SIDA LAGU NOQDO HADAL SOO JEEDIYE AAN CAADI AHAYN UGANA ADKAANAYSID CABSIDAADA! l NOLOL CUSUB: #54

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 677

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  6 ปีที่แล้ว +204

    Waxaad u dhalatay in aad Guulaysatid! Ku dabakh Nafsadaada 7-daan Tallaabo Si aad U noqotid XIDIGA/XIDIGTA Hadal Soo Jeedinta! Ha hilmaamin: Faafi Farxada, Faafi Jacaylka, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanid!

    • @muuqbaahiyesoomaali8269
      @muuqbaahiyesoomaali8269 6 ปีที่แล้ว +4

      Ayub Yusuf Sakiin Ayuubow hadan nin adduunka caan ah ka noqdo waxaan ku siin doonaa shahado sharaf insha allah

    • @abdimahadyusuffarax2883
      @abdimahadyusuffarax2883 6 ปีที่แล้ว +1

      marnaba aaan caadi ahay waa kalmed khaldan waxa kaaga filan inaad noqoto soo jeediyaha ugu wanaagsan

    • @xawoxasan3968
      @xawoxasan3968 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin wll jazakalah

    • @hawaabdirashid7528
      @hawaabdirashid7528 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin waa mahadsantahay ustaadi

    • @arch_joof6604
      @arch_joof6604 6 ปีที่แล้ว

      *Ayub Yusuf Sakiin*
      Tanx macalin mahadsani

  • @al-irshaadmedia7098
    @al-irshaadmedia7098 6 ปีที่แล้ว +36

    Waxaan Ahey Macalin^^Waxn Kaafaa'iday Wax Badan oo aan Mujtamac Dhan ufaa'ideeyay
    Allaha Kuuziyaadiyo Cilmiga

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha,allah ayuub yuusuf sakiin bro waad mahadsantahy waanka helay barnaamijyadada

  • @adnamaxamedyusuf978
    @adnamaxamedyusuf978 3 ปีที่แล้ว +5

    Wax iga maqanaa ayaa ii kordhisay ever for word never pack word 🙏

  • @samiiranshax7454
    @samiiranshax7454 4 ปีที่แล้ว +10

    Nin rageed Ka hely wlhi cabsida😂 dareen kadibna cabsida same nin ragd 👏👏👏👏👏

  • @cabdiraxmanabwanncuriye4018
    @cabdiraxmanabwanncuriye4018 4 ปีที่แล้ว +8

    Yusuf wan kutageeraa waxn kuleeyahy waad nofaa iidaysaa thank you very much keep gion

  • @mohamudali797
    @mohamudali797 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah casharo important baa ka hadashay allaha hakaa abaalmariyo ustaad

  • @dualleyare4307
    @dualleyare4307 6 ปีที่แล้ว +55

    Mashalah walahi waan tijaabiyey yacni anigu wxn kugu tilmaamo magaranayo balse waxan ogahay inaad tahay macalinkayga TH-cam ka
    Maskax ilaah baa kuu dhamays tiray

  • @feysalosmanaweys7544
    @feysalosmanaweys7544 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Yusuf waxad qof bulshada soomaaliya aad iyo aad u jecel hooshaana waa hool ayka maqneyd dhalinta maanta waxan Ku orankara. Kunjeer thanks

  • @baxsanqaali2567
    @baxsanqaali2567 3 ปีที่แล้ว +9

    Waxan Ku qorna assignment so jedin kadib mrkn kursigeyga Ka kacayay waxa idarna vediogan kadb mrkn tagay ardada hortoda Ayan iska damiyay kadibne waxan uso jedidayay si here Sare ah ilaaa inan Ka dhex muuqday ardayda kle waliba aaad ayaan ujclday Wax so jedinta Wana uxiisa in la igu qoro aaaaad ayn ujcldy wlh Wax bdn Ayan kaaa faiday macalin ajar Alle haka siyo sidaad noo dhiiragaliso Mr walbe 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sakariyeabuurka9100
    @sakariyeabuurka9100 4 ปีที่แล้ว +3

    Run ahany waxatahay qof runta ka hadalo thank ayuub

  • @farxiyaomar3592
    @farxiyaomar3592 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalinka noloshana Qurux badan wlhi Wan Ku Amin Sanhy Macalin mar walpa Saada horomarkena U Jceshahay Allah Kuu Jacelaado ❤❤

  • @bikolebaba3930
    @bikolebaba3930 3 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid Ustaad Allah Ya Khaliik Wa.yarxam Waalideyk, Ballantu Waa Baydhabo Janaay

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 6 ปีที่แล้ว +28

    macalin dhiirigaliya dadkisa runtii aadbaan kuu taageernaa macalin

    • @maxamuudafkaluunle3346
      @maxamuudafkaluunle3346 4 ปีที่แล้ว

      wxaaad thay mclika aaan kuleyahay youtubka runti waaad idhiiri gelisay horay usoco

  • @sagalmohamedyusuf4713
    @sagalmohamedyusuf4713 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha-Allah, jazaka Allah ,Ustaad Ayub.

  • @salahhasan7497
    @salahhasan7497 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah bro wax badan ayaa kafa iiday insha Allah guul ayaa kurajenaa adiga neh waan rajeynaa insha Allah 😍😍🏆🏆🏆nolosha aan ku guuleysano🏆🏆🤲

  • @samiabintumuuze538
    @samiabintumuuze538 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahllah waxayabo badan ayn no faidaysay dhaman umada muslimka jasakalahu khyr ayuub ysusub

  • @guleedmohamed2225
    @guleedmohamed2225 4 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha Allah waa markii iigu horeysay een ku dhagaysto markasta waan ku dhaafi jiray lkn dib u dhicimayso inaan ku dhaafo mcln qaaliya cabsida dareen hadana samee

  • @macluumaad9810
    @macluumaad9810 5 ปีที่แล้ว +4

    Macalinkeena aniga waan tijaabiyey inkasta oo aan horey u haa hadlaa balse muuqaalkan wax weyn ayaan ka faaiidey

  • @xanaanfarhan7748
    @xanaanfarhan7748 5 ปีที่แล้ว +10

    Mazha allah ıllhay aqoontada haku sıı sııyadeyoh ayuub yusuf sakiin qof qıımo leh 🙂

  • @hadadi8378
    @hadadi8378 3 ปีที่แล้ว +40

    1. Be yourself .
    2. Be ready for the ‘situation ‘
    3. Believe in yourself .
    4. Smile ‘through’ out.
    5. Be fearful; but don’t expose it out
    6.
    7.

  • @nastehohassanelmi5828
    @nastehohassanelmi5828 6 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa Allah wll waad mahad santhy 100% Allah hakaa abaal marsho muuqaalkan quruxda badan oo aad nagu dhiirigalineysid mar 2aad mhd snid

  • @curudkaasomaliyedsahin9070
    @curudkaasomaliyedsahin9070 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waad egaraab waqatee tilaboonkii aan qadii laxaa adgaa ayaa ifududeyse wayo aniga waan qalaan jibiina waxanaa jclaa enaan cood kadiibto maliinta qalaan jiwintaa
    Walaal ayub waad mahad santayh horee usoco sxb

  • @drsiqraabukar7729
    @drsiqraabukar7729 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah thanks walaal wa ka fa ideystay wana ku dhaqmaya dhiri galanta ad na dhiiri galisay illahy haka abeel mariyo

  • @anasadensheikh4108
    @anasadensheikh4108 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah usdaad wad mahad san tahay

  • @cabdinaasircalidhuux1360
    @cabdinaasircalidhuux1360 4 ปีที่แล้ว +2

    Mn sha allh ustaad waad mahadsantahy allha ku xafido

  • @ifraaxcabdi9138
    @ifraaxcabdi9138 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah shukran ustadi

  • @dhiirragalinaftaada9006
    @dhiirragalinaftaada9006 4 ปีที่แล้ว +2

    YUUSUF ISTAKIIN TABABARE NOLOLEED ALLE CIMRAGAAGA HA RAAJIYO MACALIN👏👏

  • @sacdiyohasan5872
    @sacdiyohasan5872 6 ปีที่แล้ว +21

    cnalka wa cusubahy wax badan iga maqnaaye presentation adba ugu cabsda wlahi ano diyariyey xita isku dhagysty lkin waxa iga maqnaa confidence ad baa ugu mahdsnthy adviceka na siisid mr kasta thnks teachr👍👍👍👍

  • @juweriamohammed1271
    @juweriamohammed1271 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah my brother ayuub ♥️ alle hakaa dhigo qof uu jeclyahay

  • @khalidmuniir385
    @khalidmuniir385 4 ปีที่แล้ว +2

    mashalla waxkaste kafaida alaha haku xafido

  • @uhiilinaftaada69
    @uhiilinaftaada69 5 ปีที่แล้ว +4

    masha allah allah ku xafido adeer

  • @claahiumal2137
    @claahiumal2137 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadaanid yuusuf wllo rabi haku sharfo

  • @saynabayaanle6673
    @saynabayaanle6673 3 ปีที่แล้ว +6

    ماشاءالله تبارك الله أخي

  • @laylaapdilahi4811
    @laylaapdilahi4811 5 ปีที่แล้ว +4

    mnsha Allaah Ayuub waxaanku Ahay Taageere buuxa hore u soco wlo qali

  • @samiiramaxamedpppt4239
    @samiiramaxamedpppt4239 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah alle ha ku xiftayo

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllo xiliga taabuurta hdii liigu qoro waan dhuman jiray lkn maanta waxaan ahay xitaa xayeysiiska iskuulka loo sameyo aad baan ugu faraxsanhy bulshada inaa ka dhaxmuuqdo alx

  • @amiizhapdifatax781
    @amiizhapdifatax781 ปีที่แล้ว +5

    Keep going walalka 🤗❤️

  • @yazinzaki2580
    @yazinzaki2580 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh
    Waa cashar wanagsan
    Yuusuf Ayuub sakiin

  • @sharmaarkeabdinaser9534
    @sharmaarkeabdinaser9534 6 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid ustaad sida wacan ee naftaya noogu dhiri gelinaysid Hore u zoCo incha allH

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Mashallah Mashallah aad iyo aad baad umahadsantahyyy wll qaaliyaaaaaaaaaaaaa

  • @c.raxmanfariid9108
    @c.raxmanfariid9108 3 ปีที่แล้ว +4

    Yes wan donayaa inan noqdo mid kasaramara faceyga ❤
    Mahadsanid in badn ban ka faiday

  • @zerzayid9836
    @zerzayid9836 5 ปีที่แล้ว +16

    talo aan donayay 5 sano ayaad isii say wlhy xaqiiq Allah cilmiga haku barakeeyo hore usoco wll

  • @sumayoabdi8443
    @sumayoabdi8443 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh aad bad umahdsantahy mawduuc ayaan ku qoranhy aad baan wax badn uga faaiiday jasaaka allh ayuub yuusuf sakiin bulshada somaliyed wax fiicn baad uhaaysaa mahadsanid marlabaad wll

  • @fatmawarfa7852
    @fatmawarfa7852 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks brother halkaa kawad

  • @keyfabdikadir5075
    @keyfabdikadir5075 6 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaaah 🎆masha allaah Jazaaka allaaahu kheyraa ustaad ayub allaaah swt haku karaameyo ❤

  • @abdimuncim4563
    @abdimuncim4563 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waad mshad san tahay abti madama birito waa qalan qalinjabin rabaa cafimaadka thnks 😍😍😍😍😍

  • @hooyomacaan1009
    @hooyomacaan1009 6 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid yusuf bari leyahay presentation wana kacabsada marka hor istago ardayda ayaa ilawaa waxa kahadli rabay ama waa kurbanaya
    thnks dhirigalintada

  • @ahmeddeeqislaanisse7955
    @ahmeddeeqislaanisse7955 6 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaan kuu fahmay zxb waana ku taabacsanahay guulayso

  • @anisoabdulle1934
    @anisoabdulle1934 6 ปีที่แล้ว +36

    masha allah wll yusuf wlh waxan so xasustay dadka in la hor istago wa necbaa anigo didan aya macalinka schoolka waxu igu qoray tabuur ano didan kadib waxi laiga rabay ano so diyariyay inta xiliga tabuurka la garirin gabar aan isku class aheen ayaa i dhahday sxbey warqad ma ku so diyarisay oo ka aqrinee haa ayan dhahay markas ayee dhahday anaa ka so jedinayo ee keen kadib waa u dhibay marki qebtayda la so garay ayee idhahday saxibay ma ku gali karo booskada ee warqada iga qabso wa naxay waxn sameyan garn waye oo magacey aya la wacaa wan gariray gadib wan istagy ano cabsayo dhidit xun iga socda aya roob allah kenay oo ardaydii wee kala xarodeen malintas kadib cabsi ah ina dad so hor istago wee iga tagtay alx hada schoolka wuu i dhamady jamcada aya bilabay mana ka cabsado inaa ardayda hortoda wax ka shego inkasto intaa istagin cabsi yar daremayo lkn mark hor istago cadi aya noqdaa alx

    • @osmanabdiwali1548
      @osmanabdiwali1548 6 ปีที่แล้ว +1

      Aniso Abdulle mashallah 😂😂 roopka ayaad ku fakety miyaa malin kle daapuur maadan galin

    • @anisoabdulle1934
      @anisoabdulle1934 6 ปีที่แล้ว

      kkk haa rooba yaa imaday anoo mesha tagan ana ma lakala xarodo iga tagneet wax badnba ma tagneyn wa lakala xaroday

    • @kifaayaali1452
      @kifaayaali1452 6 ปีที่แล้ว

      hh ar anisooooy wayba kuu fcneed roobkaaas inoo imaado sacadaan il lee kaa soo hari lhaaa

    • @yusroali4991
      @yusroali4991 3 ปีที่แล้ว

      @@anisoabdulle1934 ani waxn army comentig 2021 bahadanoshahy replying sodheh

    • @anisoabdulle1934
      @anisoabdulle1934 3 ปีที่แล้ว

      @@yusroali4991 hh waa nolahy😂😂

  • @saynabayaanle6673
    @saynabayaanle6673 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy anigu waan cabsadaa markan is dheho ardayda dhexdooda wax ka sheeg

  • @cabdulaahimaxamed2233
    @cabdulaahimaxamed2233 6 ปีที่แล้ว +3

    jazaakumalaahu kher wll waan isku dayi doonaa

  • @ismacildeerow6370
    @ismacildeerow6370 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalah waakafaidnay prof ayub

  • @mahdi22ismail69
    @mahdi22ismail69 5 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Ayuub Yuusif Sakiin Inbadan wn kafaaideystey Casharadaada. illaahey hakaa Awaal mariyo Dagaalka my dear Teacher

  • @seynabxasan7003
    @seynabxasan7003 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wll yuusuf mar walba waa nadhiiro galisaaa jazaakallahu kheyr

  • @abdisamadfarah8113
    @abdisamadfarah8113 5 ปีที่แล้ว +6

    waad ku mahadsanthy aad iyo aad
    allaah hakaa abaal mariyo
    sidaad cilmiga ugu faa'iideysid walaalkaa

  • @faaraxmaxamed1773
    @faaraxmaxamed1773 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid maclin ayub

  • @falstinabikar5241
    @falstinabikar5241 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh wll jazakalha allh kucizeyo

  • @ahmedabukar9212
    @ahmedabukar9212 5 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilaalh walaal waad ku mahad santahay

  • @ifraaaxwadani9712
    @ifraaaxwadani9712 6 ปีที่แล้ว +5

    Maaashaaa allaaah wlky allaha ku xifdiyo MAHADSANID

  • @horyaalmedia2647
    @horyaalmedia2647 5 ปีที่แล้ว +14

    Mnch alh yusuf sikin wad mahdsanty hada ka hor ayan presentationka jamacda cabsady lkn isku dayo badan ka dib wan la qabsdy in aan dadka doo hor istaago oo aan hdlo Thnks prother

  • @muxyadiinfarah8951
    @muxyadiinfarah8951 4 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah yuusuf sakiin
    Thanks brother

  • @zubeyrabdi3935
    @zubeyrabdi3935 5 ปีที่แล้ว +1

    Yuusuf macalin wax badan baan kaa faaiidy

  • @proffmedia510
    @proffmedia510 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah aad baan ugu baahnayan
    jasa kalah ayub yusuf sakin

  • @ahmedyabarowsharei6550
    @ahmedyabarowsharei6550 5 ปีที่แล้ว +3

    waad ku mahadsantahay wll sida wngsn aad noogu faa'iidasay jazaakalah

  • @daudchannel3397
    @daudchannel3397 4 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah

  • @abdulhakimzoobe3245
    @abdulhakimzoobe3245 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walaaal igu qaali ah mahsanid

  • @AbdullahiAmuse
    @AbdullahiAmuse 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah professor

  • @sabirinmohamed2795
    @sabirinmohamed2795 6 ปีที่แล้ว +3

    Mahdsanid trainer ayub

  • @muniirmohamed6853
    @muniirmohamed6853 5 ปีที่แล้ว +5

    waa 7qodob oo muhiim u ah qof walba oo doonaya inuu noqdo qof hadal aan dhibeynin

  • @hiboahmed2903
    @hiboahmed2903 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanshallh Walaahi bilaahi tolaahi walgay qof sidaa wax guqaathy ilaahy kudaa amiin magac hiibo Xaashi aadiyoaad uga helay

  • @honeysweet305
    @honeysweet305 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalaah qeer walalken, macalinkena, lataliyehena, aad iyo aad ayaa umahadsanthy sida wangsn aad nooga figirto
    Farxad kunoloow waligaa cimrigana alha kubarakeyo

  • @fahiimamaxamed451
    @fahiimamaxamed451 5 ปีที่แล้ว +2

    Shukran ustaad yuusuf

  • @canbaryare6014
    @canbaryare6014 4 ปีที่แล้ว +4

    msha Allah
    wll alle hakuusiyaadiyo

  • @user-yz5bh2zg9y
    @user-yz5bh2zg9y 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad shukran 😢 walhi wa runta illhay ha ka abal mariyo 😊

  • @midnimadasoomaali-weynwaam9264
    @midnimadasoomaali-weynwaam9264 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah caqliga iyo garashada hawaayin mahadsanid macalin ayuub

  • @hibocabdiraxmaan1843
    @hibocabdiraxmaan1843 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll Allah kheer ha ku siiyo sida noogu faaiidayso shukran Aakhii

  • @xawoxasan3968
    @xawoxasan3968 6 ปีที่แล้ว +4

    aadbaa u mahadsantahay wll waa talaaboyin aad ii cawiyay

  • @luckymohamed3281
    @luckymohamed3281 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah runtii waxatahay qof bedely bulshadada kugu xiran illhy haku xiftiyo

  • @relaxaid8398
    @relaxaid8398 6 ปีที่แล้ว +76

    am the first person to comment this beautiful video and am so excited to watch such videos😃😃😃😃😃😃😃

    • @sharmaarkemohamed531
      @sharmaarkemohamed531 5 ปีที่แล้ว

      Srry bro ina luqad kle ngula hdashid ado yaqan afsomaliga wxybaha hda lga hadloyo in la iska dayo ayd samenosa owaxd iskadhigosa qof an aqonn afsomaliga misna lahdlya qof an afsomli aqonn qaldna ha ifhmn bro

    • @bushroladan6247
      @bushroladan6247 2 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @suldanzaki9246
    @suldanzaki9246 6 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waad mahadsantahay

  • @maryamyuusuf4354
    @maryamyuusuf4354 6 ปีที่แล้ว +4

    maasha allaah ustaad ayuub yuusuf sakiin allaah haku xafido in bdn ayaa video gaaga kafaaideystay mahadsanid

  • @suhurfaysa9834
    @suhurfaysa9834 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah markasta waxd ka talisaaa horumarka dadka kale jasaakalah wllo ayuub

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh4696 6 ปีที่แล้ว +1

    mahdsanid ustaad ayub yusuf sakiin

  • @hajitech2333
    @hajitech2333 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah kheyral Jazaa!

  • @abdirahmanibnugamadiid5875
    @abdirahmanibnugamadiid5875 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ustaad Waad Mahad Santahy

  • @faadumomaxamed8199
    @faadumomaxamed8199 6 ปีที่แล้ว +18

    aseyment LA IGA rab a wana cabsanya lkn hada wad I dhiro galisay mnsha allh mahdsnid

  • @engrabdullahi8405
    @engrabdullahi8405 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaat Ayuub Yuusuf

  • @Abdihakem10
    @Abdihakem10 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah jasakallah

  • @firdowsadaahir4017
    @firdowsadaahir4017 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh jazakallh ustaad qaaliya

  • @raxmacali2001
    @raxmacali2001 5 ปีที่แล้ว +4

    Wll qli mahadsanid allaah maskaxda iyo cilmiga hakuu siyaadiyo

  • @shukriabdulkhader4607
    @shukriabdulkhader4607 6 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad waa wax iga maqnaa barakallah

  • @shaafmoha6979
    @shaafmoha6979 6 ปีที่แล้ว +3

    Mazha allh

  • @mustafabdirahmn5818
    @mustafabdirahmn5818 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Ustaadkayga Aan Jeclahy Nin Aan Wax Badan Ka Faiday

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay ustaad Jazakallahu kheyran

  • @abyanhajjiahmed5582
    @abyanhajjiahmed5582 6 ปีที่แล้ว +4

    muqaalada fiirsan jira muqalka igu wngsn waa runt istad aad ayaa kuu ixtiraamaa allaaha ku dhooro mahadsanid

  • @rijaalyare195
    @rijaalyare195 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah macalin waan ka helay cashirkaan macalin

  • @bushrobeutybushrobeuty854
    @bushrobeutybushrobeuty854 5 ปีที่แล้ว +2

    Was mahadsnthy wll sida noogu dada laysid alaha kuugu dadaaalo

  • @sharmaarkeabdilaahi1038
    @sharmaarkeabdilaahi1038 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wll yusuf allah ha ku xafido

  • @hodanbarkhadomar1115
    @hodanbarkhadomar1115 5 ปีที่แล้ว +2

    Sharaf ku nolow mar walpa wx badan kaa fayida oo wxd badashy naftayda Alle haku sharfo😍