Odayaal iyo waxgarad uu jawaabay madax dhaqameed Caynaba ka hadlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 13

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 24 วันที่ผ่านมา +4

    Waar waa waa la taan rer buura ful naga faddists xirsi waa tuug inxashi waa tuug

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 24 วันที่ผ่านมา +3

    Waar xishooo cod sidaa laguma helo

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 24 วันที่ผ่านมา

    Waa musbaarkii ugu dambeeyey ee Ali dhuftay naxashkii Kulmiye iyo Muse Biixi, ayaamo tirsan baa hadhay Ina Xaashi kheyr ma leh balse horta Muse aan ridno oo dalkii farahiisa ka baxay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 24 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyadiin wadani wasye xisbiga huwanta ah hanahormarmarinina nacaladbaa idinku taale teeda kale hj iskama daba hadli jirin ee xishooda anagu waxanu idiin aragnaa 4 uraraya oo geel aanay lahayn dhoobi ka ah😮😮😮😮

  • @user-km6bi9jt2v
    @user-km6bi9jt2v 23 วันที่ผ่านมา

    Xubnaha odayaasha ka daba Hadley ee qaadhaanka cusbatalka caynaba waxba maydaan soo kordhin hadalkiina maaha mid fekerkiina ka yimi waana hadal ku xumayn ah idikoo u jeeda odayaasha xaqiiqda sheegay

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 24 วันที่ผ่านมา +1

    Waxani tvydu shaqadoodu waxay noqotyt oday ayaa oday kale u jawaabay aduunka tv waxaa ku shaqeeya ma jiro😅

    • @KeyseAwadAliAbdi
      @KeyseAwadAliAbdi 24 วันที่ผ่านมา

      Walahi tv yadii Shaqadoodii Muran Kay shaaciyaaan 😂

  • @bashe3051
    @bashe3051 24 วันที่ผ่านมา +1

    Xirsi gaab tuug and Wadani are doing something illegal! Politely parties are not allowed by laws and by constitution to finance any public projects. Yes, Individuals can do contributions but not political parties! Sumxanala...

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 24 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 24 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waxqabadka dawlada booli qaran masheegan karo 10 kun waa may kkkkkkkkkk

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 24 วันที่ผ่านมา

      C horta B ban kadhigayaa buu yidhi kaahin 10 kun kkkkkkkkkkkk

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 24 วันที่ผ่านมา

      Kilmiye waa saraaac