TAARIIKHDA XAAJI CABDI WARAABE HCTV Q1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • waa taariikh muuhim ah oo ku saabsan dhacdoyinkii ka dhacay gayiga soomaalida

ความคิดเห็น • 274

  • @macalinhamzamohmoud2381
    @macalinhamzamohmoud2381 5 ปีที่แล้ว +19

    Labadooduba way dhinteen illaahay ha u nsxariisto.
    Dr Maxamed rashid waa ninkan xaajiga waraysanaya isagaa ka hordhintay.

    • @ame3nksri303
      @ame3nksri303 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa runa
      Ilhaya ah u naxriisto amen

    • @xuseencabdilaahi8147
      @xuseencabdilaahi8147 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin ilaahay ha unaxariisto labadoodaba

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 3 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin alla ha unaxariisto

    • @ahmedabdi4842
      @ahmedabdi4842 2 ปีที่แล้ว +1

      Goormuu dhinty walal Drku ilahay ha u naxariistee labadoodaba ?

  • @suldaanabdisamed881
    @suldaanabdisamed881 5 ปีที่แล้ว +21

    Subxanalah kulahaa xaji cabdi ( AHUN) Maninka daroorin nooquudhi wayay ayaan xabad uquudhaa.

  • @mursalgadhle723
    @mursalgadhle723 5 ปีที่แล้ว +12

    Geed midho leh buu ahaaa
    Alle haw naxariisto
    A/kariin xuseen

  • @nnm2571
    @nnm2571 6 ปีที่แล้ว +23

    alle mxaa ciidagale rag soo maray

  • @abdibashiir6731
    @abdibashiir6731 5 ปีที่แล้ว +9

    xaaji cabdikariin xuseen (cabdi waraabe) alle janooyinkiisa ta ugu sareysa hakugu casuumo waayo badan oo nolosha somalida ka mid ah ayaad nabad kasoo talisey waxanu kuu rajeynaynaa in uu ilahey sidad wanaga uga talin jirtey uu isna cadaabta jidhkaaga kaga xoreeyo

  • @ladansuldan3406
    @ladansuldan3406 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay naxariis waarta ha siiyo awoowaygay xaaji abdikarin

  • @Nourmohamed-tm5ub
    @Nourmohamed-tm5ub 5 ปีที่แล้ว +3

    Ax ax ax alle haw naxariisto qabriga rabi waasac hawga dhigo aamiin yaa Rabii maalmo khayr leh ayuu geriyoday

  • @ismaildualle634
    @ismaildualle634 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariisto weriyaha Maxamed rashiid

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 ปีที่แล้ว +5

    Labaduba way xijaabteen wariyaha ayaa ka horeeyay labo bilood iyo badh ilaahay ha u naxariisto labadaba qabrigana ha u nuuro.

  • @mohdekc
    @mohdekc 9 หลายเดือนก่อน

    maxaa kaga baxaa . jannadi gardawsa alla ha geeyo. hero champion nabada. good histary and good news. gunners north london.

  • @samsungibrahin9829
    @samsungibrahin9829 5 ปีที่แล้ว +3

    ax ax ax maanta markn maqly sidaan uga naxay wlhi Alle naxariis tii Jano kawrbiyo

  • @suhaybnuradin4442
    @suhaybnuradin4442 8 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah Allah haku xafido cimira dhara iyo cafimada qaba

  • @somalilandergeesi4012
    @somalilandergeesi4012 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto xaaji cabdikariim xuseen yuusuf cabdi waraabe Tiir bir ah ayuu ahaa runtii.

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 8 ปีที่แล้ว +26

    geesi geesi dhalay ilaahow janada gee.

  • @hananmohamoud8126
    @hananmohamoud8126 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah hawnaxariiso xaji c/Kariim xuseen allah janafirdaws ha geeyo

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 20 วันที่ผ่านมา

    Alle haw naxariisto labadooduba 😢😢😢😢😢

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 25 วันที่ผ่านมา

    Nin rageed allow u naxariiso

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +10

    Waxaad waayo taliso
    Ood wayeel ahaataba
    Wad miyuu ku daaya wakhti makaa xishooda😭😭😭👋

  • @zupeerahmed7589
    @zupeerahmed7589 7 ปีที่แล้ว +9

    allaw iidaa awowgay

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 5 ปีที่แล้ว +3

    Labada marxuun alle janada fardawsa ha u furo

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaynu ka baran karna waa aduunka inaan cidi joogahayn ragan aynu maanta daawanayno ee ehelu sharafka ahi inaanay maanta inala joogin Marka qof walowba aakhiradaada wanaaji oo wax wanaagsan iska sii horeysii... ilahay labadoodaba jano haku abaal mariyo waa bil Ramadane.

  • @fiqibad
    @fiqibad 10 ปีที่แล้ว +2

    waaw aqlibuu mar kii horeba ilahay u dhaliyay masha,alah

  • @ehmd_dqniel5457
    @ehmd_dqniel5457 5 ปีที่แล้ว +4

    Ma galbaday geezi Gii HalYaY Qaran Aleh ha ku naxariizto 😭😭😭

  • @yaxyemustafe8138
    @yaxyemustafe8138 ปีที่แล้ว

    awwow. xaajiCabdi Xuseen ale hakuu. naxariisto

  • @ktfrx4306
    @ktfrx4306 9 ปีที่แล้ว +9

    Illahow cimri dheer iyo caafimad sii

  • @eidaanyare3285
    @eidaanyare3285 7 ปีที่แล้ว +6

    alle hadayo xaaji abdi waraabe father of the s/land

  • @amish6126
    @amish6126 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haw naxariisto yaa rabi aabihii somaliland

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 ปีที่แล้ว

    waa qiso cajiiba
    ILLAAHOOW unaxariiso yaa rabi
    Labada marxuunba

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 ปีที่แล้ว +1

    Masuul sare nabadoon caaqil
    Xaaji Cabdi Waraabe allah hawnaxaristo Garxajis & Cali-saleebaan Majerten Cuqaalo wanaagsan maxa soomarey

  • @hanuuniyee
    @hanuuniyee 11 ปีที่แล้ว +3

    taaariikh fac wayn oo fog buu ka sheekaynaya xaajiga in wax badan laga qoro weeye... waa mahad san yahay maxamed rashiid,,

  • @faisalawil
    @faisalawil 4 ปีที่แล้ว +4

    اللهم ارحمه رحمة واسعة واغفرله

  • @sulaimangeele4603
    @sulaimangeele4603 3 ปีที่แล้ว +1

    EEBE SWT HA U NAXARIISTO LABADA MARXUUMBA AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @azuzmuzedacar7543
    @azuzmuzedacar7543 5 ปีที่แล้ว +4

    Alllaw ku naxariso awow

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 ปีที่แล้ว

    Alle.hownaxaristo

  • @cabdisamedaadan2999
    @cabdisamedaadan2999 5 ปีที่แล้ว +1

    alle hku naxariisto wanag badan baa laga dhaxlye

  • @shabmohamed8204
    @shabmohamed8204 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay labadoodaba naxaristii jano ha ka waraabiyo ameen ameen

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto Caaqilka iyo wariyahaba Aad waxan ula yaaba Caqli Xumada Somalida iyo sida ay u nasiib daran yihiin janiskasta kama Faa idaysan karaan bal Chance ka ay lumiyeen ka waran .

  • @wizzboyzaki6992
    @wizzboyzaki6992 5 ปีที่แล้ว +2

    allaw idin naxariiso maantaba wuu dhintay xaajigu wacnaaya

  • @idiroali4743
    @idiroali4743 7 ปีที่แล้ว +2

    Manshallha wllhi waa goobtii lasheegi jiray

  • @maxamedqorane8067
    @maxamedqorane8067 5 ปีที่แล้ว

    Alle swt ..ha unaxariisto labadoodaba stars weeye ragani
    Gobanima wataa

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 23 วันที่ผ่านมา

    Waa odaygiibyidhi anigu kursiga madaxtooyadaan la saaxiib ahay. Dejedda Berberana 6 blood reerkii u yidhi ha loo daayo ayaa weli ka dhaansanaya.

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 10 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto xaaji cabdi waraabe

  • @suadrach1088
    @suadrach1088 5 ปีที่แล้ว +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    كل نفس ذائقة الموت
    😭😭😭😭😭
    Allle Haw Naxariiizto Geezzi Naga paxuuu aHaaa 😭😭😭

  • @shaficimaxamed1381
    @shaficimaxamed1381 8 หลายเดือนก่อน

    Ilhy haw naxariizto

  • @yahyaelmi6496
    @yahyaelmi6496 10 ปีที่แล้ว +4

    Waa taariiikh Cajiiba runtii.

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 6 หลายเดือนก่อน

    Marqaatiga nool wuxuu inoo sheegey in nuux Ismail yihiin dadka isaaqa ugu il baxsan😢

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +2

    wxd mooda in garxajisku mar kaste soomaali weynta ama midnimada soomaaliyeed kaga dhaw yihiin zubeer awalka waayo shantii nin ee zubeer awal iyo idil somaliland ugu tun sareeyey ee xaaji ildab iyo xaaji cali guhaad iyo xaaji xawaadle madar oo intuba reer gadiid yihiin iyo xaaji warsame siciid iyo xaaji cumar xaashi oo reer axmed nuuxiba inay yara diidanaayeen kow dadkan aynaan isku dhaqanka ahayn la midowgooda waa teeda kale wxn ka faa'ideystay xaaji cabdi waraabe in awoowgay jirde xuseen oo dhalay ayeeyday aabbo in aabihii maxamed zubeer dileen sidoo kale waxaan maqley awoowgiina in sayidku diley walaahi xaaji cabdi waraabe waa gob taariikhda runta ka sheega sida syl oo la buunbuuniyey balse ingiriis sameeyey si uu wadanka ugu fido oo ana aan hore u maqley.

  • @jamalhusen9600
    @jamalhusen9600 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay labadiinaba ha idiin naxariisto hargeisa Ciidagale iyo arab baa iska alahaa Habar awalna waa lagu so dhaweyay magacaga ciidagalena arabaa bixiyay

  • @abdisatarmohamed6961
    @abdisatarmohamed6961 2 ปีที่แล้ว

    xaqiiqa wuu ku bulaalay badbaadintaa uu badbaadiyey..haddii uu dili lahaa habeenkaa ninka sidaa u soo dhoweeyey ee warmoogga ahaa cuqubaa raacilahayd, lkn Rabbi swt khayrkuu waafajiyey.

  • @sumayaamal6586
    @sumayaamal6586 4 ปีที่แล้ว

    Allah janatul fardowsa ha siiyo marxuumka

  • @cabdirasaaqcabdilaahiyaree528
    @cabdirasaaqcabdilaahiyaree528 8 ปีที่แล้ว +9

    xaaji cabdikariim xuseen Yusuf cilmi oday soomaliyeed ayaad tahay noolow muudo dheer

    • @Sara_shining
      @Sara_shining 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey ha unaxaaristo imikna

  • @libanheureux5794
    @libanheureux5794 10 หลายเดือนก่อน

    geesi gesi dhalay

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi waraabe wuxuu ahaa fariid daacad ah

  • @hoodomohamed638
    @hoodomohamed638 5 ปีที่แล้ว +2

    allow u naxariso wuxu ah adon wanaag ku suntana janatul fardwsa alcaa ha keeyo

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay naxariistii jano ha siiyo

  • @SilentEmpires
    @SilentEmpires 3 ปีที่แล้ว

    2021 weli wa laga faiisanya xikmata Hajiga Allah haw naxiristo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว

    MAXAMED RASHID WERIYE MAAHA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Allaya raxmaa Nabadoonkii Qaranka Somaliland waa ka weynyahey hal qabiil mida kale somalid a tariikhada been baayka shegaan qaar ba alaha a ogaadeen baa diley abhii horta somaliada tariikhyada ya u qora qofba tariikhada marku qorayo isaga a tariikhadii been ka shegaa oo tu cusub qoraa

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay qabriga ha nuuriyo Xaaji abdi waraabe

  • @abdaleahmed9718
    @abdaleahmed9718 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakuu naxaristo wax garad buu ahaa

  • @sagalmahamed3728
    @sagalmahamed3728 5 ปีที่แล้ว +2

    warma ninka daroorin iqudhi wayan xabad uqudha caqligu 😢😢 kudhashay malinta15 jir bu aha

  • @jaama20
    @jaama20 5 ปีที่แล้ว +1

    suldaan Diiriye ma isagaa ba soo gaadhay ba Masaaradii Berbera joogtay iyo Bulaxaar. Masaaradu waxay dalka joogeen 1874-1884 , suldaan Diiriye oo 20 gaadhin ayaa 1884 kii la boqray. markaas isagu ma soo gaadhin masaari.

    • @M.G27
      @M.G27 2 ปีที่แล้ว

      1874 kii waxa xeebaha Somaliland qabsaday maamulkii Masaarida waxayna ka guureen 1884- kii halka Suldaan kii labadda qarina taash ka boqornimo la saaray 1831-kii wakhtiga ay masaaridu dhulka Somaliland yimaaden iyo caleemo saarka Suldaan Diiriye Suldaan Xasan Suldaan Faarax waxa u dhaxeeya 45 sanno adeer duco qabe 1884 kii looma bokhrin xilka boqornimo Suldaan Diiriye ee sanadkaasi waa sanadku Ingiriiska yimi dhalka Somaliland wakhtigaa wax uu Suldaan ahaa 55 sanno.

  • @umalsharaf5599
    @umalsharaf5599 7 ปีที่แล้ว

    mansha allah illahay cimriga ha u daayo iyo cafimad qab

  • @Hargeisastar
    @Hargeisastar 9 ปีที่แล้ว +11

    Waxan ogaaday in Casimada Somaliland Ee Hargeisa Cidagale ku So dhawaye
    Sacad Muse,,,,,, Hargiesa waa Ceel Cidagale

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +1

      ha ku qaldamin hadaba maaha walaale ayi irdihii ciyaala yoonis iyo ciyaab axmed magaaleeyeen weeye ciidagaluhuna dee waa dadkaa giftinka ka dega mana maqal geelalay baa wax magaaleysa anaguse afar boqol oo sanadood baanu bandar joog ahayn markaa sooyaalka ishaad ku dayi lahayd mudac ha iska gelin.

    • @Hargeisastar
      @Hargeisastar 7 ปีที่แล้ว +1

      Indho Adeega Somalidu Waa Mid Aan Marayn Loo ahyn Marka Walal Adigu malaha XAJI CABDI Hadalkisa Sifican Umaad Fahmin Hadaba Warka Laabta Ka qaado Sheekh Madar Maan suladaan Diriye Kenin Hargeysa Ceelkan Ragii Laha Baa Jogaa ee adiga daminka ka aha baa Jogaa Waxan Baan Magalaynay IYo waxbaan mayorki ugu horyay ki kuxigay mayorki ugu xilka dheera gudomiyayashi ugu badnaa gobalka maroodi jeex cidgale ayay ahyn
      Hargaysa Wa Magaca Labaad Ee Cidagale

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว

      adigu maba tihid isaaqe maxaa badahayaga kusoo geliyey duliyow bal ninkan gardaradiisa daya hadda.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว

      haddaba ciidagalaha labadii nin ee soo dejiyey hargeysa ayaga iyo arabka labo nin oo reer gadiid ah bay ahaayeene yaan lagugu qoslin masalaha may soo dhaafi jirine abidkiina ciidagale afar jeer muu noqon maayar sacad muusana 12 jeer buu hargeysa ka noqdey markaa ii kala sheegi meysid dhulkaanu dhidibnaye ee kala xarood meesha nacnacda ciidagale aabahood ma siin hargeyse waa teeda kale jiciir maayar muu noqdeen haddaanay yuusuf kirix oo reer gadiid ah iyo odeygii kale reer axmed siku qabsan lahayn ciidagaluhuna maayar ku xigeen waxaan ahayn ma qaato ee adeer muranka igala tag nimaan reer gadiid ahayn iyo idil reer nuux ismaaciil hargeysa kuma amar ku taagleeye maantana wadhi baad ii keentay ciidagala leh hargeysa kkkkkkkk yaan lagugu qoslin.

    • @Hargeisastar
      @Hargeisastar 7 ปีที่แล้ว

      Runta Iyo Tariikhda Laga Ma Beensheego walal aflagadaduna Ma Fiicna Anigu Kumaan Aflagadayn Balse waan Kusaxaya kaliyata

  • @appkarjoker8078
    @appkarjoker8078 8 ปีที่แล้ว +9

    sida runtii ah cidagale waxa uu ahaa dadkii hargeisa ugu horeya sida xaqiiqda lagu hayo

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +3

      hargeysa walaalo lama odhan jirin dhulka ee hawd bay ahayd sida taariikhda qoran ku cadna ciidagaluhu masalaha may soo dhaafi jirin dhanka barina isxaaqa ka dhawaa dhanka galbeedna oo xaraf u sokeyso reer samatar baa ka dhawa meeshuna waxa mari jirey safaradii reer nuux ismaaciil ee u kala gooshi jirey herer ilaa berbera ilaa iyo bulaxaar oo markaa ilmo nuux u shidnayd oo bulaxaarna reer gadiid iyo irdaha ciyaala yoonis baa shidi jirey berberana reer axmed nuux ama ciyaab axmed iyo qamaamiirtii reer wacays togga hererna si kale kumuu bixin ee safarada reer nuux ismaaciil ee ilaayo herer iyo berberiyo bulaxaar ama bulakhayr isku xidhi jirey ayaa soo mari jirey halkan hargeysi iminka tahay markii lasoo degayeyna dhul ayi ah oo dhawrtu buuxdo oo jiq ayey ahayd afarta dacalba colaado iyo dhagarooyin kaga gadaameysanyihiin ilaahayna uu weligii weynaa allaa weyne ee sheekh madar usoo saarey isagaana beelaha colaaduhu dhex yiileen isu keenay weliba ha u darnaadeen colaadii ilmo nuux ee yoonis nuux iyo axmed nuux iyo tan arab iyo ciidagale sheekhuna halkaa jameecada ayuu soo degay kolkii hore markii dambana reer gadiid markey bulakhayr aaseen ayey yimaadeen lana dhidbeen oo aasaaseen hargeysa oo magaceedu ahaa toga herer ama herer kolkaasa ninkii ingiriis ee meesha yimid yidhi labo herer ma wada jiri karaane hargo-geys dhaha oo waayo meel ganacsi bay ahayd kolkaasa la isku dhuftey oo hargeysa la yidhi markey magaalowdeyna waa markey nuux ismaaciil soo wada guureen ee axmed nuuxna berbera reer wacaysku kasoo saareen walow reer axmedku ka danbeeyeen reer gadiidka labo nuux baana la degay runtiina ayagaa magaaleeyey meeshii kaynta iyo jiqda ahayd mudnaanta hargeysa yaa leh marka la leeyahayna de waa nuux ismaaciil siiba mudnaanta lihitaanka hargeysa reer gadiid baa leh uguna badan ragga magaaleeyeyna de muran kuma jiro inay ahaayeen xaaji ildab iyo xaaji cali guhaad oo lahaa fikirka ah maadaama arabka iyo ciidagaluhu yihiin dad oogo joog ah ama reer miyi u badan in magaalada dhinac laga soo dejiyo maadaam ingiriisku ku daba faylsana oo ragga markaa isaaq idil ugu amarka sareeyey ee indhaha iyo dhegahaba u ahaa ingiriis ayaga iyo xaaji xawaadle madar iyo xaaji yuusuf cabdi libaax iyo xaaji geedi oo intuba ay ahaayeen reer gadiid dhanka reer axmedkana xaaji warsame siciid iyo xaaji cumar xaashi iyo xaaji siciid caabi iyo ragg badan oo kale magaalana marka laga hadlayo lihitinkeeda kow waxaa laga eega maaska iyo dadka u badan labo cidda udub dhexaadka u ah aasaaskeeda ama ciddii aasaastey saddex cidda maayar ka noqota afar cidda maxmiyadu ku wareejisey maamulka magaalada iyo gobolkaba intuba reer nuux masoo dhaafeyso siiba reer gadiid.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +1

      malahaa aqal laba daryaale meel laga dhistey iyo meel la magaaleeyey baa isaga kaa qaldan hadduu odeyga aad sheegeysid aqal ku lahaa maaha inuu magaalo sameeyey ee yaa hargeysa dhidbey oo magaaleeyey inay nuux ismaacil yihiin calaacali ma saarna ee saa ula soco.

    • @inajamaccaabi5582
      @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว

      @@cadnanm.mascuud5052 😂😂😂😂

  • @ShaaficiAbdi-xd9fu
    @ShaaficiAbdi-xd9fu 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @malablemalable6987
    @malablemalable6987 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow kuu Naxariiso

  • @ibrahimsaed3636
    @ibrahimsaed3636 5 ปีที่แล้ว

    wariyuhu waa uu ka dagdagayaa jawaaba

  • @hanuuniyee
    @hanuuniyee 11 ปีที่แล้ว +2

    waxa kalooon la ogayn safaradaaa ka hor xornnimadii iyo midnimadaa suldaan cabdilaahi raadin jiray ee dhaliyay.......history rebeat it self qolyaha sacad muuse barigaaba diidana maantana lanta ku fogaaday..... marki hore boqortoyadii haday jiidhsiisay,,imaka wa mar koodi ha gooyaan laanta

  • @hoodoizmail3433
    @hoodoizmail3433 5 ปีที่แล้ว

    Illhy ha kuu naxariistoh aabo nga bxd ahyde

  • @abdirahmanismailhussein1903
    @abdirahmanismailhussein1903 10 ปีที่แล้ว +4

    illaaahow xaajicabdi waraabe noo daa

  • @garoodi
    @garoodi 10 ปีที่แล้ว

    soomalida waa taa ninkani waxba maha taarikhdiisi hore iyo waxa u ahaa markii xita rijiimkii xuma ee siyaad bare dalkeena ku amarku taaglenaayay waala wada garaanaya ee nasiib waxa uu hele in dal iyo dad baa ba ay u odey u noqdo waxa la yiri meel libaax ka kacay atoor fadh faadhiisay mee ninkii ay ilma adeerka ahayeen alle haw naxariisto xaji cabdiraxmaan gadh yare iyo rag kale oo badan oo ay isku reer yihiin isaga

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa wariye aqoon badan hada miyuu nool yahay?

  • @mohamedgreen1163
    @mohamedgreen1163 6 ปีที่แล้ว

    Ala hayaw nooo daaaaa Aamiin waa geesi.janada gal

  • @suhuursocial4394
    @suhuursocial4394 5 ปีที่แล้ว +2

    Imikan maqalay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭walahy sidan uga naxay waligay qof uguma nixin 😭😭😭😭😭😭😭wayday sxbdayahy wan ka tacsinyaaaa nicma hipo c/karin xusen .shabcaan. timadan mohmed dhamntinba samir iyo amin😭😭😭😭😭😭😭ilahyow adero qali ku naxriso

  • @ridwaanyusuf8276
    @ridwaanyusuf8276 3 ปีที่แล้ว +1

    allaah hawnaxariisto dadkii dalku ujabay una qoonmay alla maxaa ragtegay

  • @abdisatarmohamed6961
    @abdisatarmohamed6961 2 ปีที่แล้ว +1

    waa qiso cajiib ah oo ku salaysan dhaqankii soomaliyeed ee barigaa jirey..ilaa haddana jira.

  • @hanidegan8347
    @hanidegan8347 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxaristo

  • @ShaaficiAbdi-xd9fu
    @ShaaficiAbdi-xd9fu 8 หลายเดือนก่อน

    Xaji cabdi waxa weye nin aad uaqli badan waa nin ehelu diina M.sha alh ader

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 6 ปีที่แล้ว +9

    Caasimada Somaliland ee hargeisa cidii aas aastay iyo cidii lagu soo dhaweeyeyba way cadey yaan la dafirin taariikhda in ciidagale uu lahaa aas aaska hargeisa iyo soo dhaweyntaba dadka inta kale .......

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Aallah Alle haku xafido Abti

  • @CabdicasiisXuseendiiriye
    @CabdicasiisXuseendiiriye ปีที่แล้ว

    ilaahay hawnaxariisto

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว

    Alaaaahu akbar ninka daroorin I quuri wayey miya xabad u qura ilahay ba wa fujiyey wangaa alaha ku abal marin dona

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @mohameddiiriye1605
    @mohameddiiriye1605 5 ปีที่แล้ว

    allow unaxariiso xaaji cabdi waraabe

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 5 ปีที่แล้ว +2

    Weriyuhu wuxuu marar badan inuu hadalka ka joojiyo si aanu wax uuna rabin u sheegin

  • @shoodheabdi7718
    @shoodheabdi7718 5 ปีที่แล้ว +2

    Geesi naga baxay alle haw naxaristo ninkii daroorin noo quudhi waayay miyaa xabad loo quudhi

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaadenka qaldkaa kaliya somalika galeen tarikhda dib looma qoree iyadoo somali oo dhan ogaaden soo dhaweeyey waqtigii siyaad waxy noqden Darood tolow Yaa u garaad ahaa ma a suldaan ama dhaqan Ogaadenka waxey aheyd inan siyaad bare ku yidhadaan aniag somali waa no mid idinka is haystaa idin dhex gali mayno malaa siyad barre ka maskax badshey 4 nin ka dhigey saraakiisha ciidanaka dalwadii xorta hayed isaoo hal mabad ka rabery isaaq awooda kaliya kaga horkeni gartaa waa ogaaden Samroonba aa hubeeyey iyo dhuloos warsangali ma hubeyn lakiin taasi ogaaden waay ka duweyneyd why samroon iyo dhulbahantey somalida xoretey aheyd hadey maqlaan shaqsi xisaab baa u taaley lakin kuwa dadka somali dhan xoreyadeeda u hagamaay in shaqsi racaan walee ogaadeen xaalkaa waa in somali xaal siiyaan

  • @MohamedIbrahim-og9qb
    @MohamedIbrahim-og9qb 5 ปีที่แล้ว

    alle hakuu naxariisto

  • @ibrahimjamac9786
    @ibrahimjamac9786 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow uwada naxariiso

  • @nimcocabdi44
    @nimcocabdi44 5 ปีที่แล้ว

    IlahAyo..unXariso..xaji..cabdi

  • @farxaanabdi9981
    @farxaanabdi9981 5 ปีที่แล้ว +1

    aLa maxaa cidagaLe geesi kadhashey

  • @ubahmahamoudegal9223
    @ubahmahamoudegal9223 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah
    alle haku daayo
    xaaji Cabdi
    the father of slland

  • @hakeemmusse5561
    @hakeemmusse5561 7 ปีที่แล้ว

    we always Isak power full.

  • @abdihersi9158
    @abdihersi9158 6 ปีที่แล้ว

    Allow No Kaa Daa Adeerkayo Qaranka Oo Dhami Jecel Yahay Tahee

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah xaaji cabdi

  • @umalsharaf5599
    @umalsharaf5599 7 ปีที่แล้ว +1

    Abdikarim Hussein yousuf

  • @abdowali463
    @abdowali463 10 ปีที่แล้ว +2

    Ala odaygani Darood necebaa... Wa qanjir aan somali isir ku lahayn.

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 ปีที่แล้ว +2

      Daarood waa yibro iyo midgo bila nasabadee ma dadba waa dugaage

    • @zupeerahmed7589
      @zupeerahmed7589 7 ปีที่แล้ว +2

      Abdow Ali aar beeday baadtee haka sheegin.awoowgay waxba

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +4

      daaroodku aduu kula weynyahaye hugaanu u xidhi jirney dad cawaan ah bay ahaayeen dhulka iyo geelana xinyaanu kaga qaadi jirney ee bal dib wax u hubso odeygana in cagaha loo dhaqo mooyaane nin sidiina qudhun ku jiro maahe iska ciilanow waad badantahaye.

    • @xyssinkeydiid6555
      @xyssinkeydiid6555 7 ปีที่แล้ว

      Abdow Ali ■■■ MIYAANAD ARAG ODAYGII YARA EE CUNSIRIGA AHAA EE (AW JAAMAC CUMAR CIISE)) WUXUU AKHRIYO GACAN KU RIMISKA AH....aleylehe kaasa HUURAALE AH OO SOMALI TAARIIKDEEDII KU XAARAY OO KA DHIGAY DAAROODISM ..

    • @sofiamahamud6495
      @sofiamahamud6495 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedothman7519 Idoor bucur bacayr adaba yibire o bucur bacayr kudhalay

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 8 ปีที่แล้ว +14

    Dadkan leh isaaq baa ingiriis soo dhaweyey een tariikh waxba ka ogeyn
    Suldankayaga ciidagaleh ingiriis oon iman dhulka ayuu ilaa iyo imaratka warqad u diray isagoo hub uu kula dagalamo gumeysiga yemen soo degay kula dagalamo kaydka ku jirta

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +3

      walaalo aan kaa saxo nimankii suldaankii shaariqa ka talinayey ee suldaan cabdiraxmaan ibnu saqar waraaqda u direy waxay ahaayeen odayadii reer berbera sida taariikhda ku cad warqaddana la odhan jirey al zucamaa al shuyuukh al soomaal labadii nin ee direyna ama qoor weynta u ahaana ay ahaayeen suldaan faarax xirsi cabsiiye faarax guuleed wacays oo reer wacays ah iyo caaqil cali nuux ismaaciil oo reer axmed ah reer guuleed jaamac ah siiba reer sahal madadna u dirsadey sidey ula dagaalamaan ingiriis waqtiguna uu ahaa wixii ka danbeeyey 1825 iyo doontii ingiriis ee ku jabtey berbera kadib markuu ingiriis ogaadey ayaa hablo xeebta berbera laga xaday si la isaga hor keeno odayadii berbera iyo suldaan cabdiraxmaan ibnu saqar oo waatu cabdilaahi cawad baadi doonkii dheera ilaa saldanadihii cumaan u galay ee la yidhi maanu arag isna reer axmed buu ahaa.

    • @cabdixakiinxasan583
      @cabdixakiinxasan583 7 ปีที่แล้ว +1

      Azl Mcl c/raxmaan ibnu Saharan yuu haa sxb

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +1

      ayo walaalo?

    • @hah7064
      @hah7064 6 ปีที่แล้ว +2

      Suldaanka warqada qoray waxa uu ahaa Gerxajis. Wakhtiga warqada la qoray waa 1830s waana wakhtigii Berbera uu ka dhacay dagaal Nuux Ismaaciil gudahooda ka qarxay, waxaana magaalada gacanta ku dhigay ciidan uu hogaaminayo Sharmaarke Cali Saalax. Mudo ka badan 10 sanadood ayay Gerxajis ka talinayeen Berbera. Markaa taariikhda ayaa ka khaldan dadka qaar qabyaaladi madax martay oo moodaya in Nuux Ismaaciil laga qaadayo libin... ahahah. Anagaa ah Nuux Ismaaciil taariikhda hagaagsan ee bilaa cuqdada ahna anagaa hayna.

    • @edrisgabo915
      @edrisgabo915 6 ปีที่แล้ว

      H A H Kkkk inadeer

  • @hassanismail9347
    @hassanismail9347 5 ปีที่แล้ว

    Allaw Ku Naxariiso

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 11 ปีที่แล้ว +4

    just wow he is just amazing

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay naxariistii jano alla haka waraabsho