🔕❌Samaynta Maangaabnimada🤡👺

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 184

  • @ifraaxcabda1361
    @ifraaxcabda1361 2 ปีที่แล้ว +15

    Tiktokba iiguma jiro ustaad
    Waayo waxan isticmala qaacido ah
    Waxaan waa aalad aalad macnheduna waa in hawl kuu fududyso ood adeegsato
    Lkn yaanan Adi noqon aalad la adeegsado .
    Mahdsanid ustaad.

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 2 ปีที่แล้ว

      Masha Alah akhii

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 2 ปีที่แล้ว

      Anigaba iguma jiro lkn wxa I baabi,iyay Facebook ilaahy hayga qabtee

    • @flabflab8288
      @flabflab8288 5 วันที่ผ่านมา

      ​@@maxamedyuusuf6593 zxp labadaba hawada ayaan ku cunay oo waan delete gareeyay go'aankaa qaadashadiisa aad ayaan ugu faaiiday pr0

  • @mohamedabdinur1907
    @mohamedabdinur1907 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahay haku xafido walaahi ilaahay dartii baan kuu jeclahay qof wanaagsan baad tahay ilaahay haku kaalmeeyo hana ku garab galo

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah ustaad mhdsanid sidaa noogu faaidaysay
    Dadka qaar inay waxaas faafiyaan waxaa ku qasbaayo in daawadayaasha iyo taageerada ay ku helaan maalaa yacniga aysan ku helayn waxa anfacada leh

  • @imaxaan123
    @imaxaan123 2 ปีที่แล้ว +4

    🥺sax waaye walahi TikTok ga waa waqti dhumiye waa waxoo dilaa fakirka iyo hal abuurka hadaa igu racsantahay like 🇸🇴😔

  • @cimranibrahim2606
    @cimranibrahim2606 2 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرة.

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 2 ปีที่แล้ว +1

    سبحانك الله وبحمد أشهد أن لا اله الا انت أستغفرك وأتوب إليك ☝️

  • @marwaanchennal9111
    @marwaanchennal9111 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad alle ha ku barakeeyo

  • @hamseibrahim5779
    @hamseibrahim5779 2 ปีที่แล้ว +1

    JaZaakaLLAAH

  • @guuleedmuhumednuur9191
    @guuleedmuhumednuur9191 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku barakeeyo salmaaan Maadoow runtii waxa tahay dadka kaliya ee nagu haya barahan bulshada adoo kalr Allah nookaa badiyo,Adna Allah ku barakeeyo

  • @abdisamedjama4113
    @abdisamedjama4113 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ustaad waxad tahy dadka aan si joogta ah uga faidaysto aqoontooda
    Alle haku barakeeyo

  • @abdiosmaan1147
    @abdiosmaan1147 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah ustaad Salman maadow Allaha ku xafido macalin waxaad ka hadashay mowduuc muhiima
    Hadaan ka jawaabo suaashaada
    Waxaa ku dhiiri galiya
    1: in xishoodkii iyo dhaqankii meesha ka baxeen.
    2: in maanta qofkii xumaan faafiya la taageero dhanka kalana aan la taageerin dadka wanaaga faafiya .
    3: in maanta dadkii diinta ay la tahay ciyaar ciyaar oo ku dhaqankeeda la baal maray.
    Horta ani tiktok ma isticmaalo maanta waxa dhalin-yarada qaribay waa tiktok, Aaladaas waa musiibo dhalin yarada loo soo diray.
    Ustaad aad iyo aad ayaad u mahadsantahy Allaha kaa ajar siiyo.

  • @nuuradinmaxamedtawakal3596
    @nuuradinmaxamedtawakal3596 2 ปีที่แล้ว

    Waligeyba maan isticmaalin allow hadana ha itusin inaan wakhtigeyga kulumiyo🤲🤲🤲

  • @caska33
    @caska33 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallah ustaad

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal Salmaan Maadoow.
    ILAAH baa mahad leh malihi instigram,TikTok iyo Snapchat intaba

  • @saabiraadam4445
    @saabiraadam4445 2 ปีที่แล้ว +1

    wll mahadsanid...

  • @saynabhirabe3984
    @saynabhirabe3984 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah ogaalkadunida ayaan kaasooraacay👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @footballer9117
    @footballer9117 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad jasaakalaah ilaahay hakaa abaal mariyo wacdiga aad noo soo jeedisay hanaga dhigo kuwii ku dhaqma.
    Macalin Salmaan Maadow hanaga caajisin oo nooso badi barnaamijyadaada faaidada badan MHD.

  • @Abdirahman_Mohamoud
    @Abdirahman_Mohamoud 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah mahadsanid macalin xaqiiqdii mawduuc muhiim noo ah ayad ka hadashay alle hakaa abaal mariyo

  • @xasanmursal8116
    @xasanmursal8116 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanidi

  • @cabdullaahicali8439
    @cabdullaahicali8439 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allah ustaas salmaan allaha ku barakeeyo celmiga aad baratay, waadna ku mahadsantahay sida aad u garab taagantahay bulshadaada

  • @kaarshedheere5984
    @kaarshedheere5984 2 ปีที่แล้ว

    Marshall ah ustd shukran

  • @xidigaale6231
    @xidigaale6231 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad wax wanaagsan ayaa samaysay siiwad

  • @xusnicaddawe7432
    @xusnicaddawe7432 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Salman Madow wax badan baad inoo faa'iideyneysaa aad baana kuula socdaa Mahadsanid

  • @sweatcoinsomali7222
    @sweatcoinsomali7222 2 ปีที่แล้ว

    Manshaalah bro guuleyso sida wanagsan oo aad wanaaga noolajeceshahay thanks inbadan

  • @naimanuur7911
    @naimanuur7911 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustadad salman

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsanid ustaad waxa aad nosooo gudbisay mowduuc muhiim ah ,
    Alle Hakaa ajarsiiyo.

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว

    Waaa muuqaalkii ugu saamaynta badnaa aan maqlo ayaamahan

  • @hanadsharif8792
    @hanadsharif8792 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah.. Mahadsanid Ustaad Salmaan madow

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 ปีที่แล้ว

    ماشاالله ماشاالله الله يحفظك تكلمت باحسن الموطوع جزاءك الله خيرا 💚💚💚💚💚

  • @cabdiyoose9212
    @cabdiyoose9212 2 ปีที่แล้ว

    Waad mhdsanthy ustaad

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka-Allahu kair kazira wll

  • @ahmed...0019
    @ahmed...0019 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad salmaan

  • @axmedbashir3835
    @axmedbashir3835 2 ปีที่แล้ว +1

    maashaalah xaqiiq weeye allaha soo hadeeyo ummada

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 2 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid ustaad 100%

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 2 ปีที่แล้ว

    Ustaaz Waad mhdsnthy

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله جزاك الله خير

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad salmaam maddow

  • @abdirahmanmohamudderie9568
    @abdirahmanmohamudderie9568 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 👍🏿

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 19 วันที่ผ่านมา +1

    2024 inta ila dawanaysa....love...

  • @hubikan2445
    @hubikan2445 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @hamdamahamud4975
    @hamdamahamud4975 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayr walaao

  • @sahalali9568
    @sahalali9568 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha alah ustaad madow aad ayaa umahadsantahay baraarujintada alle haku sharfo ❤❤❤💯🙏

  • @osmandaacad6600
    @osmandaacad6600 2 ปีที่แล้ว +1

    Salman maadow sxb alle ha kaa abaal mariyo
    Wllhy aad ayuu muhiim u yahy intan ku daawanayay kuma khasaarin ee faaidooyin an la koobi karin ayaa kaa helay
    Hadalkan maanta in badan ayaan ka fikiray wllhy lkn si aan u cabiro ayn garan wayay.

  • @dalmarxariir851
    @dalmarxariir851 ปีที่แล้ว

    Si wacan ayaad u diyaarisay
    Mahadsanid

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Aad Baan kusalame si Wanaaksn yaad ulatalise dadka Ama dhalinta waqtigooda kulumiyo wax Aan wax usokordhineen waqtiga haka'faaiidestan dhalinteena Italy 🇮🇹 yaan kasosalami sxp

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 2 ปีที่แล้ว +4

    m.a ustaad waxbadan ayaa noo faa'iideysa mahadsanid🙏

  • @mohacarab664
    @mohacarab664 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah maclin

  • @queenfarida3508
    @queenfarida3508 2 ปีที่แล้ว

    M allh allha ku xafido 🥰

  • @shuceybabdirahmanabdulle3324
    @shuceybabdirahmanabdulle3324 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sababtaa aan u isticmaalin tiktok , mahadsan ustaad.

  • @hamdimohamedhussein5331
    @hamdimohamedhussein5331 2 ปีที่แล้ว

    شكرا استاذ ❤❤❤

  • @Cashraabi
    @Cashraabi ปีที่แล้ว

    maashaaALLAH waad mahadsan tahay.

  • @abdirahmaanmahmoud2661
    @abdirahmaanmahmoud2661 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 2 ปีที่แล้ว

    Mahad ustaad madow.

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad waxaan ogaaday inay muhiimtahay qaadashada talooyinkaaga,f

  • @baasidadam3299
    @baasidadam3299 2 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah waad mahadsanta maclin

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka loo eego Kunoolaanshaha Europe waxaa adag inaad Internet ka iska xakameyso, waan isku dayey alhamdulillah 16 bilood ayaan marayaa Totally waan joojiyey using different platforms in social media except Gmail, WhatsApp and TH-cam, because WhatsApp I contact my family and TH-cam is my free teacher, channels ka Somalida aan kuxeranahay waa kuwo aanan 7 channel gaareynin faaidane ii leh xaqiiqdi,
    Marka in social media's waqti la iskaaga lumiyo waa isqasaarin qofnimo iyo qiimonimo,
    Adoo ilaah ku karaameeyey inaad garan weydo qiimahaaga waa nasiib darro aduun iyo aakhiro,
    Salaama Ustaad Maadow iyo Inta kuxeran 👋

  • @realabdiwali9769
    @realabdiwali9769 2 ปีที่แล้ว +1

    Teacher thank you👍👍👍waa ka faaidnay

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad viidiyowgaan makufaafinkara tiktok ka

  • @fasaaxa_media
    @fasaaxa_media 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا أستاد

  • @Daaruldacwa24
    @Daaruldacwa24 2 ปีที่แล้ว

    Thank you allah kaa abaal mariyo

  • @anshaxmedia6473
    @anshaxmedia6473 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid Ustaad.

  • @najmoabdirahman4133
    @najmoabdirahman4133 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustad mhdsnid

  • @ibrahimdaud3328
    @ibrahimdaud3328 2 ปีที่แล้ว

    M.a Alah haku sharafo waxbadan ayaan ka faa,iday

  • @abdikerim1271
    @abdikerim1271 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Salmaan! 🙏🏿

  • @libanabdinasir3079
    @libanabdinasir3079 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad 👍

  • @shaficimuse10
    @shaficimuse10 2 ปีที่แล้ว

    thanks ustaaf

  • @sagalabshir9356
    @sagalabshir9356 2 ปีที่แล้ว

    Adigana aada kama mahad celinaya ustaad🥰

  • @shaaficihussein1678
    @shaaficihussein1678 2 ปีที่แล้ว

    Sababtoo ah waan la mashquulin..loomana dhisin aqoon ahaan iyo akhlaaq ahaan toona..taasaana sababtay

  • @maogtahay2270
    @maogtahay2270 2 ปีที่แล้ว +1

    Salman Madow Guuleyso wallkia🥰

  • @khadiijaabdirzaq7063
    @khadiijaabdirzaq7063 2 ปีที่แล้ว

    Maashllh wllo🥰🌹

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 2 ปีที่แล้ว

    jazaa kallah ustaad hdee macquul thy buuga qalaf sanaanta kasoo hdal sida in aa noqoto qof adag balse aadan noqon qof qalaf san

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 2 ปีที่แล้ว

    W.c.s jasaa kumu allahu kheyr jasaa brother waana ku faraxsanahay wanaaga aad soo gudbisid..thanks brother go head

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad runtii waxa an adiga ka faa'iidaysto Abaalkooda Allah hakugudo

  • @apthiladiifxusen169
    @apthiladiifxusen169 2 ปีที่แล้ว

    I aamin wll wllhi tagero ku ahay inta ku tawanayay waxbadan iskakay badalay

  • @mohammedbashiir8186
    @mohammedbashiir8186 2 ปีที่แล้ว

    Wll Salmaan Madow Ilaah hku barakeeyo waxaad ka hadashy Arrin Muhiim ah oo Bulshada ku baraarugsaneyn Sidaan ahyw wll haka tanaasulin shakhsiyadaadan quruxda badan wn kugu tageeryayaa wax badanna wan ka faiday 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @meditationandbreeze7497
    @meditationandbreeze7497 2 ปีที่แล้ว

    Macalin axsantum

  • @waxogowchannel2628
    @waxogowchannel2628 2 ปีที่แล้ว

    M a waxaan rajaynaayaaa inmaalin maalin maal maha kamid ah aan waxkabadali doona da yart soomaaliyeed in sha Allah

  • @hamsesead2347
    @hamsesead2347 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhallinyqradu waxa ay mustaqbalkoodii ku lumiyeen barah bulshadda. Toloe 250 sidee buu noqon xaalkeenu maadam aynu maanta sidan nahay.

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว

    Mowduuca aad umuuhima thanks bro🖤

  • @abshirbarre1289
    @abshirbarre1289 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi ustaad been taada ma ahan nolosheyda oo dhan belwad ayey u noqotey tiktok 😱 lkn waxan go aan sadey in aan application ka oo dhan iska tuuro nolosheyda na aan badelo ishallah wixi bari ka bilowdo 🙏🙏

  • @shukriali7723
    @shukriali7723 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky waxan ku shegaa adiga waxa dhahdey 1sac oo kaliya aniga uma badni ardayad ayaa ahay aad uga xisaabtanto halmaalin ayaa galay tiktok wlhi 3sac yaab waan iska tuura waliba isla hada

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad salmaan your my role model

  • @camaarabdikadir5746
    @camaarabdikadir5746 2 ปีที่แล้ว

    Sheekunaa kubada ka soo hadal faaidadeeda iyo khasaraheda pls

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi macalin wax badan baan kaa faaiiday

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan waa muuqaal runtii qiimo badan

  • @apdilahihassan5832
    @apdilahihassan5832 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay hakudambidhaafo waano fican ayaad isheegtay oo an garanaynin Wll salman

  • @abdiazizhilowle5105
    @abdiazizhilowle5105 2 ปีที่แล้ว

    Wd mahadsantahy Ustaadi

  • @asoonicompany4538
    @asoonicompany4538 2 ปีที่แล้ว

    Runtii waxbadan baan kaa faaiday Wllhi jimco walbo waxaan sugaa videoga aad soogalineeso alle haku sharfo

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad keep going allaha ku barakeyo wll qalia ❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💚💚💚💚💚💚💚🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MaxkamadaDaahirCalasow0
    @MaxkamadaDaahirCalasow0 2 ปีที่แล้ว

    Macalimuu editing kaaga waa cajiib

  • @ibraahimsayidcali8853
    @ibraahimsayidcali8853 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad salmaan

  • @mohamedusman8515
    @mohamedusman8515 2 ปีที่แล้ว

    Whi wa xaqiq jirta una bahan in laga hadlo waxa mesha ka jira waa danbi dhaqan xumo wawti lumis anigu waa iska tiray mudo laga jogu 8 bipod markan qimenta sacadah an firiyay wax isbuc in an firsaday 15 sac mahadsanid ustad salman madow

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaan maadoow
    Su'aasha da hadaan ka jawaabo
    A in ey raadinta caanimo ey ku bixyaa wax walba OO dadka ku soo jeedinayo wax kasta ha ahaatee xumaan ama samaan

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 2 ปีที่แล้ว +2

    Artificial intelligence sidee buu appska ugu dhex jiraa ustaad ma code ahaan baa loogu daraa. Thnkz ustaad

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustadi manta qabi ahaan waxan iskatirtiraya alada tiktok taaso waxa badan iga hortaagneed xitaa inaan fakiro tarikh manata waxa ay ku asteysan tahay 28/08/2022

  • @KING-ADNAN
    @KING-ADNAN 2 ปีที่แล้ว

    waa Mahadsan TahaY Ustaad Salmaan Maadow

  • @ghadzhi4
    @ghadzhi4 2 ปีที่แล้ว

    Alle haka abaaliyo

  • @nanatochannelofficial7883
    @nanatochannelofficial7883 2 ปีที่แล้ว

    Macalin alle haku dhowro

  • @faraxcalima8971
    @faraxcalima8971 2 ปีที่แล้ว

    M a allaha kusharfo