WADDADA CUSUB EE CEERIGAABO illaa BURCO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 14

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 23 วันที่ผ่านมา +3

    Alxamdulilah Waxaan Wadadaa 3 sano Oo buure Ah kaga Soo Shaqeeyay Iskaa Wax U Qabso
    Xirfad Noloshayda Aan Ku Maareeyona Waan Kasoo Bartay Alxamdulilah

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 23 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤

  • @user-uj9mh2nd8q
    @user-uj9mh2nd8q 22 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 23 วันที่ผ่านมา +2

    Wadada siilanyo aya dhisee. Muusaw waxkale sheego

  • @saidali4747
    @saidali4747 23 วันที่ผ่านมา

    Wadamo dhamaatay ma jiro aniga soo maray februari 2023 wali fari kama qofna war allah halaga baqo

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 23 วันที่ผ่านมา +3

    Muwaadin maanta Huwan iyo Cadowga Somaliland ayaa doonaya in ay Nabada Khalkhaliyaan. Muwaadin toosa oo Cadowga aan ka ilaalino cadowga . Ha dhagaysan Wadani iyo kuwa Cadowga la socda.,Bakenteenu waa ilaalinta iyo Difaaca Ceerigaabo iyo Qaranka Somaliland.

    • @ahmedaddawe1071
      @ahmedaddawe1071 23 วันที่ผ่านมา

      Diyaar ban unahay walahay qorigi mehered bu iyalay cawo Ayan soo qadaya cergabo Mel laguna murmi karo aabe Ayan kunool nahay meel aan uga socono ma jirto takale inagu cidna daandan San mayno marka Ayan ino yimadaan Ayan iska celin

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 22 วันที่ผ่านมา

      Hadalkagu bilawgii wuu fiicnaa laakiin gadaal ayaad ka noqotay Ri isnuugtay Muusena Sool baa lagasoo qabsadee waa in waddanka laga gaadhaa intaan Sanaag iyo Tigdheerna laga qabsan Hargaysana loogu imaan Sabaayada ayuu kuwanagsanyahee

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 23 วันที่ผ่านมา

    Muuusa❤❤❤❤

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 23 วันที่ผ่านมา

    Alle taageridii , Muusaa Sababay. ❤❤🎉🎉

    • @operatormaxamedsomali
      @operatormaxamedsomali 23 วันที่ผ่านมา

      @@weriscali9103 muusena Qaybtiisii Wuu Qaatay wuuna Ku sharfan Yahay
      Siilaanyona Wuu Dhagax Dhigay Bilaabeyna Alle Haka jazaai Ziiyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

    Lacagtii hore ee ilaa shaqaalaha laga qaatay waxaa lunsaday Xirsi wakhtigii siiraanyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

    Wadadan.wakhtigii.dawladii.siiraanyo.lacagtii.ilaa shaqaalaha.dawlada.laga.guray.waxaa.jeebka.ku.shubtay.xirsi.xaaji

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

    Dawlada muuse ka hor.lacagtii.loogu.talo.galay.wadadaa.Xirsi.ha.lagu.soo.taago.maxkamad.isagaa.lunsaday