Wadaage sheekadan isku day in aad dhamaysato ood la wadaagto asxaabtaada si ay uga wada faaiidaystaan , Faaiido wayn ayaa ku jirta sheekadan ayaan aaminsanahay. Guulaysta.
Mahad Abdule Abdule Mahadsanid Macalim Sheekooyinka Noo Soo Badi Kuwa Aad U Soo Joogtay Iyo Kuwa Asxaabta Iyo Bulshada Kaleba Aad Kasoo Heshid 💯🙋♂️ Si Wacan Ayaad Dadka Wax Ugu Soo Tabisaa
masha Allah Allaha idin wada xafido marka laga sheekeeyo dhiifi galinta u hambalyaynta qof walaal ah oo meel gaaray aad baan ugu farxaa marka waan u hambalyeeyay Allaha guulo khayr qaba siiyo kana dhigo kii ku xamdiya
Waaaaw what a beautiful story 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 waa runtaa go’aan qof kuu gaari kara ma jirto adiga uun baa go’aankaaga gaari kara nabigeena caleehi salaatu wa salaam wuxuu na faray meeshaad ku dhibootid ka tag ama ka haajir and thank you inaad ku dartey naftaada waa la raali geliya I’m sorry baa la dhahaa xitaa naftaada waan ku jeclahay ee iga raali noqo waa la dhahaa marka fadlan ninkaas salute baan leeyahay and I have big respect for him adigana dhiira gelinta iyo wanaaga umadaada ilaahey wax fiican ayuu kugu bedelayaa Mahad salute and endless respect lovely bal ninkii Cali yare ahaa warkiisa ii soo sheeg intuu ku dambeeyey sending you and your beautiful family lots of love and hugs 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽💖💖💖💖
I’m a new subscriber . Masha’allah sheekooyinkaaga dhowr ayaan dhagaystay, waa sheekooyin dhiirigalin, tusaalo iyo ku dayasho ba leh. Somali da aad ayay ugu baahan yihiin, Somalida social media ha badanaa wax/si nagative ah u isticmaalaan. Horay u soco
Mashaa allha walalken allaha u barkeyo ganacsigiisa waa mid illahey ku aadiyay arintan waan is daba qabtay madama waqti badan ka qasaray lkn anaga hdaa somali nahay maba fashilno hdaa fashilno xataa waaba isla saxsanahay
That's amazing story. There nothing wronged with he just the sun some of us are don't belong western countries, you did amazing storytelling but there another why he was like in Osloi love this story 🤲👃
Masha allaah masha allah masha allah wllkay illaahay ha u barakeyo ganacsigisa waa qof karti leh lkn se ay waayuhu ciilen se aan samir daraanin o an is dhiibin turbashash family wllken mahad adna aad bad ugu mahad san tahay caawinta iyo naxariista wll nimo e ad dadka u sameyo labadinaba wa in laydinku daydaa illaahay ha idin barakeyo
Walaal waa astaantayda. Musicna dhaqan baan u leenahay. Carabtu dhaqan music bay leeyihiin. Anakana keena waa in aan horimarinaa. Waxaan filayaa in aad ila qabto. Shukran shukran.
Turbashaash Family Thanks 🙏 waa sheeko dhiiro galin leh qof walbo inuusan ka quusan nolasha oo uu isbadal sameen karo hadii ALLAH uu talo saarto iskuna dayo isbadal English wuxuu dhahaa Trying is better than not trying
Maasha Allah in wadciga aad ku jirtid ka bixi kartid hadii adiga naftaada runta u sheegto nin walbo hamigiisa wuu gaaraya hadii ilaaheey talada saarato dadaal fara badan la timaado wa jazaaka Allah kheeyr dadaalkaaga
Thank you for sharing this Amazing story, it has inspired me to make positive decisions in my life. Aad bad ugu mahadsanty sheekadan cajiibka badaan ee fiidada badan kujiraan..👍🏾👍🏾
Manshalah waa sheeko wacan oo qof dhan badashey noloshiisa hambalyo dhe walal iga gaarsii ninka waa nin wanaagsan o kudayasho mudan aniga shakhsi ahaan hami hor leh bey igu beertey o ah inaa small business abuuri karo👍😊 thanks Mahad
Mahad waa ku salaamay cannelkaaga maanta kusoo biiryay. Anigu reer Oslo ahay mudana waan degenaa. Waan kaaga hambalyeey nayaa hawlaha aad bulshada guud ahaan u haysid Waxbadan ayaan kaa war hayay walow aanan aqoon isku lahayn. Ilaa wakhtigii aad ka hawl gali jirtay Økern postkontor ilaa radio fm Norge ee af Soomaaliga ku bixi jiray. Keep the good work bro-:)
Asc dadaal iyo karti badan ayaa lagu gaadha hadii aad Alle isku xidho Waxaad samaysataa Qorshe hami fog leh 10years chalange Imika hadii Alle ila Qabto 5 years ayaan marayaa. Incha Alah
Adeer aniga wad i dhiiri galisay 6 sano Norway sharci la,aan ku ahay cawo laga bilaabo waa inan is badal la imaadaa Isha allah allow adaa talada kuu dhiibtay
Asc na soo gaarsiiye waa ka gudoonay qisaadaadii cimro qaadashada lahayd ee kula wadaagnay, waxan dhihi karaa walaalkas wuu kufay balse wuxuu ku dhiiraday inuu kaco mahadeedana Alle ayaa lahaa oo waafiyey go'aankaas quruxda badan ! Waxan rajeynayaa in dad badan ka tusaale qaataan idan rabi.
Wadaage sheekadan isku day in aad dhamaysato ood la wadaagto asxaabtaada si ay uga wada faaiidaystaan , Faaiido wayn ayaa ku jirta sheekadan ayaan aaminsanahay. Guulaysta.
Mahad Abdule Abdule Mahadsanid Macalim
Sheekooyinka Noo Soo Badi Kuwa Aad U Soo Joogtay Iyo Kuwa Asxaabta Iyo Bulshada Kaleba Aad Kasoo Heshid
💯🙋♂️ Si Wacan Ayaad Dadka Wax Ugu Soo Tabisaa
Asc walaalkey Mahad ninyahow aniga inaad iga sheekeybeyso ayaan mooday wax badan ayaan ku fashilnay
Masha allah sida aad u caawisay allaha kuu caawiyo anagane waa na dhiiro galisay adigane allaha ku guuleeyo
Mr Dhiiri-geliye sheekooyinkaagu waa kuwo aanu ka sii sheekayno oo dadka musalsal ayaabaanu uga dhignaa waayo waa sheekooyin wax tar leh waanad ku mahadsantahay dheerigelinta.
@@abdihakimmohamud9373 Mahadsanid sxb. Waxay ii sii noqonaysaa dhiiri galin runtii.
La share garee asxaabtaada.
Markale Mahadsanid.
Niin ragaa always mel uun buu kasobixi kaara.... congrats to our brother
Waaw masha Allah mudane waxad tahay dhiirigaliye wanagsan run ahan tii aad baan u dhageystaa arimahaaga bulshada .thanks
MashaAllah beutifull inspiration story. Thank you.
Waaaaw cajiib thanks wll waa cibro iyo cashar nololeed oo dhaxal gal ah.
Very Inspiring story, thank you for talking about it . That's what you call empowering and motivation.
Maashaa allah allah u barakeyo xoolahiisa iyo naftiisa. Inta kale ee ku dhiban wali qurbaha, ayagane alaah soo hanuuniyo, aamiin yaa rabi.
Well come back Mr. Mahad Abdulla
Wow Amazing story. I tell it to all my family.thank you sooooooooooo sooooooooooo much.
I agree with you runtii saaxiibatinamadu waa qaali.
Mahad Sheeko xariir aad ayaan kuu salaamay.
Go forward Brother.
Walaalkay mahad waa kusalaamay waad mahad san tahay talooyin kaagaa guulayso
Mahad thank you bro this history it’s good example for the people who has similar situation.
Mashallah
My chef I like the way u motivate the people thanks go forward
Maasha allaah tabaarakallaah
Mashallaha waa run naftiba u bahan raali gelin
Masha alah waad Ku mahadsan tahay sida shekooyin waxtaraya bulshada aad ula wadaagayso
Masha Allah tabbarakallah illahay ha ku barakeeyo waan jeclahay sheekooyinkaaga qiimaha badan "maxaan u soo joogay"
Masha Allah brother
masha Allah Allaha idin wada xafido marka laga sheekeeyo dhiifi galinta u hambalyaynta qof walaal ah oo meel gaaray aad baan ugu farxaa marka waan u hambalyeeyay Allaha guulo khayr qaba siiyo kana dhigo kii ku xamdiya
Very interesting story
Masha allah xaaji mahad waanku salamaynaa shugran
Maashaalaah hambalyo walaalkay,waa qiso ku dayasho madan. Thank you Mahad Cabdulle.
Mashaa barnamijada waan ka helna
Masha allah hambalyo wll ku dayasho ayaad mudanthy
Masha Allah waa wax bararujin nogu filan jazaka Allah kheyr macalin c/dulle
Waaaaw what a beautiful story 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 waa runtaa go’aan qof kuu gaari kara ma jirto adiga uun baa go’aankaaga gaari kara nabigeena caleehi salaatu wa salaam wuxuu na faray meeshaad ku dhibootid ka tag ama ka haajir and thank you inaad ku dartey naftaada waa la raali geliya I’m sorry baa la dhahaa xitaa naftaada waan ku jeclahay ee iga raali noqo waa la dhahaa marka fadlan ninkaas salute baan leeyahay and I have big respect for him adigana dhiira gelinta iyo wanaaga umadaada ilaahey wax fiican ayuu kugu bedelayaa Mahad salute and endless respect lovely bal ninkii Cali yare ahaa warkiisa ii soo sheeg intuu ku dambeeyey sending you and your beautiful family lots of love and hugs 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽💖💖💖💖
Maansha Allah ilahay ha u barakeeyo maalkiisa, ilahagii badaley qalbigiisa ha ku shukriyo ka dibna qofkasto cawiyey marku u bahnaa.
Maacha Allah WALA QUWATA
ILAA BILAAH,
ALLAH GARASHADA MASKAXDA CILMIGA IYO AQOONTA HAKU SIYAADIYO MAHAD ABDULE
ALHAMDULILAH.
Mnshallh waaa qiso dhiirigalina O qaliya
Waan Soo wada dhagaystay sheekooyinka ninkan waa nin macquula akhlaaqdaasaa looga baahan yahay Dadka baraha bulshada isticmaala maansha alaah hore usoco
I’m a new subscriber . Masha’allah sheekooyinkaaga dhowr ayaan dhagaystay, waa sheekooyin dhiirigalin, tusaalo iyo ku dayasho ba leh. Somali da aad ayay ugu baahan yihiin, Somalida social media ha badanaa wax/si nagative ah u isticmaalaan.
Horay u soco
Masha allah hore usoco mahad
Mashaa Allah ilaahay aqliga wanaagsan ha kuu barakeeyo
Wwww mashaalah wlhi washeko macan oo ankahelay Thanks you adheer ❤❤❤❤
Mashaa allha walalken allaha u barkeyo ganacsigiisa waa mid illahey ku aadiyay arintan waan is daba qabtay madama waqti badan ka qasaray lkn anaga hdaa somali nahay maba fashilno hdaa fashilno xataa waaba isla saxsanahay
Mahad alle haku barakeeyo wax badan baan kaa faa iiday
mansha allah waxa waaye ninkaasi mid lagu daydo waan tusaale fiican isagan ilahay hawosii barakeeyo ganacsigiisa inagan alle haynoo fududeeyo waxaynu rabo
Masha allah hambalyo walaalkeen guuleystay
Adna mahad walaal mahadzanid wlhi sheekooyinkaagu wey idhiiri galiyeen jaza kalaah kheyr
Mashalah tabarkllha. Thank you Mahad
Thank you very much for the clip it’s really useful
Aad baad u mahadantahy
That's amazing story. There nothing wronged with he just the sun some of us are don't belong western countries, you did amazing storytelling but there another why he was like in Osloi love this story 🤲👃
Masha allah waa sheeko wanaagsan tack så mycke🙏🏽❤️
Maansha Allaah hore usoco
Maansha Allah waasheeko xiiseheeda leh aadbaankaaga mahadcelinaynaa waqtigaaga iyo sheekooyinkaa qiimahaleh
Masha allaah masha allah masha allah wllkay illaahay ha u barakeyo ganacsigisa waa qof karti leh lkn se ay waayuhu ciilen se aan samir daraanin o an is dhiibin turbashash family wllken mahad adna aad bad ugu mahad san tahay caawinta iyo naxariista wll nimo e ad dadka u sameyo labadinaba wa in laydinku daydaa illaahay ha idin barakeyo
maashaaallah allaha barakeeyo walaal kaas adiguna waad mahad santahey mahad sida aad noola wadaagtey
Dhiira galin ayaan kahelay sheekada mahad tusen takk
Masha Allah guuleeyso geesi
Masha Allah Allah ha la garab galo
Woooow
Waaaaaw masha Allah 👏👏👏
masha allaah hambalyo hambalyo👏👏 walalken wxn leyahay ganacsigaga allaah kubarakeeyo , waa sheeko wanagsan o dhirigalin leh shekadii maskaxda ninkii hindiga ahaa wankula socdaa mahad aadna wn ujeclahay sheekoyinkaaga 👏👏👏👏 mahadsanid
Sxb mahadsanid walaalkiis mahad dhiiragalinta iyo xaqiiqda aad uga hadasho halkaa ka sii wad
Waa sheeko dheerigalin leh, qof naftiisa run u sheegay weeye ninkaasi, wuu is dabo qabtay.
Maashaa Allah hambalyo
Runtii sheeko yinkaagu Motivation ayay ii yihiin, Aad iyo aad ayaan kaga Mahadsanid celinayaa.
Adaa mudan mar walba. Share share please
Mahadsanid wllo mustikada yar wakale manogu badalikartaa
Walaal waa astaantayda. Musicna dhaqan baan u leenahay. Carabtu dhaqan music bay leeyihiin. Anakana keena waa in aan horimarinaa. Waxaan filayaa in aad ila qabto. Shukran shukran.
Masha Allah
Turbashaash Family
Thanks 🙏 waa sheeko dhiiro galin leh qof walbo inuusan ka quusan nolasha oo uu isbadal sameen karo hadii ALLAH uu talo saarto iskuna dayo isbadal English wuxuu dhahaa
Trying is better than not trying
Mansha allah jumca mubarak
Maansha Allah
Maasha Allah in wadciga aad ku jirtid ka bixi kartid hadii adiga naftaada runta u sheegto nin walbo hamigiisa wuu gaaraya hadii ilaaheey talada saarato dadaal fara badan la timaado wa jazaaka Allah kheeyr dadaalkaaga
Asc walaalkey Mahad cabdule mahadsanid sheekadan aad na la wadaagtey waxaan kaloo umahad naqayaa inankaa noloshiisa waxka bedeley hore usoco walaalkey waxaad tahay geesi kudasho mudan maanshaa Allah.
masha allh qof ku dayasho mudan🇸🇴🤛
Masha alah alaha kugu anfaco go forward
Mashallah great story
Maansha allah mahad Abdulle Legend
Mahad aad baan ugu diirsadaa sheekooyinkaaga xigmada iyo taariikhda leh waxaa tahay shakhsi runtii waxyaabo badan lagaga dayan karo maansha allah
Asc mahad xaadir ahay jumco mubaarak
Mashallah incredible person ❤❤
Thanks alot I was waiting for ur stories, they are so inspiring, wa walaasha Nurto abdulle 😊
Maansha Alla Nurto Abdulle salaan qaaliya gudoon.. Mahadsanid
Maanta oo ay tarikhdo tahay 9/2/2020 waxaad agtayda ka noqotay macalin aad uqaaliya oo aan xiiseyo kuna xidhnaan doono barnamijyadiisa thnks
Sheekadu waasheko waayo ximbaarsan
Thank you for sharing this Amazing story, it has inspired me to make positive decisions in my life.
Aad bad ugu mahadsanty sheekadan cajiibka badaan ee fiidada badan kujiraan..👍🏾👍🏾
Adaa mudan mar walba. Share oo la wadaag asxaabtaada
Mashallaha waa arin fican hadii qofka uu kufo hadana kici karo
mahadsanid mahad 🎆🎆
Manshalah waa sheeko wacan oo qof dhan badashey noloshiisa hambalyo dhe walal iga gaarsii ninka waa nin wanaagsan o kudayasho mudan aniga shakhsi ahaan hami hor leh bey igu beertey o ah inaa small business abuuri karo👍😊 thanks Mahad
Aadban uga fa'idnay masha allah
Mahad waa ku salaamay cannelkaaga maanta kusoo biiryay. Anigu reer Oslo ahay mudana waan degenaa. Waan kaaga hambalyeey nayaa hawlaha aad bulshada guud ahaan u haysid
Waxbadan ayaan kaa war hayay walow aanan aqoon isku lahayn.
Ilaa wakhtigii aad ka hawl gali jirtay Økern postkontor ilaa radio fm Norge ee af Soomaaliga ku bixi jiray. Keep the good work bro-:)
Mahadsanid Marc Elmi. Soo dhowoow. Waanad ku mahadsantahay markale in aad ku soo biirtay channelkayga. Shukran.
Waa sheeko ku dayasho mudan walee
sheekadaan waxaa si toosa ugu socata ani ano ubaahan ayaan youtubka ka helay mahadsanid wll dhiirigalintaada
Jazakallah
MaanTa aYaan arKeY chnalkaN mansha allH inkabdan 10video waan dawadey waxaaD noqotY macaliN aaad waxbadan uga faa ido cimiri dheer iyo caafimaad ban kurajyna ustaaaD insha allh maclin aan kudeYdad noqonYsa
Asc wa runtaa wll wa notahay mahadsanid
Mashaa Allah rabi hakuxiftiyo dear brother sifiican baad uhada waa walaal qaaliya iga raarsii congratulation horay usoco guulayso aduun iyo aakhiraba
Asc masha allah 😍
Hees Axmed Ali Eigal qaadaybaa waxaa ka mid ahaa
Hadaad Nolosha qawadaan
Nabad galaa ee Haajira
Thank you very much mr Mahad
Asc dadaal iyo karti badan ayaa lagu gaadha hadii aad Alle isku xidho
Waxaad samaysataa Qorshe hami fog leh
10years chalange
Imika hadii Alle ila Qabto
5 years ayaan marayaa. Incha Alah
Maasha alaahu
Mahadsanid bro waxbadan oo xigmad ah ayaa kujira. TH-cam kada snapchat kayga Ayaan ku share gareen insha Allah
Dhalin Yarada waxaan kula talin lahaa iney Mahad oo kale ka daawada Social Media intey channels aan waxba laga faaideyn waqtiga isaga lumin lahaayeen.
Ninku wuu nolaa ee waqtigaa ritay
Mashallah waa cashar wax kuu gadashale
Adeer aniga wad i dhiiri galisay 6 sano Norway sharci la,aan ku ahay cawo laga bilaabo waa inan is badal la imaadaa Isha allah allow adaa talada kuu dhiibtay
Hadii aad single tahay iska guurso walaal .ninkaada kuu shaqayn ee from formcmurray Alberta
@@mohamedgeelqaad4741 Isha allh Lkn anoo sharci la,aan ah guur wan ka ordaa dadka qaar way bahdilaan qofka marka uu sharci la,aan yahy marka waa inan sgaqaystaa wali wan yarahy intaan stress igu dhici lahaa
@@munacabdi8787 haye walaal ilaahay ha ku fududeeyo
@@mohamedgeelqaad4741 mahadaanid walal dareenka ila qaybsatay iyo taladada wangsan
@@munacabdi8787 adamudan walaal
Maanshaa allaah
Wuxu ahaa nin ku dayasho mudan
Wllo Mahad waa sheeko ficaan waad mahaysantay
Mr mahad abdulle waxa tahay nin cajiib ah wlhi waxan ku dhihi lahaa shekoyinkaaga buug noogu qor dhamaan mid latuuro maleh
Nin Naftiisa ka adkaaday
marba hadaad, Siyaasad kafogaatay, Guuleyso