Taariikh Nololeedkii Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe by Kuraase

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ค. 2019
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV
  • เพลง

ความคิดเห็น • 36

  • @bashiirbashka173
    @bashiirbashka173 ปีที่แล้ว +1

    Haji cabdi waraabeye sama sama talis buu ahaa illaahay hawnaxiisto janatu fardawsa illaahay hageeyo
    Soomalilandna dib usoo mari maayo xaji cabdi waraabeye oo kale illaahay hawnaxariistee aaamiin aaamiin aaamiin

  • @muhamedgreatman
    @muhamedgreatman 5 ปีที่แล้ว +3

    Excellent program kuraase well best young journalist somaliland.Allah yarxamu xaaji cabdi

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid6255 5 ปีที่แล้ว +1

    Rabi naxariistii jano hakaa waraabiyo
    Xaaji cabdi waraabe ilaahay naxariistii jano hakaa waraabiyo “ waari mayside war hakaa haro”

  • @guleidartan5999
    @guleidartan5999 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa wakhti ay yarayd ama naadir ahayd in uu qof anu aabihi uso aar gudin
    رحمه الله رحمة الأبرار 😥😥

  • @nimaahmedeey4676
    @nimaahmedeey4676 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle haw naxariisto 😢😢😢😢 aabihii nabada pls amin dhaha hal mar

  • @aliyareh1244
    @aliyareh1244 ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxariiso

  • @xudayfebinuyasiin728
    @xudayfebinuyasiin728 5 ปีที่แล้ว +2

    Axey ax geeriyeey xishoodlaaay allow ku naxariiso awoowo😭😭😭😭

  • @waanomedia289
    @waanomedia289 4 ปีที่แล้ว

    Alha unaxaristo ku dayashu udanyahay, caaqilnimada dhaxal kaliya kuma helin ee waa u dhashay respect awoowe from Galkacyo

  • @voiceofsomalilanders
    @voiceofsomalilanders 5 ปีที่แล้ว +2

    alle ha u naxariisto dhabarkiisana alle ha nooga soo saaro rag lamida

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 5 ปีที่แล้ว +2

    Hctv Waad ku mahadsantihiin taariikh nololeedkii Xaaji Cabdi. Waxaa iga tusaala ah in aad joojisaan heesta inta taariikhdu socoto, ta labaad dadkeenu haatan waa ay barteen erayada la yidhaahdo dhacdo walba. Waa inaynu ku bedelnaa heesta furitaanka ah إنا لله وإنا إليه راجعون oo aad ugu haboon erayo ahaan, qur'aankana waafaqsan.
    Way iga tusaale, Waad ku mahadsantihiin mar labaad.

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 5 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto awoowo xaaji cabdikariim xuseen رحمه الله رحمة واسعة واسكنها فسيح جناته

  • @ckaafigabayre3616
    @ckaafigabayre3616 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow u naxariiso aamin aamin
    Yaa rabbi

  • @sharmaarkexiir6715
    @sharmaarkexiir6715 4 ปีที่แล้ว

    Allow Kuu Naxariiso , Shakhsi Qaaliya Soomaali Ka Baxay

  • @askarmubarak6376
    @askarmubarak6376 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariisto

  • @mahadabdi5751
    @mahadabdi5751 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto shaqsi wngiisa an ka arkey dadka dhaxdiisa ayu ahaaa

  • @yusufahmed4332
    @yusufahmed4332 5 ปีที่แล้ว +1

    Halyay.alle.awnaxaristo

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 5 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo geezi inaga baxuu ahaaye

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 5 ปีที่แล้ว +3

    Wa in somaliland magacisa lagu badalaa

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว

    ALLE 🤲HAWNAXARIISO AABIHII
    SUMADA🙏 NABADA IYO ISLAXA

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 5 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto aabihii nabada somaliyeed oo geeriyey xishood lay

  • @mohjajur
    @mohjajur 5 ปีที่แล้ว

    Allh hawnaxariisto

  • @suldanayanlehashi9757
    @suldanayanlehashi9757 5 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto aaammiiin

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay naxariistiii jano ha siiyo ader ilahay jismigaga cadaaabta ka xoree rabi qabriga hakuu nuuriyo waa nin wang u dhashay runti wan imeyey marku yidhi nin ka daroorin inoo quri wayey ban xabad u qurna ala bini adanimada wanaagsana geri maxay halyey naga ka xaysay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @apdiazizozman6059
    @apdiazizozman6059 5 ปีที่แล้ว

    ,ax ax awow alle ha ku naxirsto ya rabi alle wangz fartay badalkeda ha ku siyo

  • @nagiibosman4656
    @nagiibosman4656 5 ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariiso adoo kale ma heli doone

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto🤲🤲😭😭😭

  • @santana_show185
    @santana_show185 5 ปีที่แล้ว

    Rabi how naxariisto

  • @mohammedjamahassan264
    @mohammedjamahassan264 5 ปีที่แล้ว

    alle how naxariisto janadiisa howgu deeqo Ameen Ameen

  • @mohanhamud6110
    @mohanhamud6110 5 ปีที่แล้ว

    Alleh ha u naxariiiiizto

  • @baxnaanomoho3589
    @baxnaanomoho3589 5 ปีที่แล้ว

    Allah yarhamu

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan4294 4 ปีที่แล้ว

    allaah hawnaxariisto