SIDEE LOOGA DHABEEYAA RIYOOYINKAAGA LOONA BEDELAA NOLOSHAADA? l NOLOL CUSUB: #55

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2017
  • Fiidiyoowgaan wuxuu BEDELI doonaa gebi ahaanba NOLOSHAADA! Fadlan daawo fiidiyoowga illaa DHAMMAADKA. Waxaan kuu DAMMAANA qaadayaa in aadan ka SHALAYN doonin.
    KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 230

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  6 ปีที่แล้ว +136

    Aaway Dadkii GUUSHA Jeclaa?! Fiidiyoowgaan wuxuu BEDELI doonaa gebi ahaanba Noloshaada oo dhan! Fadlan daawo illaa dhammaadka Anigana waxaan kuu dammaana qaadayaa in aadan marnaba ka shalayn doonin. Hana hilmaamin: Faafi Farxada, Faafi Jacaylka, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanid!

    • @jawahiryusuf661
      @jawahiryusuf661 6 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin Maashaallah waan ku salaamey macalin Ayub
      Waxaan u baahnahay in aad soo diyaarisid walwalka see looga gudbi karaa adigoo mahadsan.

    • @samsamamin9890
      @samsamamin9890 6 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Yusuf Sakiin Jazaakallah kher walal waanba rabay dhiiro galintan waayo waxan rabay inaa nolasheeda wax badan ka badalo marka waad mahadsantahay Allahana ku barakeeyo waqtigaaga anagana kuwi ka faaiido Allaha naga dhigo
      Aamiin

    • @Asli256
      @Asli256 6 ปีที่แล้ว

      waxn rajaynaya in an hada ilabo inkasta oo an vedio walba is idhaa is bedel hadana wali halkii uun bn taganahy thnx macalin waxn rajaynaya malin malmaha ka mida oo an fogayn in an kugu so celin doono positive comment insha allh shukran mooooooooooooore usaatadkayga qaliga ah

    • @jabiiba9800
      @jabiiba9800 6 ปีที่แล้ว

      *cashirka xiga ha noqdo in aad caajiska kaso hadasho dib ha u dhigin wanu ku su geynaa insha Allaah .yaa baasha*

    • @jabiiba9800
      @jabiiba9800 6 ปีที่แล้ว

      Jawahir Yusuf walwalka adkaar loo aqristo aya jirto

  • @basmamohamed9600
    @basmamohamed9600 6 ปีที่แล้ว +14

    Make dua for me May Allah make it easy for my exam u guys pray for me

  • @sacdiyoclaahi2388
    @sacdiyoclaahi2388 6 ปีที่แล้ว +16

    maasha Allah macalin waan Ku farxaa markaan arko vidio yadaada wxee isii galiyaan dhiiranaan waliba anigoon cabsaneenin horey USocod wngsan mclinka nolosha ayaad tahay taariikhda ayaa Ku xusi doonto insha Allah

  • @daganinaabdi9452
    @daganinaabdi9452 6 ปีที่แล้ว +23

    Jazakallaah khyr inshaa Allah waa ku mahadsantahey sidaa noo dhiiro galiso 😍😍🖊📖 waaa ka faaideystaa Chanel Kaga ayub thanks 🙏

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jasakallah khayr walaal ayub Yusuf sakiin

  • @jtjgfcbhgdyb1673
    @jtjgfcbhgdyb1673 6 ปีที่แล้ว +6

    Shukran wlky insha allah isbadalka waa lo bahan yahay waana ku dadalaya si aan markasta isbadel ku sameyo nafteda alle haku xiftiyo.wllo

  • @maryamamohamed4833
    @maryamamohamed4833 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wll sxbke 1adiga ayaan kaa dhiganaa sida riyooyinkega u romeyo nolol faxat lehne aan ugu nolato thanks my friend

  • @abdifatahosman4090
    @abdifatahosman4090 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ayuub yuusuf sakiin Alle hakuu abaal gudo..

  • @Dhafaruur
    @Dhafaruur 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah Mahadsanid
    Ustaad Ayub Yusuf Zakin Runtii Waxbadan Baan Kaa Faiday Thanks.

  • @85tyhirs42
    @85tyhirs42 6 ปีที่แล้ว

    mansha allah jasakala khayr ayuub runti wax wen aya iska bedeley noloshayda intan ku xidhmay barnamishyadada shugran

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah walal qali mhdsanid Allah haku siyaasho cilmiga iyo cimriga ba

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ustaad ilaahay khayr waxaan kaga baryayaa khayr bdn insha allah wn ku faraxsanahay qof adigoo kale ah inuu somali kadhasho ilaahay hanoo badiyo dadka wanwanaagsan

  • @mohamedshareif8889
    @mohamedshareif8889 6 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAAH, USTAAD JAZAKALLAAHU KHEYRUL JAZAA.....

  • @mariyadiomond5117
    @mariyadiomond5117 6 ปีที่แล้ว

    Jasakallaah. Khayr mash allaaah allow ku xifdi. Ayub yusuf sakiin

  • @omarMohamed-zf7nf
    @omarMohamed-zf7nf 6 ปีที่แล้ว

    Thanks my dear brother Allah protect you Allah rewards you good ness

  • @walaalka2362
    @walaalka2362 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah alle (sw)hakaa abaal mariyo 😍

  • @nasrajibriir6582
    @nasrajibriir6582 5 ปีที่แล้ว

    shukran akhii jasaaka allhu khayr

  • @libanhassan9066
    @libanhassan9066 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal hore u wad dhiiragalinta iyo hurumarinta bulshada somaliyeed

  • @abdifatahjamal8465
    @abdifatahjamal8465 6 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allahu khyr wll

  • @hindiyodahir8266
    @hindiyodahir8266 5 ปีที่แล้ว +1

    Presidents usually have advisers and Alxamdullilah that I have u as my advicer, jazakallahu kheyr may almighty reward u with the paradise of firdows. I really appreciate alot ,a brighter future is ahead of u so go ahead my brother.

  • @badriashahar8591
    @badriashahar8591 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr. Walal sheeqa khuraanka aqrinaayo magaciisa.

  • @abdirahmanibnugamadiid5875
    @abdirahmanibnugamadiid5875 6 ปีที่แล้ว

    Aad Baad U mahadsantahy Ustaad Ayuub Meeshaada Ka Sii Wad Insha Allah

  • @mowliidsuldaan4649
    @mowliidsuldaan4649 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Yuusuf aad iyo aad mad u mahadsantahay wll dhiirin galintada Alle ha ku xafido

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed7531 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustad ayuub Yusuf allh kaa awalmariyo guushaada

  • @hamdimohamed5679
    @hamdimohamed5679 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah walaalkey ayuub Allaha ku xifdiyo macalin wanagsan ayaad tahay

  • @jazuurmoha820
    @jazuurmoha820 5 ปีที่แล้ว

    Mnzha allah wllkY tnkz izbadalka every time waa shayga aan radiYo tnkz pro go forward

  • @marwoabdi4793
    @marwoabdi4793 6 ปีที่แล้ว

    Shukran jazaakaallahu kheyr wll

  • @samiyaabdi4049
    @samiyaabdi4049 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wllky ayuub

  • @shaymaxasan3816
    @shaymaxasan3816 6 ปีที่แล้ว +1

    Mancha allah jasakallah wll ayuub intay nolol jirto ku nolow frxd

  • @seyidcalimuqtaar77
    @seyidcalimuqtaar77 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks wll sare wlhi run waaadna ku mahadsantahay sida aaad noola wadaagtay

  • @abdallamahad1818
    @abdallamahad1818 4 ปีที่แล้ว

    M.a ayub jazaakallaahu kheyr mubaaraka fiik

  • @cabdisamadmahdi8086
    @cabdisamadmahdi8086 6 ปีที่แล้ว

    Haa sax waa video gaygii
    Mr ayub Yusuf thanks

  • @shamsaguhaad5176
    @shamsaguhaad5176 6 ปีที่แล้ว

    shukran Ayub aad ayan oga faidasta cilmigada waxan kadhabendona insha Allaah my dreams. thanks for you advice.

  • @libanosman4752
    @libanosman4752 6 ปีที่แล้ว +4

    Shukran teacherka nolosha

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah illow caawi adoon iyo aaqiro

  • @rowdorayaan1123
    @rowdorayaan1123 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal ayuub waxa tahay macalinkeyga nolosha wax badan ayan ka bartay

  • @umuabdulqadir4457
    @umuabdulqadir4457 6 ปีที่แล้ว +1

    Waan jeclahay dhiri galintada Ayuub 😍

  • @nimcan7740
    @nimcan7740 6 ปีที่แล้ว

    shukran wll

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilahay ajar iyo xasanad ha ka siyo wllo wax badan ka fa iday wllo su al ku waydinaya tas oo ah wllo waxn ad ugu dawakhay wax akhriska waayo mel aan kagaga bi laabo garan waya madoyinka kolba mid ban so qada on wax badan ka qaybi hadana ti kale wllo ma ishegi karta hab fudud lagu akhriyo madoyinka thnks jasakalah wllo

  • @sahraali9192
    @sahraali9192 6 ปีที่แล้ว +1

    Maashaalle khair allele hakusiiyo ayuub

  • @Aminamohamed1
    @Aminamohamed1 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Ayuub 👍

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Allaha ku dhowro wll aad baad u mahadsan tahay sida wacan ee aad no dhira galiso aad ban kugu xirnahay

  • @abdiqafaaryariisow3003
    @abdiqafaaryariisow3003 5 ปีที่แล้ว

    m.a ayub jasakallah

  • @binticaziiza699
    @binticaziiza699 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanid akhi caziiza

  • @AaBb-nw1jx
    @AaBb-nw1jx 4 ปีที่แล้ว +1

    Man shallah taaloyinkaga meel ayaan ku qortay wll alle haku xaafiido

  • @keyfabdikadir5075
    @keyfabdikadir5075 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah💚Masha allaaah wlhi waa inoo faideysay ustaaad Ayub qasatan wlhi video gan aniga ayuu iga hadlaaye 😢😢Jazaaka allaaahu kheyraa allaaah swt ajar iyo xasanaad haka siiyo allaah dartii ayaanu kujecelnahay allaah swt haino ka xafido ustaaad Ayub Yusssuf Sakiin💛

  • @drmohamedabdirizackomar8420
    @drmohamedabdirizackomar8420 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll jazakallah

  • @jaanagalehassan6307
    @jaanagalehassan6307 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wllky allah haku barakeyo

  • @somaligymer7959
    @somaligymer7959 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah àd ayaan ugu faaiday walahi mahadsanid macalin

  • @diamondsaid8419
    @diamondsaid8419 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wllo ayuub wan kugu hambalyeynaya isbadalka muuqaalkada ka muuqda 🏋️🏋️wad ku mahadsantahay talooyinkada 👍👍👍👍

  • @hothanahmed2919
    @hothanahmed2919 6 ปีที่แล้ว

    Mashalaah maclin ayub Yusuf sakiin all hakaa abaalmariyo mahdsnid maclin

  • @samiiroxasan6698
    @samiiroxasan6698 6 ปีที่แล้ว

    macalin Yusuf mahadsanid macalin qaliyaa nolow macalin

  • @saacidxiltire6327
    @saacidxiltire6327 4 ปีที่แล้ว

    Better advice for quarantine days to take action self disciplin. The almighty blessed us with healthy and others too.%%

  • @maxameddeeq584
    @maxameddeeq584 6 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله استاد

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @muuqbaahiyesoomaali8269
    @muuqbaahiyesoomaali8269 6 ปีที่แล้ว

    Thanks Ayuub

  • @idmanahmed945
    @idmanahmed945 6 ปีที่แล้ว

    Alle ajir iyo xasanad ha ku siiyo jizzkulah💛💚

  • @arufai6379
    @arufai6379 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabaarakallah

  • @laylaabdullahi2204
    @laylaabdullahi2204 6 ปีที่แล้ว

    maasha allah mahadsanid wllo

  • @omarabdi8536
    @omarabdi8536 6 ปีที่แล้ว

    masha allah ustaad waxan ka sugnaa fiidoyowga caajislowga aad ugu tala gashahy

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 ปีที่แล้ว

    shukran wlo

  • @khadradheeman1772
    @khadradheeman1772 6 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah jasaakalaa kheer

  • @zakiguliyogeeri1980
    @zakiguliyogeeri1980 6 ปีที่แล้ว

    Mshllh wall ayuub illahay haku xifdiyo sxpow intee kala xiriira

  • @sihaamabdisalam7314
    @sihaamabdisalam7314 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @alihussein2144
    @alihussein2144 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro for the great video 😀😎😎😎😇 😇😇😇😇😇😇

  • @faatimahassan5189
    @faatimahassan5189 6 ปีที่แล้ว

    shukran wall qaali ah

  • @shiiqulbaladwalbaxar2397
    @shiiqulbaladwalbaxar2397 6 ปีที่แล้ว

    jazakallh walal sidaa umadada ugu faaideysid illah hakaa awaal mariyo

  • @Imraan53
    @Imraan53 6 ปีที่แล้ว +3

    i cant only say THANK YOU! only allah can give you what you deserve T_T

  • @umuabdallah1155
    @umuabdallah1155 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dhirigelintada❤❤❤

  • @anisoadam1056
    @anisoadam1056 9 หลายเดือนก่อน

    Man sh allah ustad thanks

  • @najaxaadan5190
    @najaxaadan5190 6 ปีที่แล้ว

    Tnx you Abowe ayuub

  • @yasminehashi6399
    @yasminehashi6399 6 ปีที่แล้ว +1

    Amezing Motivesion Alha ka ajr siyo wxan ahyd Ardyd jmcd dhigto mrkan barnamijkga bilabay Dawashadisa wxan isku arkay isbadl dhab ah Alaha ku xafido mcln

  • @tufaxdaganinacabdi458
    @tufaxdaganinacabdi458 5 ปีที่แล้ว

    mashaa allh wllo ajiir iyo xasanad ka siiyo Wllkay

  • @cabdallamoxamed473
    @cabdallamoxamed473 6 ปีที่แล้ว

    ilahy haku sharfo ustad waad noo faideysay

  • @kaabekaaabe5197
    @kaabekaaabe5197 6 ปีที่แล้ว

    maasha alaaah wlalla alle hakuxidiyo waxbadan ayaan ka faaiidaysay vidoekaaga waayo wllala wxaan ahaaa qof aan caziimalahayn taasoo dhanka asxaabta ah.

  • @umcraxmaanbindicxaafi4298
    @umcraxmaanbindicxaafi4298 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @hawahasan498
    @hawahasan498 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @caruus100
    @caruus100 6 ปีที่แล้ว

    Ustas ayuub waxa tahay macalin dhab ah waxad wax noogu sharaxda si hagar la an ah waxan ad u xiiseya barnamijyadada thanks bro

  • @jihaanhonest5524
    @jihaanhonest5524 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaw masha'allah Walal qli MhdZniD ustd

  • @abdillahinour7446
    @abdillahinour7446 5 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahy ayub Allaha kaa jaza'ii siyow

  • @bileabdirahman8915
    @bileabdirahman8915 6 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALLAH

  • @umumuhais2623
    @umumuhais2623 6 ปีที่แล้ว

    Mansha alh ayub ilahay ha ku xifdiyo nolosheda wa wayn aya ka badashay

  • @qumanecali200
    @qumanecali200 6 ปีที่แล้ว

    Alle khyr hakugu abalmariyo malinkayga dhabta ayad tahy ( Ayub yuusuf sakiin)

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 6 ปีที่แล้ว

    masha allah wll alaha ku xafido

  • @workhardyousawresultashort4508
    @workhardyousawresultashort4508 6 ปีที่แล้ว

    Msha alah bro ayub

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalinkayga nolasha alle ha noo kaa daayo

  • @muniishamunaqlimuniishamun8329
    @muniishamunaqlimuniishamun8329 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah guul ayuub sakiin

  • @Jowher
    @Jowher 5 ปีที่แล้ว

    Masha allàah illah haku barakeyo

  • @safiomar5579
    @safiomar5579 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👂👂👂✍✍✍

  • @saadiaosman147
    @saadiaosman147 6 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah

  • @khadarmychannel8818
    @khadarmychannel8818 6 ปีที่แล้ว

    ManshaAlla wll ilahaye kheeyer hakusiyo

  • @user-my6sm2xy6u
    @user-my6sm2xy6u 6 ปีที่แล้ว +2

    يسوف عندك احلا نصائح

  • @abdixakemdahir8653
    @abdixakemdahir8653 6 ปีที่แล้ว

    thanks sakiin

  • @zenabdirizak636
    @zenabdirizak636 6 ปีที่แล้ว

    Thanks yusuf

  • @apiipdhalad9300
    @apiipdhalad9300 5 ปีที่แล้ว

    Shukran ayuub yuusuf sakiin

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah wllo
    Adi raliya nashidadan bila musica ah link keeda ishega

  • @basmamohamed9600
    @basmamohamed9600 6 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb shukran my dear Insha Allah I will

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 5 ปีที่แล้ว

    Salaamu Calaykum wa raxmatulaahi wa barakakaatu Ayub, aad iyo aad baad ugu mahadsantahay vidiogan walaal. Wax badan baan ka faa'iday runtii

  • @zakiguliyogeeri1980
    @zakiguliyogeeri1980 6 ปีที่แล้ว

    Ila soo socosii wall ayuub videoka aad keni doontid inshllh

  • @mysuccesscanonlycomefromal890
    @mysuccesscanonlycomefromal890 6 ปีที่แล้ว +7

    Wllo fadlan ka soo hadal sida qoraa lagu noqdo.