Maashaa Allah Somali Allaah Ha U Naxariisto Soomaali Guri Iyo Kabadan Way Gadan Kartaa Ee waxaa Jira Somali Waa Reer Guuraa So Sal Malaha Teeda Kale Qurbahana way Ku Silacsan Yihiin Oo guryo Dowladeed Meelo Xun Xun Been Lasheegayo,Mida Kale Waxaaba Layaab Leh Somalida Been Iyo Xaraam Tuuganimo Ma!arkayaan Laakiin Intareska Ayay Xaaraan U Arkaan,Lacagtiina Somalia Dhul Guryo Lagu Gadanayaa Qurbaha Silac Iyo Saxariir Ayo Cabsi Been Ay Kujiraan so🙏Illaahay Hanoo Gargaaro 🤲 Mahad Cabdule Thanku Soo Badi Barnaamijyada Noocaas Ah✌️🙏🥰😇
Mahad....brother....this mahad omar..hjertelegen. du må inviterer meg å snakka forebygging av hjertesykdomer . Manshallah snart 100K. Keep on the good job with relevant topics.
*Salam Mahadow, from Mogadishu, Dadku wacyi ayay u baahan yihiin, iyagu intoda badan dadaal ayay ka tahay & diin raadin, markaasay u gacan galayaan dad khalato shaar kale ku qarabanaya*
Mahad nin meel fog waxka arkaa tahay wlhi barnaamijyadaada waa very professional meel fiican baa dadka waxka tustaa .
LAAKIIN waxaad ka dhalatay umad intooda xuni ugu cod dheertahay bal ilaahayse kuguma qasaariyo wanaaga aad soo bandhigto
Barnaamijkaas kusoco insha'Allah
Maashaa Allah Somali Allaah Ha U Naxariisto Soomaali Guri Iyo Kabadan Way Gadan Kartaa Ee waxaa Jira Somali Waa Reer Guuraa So Sal Malaha Teeda Kale Qurbahana way Ku Silacsan Yihiin Oo guryo Dowladeed Meelo Xun Xun Been Lasheegayo,Mida Kale Waxaaba Layaab Leh Somalida Been Iyo Xaraam Tuuganimo Ma!arkayaan Laakiin Intareska Ayay Xaaraan U Arkaan,Lacagtiina Somalia Dhul Guryo Lagu Gadanayaa Qurbaha Silac Iyo Saxariir Ayo Cabsi Been Ay Kujiraan so🙏Illaahay Hanoo Gargaaro 🤲 Mahad Cabdule Thanku Soo Badi Barnaamijyada Noocaas Ah✌️🙏🥰😇
ManshaAllah baraarujinta dadkaaga haka daalin Insha.Allah kheyr
Waa yaab Mahad
Deegaanka is important true
Mahad....brother....this mahad omar..hjertelegen. du må inviterer meg å snakka forebygging av hjertesykdomer . Manshallah snart 100K. Keep on the good job with relevant topics.
True
Bro, diintaadii waa la durayaaye maka hadashay, bal arinkaa wax ka dheh, waa mahadsan tahay
Saaid u rabaa tallahi
*Salam Mahadow, from Mogadishu, Dadku wacyi ayay u baahan yihiin, iyagu intoda badan dadaal ayay ka tahay & diin raadin, markaasay u gacan galayaan dad khalato shaar kale ku qarabanaya*
Absolutely
Haweenka somalida haka fogaadaano wadaad shirkad xayeysiis u sameynaayo oo waliba aan tagin ama aan arkin meesha uu xayeysiiska u sameynaayo. Waa shabakad isku xiran oo haweenka soomaaliyeed dhaco. Xayeysiis iyo Diinta ismaalka meel Islamabad galaan.
Ŵàlaal ina baa Nowrya gaald ifmga qaady
There is no Reba in Saudi
Yes there is.