5 SHAY OO AAD SAMAYSID OO DILA KALSOONIDAADA BALSE AADAN OGGAYN! l NOLOL CUSUB:#49

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 336

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  6 ปีที่แล้ว +197

    Haa! Uma istaagayno wax walba oo nagu dhaca, wax walba oo ay nagu sameeyaan, waxaan kusii soconaynaa Waddadeena Guusha, waxaan sii laba-laabaynaa dadaalkeena, horumarkeena, Guusheena iyo KALSOONIDEENA, markaasi waxaan ka adkaanaynaa cadowgeena. Ha hilmaamin: Guusha Adiga ayaa Iska Leh! Farxad ku Nooloow marwalba.

    • @sumayoyuusuf1850
      @sumayoyuusuf1850 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin

    • @yuusufmaxamed4254
      @yuusufmaxamed4254 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 6 ปีที่แล้ว

      mnshllh ustad iley ajar haka siiyo Inshallh markasto aan dawado video yadada wax weyn ba iska key badalo

    • @yuusufmaxamed4254
      @yuusufmaxamed4254 6 ปีที่แล้ว

      Abti ayub yusuf xld waxaan ahay wiil ka soo hadlaayo degmada baraawe anigu waan jeclahay wax barasha balse fikirka ayaa i hoos dhiga sidee marka iska dhicin karaa fikirka

    • @deeqmediapro574
      @deeqmediapro574 6 ปีที่แล้ว

      Thank you very much ustaad Yusuf you inspired me..

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 6 ปีที่แล้ว +63

    ninkaan oo kale allaha noo badiyo

    • @naciimosheikhhassan9925
      @naciimosheikhhassan9925 6 ปีที่แล้ว +2

      Aisha Maalin 😊

    • @bariiijsh333
      @bariiijsh333 6 ปีที่แล้ว +2

      Ninkaan sidaan kuma dhalane wuu doortay somaliyeeey wax akhriska badiya

    • @hiboabdilahi1212
      @hiboabdilahi1212 6 ปีที่แล้ว

      Maasha allaah wllo allaah yaxfadak😂😂😂😂

    • @ahe127
      @ahe127 6 ปีที่แล้ว +2

      Qof wal oo soomaliyeed waa garanayaa wanaaga lkn waxbaa ina dhaafinaya anigu waan garanwaayey.
      "Ninkaan" waa erey ixtiraam darro ah.
      Waa mucallim waa inaan qadarino mucallim ka.
      Mahadsanid mucallim.

    • @nimcoshire9720
      @nimcoshire9720 6 ปีที่แล้ว

      Masha aalllaah

  • @mohamedismailjamaciyoon5529
    @mohamedismailjamaciyoon5529 6 ปีที่แล้ว +16

    mahađsanid khayr allaah hakuugu bedelo waa duruus waxtar leh..

  • @abdifatahhassanabdullahi7122
    @abdifatahhassanabdullahi7122 6 ปีที่แล้ว +4

    waxaad tahay shaqsi dadkiisa shaqo weyn uhayo, waxaadna tahay role model, waxaad sameyneyso waa wax aan jeclaa inaan sameeyo si dadka uga quusan yoolkooda. good job brother ayub sakiin.Allah bless you.

  • @keyfabdikadir5075
    @keyfabdikadir5075 6 ปีที่แล้ว +17

    Masha allaah ustaad ayub yussuf sakiin Jazaaka allaaahu kheyr waxaan rajeynaa sidaa video yadaada qiimaha badan udaawanaayo ineey nolosheyda mar uun meshey rabtey gaarto insha allaah 💙💙👏

  • @hadaladaculimadasomaliyeed629
    @hadaladaculimadasomaliyeed629 6 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله
    بارك الله فيك يا معلمي

  • @shaficiomar3584
    @shaficiomar3584 6 ปีที่แล้ว +10

    runtii teacher waxan maqley dad badan oo Ku soo kaca video gage si ay uga dhabayan riyoyin koode oo aan anigu Ku jiro

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakallah khayran walaal ayub Yusuf sakiin

  • @umuaymanumuayman9147
    @umuaymanumuayman9147 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilaaahoow kheer Ku sii
    Wllkey markasta Waad na dhiirigelisaaa .. Jzkllh khr

  • @aishamaalin7051
    @aishamaalin7051 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabaarakallah ustaad baarakalaahu fiik wajajaakalaaha khayran khayran jazaa

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 6 ปีที่แล้ว

    thanks wll ayub yusuf khair allah kusiyo

  • @sabahrashid3174
    @sabahrashid3174 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha igadhigo tii ku dhaqanta waayo waxaad dhistay kalsoonidaydii جزاك الله خير الجزاء

  • @rahmaabdullahi3885
    @rahmaabdullahi3885 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير 👍🏾🙏🏾

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Shugran Ayub yusuf Sakiin

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah macalinka nolashayda alle ha ku xafido ustad

  • @abdulahiishaqabdulahi7351
    @abdulahiishaqabdulahi7351 6 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu khayr sheikh yuuf

  • @maanhassan6998
    @maanhassan6998 6 ปีที่แล้ว

    Jazakalah Kheir alle haku barakeeyo walaalo

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว +4

    assalamualalkum aall muslim brothers and sisters Mashaallh ayub Yusuf sakiin aalle haku xafido

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll ayuub illahey waxaa ku faraxdo haku siiyo wax waxtarleh aa noso gudbisa xili walbo jazzaka allah

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallaaaaah qeyr

  • @towfiiqmedia8611
    @towfiiqmedia8611 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wad kumahadsan tahay sxb ayub wad fikir fcnthay

  • @saadiaahmed350
    @saadiaahmed350 5 ปีที่แล้ว

    Really i'do now waxan kuku maxad caliyo aniga sacdiyo Ahmed because waxn dabta only your video waxn ka faidha waxa yalo badan thnk you so much my brother ayub Yusuf sakiin kusowc really mashallah waxn ka helahy diri kalan wryan ahyn kahelhy arimaxakak mashallah Allah bless you my brother

  • @fadumocusman1113
    @fadumocusman1113 6 ปีที่แล้ว +1

    thank u mudane waad noo faiidayse alle haku barakeeeyo

  • @maizaamin1990
    @maizaamin1990 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah kheyr

  • @nastehanuune2318
    @nastehanuune2318 6 ปีที่แล้ว +3

    Thanks my brother

  • @honeysweet305
    @honeysweet305 6 ปีที่แล้ว

    Nolasha cusub wa kunoladay thanks so much dear friend

  • @mustafemahamud7458
    @mustafemahamud7458 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin khayrhel ale idankii

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid allaha ku xifdiyo ustaadiii

  • @maizaamin1990
    @maizaamin1990 6 ปีที่แล้ว

    Shukran Akhii ayuuub

  • @sabahrashid3174
    @sabahrashid3174 5 ปีที่แล้ว +2

    in kastoon ka soo daahay wax badan ayaa ka faaiday Allah ha kaa abaal mariyo Aamiin

  • @mohamedcabdulahizaahid969
    @mohamedcabdulahizaahid969 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid ayuub yuusuf sakiin

  • @xikmaddamaanta2568
    @xikmaddamaanta2568 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah caqliga ilaahay kaama qaado ayup Yusuf sakiin

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 6 ปีที่แล้ว

    Shukran walalkey aallah haku barakeyo runti wax badan ayan ka faiday allah janadi fardowza haka warabiyo aboowehey

  • @Sadam_0
    @Sadam_0 6 ปีที่แล้ว +4

    Shukran wllo aad baan uga faaiidey wlahy
    Waad mhdsan tahay wll alle haku xafido♡♡♡♡♡
    Hore u soco wll barnaamij cajiiba ayaad wadaa

  • @jamiilajamiila7395
    @jamiilajamiila7395 6 ปีที่แล้ว

    Jazzakallhu khayr akhi fillaah alle haku barakeeeyo

  • @xamdamaxamed1102
    @xamdamaxamed1102 3 ปีที่แล้ว

    شكرا شكرا جزاك الله

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, mahadsanid Wll. 🙏

  • @cabdinaasirmanuur6958
    @cabdinaasirmanuur6958 4 ปีที่แล้ว

    masha allaah al macali bare nolow wacAn al AYUUB YUUSUF SAKIIN IN BADAN wad mahadsantahay sxb alle hakudyo amin adiga iyo mataanta ay kulashaqayneso i shA allaah

  • @amiiraaxmed2943
    @amiiraaxmed2943 6 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah jazaakallaahu khayran Wllky haloo duceeyo walaalahay reer somalia gaarahaan muqdisho oo masiibo weyn ku habsatay alle intii ku dhimatay hau naxariisto inta dhaawaca ahna alle hacaafiyo danbi dhaafna hauga dhigo cidii falkaas ku dhacdayna alle abaalkooda jahanama haka yeelo waanu ka xunahay waanan uducaynaynaa inay ka baxaan dhibtaas insha Allah hadaan ahay shaqsi ka mida Somaliland taas oon leeyahay walaalayaal dhibta laguma waaro dhaxal looma yeeshee maruunbaa laga dhamaadaa alle nabad haidinsiiyo farxad ku waara

    • @amiiraaxmed2943
      @amiiraaxmed2943 6 ปีที่แล้ว +2

      Dadkii uhoyday daaru barzakhna alle hau naxariistee qoysaskii iyo qaraabadii iyo dhmn dadka soomaaliyeed alle samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo allaahumma aamiin

    • @qadrohassan7352
      @qadrohassan7352 6 ปีที่แล้ว

      amiira Axmed

    • @khalifmaalim8056
      @khalifmaalim8056 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah qeyr.alaha kusiyo wll

  • @ilhamabdullahi2327
    @ilhamabdullahi2327 6 ปีที่แล้ว +9

    Wllo asc rintiii allha dartis ayan ku jecelhy waxa joga dalka kenay wlhi waxa jirto Mar an awodin ina qof la hadlo wayo wax aqrista jamcad lam jogo hoyo wala abowe lkn Mar waliba o daremo fikir waxan dawda video ga ad so dhigto waxan go an ku qata ina garo gusheyda shukran lkn waxan jecela lahaay ina Mar naso boqatid insha allh Malin wa dhici donto ina ku arko walib ku mahad celiyo جزاك الله خير يا أخي العزيز الله يحفظك الدنيا والآخرة

  • @maxamedjama688
    @maxamedjama688 6 ปีที่แล้ว

    Thnkz wlo ayup ustaad

  • @saidomohamed1996
    @saidomohamed1996 6 ปีที่แล้ว +1

    Taladaada. Waa qataye. Ayuubowa. Oo maranaba madhigo. ❤️🇸🇴❤️

  • @hiwoali2566
    @hiwoali2566 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ayuub run ahaantii barmaamijkan ani ayuu iga hadlaya

  • @drsiqraabukar7729
    @drsiqraabukar7729 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dhiragalintada wan ka helaay

  • @AhmedHassan-xg6zc
    @AhmedHassan-xg6zc 6 ปีที่แล้ว

    mashallah ustadi casharadada waan ka faa'ideysta.

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah walal.
    Mahadsanid

  • @Deeqaluul416
    @Deeqaluul416 6 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub thanks walaal

  • @shukrishacni1793
    @shukrishacni1793 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wll

  • @daahirdhubad4132
    @daahirdhubad4132 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walaal ilaahay ha kaa ajarsiiyo

  • @shareefabdulle765
    @shareefabdulle765 4 ปีที่แล้ว

    Shukran..

  • @abdirizakmostapha6400
    @abdirizakmostapha6400 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakalahu khayr

  • @HassanAhmed-zc6wj
    @HassanAhmed-zc6wj 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wl Maanta ayan kuguso biiray horay u soco

  • @bishaaromustafa7297
    @bishaaromustafa7297 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalah khayr ustaad

  • @munacawil4815
    @munacawil4815 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ayuub alle ha ku barakeeyo waxaan leyahay hammi sare waana ii dhiri gelin vediyowyada aan noo soo geliso shukran akhiii

  • @giirecarab3365
    @giirecarab3365 5 ปีที่แล้ว +1

    Zxp mahadsanid

  • @4kxbreak552
    @4kxbreak552 6 ปีที่แล้ว

    Thank you so much ayub Wllo

  • @sadiyomohamed9728
    @sadiyomohamed9728 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid usdaad❤❤

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 3 ปีที่แล้ว

    Jizaakallah kher wllkay dhiirigaliye nagu qaaliya noloshayadana wax badan ka badalay ayad tahy guulayso

  • @istarbille2412
    @istarbille2412 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waad mahad sa thy dhiri gilintaada waxaa ku dhihi lahaa allah ku xifdiyo

  • @drliibaancali955
    @drliibaancali955 6 ปีที่แล้ว

    shukran wll alle ajir hakaasiyo bogaadintada

  • @marwamustafemustafe8143
    @marwamustafemustafe8143 5 ปีที่แล้ว

    Thank you ayub

  • @ilhaamciise2451
    @ilhaamciise2451 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah waad
    mahad santahay macalin ayub

  • @fachannel1169
    @fachannel1169 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Ayub

  • @zuhurjamac4744
    @zuhurjamac4744 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mohahassan1354
    @mohahassan1354 6 ปีที่แล้ว

    majadsanid wllo walhi waad i dhiri galisay

  • @khalidmuniir385
    @khalidmuniir385 4 ปีที่แล้ว

    aad ad ba umahsantahay ayub yusuf sakiin wad idheri galisay ilahay haku xifdiyo adun iyo aakhiraba

  • @sadiahazan5422
    @sadiahazan5422 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah
    mcln aad baa u mahadsanthy
    waxyaabo bdn ayaan kaa faa idaye
    allaha Ku xifdiyo

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khyr wll ayuub waxas dhan aniga wan ahay waxaban umaleyay inad ani iga hadlayso shukran

  • @cabdicabdulle8744
    @cabdicabdulle8744 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah my bro

  • @AhmedMohamed-bq4ys
    @AhmedMohamed-bq4ys 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @miskidowlad4795
    @miskidowlad4795 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abowe

  • @nafisaabdullah2714
    @nafisaabdullah2714 6 ปีที่แล้ว

    Adaa mudan in lo mahad celiyo jazakumllahu qeyr

  • @hukk6987
    @hukk6987 6 ปีที่แล้ว

    Allah haku bare keenyo anu wxaan ba uu haysty in allh igu naxariisanayo waad ku mahad santahay macalinka nolasha

  • @idilmohamed7434
    @idilmohamed7434 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah aboowe qaali ah aad ayaad u mahadsantahay

  • @ahmedbaashe7870
    @ahmedbaashe7870 6 ปีที่แล้ว

    thnks ayuub
    adbad umahdsanthy

  • @dahapoahmet6323
    @dahapoahmet6323 6 ปีที่แล้ว

    Wllhi Ayuup yuuzuf qof fcn thay videogana anigaapu iga hadlayaa zhukran wllo

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 6 ปีที่แล้ว

    Thankz wll

  • @abdifataahomer4928
    @abdifataahomer4928 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @simraanali1393
    @simraanali1393 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah waad mahad santahay wllky ayuub

  • @maxamudsalsabiilapro8536
    @maxamudsalsabiilapro8536 5 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @mumtaazyusuf8107
    @mumtaazyusuf8107 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah.ayub.yuusuf.waad.mahad.santahay.wiil.somaliyeed.ayadtahayouaqlicelinaya.walalihisa.somaliyed.shugran

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 6 ปีที่แล้ว

    mashallah thanks

  • @user-lq5qf4cf3g
    @user-lq5qf4cf3g 6 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal inkasto bar aamijyada ku cusubahay hadana inay wax badan noloshayda ka badalan rajaynayaa

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah ayuba yusufa sakini

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Thanks you soo mach my dear adero mcn

  • @abismediapro5630
    @abismediapro5630 5 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH✔

  • @queensara5228
    @queensara5228 4 ปีที่แล้ว

    Ustaat Ayuub

  • @fatimahappy4645
    @fatimahappy4645 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha allah

  • @hodmanmo665
    @hodmanmo665 ปีที่แล้ว

    Waxa jira dhiiri galiyaal fara badan o somalida ah ‘ laakin adiga ayaan kugu jecelahay sababtu waxa weeyan si dagan o aqoon leh ayaad wax itustaa halkay ay kuwa kle qayliyaan ❤ guulayso walal

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah jasaakalaa kheer shugran waxa jira qof u dhashay fariidnimo iyo karti laakiin naftiisa kagaabiyey tusaale wuxu jecelyahay inuu hurumar sameeyo laakin ma awoodo maxa sababikara wll ayuub mayga caawinkartaa shugran

  • @khadrahashim4085
    @khadrahashim4085 6 ปีที่แล้ว

    mashaalah
    macaliin Yusuf
    wax baadan ayaan
    kaa faaiidey waa mahadsanthy

  • @nali7504
    @nali7504 6 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah walhi waan qoslay sababto ah waxaaba mooda in video gaan aniga iaga hadlaayo jizakallah khayr walalkay

    • @drsxamdiibrahim4076
      @drsxamdiibrahim4076 5 ปีที่แล้ว +1

      Hafso Ali macaantooy anaa kula qabee iiwaran ma tadbiiqisay one year kadib ma samaysay isbadal anigu maantaan daawaday waana meelaha LA IGA haysto intuba wllhy kkk iisoo jwb

  • @fartamohaa212
    @fartamohaa212 6 ปีที่แล้ว

    Wall mahadsanid markasta wad idhirigalisa

  • @mahdaali3565
    @mahdaali3565 6 ปีที่แล้ว

    Thanks Ayuub

    • @salmiinamire9441
      @salmiinamire9441 6 ปีที่แล้ว

      Mashaallah Ayuub yuusuf sakiin waan kagamahad celinaya sida wacan ay dadka kuusoojidanayàaaaaa

  • @channel-eg6su
    @channel-eg6su 6 ปีที่แล้ว

    maansha allah ustaad

  • @abdirahmanibnugamadiid5875
    @abdirahmanibnugamadiid5875 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ustaad
    Aad Baad U Mahadsantahy

  • @abdii9086
    @abdii9086 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wall 👍

  • @nagmanawarsame3688
    @nagmanawarsame3688 6 ปีที่แล้ว

    thanks wllo

  • @mohamudomar1625
    @mohamudomar1625 6 ปีที่แล้ว +6

    guulayso wll