alha ha KU naxaristo suashan ha KU dhib yareyo

  • @mustafaosman7261
    @mustafaosman7261 5 ปีที่แล้ว

    alle ha unaxariiato janada alle ha geeyo

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u Naxariisto

  • @qosoliyoqonbob7326
    @qosoliyoqonbob7326 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo xaji cabdi

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle hawnaxariisto

  • @mohamedabdirahmansahil8092
    @mohamedabdirahmansahil8092 5 ปีที่แล้ว

    alla ha u naxariisto xaji cabdikriin

  • @zusansuleiman5452
    @zusansuleiman5452 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarhamak

  • @esraahmat7815
    @esraahmat7815 5 ปีที่แล้ว

    ALLAH YARXAM HAJJI ABDI WARABE

  • @faadum0sahra67
    @faadum0sahra67 5 ปีที่แล้ว +1

    AaMiiin

  • @apdiazizozman6059
    @apdiazizozman6059 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha Unaxaristo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faadum0sahra67
    @faadum0sahra67 5 ปีที่แล้ว +1

    AAAMIIN

  • @xamdaqurux4394
    @xamdaqurux4394 5 ปีที่แล้ว +1

    Alleh hawa naxriisto xaajiga

  • @hadiyamuuse9982
    @hadiyamuuse9982 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahow kuu naxariiso 😭😭😭

  • @shukrifayzal2770
    @shukrifayzal2770 5 ปีที่แล้ว +1

    alle hawnaxariisto

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 5 ปีที่แล้ว +2

    Amiin Amiin Amiin allow naga aqbal ducada

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle SWT waxaan uga baryayaa xaaji cabdi kariin inuu janatul fardawsa ka waraabiyo somaliland na samir iyo iimaan ka siiyo booskii uu kaga jireyna mid la mida ama ku dhaw galiyo aaaaammiiin

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 5 ปีที่แล้ว +3

    Isaaq oo dhami wuu iskugu yimid odeyga geeriyooday camalkiisii Umbaa kahoreya

    • @Bskvka
      @Bskvka 5 ปีที่แล้ว +1

      ka xuneey orod doono cid aad iskugu dul timaadaa adiga iyo reerkaagu

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haw naxariisto wakhti fiican bu dhintay

  • @sadaammaxamadnaaji4375
    @sadaammaxamadnaaji4375 5 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo

  • @khaliiliyokoos5387
    @khaliiliyokoos5387 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha na xariisto

  • @ibrahimabdirahman9586
    @ibrahimabdirahman9586 5 ปีที่แล้ว +3

    Tagiddaada Somaliland wax badan ayay ku wayday. RIP, Xaaji Cabdiwaraabe.

  • @asliahmed7535
    @asliahmed7535 5 ปีที่แล้ว

    Rabi naxristii jano haka warabiyo

  • @prettyhoodo577
    @prettyhoodo577 5 ปีที่แล้ว

    alle hawnaxariisto marxuumka

  • @mursalgadhle723
    @mursalgadhle723 5 ปีที่แล้ว +1

    الله يرحمه حاج عبد الكريم حسين يوسف

  • @abdialiosman1666
    @abdialiosman1666 5 ปีที่แล้ว

    Ale Naxariizti jano Hka WaraabiYo

  • @falilaali6182
    @falilaali6182 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha su,a asha ha udhibyareyo qaranka somaliland ee ukabaxyna Samir iyo iiman allaha hakawrabiyo

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 5 ปีที่แล้ว +1

    Raxiimulah xaaji cabdi warabe

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 5 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha u naxariisto hajiga Somali odhan buu ka baxay

  • @kalsoonikawaran1124
    @kalsoonikawaran1124 5 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso