Sideen u qorsheeyaa maalintayda?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 358

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  ปีที่แล้ว +48

    ⭕Qorshaha 12 Isbuuc: th-cam.com/video/3YiEnr2_SU8/w-d-xo.html
    ⭕Buugyaraha:afoogy.com/12-isbuuc-sanadkii/
    ⭕Sharaxa Buugyaraha: th-cam.com/video/kXQZ7PswDQ8/w-d-xo.html
    ⭕Habka Qorshe dajinta:th-cam.com/video/QCaHZWtu9-M/w-d-xo.html
    ⭕Ku maare howlahaadi:th-cam.com/video/ooFyB1FDC_c/w-d-xo.html
    ⭕Dhowr shaqo: th-cam.com/video/UxYi4pwMXXc/w-d-xo.html

    • @ShortOffecial
      @ShortOffecial ปีที่แล้ว +1

      Nᴏɢᴜ sᴏ ᴍᴀsᴇ ᴍᴀᴄʟɪɴ 🤔

    • @maxamedcalifaarax3104
      @maxamedcalifaarax3104 ปีที่แล้ว

      Haa Macalin Soo Samee .
      Ilaahay jannada ha kugu abaal mariyo.
      Wax kasta oo faaiido ku jirto noo soo gudbi.

  • @imaxaan123
    @imaxaan123 ปีที่แล้ว +8

    Fadli badan ayee ledahay jimcaha inaa badiso saliga nabiga scw ku Sali xabib keena muxamed salalahu calehi wasalam 💖👑🥺🥰 hadaa jaceshahay nah like is ku muuji

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 ปีที่แล้ว +47

    Ustaad Waan sugayaa inshaa Allah
    1-To do
    2-Notion iyo
    3-buug yarahaas
    Mahadsanid ustaad 💯%

    • @cimaanmaxamed5916
      @cimaanmaxamed5916 ปีที่แล้ว +2

      Waayo waxa dhici karta inuu moobilku ku mashquuliyo

    • @habooncabdiahmed3859
      @habooncabdiahmed3859 10 หลายเดือนก่อน

      Haa ani intaa wax ka fiiri leyahaye meela kalaanba galayaa😂😂

  • @carafaatahmadfaarax3522
    @carafaatahmadfaarax3522 ปีที่แล้ว +1

    Haa soo diyaari Buug yar

  • @maxamedxassan875
    @maxamedxassan875 ปีที่แล้ว +19

    Yes we need the small book 📖

  • @alxikmamedia4462
    @alxikmamedia4462 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 😊 ustaad❤❤

  • @cabdiwaliaxamed41
    @cabdiwaliaxamed41 ปีที่แล้ว +17

    Ustaadaw buug yaraha noo soo samay jimcahaan jimcihiisa kale noo soo samay insha allh indhahaygu waxay ujeedaan 100 laal Qof oo codsanayo buug yaraha noo coday annga

  • @mohacadde521
    @mohacadde521 ปีที่แล้ว +10

    1-To do
    2-Notion iyo
    3-buug yarahaas dhamaantood waan kaa sugeena ustaad

  • @Naamir03
    @Naamir03 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah, Muuqaaladaadu waa kuwo cilmi ku dhisan, Ilaahay hakaa abaal mariyo, inta aad waqtiga Faa'idaynayso🖤✊

  • @Cabdiqanisaalax1
    @Cabdiqanisaalax1 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad wad mahadsantahay
    1:Buuga waan su gaayaa

  • @maxamuudxarbi3490
    @maxamuudxarbi3490 ปีที่แล้ว +1

    ustaad mahadsanid book yaraha nation

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 ปีที่แล้ว +1

    Buugyaraha noo nashqadee macalin Isha allah

  • @abdiwelialimire6596
    @abdiwelialimire6596 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @Motivationer288
    @Motivationer288 ปีที่แล้ว +1

    Macalinoow aad ayaad u mahadsan tahay sida wanaagsan aad inoo socod siineeysid aduunyada iyo qabab loo sameysto jadwwalo iyo wixii la mid ilaa hay janada ha kuugu awaal mariyo, insha'Allah waxaan rajayn inaan mid ka mid ah labo jaamcad aad dhigto in aan mid uun kalo, با رك الله فيك

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin Salman maadow

  • @sharmaakeabdiqanisharmaake3158
    @sharmaakeabdiqanisharmaake3158 ปีที่แล้ว +1

    Microsoft to do noo sidiyaari ustaad
    Alle ha ku xifdiyo

  • @yahyeilwan
    @yahyeilwan ปีที่แล้ว +2

    Ustaad buugg yaraha ayaa muhiim ah maadama uu kaabaayo 12 isbuuc. Aadna waan kuu salaamaya sida mujtahidka u tahy

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +16

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 ปีที่แล้ว +5

    Fahamnaa ustaad darsiga
    Allah ha ku barakeeyo

  • @ibrahimu.2531
    @ibrahimu.2531 ปีที่แล้ว

    My favourite youtuber. SALMAAN MADOW.

  • @abdinasirmohamed5313
    @abdinasirmohamed5313 ปีที่แล้ว +1

    Buug yare maalmeed noosoo naqshadeey 😊😊

  • @somatlasdev
    @somatlasdev ปีที่แล้ว +3

    microsoft to do muqaal kasoosamee insha allah👍

  • @mohamedabdullahisamatar7216
    @mohamedabdullahisamatar7216 ปีที่แล้ว

    Ustaadii buugyara hanaga soo hilmaanin

  • @Sahalhassan2030
    @Sahalhassan2030 ปีที่แล้ว +7

    Thanks Ustaad Xiligii Aan U Baahna Ayaad Soo Galisay Video-ga, Alle Haka Abaalmariyo Waqtigaaga Qaaliga

  • @Abdibasid_Garane
    @Abdibasid_Garane ปีที่แล้ว +1

    Ustaad SIda aad ula dadaaleysid bulshada koley buug yaraha 3 bilood deji qorshahaaga aad sheegtay wale uu I an facay iyo buuga yare ahaa oo ugu tala gashey ardeyda dugsiga sare aad Buu Ii anfacey taana alle kheyr iyo ajar alle ha kaasiyo waa nin dadka la jecel ayaàd tahay wixii wanaagsan insha allah waanu kulmi doonaa salmaam madow
    Buuga aad sheegtey ee ahaa buug yaraha malinlaha ah waanu rabnaa waayo sida ay wax iiga badalee. Ayaan garanayaa buugaagtii deji QORSHE fiican dhamaan wey I anfaceen
    Mahadsanid 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 ปีที่แล้ว

    THANK ustaad waxa aad tahay macalin qaali ah mar walba waxa aad nalawadaagtaa mow duuc muhiim ah .
    Mowduucan wax badan baan kafaa iidaystay .

  • @ibraloveofficial6565
    @ibraloveofficial6565 ปีที่แล้ว +4

    Yes
    We need the small 📖
    Allah haku dayo ustad

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsnthy ustaad intaad adi kugu xirmay wax badan ayaan kaa faaiday, wxaan codsan lahaa inaad noo sameyso buug yaraha qorshe maalmeedka

  • @abdukadirmahmedgedi47
    @abdukadirmahmedgedi47 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh mahdsantahy ustaad inbdan aniga waxan jeclahay shaqo walbo qabanayo ama wixi I anfacaya waxan jecelahay inan gacanta ka qoro
    'Buug iyo qalin'

  • @abdallajx252
    @abdallajx252 ปีที่แล้ว +2

    Book yare noo soo same uztaad madaama in aan taleefanka iska fogeeyo ku dadaalo

  • @abu_asa1188
    @abu_asa1188 ปีที่แล้ว +1

    Waxba Kuma tareyso dhrigalinta Marna hadad adiga gudaha iska dhisin 👍👌 tunx ustad

  • @abdiazizali6290
    @abdiazizali6290 ปีที่แล้ว

    tarbiyenta nafta ama lajahatanka nafta waa shayga dadku ay isku dhafan wana lafdhabarta qofka dadkuna kuma bararugsan ustaad jasaka allahu

  • @abdallaomer2006
    @abdallaomer2006 ปีที่แล้ว

    Notion cashar nooga soo samee macalin adigoo mahadsan.

  • @sadakabdirashid
    @sadakabdirashid ปีที่แล้ว

    Ustaaad Salmaan Buug Yaraha Inoo Soo Diyaari Kheyr Allaah Ku Siiyo. Aad Baan Ugu Baahi Qabaa Macalin

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +4

    App-ka TO DO Inad Nala Wadaagto
    Buug Yarahaasna Nooso Naqshade Ustaad Allah Ajar wayn Hakaa siiye

  • @baxwalpodcast
    @baxwalpodcast ปีที่แล้ว +1

    Waa baraaweynaa habkaan in guul lagu gaaro karo

  • @siciidugaas3737
    @siciidugaas3737 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakaa abaal mariyo sidaa dadkaaga ugu shaqaynaydo ustaad

  • @fikir-keyga6363
    @fikir-keyga6363 ปีที่แล้ว +1

    Yes we need small book 📖 teacher salmaan

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 ปีที่แล้ว +1

    First to comments 🙏
    Maclin salmaan
    Jazakallh kheyr 🥰🙏

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 ปีที่แล้ว +2

    Note book noo soo nashqadee wll salman

  • @abdirahmanabdimohamed9279
    @abdirahmanabdimohamed9279 ปีที่แล้ว

    Notion noo so diyaari fadhiga danbe insha alah.

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia ปีที่แล้ว +1

    Ustaad buugyaraha soo diyaari

  • @Zaakirizlaam
    @Zaakirizlaam ปีที่แล้ว

    To Do list Soo Sharax
    buug yarahana Qorshe maalmeedka Noo Diyaari Fadlan Ustaad

  • @abdallayare
    @abdallayare ปีที่แล้ว

    Buugyaraha qoshe malmedka wn daneenayaa staad☝☝

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 ปีที่แล้ว

    *To do Microsoft* iyo *Notion* ba muuqaalo nooga soo samee Ustaad Alle haku barakeeeyo.

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta ปีที่แล้ว

    Runti ustaadow mar walba oo aad cashir soo dhigto waandaawada m.a ustaad salmaan maadow qeyr alle haku siiyo

  • @cabdiqaadirsalaadcali4651
    @cabdiqaadirsalaadcali4651 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaad allah kubarakeeyee buug yaraha noo soo samey i.a

  • @zadamozman2310
    @zadamozman2310 ปีที่แล้ว

    Buugyaraha malinlaha aH ayaa muhiim ii ah

  • @mustafecqani194
    @mustafecqani194 ปีที่แล้ว

    Salmaan in badan ayaad talo iyo tusaalayn ba na siisay; Alle ha kaa abaal-mariyo

  • @tawanedaahir5405
    @tawanedaahir5405 ปีที่แล้ว +1

    M.a macalnkiina guul iyo gobanmo wad mahad san tahay

  • @samaalemedai324
    @samaalemedai324 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad
    Buug yare ka samee qorshaha malinlaha ah
    Subscribe nugu maamusa

  • @mohamedismailabdirahman8795
    @mohamedismailabdirahman8795 ปีที่แล้ว

    Ustaad noo soo saaar buugyaraha allah ha ku barakeeyeee ustaad salmaan

  • @princecj3450
    @princecj3450 ปีที่แล้ว

    Qorshaha warqaddaha muuqaal ka soo samee ustaad.

  • @cabdisamad7646
    @cabdisamad7646 ปีที่แล้ว

    Ustaad Salman madow keep going teacher

  • @moha658
    @moha658 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad buug yaraha noo soo diyaari, muhiim ayuu noo yahay

  • @baxwalpodcast
    @baxwalpodcast ปีที่แล้ว

    Haa kaas buug yaraha maalinlaha ah noosuubi
    Kii hore ee isbuucyada ahaa waan kufaa iiday

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 ปีที่แล้ว

    USTAAD BUUG YARAHA MAALIN LAHA WAN KA SUGEENA INSHA ALLAH

  • @mrmusehussain1027
    @mrmusehussain1027 ปีที่แล้ว

    M.a ustaadi aad ayaa loo baahantahyahay qoraho maalmeed

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad buugyaraha fadhi gooniya kadhig.

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 ปีที่แล้ว

    Waan Rabnaa Ee Noo Soo Smaee Kheer alle haku siiyee

  • @GODAY24
    @GODAY24 ปีที่แล้ว +1

    Ha ustaad ad iyo ayaynu ugu bahan nahay, allaha ka ajar siiyo, waxaad bixisa cashara aynu ka fa'idno.

  • @khadiijokhadiijaquman6301
    @khadiijokhadiijaquman6301 ปีที่แล้ว

    Msha allh salmanow wax badan kaa faaiiday oo ajar allahkaasiiyo

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi ปีที่แล้ว

    Thankz teacher salmaan maadow❤❤buuga qorsha maalmeedka noosoo samee plz ustaad❤

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Masha allh my teacher salman aad yad umhdsantahy

  • @mohamedSomali.
    @mohamedSomali. ปีที่แล้ว

    Alle hakaa Abaal Mariyo Ustaad

  • @axmedcalifaatax1129
    @axmedcalifaatax1129 ปีที่แล้ว

    haa macalin boog yare oo todobaadka H noobsogali

  • @bagaagpro3012
    @bagaagpro3012 ปีที่แล้ว

    Ustaad buugyaraha buugyaraha buugyaraha allh khayr hagugu jaseeyo

  • @hoodoibrahim5105
    @hoodoibrahim5105 ปีที่แล้ว

    Adbaa umahadsantahy ustad nalasoo wadag labada apa Ishalah Allah haku sharfo

  • @yahyemuse4480
    @yahyemuse4480 ปีที่แล้ว +1

    Kep going ustad👋

  • @osmanisse4966
    @osmanisse4966 ปีที่แล้ว

    Waa arin si fudud guul logu gaari karo qofkii jootayaha

  • @abdibaasidomarsheikh4456
    @abdibaasidomarsheikh4456 ปีที่แล้ว

    Buug yaraha maalinlaha waa u baahanahy ustaad maadow

  • @guuleedmuhumednuur9191
    @guuleedmuhumednuur9191 ปีที่แล้ว

    Buugyaha noosoo samee.Ustaad Mahadsanid

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi ปีที่แล้ว

    Noo soo samee buug yare maalmeedka adigoo mahadsan

  • @hamsexueeen4124
    @hamsexueeen4124 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad noo soo samee microsoft to do, iyo buug yaraha. Alle ha ku sharfo waad na caawisee

  • @motimetv9139
    @motimetv9139 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @suldaancabdixasan6123
    @suldaancabdixasan6123 ปีที่แล้ว +4

    Incha Allah jimce kasta oo aan awoodo wan kula soconaya ustaad 👏👏📝💯

  • @fartunmuhamud4074
    @fartunmuhamud4074 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsantahay waqtiga nasise mahadhsanid

  • @najuumaneha4031
    @najuumaneha4031 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad maadaw aad baad umahdsan tahy wllhi muuqalda aad inoo soo gudbiso aad baan ujeclahay sida quruxda badan ee aad inoogu sharxayso wax badan ayaan kafaaiday chenal kani intaan kuso biiray adna ilahay haku xafido 🥰

  • @tiigsiGraphics635
    @tiigsiGraphics635 ปีที่แล้ว

    Haa wall waa lagu Gari karaa guul aad u weyn wall thanks in badan

  • @mohamedArab-r1o
    @mohamedArab-r1o ปีที่แล้ว

    wll noosoo diyaari bookaas inshalh (to do) alle haku barakeeyo

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad keep going #salmaan_maadow Allah haku barakeyo

  • @hoygamaansada
    @hoygamaansada ปีที่แล้ว

    Noo sameey qorsho maalmeed ustaadi mahadsanid

  • @ShukriShukri-gp9xh
    @ShukriShukri-gp9xh 26 วันที่ผ่านมา

    Buug yaraha noosoosamee fadlan mahadsanid

  • @asmabintucabdikarim9301
    @asmabintucabdikarim9301 ปีที่แล้ว

    Mash allh tabaraka llah wall jazakallah qeyr illhy haka abal mariyo wan ka faiday muqalkan

  • @abdiaziz8223
    @abdiaziz8223 ปีที่แล้ว

    1 Notion
    2 warqad yaraha noosoo suubi
    Ustaad mahadsanid

  • @baxsanmediatv713
    @baxsanmediatv713 ปีที่แล้ว

    Yes waa mid Guul Lagu Gaari Karo ustaad Mahadsanid

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad salmaan maadow in badan ban ka faidey video-yadada

  • @Abdalle1-m7h
    @Abdalle1-m7h ปีที่แล้ว

    Buugyaraha insha allah waa suganaa.

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +2

    JAZAAKALLAHU KHAYRAN
    Waa Qorshe Dhaqan Gelintiisa miro dhal yeelanayo inshallaah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +1

    Salaam Brothers and sisters

  • @abdikariimabdinuur6956
    @abdikariimabdinuur6956 ปีที่แล้ว

    Maclim salmaan jazkalah
    Qorshahan sida aad noogu sharaxday hddan udabaqno inshlh waa mid ugu fcn qof bilawga ku ah mawaduuca xakameenta waqtiga

  • @queenamira2830
    @queenamira2830 ปีที่แล้ว

    بارك الله أستاذ سلمان مادوا 👍👍😍

  • @cabdulaahiaxmad1195
    @cabdulaahiaxmad1195 ปีที่แล้ว

    Aaad iyo aad ayaad u mahad san tahay ustaaad walhi wax badan ayaaan ka faaiiday i.a in aaan hir geliyana waan isku deyaa i.a

  • @maxamadibrahim2213
    @maxamadibrahim2213 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad waan ubaahanahay in aad noso nidaamisid notebook yare nidaamsan.

  • @daaudcabdiraxiinmaxamed4230
    @daaudcabdiraxiinmaxamed4230 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad no soosharax Microsoft to doo

  • @axmednajiib2766
    @axmednajiib2766 ปีที่แล้ว

    Shukran macalin book yaraha nooso diyaari
    Keep going salmaan madow 🧠❤️

  • @dalmarcali9522
    @dalmarcali9522 ปีที่แล้ว

    Buug yare soo samee ustaad

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 ปีที่แล้ว

    Waa danayna book yarah
    Jazakumulahu khair

  • @maahircade2047
    @maahircade2047 ปีที่แล้ว +1

    Good video

  • @maxamedkhayrismaaciil5531
    @maxamedkhayrismaaciil5531 ปีที่แล้ว

    Haa Lkn Ani Midka isbuuclaha i anfacay
    Kan 1 ayoo igu soo kordhiye oo ah Muraajacaynta Jawdwal Ka maalin laha...
    To Do Noo Soo Sharax Ustd iyo Keep notes