DHAGARTA YUUSUF OO LEYSKA AQBALAY LOONA JIDBEYSAN YAHAY KADIB MARKII UU HELAY QOYSAS ADUUNKABA WAXA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 20

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 7 หลายเดือนก่อน +3

    Koonfur galbeed waa meesha .ay ka yimaadaan .al shabaab kana waa ka mid yusuf waa as hala qabto

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ha dhegeysa axmedow soo afjar dulmiga

  • @mahamedosoble5242
    @mahamedosoble5242 7 หลายเดือนก่อน +1

    Assalamu Calaykum Warax Matullahi Wabarakatuhu.
    Waad ku mahd santahay data galka turufa toorayaasha waa afmiishaarnmo weyn .
    Arintaan waa qalinshubatadii qarniga, Yusuf in mud ah wuu turufeeyay umadda lakiin maah maahyo ayaa ah (duqsigii dull duul badan fuud kulul ayuu ku degaa).
    (Shimbirtii duul duul badan af libaax ayey ku degtaa).
    (Cagtii joogsan weyso ceeb bey la kulantaa)
    Yusuf maanta waxaan ka baqayaa in uu kudhacay gacanta gangis ka waa weyn in spare parts laga dhigtana waa looga baqaa.
    Umadda Somaliyeed ee damqashada ku caan ah ayuu dhaawacay ninkaan.
    Mahad sanid walaal.

  • @foozia426
    @foozia426 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah

  • @seed3966
    @seed3966 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh. Arrintu caaadi maaaha kkkkkkkkk 🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 7 หลายเดือนก่อน

    Sax wad dadaleysa ha u joojin kuwa maanka gaaban runtii yuusufka ayadba udaneysay aqiradiisa umada uu qiyamayo yaa u baneyey yantaarna wa kula dadalen wana iska beriyelen lakiin waxa far ku godantahay rerka gerikombe waryada gariyow gabdhihiina guur malaha hadad saan ku amustan

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 7 หลายเดือนก่อน

    Waa in ninkaan ummadda laga qabto runtii waa arrin qatar ummadda ku ah.ninkaan waa maafiya casriyeysan.oo marka damwand isku rogi doonaa arrin tan ka sii daran.ninkaan waa in la qabto.dawlad deegaanku waa iney ninkaan meeshii uu ku dhashay ay ku soo wareejiyaan.bal sidii arintiisa si fiican loo dhex galo loona cadeeyo.ninkani waa beeha raxanweyn waana la ogyahay.

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 musalsalkii yusuf ayantan wuu i dhaafay ma socday

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 7 หลายเดือนก่อน

    Adiga heekada yuusuf nolol maalmeed kaagaa ku xiran miyaa???!!!!!!!!!
    War ilaaheey arsaaqad weydiiso
    Ayaan ku Oran lahaa waad ku daba nacasowday miskiinkaase

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 7 หลายเดือนก่อน

    Yusuf iyo ninka tvga leh waa shuraako veiw raadis weeye

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 7 หลายเดือนก่อน

    Si fiican ayaad ugu soo caan baxday

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 7 หลายเดือนก่อน

    Adigu maad iskaga hadhid issga iyo ilahay ayaa is arki

  • @jawahirahmed2370
    @jawahirahmed2370 7 หลายเดือนก่อน

    Dawaco mesheey bari kubaratay gaajo kudishaa

    • @nasro7666
      @nasro7666 7 หลายเดือนก่อน

      Ninkan m8skin unaxsanahay

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 7 หลายเดือนก่อน

    Sayid cali .iyo yuusef ayaa maskaxdii dadka yareeyeye ama hala dhameeo ama halaga hadho

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 7 หลายเดือนก่อน +2

    Swtv why' you never give up this man

    • @nasro7666
      @nasro7666 7 หลายเดือนก่อน +2

      Kkkk

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 7 หลายเดือนก่อน

    Cali kalaxiran wax kale buka radinaya