Maxay dadku shaqadooda u qabsadaan daqiiqadaha ugu dambeeya iyo xalka maxuu yahay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ค. 2024
  • 🎯Tusmada
    00:00 Hordhac
    01:18 Igala soco
    02:24 Waqtiga!
    04:43 Sharaxa sharciga
    07:41 Sababta
    09:14 Tadhbiiqinta
    10:27 Gabagabo
    11:12 Iswaydiinta..
    🎯Reference-ga aa adeegsaday fadhiga:
    1. www.economist.com/news/1955/1...
    2. www.bbc.com/worklife/article/...
    3. arxiv.org/abs/0804.2202
    4. arxiv.org/abs/0804.2202
    5. www.researchgate.net/publicat...
    6. / how-parkinsons-law-wil...
    7. www.bbc.com/news/world-asia-4...
    8. • Parkinson’s Law: How t...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

ความคิดเห็น • 142

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  ปีที่แล้ว +6

    Resources aa ku xusay fadhiga:
    1. Xeelada yaanyada: th-cam.com/video/DKYIwg99b-A/w-d-xo.html
    2. Ku maare howlahaadi: th-cam.com/video/ooFyB1FDC_c/w-d-xo.html
    3. Xannibada waqtiga: th-cam.com/video/xJWR2jSpPms/w-d-xo.html
    4. Tadhbiiqinta Xannibida Waqtiga: th-cam.com/video/npkcOqf91a8/w-d-xo.html
    5. Dhowr howl: th-cam.com/video/UxYi4pwMXXc/w-d-xo.html

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 ปีที่แล้ว +1

    ustaad maadow masha Allah waqti qof lagubixiyo kan ugu fiican ayaadtahay dhabtii

  • @barmaniye
    @barmaniye ปีที่แล้ว +1

    Haa waanu daneenaynaa muuqaalka ah fahamka waqtiga islaamka

  • @Mohaaabdalle
    @Mohaaabdalle ปีที่แล้ว +1

    Waqtiga iyo saxaabadii noosoo diyaari Ustaad.

  • @cabdulahilaastaro9748
    @cabdulahilaastaro9748 ปีที่แล้ว

    M.a ustdi noo soo samee sida ay islaamku uga faaideystaan waqtiga

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 ปีที่แล้ว

    rabbe raali kaanoqoy ustad salman madaw👍🌹

  • @Roro_feghi
    @Roro_feghi ปีที่แล้ว +14

    خير الناس أنفعهم للناس … والله يامعلمي سلمان استفدتك منك اشياء لم استفد غيرك ، جزاك الله خيرا الجزاء 🥰❤️
    صلو علي المصطفى صلي الله عليه وسلم ❤️

    • @CAFIS630
      @CAFIS630 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/VRKpbCrjqSs/w-d-xo.html

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 ปีที่แล้ว +8

    Mnsha Allah Ustaad Alle Hakugu Arsaaqo Caafimaad , Cimri dherer iyo Cibaado Suuban Jazakallah kheyr

  • @mohamed_maahir
    @mohamed_maahir ปีที่แล้ว

    Waligay salmaan madow ka hor you tube qof kuma xirmin alle haku barakeyo wllky salman madow

  • @daadaosmaanhafow792
    @daadaosmaanhafow792 ปีที่แล้ว +1

    macalin walaahi waan jeclahay muuqaaladiina faa idada ah inaan daawado adi iyo macalinkeyga 2 ogaansho🥰😇🥰

  • @maryamamohammed5826
    @maryamamohammed5826 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah ustaad jasakalahu kayr alle haku xifdiyo

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 ปีที่แล้ว +9

    Ustaad kheyr Allah kusiyo runti xili aan ubahnaa ayaa mowducan soo dhigtay.
    Waxan ahay ardayad f4 ah. Waxa aan helay xalkan ku xifdin lahaa cashiradayda, si uu iisirin wakhtiga badan ee aan haysto.
    Shukrn mar labaad🥰

  • @khalidbirre2264
    @khalidbirre2264 ปีที่แล้ว

    Haa waa Masha ruuc wanaagsan ee wad oo fadlan bidi

  • @hanadcumar6504
    @hanadcumar6504 ปีที่แล้ว +3

    Slmaan maadow macli aan taageero wax kale kumo qaban karo lkn waxaan kuu sameeyaa saaxiibaday ayaan baraa channlekaaga si ay ugu faa iidaystaan muuqaldaa aa halkan ku soogud biso si ay wax uga faa iidaystaan salmaan maadow the lion teacher keep go my big teacher

  • @alihariir7192
    @alihariir7192 ปีที่แล้ว

    Masha allah Ustaad Alleh Haku Barakeeyo

  • @cabdiwaliaxamed41
    @cabdiwaliaxamed41 ปีที่แล้ว

    Saxib aâway quraanka aala rabay Hadana waad mahadsantahay

  • @c_m_c3800
    @c_m_c3800 ปีที่แล้ว +2

    Haa soo samee

  • @mohamedhanuuniye8859
    @mohamedhanuuniye8859 ปีที่แล้ว +1

    Balanta Ilaali Walaal. Shaqaddu weey balaaranaysaa si aay u buuxiso waqtiyo loo heli karo dhamaystirkeeda.
    Daawashadda Muuqaaladdaada waan xiiseeya waana ku xiranahay. Salmaan❤️

  • @abunucaymz1438
    @abunucaymz1438 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Barsommedia
    @Barsommedia ปีที่แล้ว +3

    USTAAD waad ku mahadsan tahay Haddii aan soo gobo qorar keyga Sax waqtiga umad waliba inta aay ka faaideysato waqtiga ayee hormarkeeda ku jiraa, Haddii aan nahne Dhalin yarada Muslimin qasadan somalida Waqtiga ihtimaan ma siino yacni uma aragno in uu qima leeyahay, Insha Allah kuwa ka faaideyso Allah hanga dhigo, Adiga ustaad Allah ha ku saaro miisan ka qiyaamaha SHUKRAN USTAAD

  • @cabdinuuraadanjaamac6212
    @cabdinuuraadanjaamac6212 ปีที่แล้ว

    Kaabe guul

  • @abdurahmanmohamed2626
    @abdurahmanmohamed2626 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ahmedelmi6859
    @ahmedelmi6859 ปีที่แล้ว

    Waad mhsnthy ustaad waxana kaa sugeyna qisada waqtiga muslimiintii hore mhsnid

  • @mascuudsaciid5575
    @mascuudsaciid5575 ปีที่แล้ว

    *Shukran ustaad*
    * Nooso gali ka faaidaysiga waqtiga ee salafka*

  • @nujuumbarre3805
    @nujuumbarre3805 ปีที่แล้ว +1

    Ugu danbeyn wuna so garay viedowgii wqtiga iyo juhdiga aa kuso bixisay ustaad ina anaga noga faa'iideyso anaga alle hku xifdiyo

  • @cabdiraxmaancabaasmaxamed233
    @cabdiraxmaancabaasmaxamed233 ปีที่แล้ว +1

    Haa ustd waan daneenaya mawduca kafa idesiga

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 ปีที่แล้ว

    Waaad Ku mahadsantahay sida quruxda badan eed noola wadaagtay video gan quruxda badan ❤️💯

    • @CAFIS630
      @CAFIS630 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/VRKpbCrjqSs/w-d-xo.html

  • @BrotherofMuslims
    @BrotherofMuslims ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ustaad may Allah reward you mowduuc muhiim ah ayaad ka hadashey wlhi aniga arday secondary ayaan ahay marwalbo oo aan imtixaan geli rabo waqti dambe ayaan soo baraaruga lkn insha Allah waxan isku dayi doona inaan wax ka bedelo thanks ustaad

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad mahad saind.

  • @raadreeb1447
    @raadreeb1447 ปีที่แล้ว

    سبحانك اللهم وبحمدك

  • @CaraayeChannel3426
    @CaraayeChannel3426 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allah macalin

  • @hogaaminaftaada4481
    @hogaaminaftaada4481 ปีที่แล้ว

    Haa kasoosamee wllo wakhtiga iyo islamka

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad horey u soco

  • @drdaahaacade7847
    @drdaahaacade7847 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ustaad noso sameey

  • @siciidtawxiid767
    @siciidtawxiid767 ปีที่แล้ว

    Mucalim maadow.❤

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin ปีที่แล้ว

    Wcs so noqosho wanagsan ustaad.

  • @hassannuurabdichannel6304
    @hassannuurabdichannel6304 ปีที่แล้ว

    Haa wey jirta wllhi
    Mar weliba ayaan nagu dhacda

  • @keepnotes7859
    @keepnotes7859 ปีที่แล้ว

    Manshallah ustd noo soo diyaari

  • @abdirahmaanhusseun7458
    @abdirahmaanhusseun7458 ปีที่แล้ว

    Haa ustaad

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad barakalah

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jzk

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs ปีที่แล้ว

    Wa ta imtixan ka ani I haysta😌😌✨💕

  • @relaxing4016
    @relaxing4016 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @dalqoshow4318
    @dalqoshow4318 ปีที่แล้ว

    Wada mahadsantahay ustaad

  • @hididiilochanel9856
    @hididiilochanel9856 ปีที่แล้ว

    haa ustaad mahadsanid

  • @hakeemelummah2805
    @hakeemelummah2805 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid ustaad

  • @hudayfa6382
    @hudayfa6382 ปีที่แล้ว

    Mahasanid

  • @dearpain2815
    @dearpain2815 ปีที่แล้ว

    ❤❤alle hku xafido

  • @kamaaladen4949
    @kamaaladen4949 ปีที่แล้ว

    Haa soo samee ustad

  • @M.gamer20248
    @M.gamer20248 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad aad ayeey ii haysatay wllhi caqabadaan

  • @cabdimajiid9352
    @cabdimajiid9352 ปีที่แล้ว +2

    Kheyr allaah kusiiyo wax badan waa kaa faa'iday Al.ustaad salmaan

  • @MohamedIbrahim-rc7ce
    @MohamedIbrahim-rc7ce ปีที่แล้ว

    Fadlan soo samee

  • @Vowsia
    @Vowsia ปีที่แล้ว

    Thanks u ustaad.

  • @yaasiinyaaska9521
    @yaasiinyaaska9521 ปีที่แล้ว

    Haa sxb

  • @maxamedkayse4585
    @maxamedkayse4585 ปีที่แล้ว +1

    zooo Zameee

  • @apdallaboss8887
    @apdallaboss8887 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aadbaa umahadsanthy wxaana kaa codsanayaa muuqaladanoo kale noo soo badi oo ka hadlaya waqtiga iyo horumarada nolosha sida lagu gaaro

  • @hobalmedia9874
    @hobalmedia9874 ปีที่แล้ว

    Alle kheyr hakaa siiyo wll

  • @WLLAKOFFICIAL
    @WLLAKOFFICIAL ปีที่แล้ว

    waQtiga waa Shidaalka Nolosha

  • @dr.abdisamadsalebanaden1210
    @dr.abdisamadsalebanaden1210 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad.

  • @abdiosmaan1147
    @abdiosmaan1147 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah ustaad
    Shukran Allaha kaa amal mariyo cashirada.

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @nadir4265
    @nadir4265 ปีที่แล้ว

    thanks ustaad

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna ปีที่แล้ว +1

    Haa

  • @Geelle754
    @Geelle754 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaan

  • @abdifataaxhaaji2236
    @abdifataaxhaaji2236 ปีที่แล้ว

    Thnks ustaad

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 ปีที่แล้ว

    Soo samey thanks

  • @mamohalima5123
    @mamohalima5123 ปีที่แล้ว

    Haa wll soosamey

  • @arag-cusub
    @arag-cusub ปีที่แล้ว

    *Cool*

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @liiama6296
    @liiama6296 ปีที่แล้ว

    Haa ustaadii waa daneyn ciwanka

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @timeforbinaryoption7715
    @timeforbinaryoption7715 ปีที่แล้ว +1

    Soo samaee ustaad wan daneenayna

  • @dreampro8947
    @dreampro8947 ปีที่แล้ว

    Haa ustaad inooso samee videogaa

  • @Issa-adam1
    @Issa-adam1 ปีที่แล้ว

    Haa , waa muhim inaan wax ka ogaano qiimaha waqtiga dhinaca islamaaka .

  • @mohacadde521
    @mohacadde521 ปีที่แล้ว

    haa ustaad mooduucaas kusoo dhaqso fahanka waqtiga thanks

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 ปีที่แล้ว

    Inosoo samee ustad

  • @aliyahabdi4360
    @aliyahabdi4360 ปีที่แล้ว

    Haa walal wandanena fahamka waqtiga maaraynta waxan rajayn fadhigan fadhiga xiga inad mawduucas kaso dhigi donti hadu allah karaali noqdo

  • @shekhul.kuli-23
    @shekhul.kuli-23 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad maadow

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 ปีที่แล้ว

    Mashallah,hore u soco ustaad

  • @sakariasaid4613
    @sakariasaid4613 ปีที่แล้ว

    Qeyr allaha ku siiyo macalin ❤

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 ปีที่แล้ว

    Wan kusalamy ustad

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏 💙 ❤

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 ปีที่แล้ว +3

    Ugu danbeyn markaan Salaadaydii Casar soo tukaday ayuu soo dhacay.
    Alxamdulilah 😊

  • @AGUUN
    @AGUUN ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك يا صاحبي

  • @nimconashaad6499
    @nimconashaad6499 ปีที่แล้ว

    Ustaad allaha kaa ajarsiiyo

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 27 วันที่ผ่านมา

    8:00

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 ปีที่แล้ว

    Haa barnaamij nooga soo diyaari azxaaptii iyo dadkii wanaagsanaah sida ay waqtiga u maaraynjireen

  • @learnnewinfo
    @learnnewinfo ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad salmaan💯💙

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad waxbadan ayaan kaa faa,idnay alle ajar hakaa siiyo

  • @cabdiwaasac7224
    @cabdiwaasac7224 ปีที่แล้ว

    Haaa waan danaynaynaa

  • @naasix9080
    @naasix9080 ปีที่แล้ว

    Ustaad barnaamij nooga soo samee dhibatada ku dul akhriska sariirta dusheeda

  • @jimcaalejimcaale6186
    @jimcaalejimcaale6186 ปีที่แล้ว

    لا تؤخر عمل اليوم الي غد

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 ปีที่แล้ว +1

    Soo samee ustaad muhimada wakhtiga dhanka islammka

  • @jamalriise7548
    @jamalriise7548 ปีที่แล้ว

    Haa wn danaynanaaye noo soo gudbi ustaad

  • @abdimahamedadan6988
    @abdimahamedadan6988 ปีที่แล้ว

    Haaa

  • @Soomaalia584
    @Soomaalia584 ปีที่แล้ว

    Ustaad❤codsi waxaan jeclaan lahaa hadii aad awoodid waxaan rabaa Physics in aan bilaabo marka qaybihiisa vedio ma iga soo sameeen kartaa
    MAHDSANID.

  • @sacadaadan9055
    @sacadaadan9055 ปีที่แล้ว

    Haa no so sameeH muqalkaaH

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 ปีที่แล้ว +1

    Macalin wakhtiga ka fa'idayso ayn maqla Mar kasta lkn lama raciyo wxa lagaga fa,idaysanayo
    Wakhtiga mxa lagaga fa,idysanayaa