Mahad Abdulle - Aabe ku Dayasho Mudan - The Role Model Dad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @misswarsame4384
    @misswarsame4384 3 ปีที่แล้ว +2

    Great show and fantastic content 👏🏽👌👍🏽💯❤❤❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 วันที่ผ่านมา

    mansha allah mahad cabdule walal ale haku barekeeyo adi iyo qoyskaga❤❤❤❤🙏

  • @fardousahmed4850
    @fardousahmed4850 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wakhti bay ahyd walee
    Ilahayaw ummada iyo wadanka isadii hore nagu soo celi ya rabbi

  • @houidaalyousfi993
    @houidaalyousfi993 2 หลายเดือนก่อน

    Great show uncle, I am watching the show with grandma, she is proud of you 😊

    • @NajiShow
      @NajiShow  2 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you, love u 🥰

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 ปีที่แล้ว +3

    Aabo soomaaliyeed oo sidan saaxiib la ah ilmihiisa wuu inagu yar yahay mahad cimri dheer iyo caafimaad kuu rajeeynayaa

  • @MrDarmaan1
    @MrDarmaan1 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah nice program good presentation

  • @umuayman2176
    @umuayman2176 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa allaaah aabbe mahad cabdulle

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +3

    masha Allh aad ayaan kuu tageera
    cunta karinta aad ayaan u jeclahy
    wana kariya

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkaan waa nin niyad fiican oo soomaalinimada ay ku weyn tahay laakiin waxaan leeyahay caruurtaada bar diintooda iyo dhaqankooda suuban, gaar ahaan gabdhaheena dheemanka iyo luulka ah ku abaabi Xijaabka.

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash 3 ปีที่แล้ว +11

    Ali. Reerku ma sugi karaan. Shaah iyo daangadii waan sii diyaarsanay.

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid

    • @mariyaibraahim9032
      @mariyaibraahim9032 3 ปีที่แล้ว +1

      Mahad libax waan ku wata hore usoco ✌️💕

    • @hodancaday5496
      @hodancaday5496 3 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah Mahad iyo Cali, yutoberadaan kaga nasanay siyaasada iyo iseryadka noolaada inbadan.

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah aabahey ban so xasuusata aabahan markaan arko Allow i daa aabahey mcn

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว

      Amiin ya rab

  • @faamomoha6138
    @faamomoha6138 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalaah wa abe ad u wanagsan 👍👍👍

  • @MrDarmaan1
    @MrDarmaan1 3 ปีที่แล้ว +1

    Great job eng ali naji

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha"allah Mahad Waa aabe Wanaagsan TH-cam kiisa mar ayaan Xoog udaawan jiray Waa Shaqsi Fir_ fir Coon oo bulshada ka dhex muuqda ilahay Haysku daayo Saga iyo Qoyskiisaba
    MahadsaniT Walaal QaliH Ali😍👑

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว

      Ada mudan Cawo

  • @Mf-ib3qo
    @Mf-ib3qo 3 ปีที่แล้ว +3

    Sirta meesha qarsoon waa degmada Afgooye ilbaxnimada meesha ayey ka imaatey

  • @hanimikhail7044
    @hanimikhail7044 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah waa wax lagu farxo Abe Somaliyed o saxib la ah ilahay haku xifdiyo Rer Norwey ku caaewi carurta ado mahadsan Naji Adna waa ku mahadsan tahay Oslo hadi imaneysid iska jir Barafka kkkk

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid, haye waa iska ilaali ma. Summer leen imana, baraf uma soo socdo 😂

  • @ibraahimmahamedmahamud5170
    @ibraahimmahamedmahamud5170 3 ปีที่แล้ว +2

    Libaax mahad cabdule

  • @sadiamuuse5700
    @sadiamuuse5700 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭 mashallah aabahy io hooyadey waynoolyihin alhamdulilah lkn farxada mahad mahaysto

  • @aminaali3376
    @aminaali3376 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @cebloguuled6800
    @cebloguuled6800 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah barakallah kudayasho wacan

  • @batulamohemmed1129
    @batulamohemmed1129 3 ปีที่แล้ว +1

    Absultly he is right

  • @mrali3601
    @mrali3601 3 ปีที่แล้ว

    Good old times, nabad iyo nolol, hope it comes back

  • @mariyaibraahim9032
    @mariyaibraahim9032 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah waa aabo wangsan oo ku dayasho mudan 💕✌️

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan daawanaya hadii ilaahey nafta nagu gaarsiiyo caawe

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid

  • @adenhashi4027
    @adenhashi4027 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaa wad dadashay

  • @shukriibrahim7468
    @shukriibrahim7468 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 วันที่ผ่านมา

    mahadow waxa tahay nin qaali ah oo somaalimo ku weyn tahay bulshadana wax wanaagsan baad soo gudbisa halka kasii wad

  • @batulamohemmed1129
    @batulamohemmed1129 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah, wellkom.

  • @munaswishes9495
    @munaswishes9495 3 ปีที่แล้ว

    Love it

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว

      Thank U abayo

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta waxaan sinaxariisleh idiinkaga codsanayaa inaad isoo booqataan idinkoo raali ah....🙏

  • @sarahabukar5173
    @sarahabukar5173 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah Mahad iyo Cali Naji hore usocda

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 3 ปีที่แล้ว +2

    Acuudubillah Baarar ayaa ilayn muqdisha kuyaalay. Waligay ma maqalba waxn, odaygna muxuu yiri gabdhaha iyo wiilashu way israacayen baararka ayay tagayeen oo xafadahay isugu iman jireen xumaan na manu samayn jirin. Waa Boyfriend and girlfriend caadiya. Waana dhaqan gaaleed caadiya. Malaha muqdisho waxy uwaalantahay waa danbigay diinta kagashay.

    • @khadramusse3725
      @khadramusse3725 3 ปีที่แล้ว

      Khalada bad fahantay : dhalinyaro dalkoda joga gabadh reerkoda lagaranayo iyo wilreerkoda lagaranayo gabadha iskul la dhigata wala garanaya heesaha ayku ciyarayeen waa soomaali

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 3 ปีที่แล้ว

      @@khadramusse3725
      What are u talking about dude!!! U fiirso waxaan kahadlayo, dadka isgaranyaa sinaysta nio. Kuwa aan isgaranyn way iskufsadaan.

  • @aminaali3376
    @aminaali3376 3 ปีที่แล้ว

    Great job 👏🏾

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว

      Thank you! 🤗

  • @abdinourhassan2228
    @abdinourhassan2228 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh

  • @sumeyaahmed9441
    @sumeyaahmed9441 3 ปีที่แล้ว +1

    Daadki wakhtiga way ku dheex raxayteen wadanka, ilahow so ceeli wakhtiga macaan

  • @Mohamudsid
    @Mohamudsid 3 ปีที่แล้ว

    Afgoi💛🤘🏽

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 2 ปีที่แล้ว

    Waryabeenta iskadaya.

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 3 ปีที่แล้ว

    مش معقوله كيف تجيب بنته كل شخص من اي جنس كيف او هو مو مسلم

  • @zakariamohamed3418
    @zakariamohamed3418 3 ปีที่แล้ว +1

    Weriyaha bar jazeera ma aqaano aa?

    • @NajiShow
      @NajiShow  3 ปีที่แล้ว

      waan maqlay lakin waligeey ma tagin

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 3 ปีที่แล้ว

    Jaban ku ye waar caruurta fintar bar

  • @ahmedabdallah7836
    @ahmedabdallah7836 3 ปีที่แล้ว

    Can u invite me please

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 3 ปีที่แล้ว

    MASHALAH MASHALAH mahaad waa walaal Qaliyaa oo kudayashomudaan

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan Muslim maaha?
    Maxaa ka khaldan?

    • @NajiShow
      @NajiShow  2 ปีที่แล้ว

      Adiga Maxaa ka qaldan? Adiga Ilaah maa tahay? Dadka quluubtooda maa ogtahay waxa ku jiro?