Sheekadii Digsiga iyo weel dhaqida Mahad Abdule 1987 Oslo. Maxaan u soo joogay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 363

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahi funny baa tahey wllo 😂😂😂😂😂

  • @zuhuurzuhuurcali8744
    @zuhuurzuhuurcali8744 4 ปีที่แล้ว +11

    Mahad cabdule masha allah akhlaaq afgaabnaan wa tusaalaha ugu fiican uu allah siiyo adna allah ku siiye ku shugri nimcadaas

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah saday sanodo kadib Ayn arkay shekadada waana ka helay gesinimadada❤dad nol mo u dahaa😂😂😂❤alxamdulilaah masha allaah

  • @khadargurey1dheere202
    @khadargurey1dheere202 ปีที่แล้ว

    Legend waa mahadsantahay somalidu majecla sheekooyinka story ga ah oo daqiiqadaha badan qaadanaya experience baan kaa qaatay sxb thank you

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash  4 ปีที่แล้ว +19

    Digsi Weel dhaqid iyo Mahad Abdule maxaa kala qabsaday. 1987 Oslo. Maxaan u soo joogay.
    Wadaage salaan guud. Barnaamijkeena Maxaan u soo joogay waxaan maanta ku soo qaadanayaa Shaqadii iigu horaysay. Waxaa la i dhexgaliyay Digsi le eg guriga aad dagantahay. Kuleeylka Digsigaasi waa +60c.
    Wiilkaa iyo Digsigaa aan maydhi jiray ayaan guri ka iibsaday 1990gii.
    Shaqadaa waxaan waday ilaa kudhowaad 9 sanadood. Waligaa ha is dhigan. Ogoow marka hore shaqo hel, waxay doonto ha ahaato shaqadaasiye. Videowgan hadaad waqti u hesho dhamayso , fikradaadana nala wadaag. La wadaag saaxiibadaa, share iyo like taba ha ilaawin. Mahadsanid

    • @ummuayan8227
      @ummuayan8227 4 ปีที่แล้ว

      Mashallah ilahoow kuxafiid ❤❤🌹🌹🤲

    • @DK_Burner
      @DK_Burner 4 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa shaqada hoosna waad ka bilowday ha adkaato 60degree laakiin waad ka jibo keentay laakiin inteena badan waxaan qabnaa fabia shaqada iyo inta cilmi la aan ku darsoo pride waa nahay marka walaale in aad natiijo la gaaro waxay noqoneysaa less than 5%

    • @الدينالنصيحة-ص1ك
      @الدينالنصيحة-ص1ك 4 ปีที่แล้ว

      I need your whats app .plz can you Tell me.Bro

  • @prettysamera2708
    @prettysamera2708 หลายเดือนก่อน

    Qisadaadu waa funny iyo dhiirigalin dhalinyareed mahadsanid wllo sida quruxda badan ee aad noga sheekaaysay❤❤❤❤❤

  • @hobyocadey6193
    @hobyocadey6193 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah waa ilbaxnimadii oo qof ah aad baan kuugu madinataa mahadoow sida asd dadkaada wax unfahamsiinaysid

  • @calijaabir-kl1gr
    @calijaabir-kl1gr 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah wax weyn aankaafaa iidnay shaqaa sharafleh

  • @saaam6896
    @saaam6896 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad waa tobabare nololeeed mansha alah ale haku xafido

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 ปีที่แล้ว

    Qisadaa Digsiga markaan soo xasuusto waan qoslaa really Niman somaliyed wax badan bay qurbaha ku barteen you are hero man and smart keep it up good work...

  • @farhanali8620
    @farhanali8620 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tahey mahad ima dhaafaan sheekooyinkaaga xiisaha badan.you are great storyteller.

  • @nasro7962
    @nasro7962 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarekallah 1987 waa xiligan dhashay

  • @halimo420
    @halimo420 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah walaal qalbi fiican oo aad uwanaagsa

  • @Adna_Ali44
    @Adna_Ali44 4 ปีที่แล้ว +2

    mshaa allh wll mahad aad bn kuugu mahad celineynaa cimrigaaga allaha kuu ziyaadiyo

  • @goahmad5
    @goahmad5 3 ปีที่แล้ว +1

    الله يبارك فيك اخ مهد قصة جميلة

  • @umiali1785
    @umiali1785 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad adigu hadii aadan Qabiil iyo qabyaalad, aqoon, walaal somalida usoo ducee in Allah cudurkaas nala haray naga dul qaado, waxaad tahay nin Qalbi fiicane Aamiin.

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha’Allah mahad Abdilahi
    Very beautiful story thanks 👍

  • @khaliifxirsi4322
    @khaliifxirsi4322 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha Allah waa dhiiro galinta dhalinta yar msha Allah adeer mcn

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah adeero qof wanagsan ayaad u egtahy

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 ปีที่แล้ว

    maasha alaah nin runta saan usheegaayo majiro waana khuruxbadantahay

  • @zund4
    @zund4 4 ปีที่แล้ว +4

    Salam Mahad& family
    The Wise Bangladeshi Man
    Remind me of words I heard early on in Diaspora
    As long as I am here my Backyard is my Backhome
    Thanks for sharing the experience & Wisdom

  • @hiddentreasure9419
    @hiddentreasure9419 4 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah, this isn't just a story but also a motivation to young generations . Thank you uncle.

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheeko cajiib oo waayo aragnimo leh Viva Xaafada Hodan kasabalbalaare ma u ekit 60 jir

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 4 ปีที่แล้ว +6

    You really Inspired me.

  • @safiya32
    @safiya32 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah mahad waxaa tahay qof aad u karti badan mashalaah

  • @qalinaciimaaadan3401
    @qalinaciimaaadan3401 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalh wll wakhatiigagii wadkafiiday mashalh ❤️ shaqo wacan 👏

  • @ahmedabdillahinour1481
    @ahmedabdillahinour1481 4 ปีที่แล้ว +2

    ninkan mahad i like it sheekoyinkagu wey igu socdaan allah haku xifdiyo

  • @leylahassan7135
    @leylahassan7135 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Illahaay ha ku siyadiyo cimrigaga

  • @engelabe2772
    @engelabe2772 4 ปีที่แล้ว

    Mahad waa ku mahadsantahay sheekada dheerigalinta leh eed nala wadaagtay.its very inspiring 😊❤

  • @Gahtaan.
    @Gahtaan. 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad waa nin aad iyo aad u qabifuran Masha Allah sxb sare, intaa inoo shegtay maanta hadaan nahay Somalia dad badan ayaa kaa fa’ideystay runtii mashaa Allah, thanks bro.

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waad na dhiira galisay

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 11 หลายเดือนก่อน

    Da'da la sheegaba waa is celcelin uun haysa sii den inta xusulkaagu xabaal ka sareeyo 😂 In aad qalbi fiicantahayna waa nasiib masha Allah tabarakallah Mahad😊😊

  • @hashimoog6700
    @hashimoog6700 4 ปีที่แล้ว

    mashaallah Mahad cabdulle, sheeko aad u qiimo badan oo wax tar u leh dhalinyarada soomaaliyeed.

  • @nasteexyare4414
    @nasteexyare4414 4 ปีที่แล้ว +2

    Qiso cajiib ah ayaad nala wadaagtay mahadsanid.

  • @nimcofarah1561
    @nimcofarah1561 4 ปีที่แล้ว

    Maan shalaah waxtahay sof ku dayasho mudan had wadadaaso kalehay

  • @nuuraniabdirashiid7082
    @nuuraniabdirashiid7082 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah experience ayaan ka fa,iday ustaad 💯✔️

  • @suadsaleban8593
    @suadsaleban8593 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah sheeko wngsn oo maskaxda no furtay baad nala wadagtay xaga kasii wad ustad Mahad👈👏

  • @hani261
    @hani261 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw mnsha allah 60 yrs luck

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 3 ปีที่แล้ว

    Wooow legend isma qariyo

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 ปีที่แล้ว +3

    Ka naso siyaasad Ku naso sheeko qurux badan😘 keep going forward Mr Mahad😍

  • @abdiqaniaadan1004
    @abdiqaniaadan1004 4 ปีที่แล้ว +12

    Walahaye fani ayad tahaye waad iga qoslisay hhhhh sheeko qosol badan intii igu racsan like saar

  • @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
    @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wll hore uu soco wax badan baanu ka faidayna alle haka abaal mariyo shukran

  • @saidbattutaofficial2388
    @saidbattutaofficial2388 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah beautiful story by mahad Abdule. I like your story.

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah mashallah mashallah mashallah dadaada 👍❤🌹

  • @nusaybadaahir4990
    @nusaybadaahir4990 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh khibrad wanagsan insha allh waxan rajayn in dhalintu kafaiday

  • @rodamoha208
    @rodamoha208 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahad qisoyin ad ab umuhim oo noloshad ku soo martay ad bad ugu mahdsan tahay sida mar ad qisoyin qimo leh noola wadagto

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Mahad qof waqtigiisa ka faa'iiideeyay baad tahay

  • @abdirizakosmansuleiman
    @abdirizakosmansuleiman 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ,waansugayey inaad nooga sheekeyso lakulankaagi madaxweyne SIYAAD BARRE.

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah Mahad kalsooni weeye inuu qof ku ka faanin shaqo kasta

  • @sharmaboy3108
    @sharmaboy3108 3 ปีที่แล้ว +1

    I love the way you motivate us wllhi you have to hustle dhalinyarada waxan ku dhiiri galinayaa in ay shaqeystaan hasugin in aad xafiis fadhisato hadi aad guul rabtid jaran jarada hoos kaso bilaaw 💯✅

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bro sheekooyinkaaga aad ayaan u xiiseeya guul badan ayaan kuu rajaynaa mahadsanid

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh waxad tahay maskax kobciye tolmoon big rispect

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 ปีที่แล้ว +1

    Iam proud of. You bro. You are hard worker. Intelligence. Smart keep up good work well done ...

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah Mahad waad iga qoslisay Yeh Yeh kulahaa fariid

  • @harigle
    @harigle 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sheeko xiiso leh runtii iyo waayo aragnimo qurux badan Mahad Abdulle

  • @sagalinaahmed2839
    @sagalinaahmed2839 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah ur funny 😄

  • @happykidsforkids677
    @happykidsforkids677 4 ปีที่แล้ว

    Mahadow qofki aan dish wash lcg laga aruuryay kka kentay dalka haduu shaqaysan diido col wayn aa ka goosanee wa hubaal masha allah wlh anigu dalki baan jogaaye shaqadaydi kowaad taadas yay ka agdhawayd ila ay i modan inaan mashiin ahay alx mantase am adviser ilaah mahaddiiiiii

  • @halimaaden1618
    @halimaaden1618 2 ปีที่แล้ว

    Wall qaali ah maasha alaah

  • @adamfarhan6204
    @adamfarhan6204 4 ปีที่แล้ว

    Legend baa tahay runti kudayashana mudan tahay

  • @farhiamohamed2054
    @farhiamohamed2054 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah guul ku rajeyna wakhti kasta mr.mahad

  • @AhmedOmar-vt6qu
    @AhmedOmar-vt6qu 4 ปีที่แล้ว

    Madax sare mahad sheeko macaan oo waayo aragnimo iyo khibrad leh say iigu socotay bay iga dhamaatay😁 thanks wll🙏🙏🙏 love digsagaa taariikhiga ah.

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah brother

  • @simaandjiboutiq7474
    @simaandjiboutiq7474 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah life skill is the one who’s guiding you the person you tbecome tomorrow. Amazing story 🏆

  • @anabadan1965
    @anabadan1965 4 ปีที่แล้ว

    God qosol runtii waa nin qalbi fcn

  • @epic_chef1241
    @epic_chef1241 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaaAllah tabarakkAllah i really enjoy listening to ur life stories ❤❤ so inspiring. Can't wait the next inshaaAllah.

  • @youngash6411
    @youngash6411 4 ปีที่แล้ว +2

    maash Allah walaala Barack Allah feek

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabaarakallah aadban u jeclahay sheekooyinkada aaf nala wadaagtid marwalba wax badan ayaan ka faaida ma aqaan sidan u sharaxo dhan walba walaalkey allaha ku barakeyo cimrigaaga caafimaadkaga iyo qoyskagaba wa walaasha Soomaaliyed adon ogayn kuso ducaynaysa. 🙏

  • @nouhsaid9423
    @nouhsaid9423 4 ปีที่แล้ว +2

    Jimco wnaagsan ader mahad waxaan ka so leyhy magaalada muqdisho❤

  • @mustafaali7397
    @mustafaali7397 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allaah wall Allaah haa ku dheereyo cimriga iyo cafimadka cibado suban waxan ka faadnay wayo aragniimo wanagsan waxan ka sugna waa sheeko kale ruunti aad ban u xisaya sheekada waa sheeko waxa wanagsan laga faaiidayo nolow wall inbadan

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah ilahay cimrigaaga haku barakeeyo walalkeeyga qaaliga ah mahad cbdule thanks

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 4 ปีที่แล้ว

    Mànshàlàa 60jir malagu moodo because mar walba waad qoslaysaa dadka cilmiyada bartay waxsy sheegeen qof qofku ka qosol badan yay wuu ka dayar yay markaa manshaalaa ilahay ha ku siyadiyo farxada iyo qosalka iyo reerkagaba barakalaa.

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 4 ปีที่แล้ว +1

    Great man success story.

  • @wadaayful
    @wadaayful 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 4 ปีที่แล้ว +2

    AAA USA very nice stores I love it

  • @suleekhahasan96
    @suleekhahasan96 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah. Raganimo waa sidaan oo kale, waxaan ka helay sida uu runta u sheegayo Soomaalida raggeedu sidaan eyey ahaan jireen! Jabkooda bay ka sheekeeyn jireen! Kuwa kale youtube yada faan iyo boolo xoofto sida dumarka xiiso maleh. Mahad Abdulle waa igu socotaa sheekadiisu horusoco adiga iyo family.

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaha Illahay haka ilaaliyo qabiil iyo qudhunka Somali doorbiday inay qabil ama qof cayan

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว +1

      #Rahma Ali wlshy subscribe igu caawi ina soo booqo

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 4 ปีที่แล้ว

      H Mire Films & vlogs wabalan hadan Rabi igu beentayn wankuso bokhanaya hadi ad wax macqula ku hadlaysid sida walalo Mahad Abdule

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว

      @@rahmaali2050 mahadsanid😍😍

  • @ayaanlebulshale7608
    @ayaanlebulshale7608 4 ปีที่แล้ว +2

    Mncha allh zharfu waa inad shaqaysataa inad biri ka malin qf kle wx waydinsan lahayd

  • @shiilshiil5671
    @shiilshiil5671 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah mahad dhabti your great walahi barnamijkaga Adan ugu hela
    Oo waya argnimadada wa mid ku dayasho mudan
    Lakin halmid ku dar dhiiri galin Iyo inad barnamij wacya galin oo wax badan ifinayo
    Sida talo Iyo tusale
    Thanks ada u mahadsan tahay waqtigaga qaliga ah

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah 60jir uma ekid cafimadka iyo cimga alaha ku dhereyo

  • @aaminayusra1731
    @aaminayusra1731 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah illahey hakudesto

  • @zainabahmed4911
    @zainabahmed4911 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah hore u soco
    Dadaa dana waxaan ku qiyaasi lahaa 35 Alle cimri ga iyo caafimaad ka ha ku barakeyo

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 2 ปีที่แล้ว

    I like this story

  • @sadioyusuf6691
    @sadioyusuf6691 4 ปีที่แล้ว

    Woow nice story illahey cimrigada haku barakeyo AAMIIN

  • @farhiakaliilchannel4955
    @farhiakaliilchannel4955 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waadhirigalin wanagsan mahadaanid

  • @07_abdulqadermuse97
    @07_abdulqadermuse97 2 ปีที่แล้ว +1

    salute Sir !
    Runtii chanelkaagan waxaan ka korodhsadaa cilmi aanan jaamacad iyo school midna ka helin.
    waxa aan isku canaanta maxaad mahad hore ugu baran wayday

  • @farihaofficial2497
    @farihaofficial2497 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekoyinka waañ kahelaa thanks

  • @fatimaabdillahi3310
    @fatimaabdillahi3310 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah hno allah cafimadka iyo cimriga hakudayo

  • @ahmedomarmohamed1847
    @ahmedomarmohamed1847 4 ปีที่แล้ว

    Alow kusharaf mahad noobadi shekooyinka waa barnaamijka kaliya aan qosol iyo dhiiri galinba kahelno ilaahay hakusharfo bro

  • @maajidaaragsan7125
    @maajidaaragsan7125 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah sheikh ada ugahelay runtiii❤

  • @amiromarali3770
    @amiromarali3770 4 ปีที่แล้ว +2

    Dank u broer 👍👍👍

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw aleylehe inaad libaax tahy way ka muqataa keep going bro 👏👏

  • @hanideeq9645
    @hanideeq9645 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlh 50 jiir ba lagu modaa waaw cimri dher Allah kusiyo shekonyinkada aad ban ogu heley masha Allah mahadsanid

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 ปีที่แล้ว

    Waad iga. Qosol siisay. Mahadow. Sheegadan. Wacneed. Waayo arag. Bay idin noqotay raga somsliyeed. In aad noqoteen waayo arag Masha alaah aad baan ugu farxay waye arag in aad noqoteen. Waay aragagni madu weey fiican tahay. I love your. Show bro keep up good. Work.

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว

    Salaamu Calaykum Mahad aad ayan ku salaamaya adiga qoyskaagaba runtii aad ayan ugu raaxaystaa sheekooyinkaaga and also I can’t wait the next one saaxib aad iyo aad ayad ugu mahadsantahay hope evey man like you ka naso siyaasada ku naso sheekooyinka Mahad Cabdule, hora loo yidhi XAGLO LAABAN XOOLO KU MA YIMADAAN shaqa sharafle dhalintu way inay fadhiga ka kacan oo caqliga kaashadaan , saaxib u duce gabadhii uu ALLAAH kuu soo diray thank you for your wonderful story 👍

  • @maryamadirie6983
    @maryamadirie6983 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah tabaaraka Allah

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @youngash6411
    @youngash6411 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Barack Allah feek

  • @HmTradez
    @HmTradez 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah turbashaash family aadban sheekoyinkaga ujeclahay

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 4 ปีที่แล้ว

    Thanks
    Sheeko fiican
    Kuwa la mida nala soo wadaag.

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 4 ปีที่แล้ว

    Sxb horay u soco.