Sidii Muuse Biixi u Duqeeyey Kaaraamardha | Qaraxuu Ka Badbaaday | Weerarkii Berbera Ku Qabsaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Sidee Muuse Biixi Uga Badbaaday Gantaalkii Qabsaday Diyaaraddii Ay Ku Dagaalamayeen | Qiso Layaab Leh

ความคิดเห็น • 183

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว +32

    Anigoon muuse mucarideyn muuse 1977 halyey loo baahan yahey ayuu ahaa.

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 2 ปีที่แล้ว +7

    muse biixi cabdi halyay dhinac walba k dhisan alle ha dhawro madaxweynaha jamahuuriyada so.aliland danbigiisa alle ha dhaafo amiin

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah
    Muuse mujaahid halyey qaran usoo dagaalamay

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 7 หลายเดือนก่อน +2

    Taariikh dahabiya madaxweyne muuse biixi ilaahay ciriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo ictiraafka som lana gacantaada ha ku qoro insha allaa guulayso aakhiro iyo aduunba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdisalamHusain
    @AbdisalamHusain ปีที่แล้ว +2

    kala barta halyeygiina iyo geesigiina kii qaldamana hala saamoxo❤❤❤❤❤

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay sonali oo dhan ha mideeyo

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +14

    Sxb ku mahadsanid inad soo bandhigtay xaqiiqdii.

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 2 ปีที่แล้ว +8

    Inta kaxun muuse biixi cadhadiina u dhinta

  • @xamseofficiall7509
    @xamseofficiall7509 2 ปีที่แล้ว +13

    Ninkasi maanta waa madaxwayne Wadan
    @MuuseBiixi

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +1

      Madaxweyne maamul dheh ileen Somaliland weli aqoonsi may heline

    • @xamseofficiall7509
      @xamseofficiall7509 2 ปีที่แล้ว +6

      @@bosszaki9861
      Ar niicla Tahe Cuqdada melaha la Tag somaliland waxay Tahay ayad Donasa Rag inad kala doodo iyado futada walasha Rag amison la Yidha u ilaliyan

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xamseofficiall7509 Caruurtii aanu shahwada xaaraanta ku dhalnay 88kii wad u hdl eegthy

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +2

      @@bosszaki9861
      Maxaad dhalikartaan dhufaan miidhan baatihiine ragu waaka iska celiya Marka la isku badheedho hadana intaad isaaq iska soo dhiktaan baad dhareerka hoosqubtaan

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkk😅😅😅

  • @abuuba.Hazard_10
    @abuuba.Hazard_10 2 ปีที่แล้ว +11

    I got first view and first like 👍

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว +4

    👍👍👍👍👍Qaamuus taageero

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 2 ปีที่แล้ว +7

    JIHIHAAD DHAABAAD QAADAY MADAXWAYNE❤❤❤❤❤

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +1

      Wallahi inaanu weligii dayuurad duulin wuxuu aha kuwa cabeeya gantalaha ay ridayso kadaaabiin waa Taariikh beeeen abuuura waayo duliyasha somaliyeed waa lawada yaqaanay waa fooorjari iyo igu shoboo 😄 🤣

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว

      @@sumahwaagullweyn196taariikh dani waa sax adigu xageed joogtay doofaar yohow kafadhiiso umada

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 ปีที่แล้ว +8

    Wariye qaamuus mahadsanid 💙🇸🇴💚🍇☂️

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 ปีที่แล้ว +5

    Muse Bihi was the navigator. FACT

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 2 ปีที่แล้ว +31

    muuse wuu rusheeyay xabashida hadana waa madaxweynaha somaliland ee mayalka adag ethopiana wuu ka diiday dalabkoodi daylac waa adke

    • @Craxman_zitaar
      @Craxman_zitaar 8 หลายเดือนก่อน +3

      Iminka ka warn oo bixiyey saylac😂

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 7 หลายเดือนก่อน

      waar maad la sugeysay mise waad kusoo noqoty​@@Craxman_zitaar

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว +5

    Muse bixi navigator na wuu ahaa
    Pilot na wuu ahaa qayb weyn buu ka soo qaatey. 130 Sortie) Ayuu sameeyey sowka inoo sheegeyba miyaadaan Waxba rumeysaneyn Muuse biixi cabdi xildiid libaax Weyaan runta haka leexanina

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 ปีที่แล้ว

      Navigator ka ayaa ka muhiimsan duuliyaha iyo hub daadiyaha ba sababtoo ah diyaaradaas waxaa gacanta ku haya Navigator ka

  • @saxakasaa2803
    @saxakasaa2803 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah guuleyso dalka s laand

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 2 ปีที่แล้ว +9

    Qaar aan ogahay ayaa xaqiiqdaas xanuun ka qaadaya kkkkk mahadsanid hadana qaar islaamo aad moodo ayaa la murma kkkkkkk rag aan is aqoon dheh

    • @abwaansugul6231
      @abwaansugul6231 2 ปีที่แล้ว

      Markuu siyaad bare gondhobka u ahaa ragan aad xamanayso isagay damiin ka ahayeen iyo diplomatic waawayn dhadigow

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

      Muxuu ku faanaayaa ma askarinimo xagayaga dumarkaa dagaalamee

  • @gudcade-4267
    @gudcade-4267 22 วันที่ผ่านมา

    Muuse libaax ha noolaado

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah pilot ayan modayey lkn hada ogadey inu ka darajo sareyo oo u aha navigator.
    Navigator wa darajada iyo cilmiga ugu sareya pilot nimada sababto ah wa qofka kala haga map's ka cimilada xisaabta duulimadka iyo tactics weerrarka iyo waliba difaaca si kale wax kuma fahantide waa wadnaha dulimaadka

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 2 ปีที่แล้ว

      War baylood ma ahayn wuxuu ahaa hubdaadiyah diyaaradii banbarka ee berbera lagu duqeeyey xaga danbe ee diyaarada buuna fadhiistaa qofka diyaarada banbarka uqaabilsan hub daadiyaha

    • @updimuze9428
      @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว +3

      @@daahiradanhersi595 ku qor Google ka navigator markasa oganeysaaye

    • @munamohamed6709
      @munamohamed6709 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha Ogaden kuwa jahilka ku shega

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +2

      @@daahiradanhersi595
      Way kuu fiicnayn adoo wuxuu ahaa kabadalikara sidaaad doonaysaqa kavdhigay laakiin wayna kuu suuriobayn

    • @hodanfaarax9248
      @hodanfaarax9248 2 ปีที่แล้ว

      @@nasyadeuanyeong8707, ye0l
      No

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah alle ha barakeeyo muuse biixi 💚💚💚💚💭💭💭❤❤❤💪💪💪💪

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน

      Oromo

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน

      Muuse biixi waa dambiile qaran qaranak ayuuma danbiile kagalay 😢

  • @maxamuudcabdilaahi9442
    @maxamuudcabdilaahi9442 2 ปีที่แล้ว +3

    Muuse Biixi wuxuu ahaa navigator dayuuradda isagu ma wadin

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Qaamuus Tv

  • @xaamudibraahin2579
    @xaamudibraahin2579 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahay

  • @mubarigakshey6110
    @mubarigakshey6110 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuse waa muuse

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 ปีที่แล้ว +5

    waxan comment ku rafanayaa waa wixii muuse nolosha ku ciilay 😅 dad aan waligood meel wax lagu baranayo aadin ayaa wax ka sheegaya in duuliye ahaa aduunyo

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน

      Adikuu kucilay mahane anaka nama ciilim

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน

      Yaa baray maka horeso markaas wadanka dhan wada cilimi ahaaa sida hada camalna maaha

  • @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg
    @DeeqacismaanBeeleeye-qb2dg 6 หลายเดือนก่อน

    Maan sha allaahA❤❤❤❤❤❤

  • @hasanturki9673
    @hasanturki9673 2 ปีที่แล้ว

    Keep going zxp TNKS

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 2 ปีที่แล้ว +8

    Wabrashdisu wa ruush ila marykan ila somaliya wana ragi 77ki kantaluhu kudhecen muuse wawaya arag dawladnimo loga waramimayo iyo dagal toona ila snm ti dirays iyo dawlad bay u ahayd

  • @abdifatahsaidmusa8907
    @abdifatahsaidmusa8907 20 วันที่ผ่านมา

    Abokor, Waa Abuubakar Muuse Guuleed (Sanyare) waa duuliyihii gubey Raadaarkii karaamardha iyo qalcadii kaaraamardha ee baseka u aheyd Itoobiyaanka, Maalintaas ayaa si buuxda jigjiga loo qabsadey, Waxa isna ay wada socdeen oo qeyb ka ahaa Duuliye Sare Axmed Shiddo oo isaga buurta Ceeryaantu u qarisey oo buurta diyaaradiisu la gashey waxey aheyd 23 September 1977 maalin Jimce Ah Salaadii hore marku waagu beryey.

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar

  • @QorsheelMohammedAli
    @QorsheelMohammedAli 7 หลายเดือนก่อน

    He was a trained pilot for mig 21 /22and a navigator/ he did half way engineering before he lft Kiev.......but 1977 he was already a target for the system

  • @CawilAden
    @CawilAden 6 หลายเดือนก่อน

    MUJAAHID MUUSE BIIXI

  • @AbdiKhadar-o2g
    @AbdiKhadar-o2g 23 วันที่ผ่านมา

    Waligiiba. Muu. Kaxaan. Diyaarad.

  • @hamsamohamed-ot7fi
    @hamsamohamed-ot7fi ปีที่แล้ว +2

    Diyarada karamardha lagu so riday waxaa waday ama duuliye ka ahaa abubakar muse guleed oo ahaa adeerkay abahay ka wayna

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed9125 2 ปีที่แล้ว +3

    Alah barakeeyo jamhuriyada somaliland

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaad barre ilahay ayaa ku xisaabin doona jabka somali u gaystay! Wadan aduunka la tartamay ayuun markeliya dagaal aan loo baahnayn geliyey😢😢😢😢

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaasalam

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 6 หลายเดือนก่อน

    Been muuse biixi wali qof aan somali ahayn xabad kuma ridin

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +3

    Haha Beeeeen looooow falaloooow ka daaaab illahay iyo umadda Been usheeegay subxanallah waa Been Cad 😄

  • @thomassaid1852
    @thomassaid1852 ปีที่แล้ว

    Macha allah

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 6 หลายเดือนก่อน

    Diyarad markay farisato bu tirtiri jiray goormuu ahaa duliye waligii ma duulin diyaarad

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 6 หลายเดือนก่อน

    0:56 1:09

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 6 หลายเดือนก่อน

    Amar buu ku shaqaynayey Adeer muxuu ka'ahaa 😂😂
    Hadaba waaka gadoonka u ah ee bad iyo beriba u'hibeeyeye

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 6 หลายเดือนก่อน

    4:50

  • @aminaosman2689
    @aminaosman2689 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk sheeko sacad beeeenay waa run

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 11 หลายเดือนก่อน

    Yes he was the navigator. I know. I am sure

  • @abdikadiribrahimali8868
    @abdikadiribrahimali8868 6 หลายเดือนก่อน

    Ma ahayn muuse palot wuxuu ahaa raadiyr faare

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 2 ปีที่แล้ว +2

    Navigator ka diyaaradaha dagaalku waa ninja dejiya khidadda dagaalka ee isku xidha pilot ka diyaaradda iyo ninja gantaalaha ridaya ee labadaba u sheega Marka operation la fulinayo.

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 ปีที่แล้ว +2

    Hayaay adkaatey

  • @sharmarkeabdi.3562
    @sharmarkeabdi.3562 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuse.duuliye.ma.ahayn.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 6 หลายเดือนก่อน

    Aryada mad Allaha idin abuurtay ka xishotan. Muse biixi ma ahayn mana noqon duliye. Waxuu bartayn ma jirte

  • @adamali2729
    @adamali2729 6 หลายเดือนก่อน

    Somaliya waxa ay u baahan tahay in jacaylkii la soo celiyo mar haddii wakhtigaas uu ay mid is jecel ahayen

  • @ClahiXasan-p5p
    @ClahiXasan-p5p 7 หลายเดือนก่อน

    Asc muuse biixi kaaraamardha isaga iyo aabihiitoona waxba kama qaban

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 ปีที่แล้ว

    Muse, ma wuxu aha Navigator mise pilot?

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 2 ปีที่แล้ว +1

    cadowga madxweynuhu ha jabo

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 7 หลายเดือนก่อน

    Kkk

  • @mukhtarmohamed3755
    @mukhtarmohamed3755 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkl saxiib muse pilot ma aheyn ragii la shaqeyn jirey baa joogaa ee wax hubsada tariikhda lagama been sheego

  • @ClahiXasan-p5p
    @ClahiXasan-p5p 7 หลายเดือนก่อน

    Asc muuse waxaanahayn snm nimadii ahayn maqaban

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 7 หลายเดือนก่อน

    Muse ma pliot ayu ahaa mise navigator?

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 ปีที่แล้ว

    Waryaa daarooda oo waryaa sade daarooda oo waryaa laylkase daarooda oo waryaa yuusuf daarooda oo waryaa ciise Daarooda oo waryaa kablalax daarooda oo waryaa absame kablalaxa oo waryaa bartile kablalaxa oo waryaa gari koobe ah oo waryaa harti koobe ah oo waryaa majeerteena oo waryaa maxamuud hartiya oo waryaa axmed hartiya oo waryaa kaski qanbe hartiya oo waryaa liibaangashe hartiya oo waryaa geesiguule hartiya oo waryuu siciid harti la dhashay oo dhiig iyo dhacaan wadaageen iyo shahwo aabe oo qura wadaag ahaayeen oo dhiigoodu danqayaa war siciid harti dumarkoodii iyo caruurtoodii iyo waayeelkoodii laascaanood iidoor oo isu soo urursaday il-laawe iyo lug laawe aan u kala harin oo u kala reebin waxay maal iyo mood iyo hub iyo khibrad ay lahaayeen ayaa laascaanood daaroodkii deganaa xasuuqay iyo horgaladii iidoor ee garacyada dhulbahante ahaa oo todobagoogaradleeydu u soo hoos galisay odayaashii siciid harti ee qabay ayaa xasuuqaya daaroodow dumarkiinii iyo caruurtiinii iyo waayeelkiinii daarood oo war miyeydaan dhiig iyo dhacaan dhulbahante u danqanaya lahayn war daaroodow meelaad joogtaba dhulbahantaha laascaanood la soo gaar maal iyo mood iyo muruq iyo hub iyo awood aan iidoor iyo canaasiirtiisa xero daarood looga saaro si arxan daran oo waligood aan taariikhdooda ka go'in oo daaroodow in guluf iyo colaad iidoor lagu saaro mooyaane xal kale ma jiro oo deegaamadaan daarood maanta cudud daarood ayey u baahan yihiin oo kala ah: sool iyo sanaag oo war tol waa tolonee daaroodow dhulbahante wuxuu ku leeyahay waryaa tol ii ah oo dhimashadayda iyo dhaawacayga iyo dhacayga iyo kufsiga iyo xarigayga iyo hantiburburintayda iyo bahdilkaygu danqi karaa oo dhiigaygii ah oo war cunto iyo hub iyo ciidan iyo dawo laascaanood daaroodow ula soo gaara si deg deg ah oo iidoor somalinimo iyo islaamnimo iyo aadaminmo iyo ehelnimo iyo arxan toona ma leh inta hubka qoomuluutka iyo gaalada iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaashu ay siiyeen ay doonayaan inay daarood ku dabargooyaan daaroodow walaal noo soo gargaara si deg deg ah in sha Allah .
    Kala reebta ha isla tageen daarood iyo iidoor si ay ugu kala baxaan oo kii raayaa reerka ugu haro oo wax kale ma jiraan oo waa in gooni goostaha somaliya daaroodow laga tirtiraa oo dani iyo karaash iyo aaranjaan iyo axmed madoobe iyo xamsa bare iyo ina cagjar hadday dagaalka daarood ka baaqsadaan waa naago iidoore daaroodow ka takhalusaa oo waa garacyo daaroode, daaroodow wada gala dagaalka oo daaroodow kay dhankiisa ka baxdaa waa ina habar gumeed oo bartilmaameedkeenu waa buuloxaar iyo inay u qaxaan Marka Cadeey Minan Aw Cismaan iyo shiikh isaxaaq inooga yimid oo baryo iyo heshiis iyo wada dhalasho iyo somalinimo iyo muslimnimo iyo wadaado soo qaliya sheekadooda daaroodow inaga dhamaataye xashinta ku shuba waayo wakhtigeedii hadda lama joogo oo wadaado iidoor iyo kuwo ay soo kiraysteen oo wacdi diiniya ooy iidoor kula jiraan avaa la filayaa inay soo yaacaan oo haw buxinina oo kii iswaala daaroodow madax jabis ku sameeya waayo waa cadowga daarood xitaa hadduu daarood yahay. Iidoor godkii looga digayey ayuu ku dhacay oo waxaana aasay ismaaciil cumar geelle kaasoo xamar hawiye ugu diray dibjir saadiq joon iyo haykalaydii ay soo garacsatay qabxo xaaska geele xafaayadle ina xayd inay hawiye aakhiro u diraan oo xasan shiikh u soo jaajuusaan waayo hawiye waxay doonayaan iyaga iyo daacuun muuse biixi cabdi inay ooda u rogaan hawiye iyagoo ku sasabanaya irir ayaa hawiyow isla wada nahay oo awal hawiye qaxaryo ayey jiif iyo joogba ugu diideen balse aan aragno dhagarta cusub ee daacuun muuse biixi cabdi iyo haykaleey ina xayd iyo xafaayadle cumar geele ay iririism ugu maleegayaan iyagagoo xasan shiikh jeebkooda gashaday.
    Daacuun muuse biixi cabdiyow ciidamada daarood waxaa hogaaminaya garaad jaamac adiga maxaa kugu dhacay oo furunta ku keeni waayey.
    Daaroodow daacuun muuse biixi cabdi iyo wiilkiisu waa labo shaqsi oo kala gooni ah oo laba mawaadil oo somaliya kala ah in kastoo wiilku inuu daarood laayo uu dagaalka u soo galay oo nin hogaamiye u beesha iidoor ayaa dhalay ku xafida oo ku haya magaca beesha iidoor oo hadhowna waxaan farta ka saaraynaa salaadiinta iidoor ee iska haya inta dagaalku ka dhamaanayo in kastoo iidoor na xasuuqayo oo waxaan haysanaa kuwo ka badan wiilkan oo caradeena Kula dhici karnaa oo waan guulaysanay oo inta inaga dhimana Allaah waa inoo dhamaystirin in sha Allaah.

  • @abdimohamed8093
    @abdimohamed8093 ปีที่แล้ว

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 2 ปีที่แล้ว

    Muse waxaanu kaaramardha ugalnay si waraabe ari ugalin

  • @cadnaanyare7773
    @cadnaanyare7773 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa beentii

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 ปีที่แล้ว +1

    ma hadaad sheekadaa keen teen muuse ayaa duqeeyay kaara mardha waar beenta naga daaya

  • @axmedcabdiaxmed-th2yr
    @axmedcabdiaxmed-th2yr 6 หลายเดือนก่อน

    Thet is untrou

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 2 ปีที่แล้ว +2

    Ethiopia way ku mahadsan tahay inay burburisay diyaaradaas WAAYO haddii aysii joogi lahayd 1988 kii Hargeisa ayey dadka shacabka ah ku duqeen lahayd

    • @abdimohamed3640
      @abdimohamed3640 2 ปีที่แล้ว

      Xayd ayuu ahaa Kassi mouse dagaal magalin

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimohamed3640 Xayd diyaradda Bomberka ee u waday Muse Bixi ayaa Navigator .

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @hanahibo6508
    @hanahibo6508 2 ปีที่แล้ว +2

    Taariikhda been ha ka sheegin. Muuse wuxuu ahaa navigator and photographer with the pilot

    • @omarduale1673
      @omarduale1673 2 ปีที่แล้ว +1

      Dee horta navigator ma taqaanaa. Adaaba muuse wax u qiraya

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 ปีที่แล้ว +5

    Muuse Caafimaad ahaan Payloodma noqon karo...

    • @xamseofficiall7509
      @xamseofficiall7509 2 ปีที่แล้ว +5

      Xanuun muuse la Yidhaa ayaa kugu dhacay ee is dawe waxan cuqdad kabadane😅

    • @xamseofficiall7509
      @xamseofficiall7509 2 ปีที่แล้ว +3

      @@cabdaleyare2518
      Ar niicla Tahe garxajis afka hakulaso Ordin.
      Qadadwayn Badan oo magaca isaaq Ama somaliland ku qadhabta malaha heego waxayba u Taqana garxajis.
      Indr naga xisho Bahashu yayna kula fogane

    • @abdirahmaanjama2219
      @abdirahmaanjama2219 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdaleyare2518 booyada muuse biixi wasye maxaa noo kaa keenay dhadigyow dhadigu dhalay

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว +1

      War aamu asqayay

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdaleyare2518 wallo weyn

  • @BaariAadan
    @BaariAadan ปีที่แล้ว

    Waan dihila

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan waraabe adhi ku samaynin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmaanjama2219
    @abdirahmaanjama2219 2 ปีที่แล้ว +4

    Muuse biixi caqli uu dayuurad ku kaxeeyoba maleh dayuuraduhu maydhi jiray dheh

  • @AbdirahmanMulac-jk9hu
    @AbdirahmanMulac-jk9hu ปีที่แล้ว

    He was navigator

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 4 วันที่ผ่านมา

    Diyaarad Hargeisa ayaa ayaa lagu Gubey? Ninkani traitor ayuu ahaa Rag badan oo Ethiopia u shaqayn jirey ayaa ciidanka Soomaalida ugu dhex jiray ciidanka Ethiopia sabotagers ayeey ahaayeen!!

  • @oromtichaoromia1265
    @oromtichaoromia1265 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidan Bacad Wayne iyo Galkacayo uduqaye ma shegaysin miyah?

  • @Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
    @Abdoulkaderyassinsaid-td1fp ปีที่แล้ว

    Alla beenta
    Muuse waligii diyaarad ma wadin .
    Ee cameraman buu ahaa !

  • @abdillahimire2095
    @abdillahimire2095 6 หลายเดือนก่อน

    war muuse pilot ma ahayn ee waxa uu ahaa cabbeeye beenta iska daa

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

    Dayuuradaas waxaa pilot ka noqdey kedib Berberana fadhiisiyey pilot xayd garbadh.halkasey Ethiopia kugubtey Iminka nool Uk degen Hyonis Ahaa. Isku Generation Muuse biixi Sarkaal 2labaad Jeelka Jebintiisii 1983 Mandheera Mujahid weynaa

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 ปีที่แล้ว +3

    Geesi wa waxanu kugu dooranay cabdiraxmn ciro digagad lug kama jabin

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 2 ปีที่แล้ว +3

      Oo muxuu ugajabinba oo ay kasameysay?

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +1

      @@bukharimohamed3828 😀😀😀😀 waad iga qoslisay

  • @ahmedbaraf853
    @ahmedbaraf853 2 ปีที่แล้ว +1

    l28bomber somalia 1977

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 ปีที่แล้ว +3

    Qadaadwayn meeday ha barooratee

  • @abdiazizi8076
    @abdiazizi8076 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll sidethy wll waad mahsanthy horii nogowed

  • @hanahibo6508
    @hanahibo6508 2 ปีที่แล้ว +4

    Muuse was not a pilot fighter.

  • @QorsheelMohammedAli
    @QorsheelMohammedAli 7 หลายเดือนก่อน

    Its an absolute lie, why do you bring this issue now

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 2 ปีที่แล้ว +1

    Navigator ayuu ahaa ee muu ahayn duuliye

    • @updimuze9428
      @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว +1

      Aqoon la,aaney ba miyaanad ogeyn ninka ka sareya pilot ka inu yahey navigator
      Wana ninka haga dulista iyo hawada cimiladeeda

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว +1

      kkkk navigatrka iyo pliotka keepaa sareeya. salkaalku ma noqon karo navigator haddii aan pilotnima la barin.

  • @abduljabaromar6703
    @abduljabaromar6703 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascww..... Muuse biixi pilot ma aheyn ee wuxuu ahaa navigator !!!!!!!

  • @Naasir6317
    @Naasir6317 6 หลายเดือนก่อน

    Tes

  • @24sportsgames
    @24sportsgames 2 ปีที่แล้ว +1

    Warka oo xasa maad na dhegaysiisid ama dawasho ah waraysiga see inay sax tahy ku cadayn kara imika ada warbixn samaynaya

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +1

      Hctv ka daawo ku qor waraysagii muuse biixi iyo ducaale

  • @alihaybe1201
    @alihaybe1201 2 ปีที่แล้ว +2

    Qisadaas oo aad ka soo qadatay waraysi TV private ah la yeeshay muse bixi. Waxanan huba anigu tariikhda dagaalki 77 dhawr sano badhiyay oo sarakiil badan la kolmay inay xaqiiq tahay. Marka chanelka oo aan mudo ku xidhna oo lagu bartay runta iyo daacadnimada waxaan uu maleeniya markan khalad wayn baad gashay marka ama cadayn aan muse ahayn keen ama ka rali gali umada somaliyed khaladka wayn. Thank you

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

      Dartaa ayuu naftiisa u biimeeyey, wuu ku dhaawacmay waliba dagaalka. Adigu markaa halkeed joogtay xaasid yahow.

    • @alihaybe1201
      @alihaybe1201 2 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r dhaawac maxay ah dee kkkkkkk huuno ragu way ku madheen dagaalki xaranta aha ee aad hada ku faantan qoladinan heego. Muse bixi marka intay ragu dhimaniyeen isagu odaygi uu xawaashka iyo shaha uu ka xaday ee uu afkisa ka sheegay baa mala bakoorad la dhacay kkkk dhaawac kulaha dad aan dagaal wax ka aqoon baa 2022 dooniya inay noqdan somali cadiya oo dagaal taqaan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว

      @@alihaybe1201 2 goor ayuu baarashuud diyaarado ololaya kaga booday. Markii dambe ee adeerkaa Afweyne Soomaalinamadii ka baxay ee qabiilkiisa xukunkii u qaybiyey Soomaalidii kalena cadow ka dhigay shisheeye. Muuse wuxuu ka mid ahaa geesiyadii go'aanka ku gaaray inay jilbaha u ridaan daaquutka oo dalkooda ka xoreeyaan kelidii taliyaha dhiiggii Soomaalida xalaashaday. Dagaalkaa isagoo ka mid ahaa madaxda jiidda hore hoggaaminaysay isna 2 jeer buu ku dhaawacmay. Wuxuu ahaa ninkii hoggaaminayay ciidankii qabsaday Hargaysa, isaga iyo ina Cilmi Galaan iyo Dhego wayne. Waa geesiyiin ay ku dhaataan dadka Somaliland. Iyaga iyo saraakiishii kale ee badnaa ee SNM sida ina Kaahin, ina Mire, Xasan Yoonis, gen Jidhif iyo qaar kaloo badan. Dhammaan waxay ciidan lahayd Somalia waxay joogeen Somaliland si ay SNM ula dagaalamaan, shicibkana u gumaadaan. Ciidankaa dhegtaa dhiigga loo daray, waana la baabiiyey siday u dhammaayeen. Inyar baa fakatay oo Jabuuti cararkii ku gashay. Xamar waa tii la waayay ciidan difaaca ee shicib aan hubaysnayn Afwayne darbiyada uga soo boodeen ee duhur cad Xamar ka cayrsadeen. Muuse waa nin u dhashay hoggaaminta dadka, ama ha ahaadaan ciidan ama shicib ama xisbi ama qaran. Hoggaamiyenimo waa Hibo Alle. Maxaad yeeli? Hibo Alle siiyey kama qaadi kartid ee ciil la dhimo sidii Afweyne.

    • @alihaybe1201
      @alihaybe1201 2 ปีที่แล้ว

      Barashudku kula waynaa kkkkkkk aniga oo aan tababar haysan oo aanan waligay arag baan parachute kaga soo booday buur dalka thiland ku yala. Madaxwayne somaliyed oo dhintay inaad xumaan ka sheekta dhaqanka somalida maha. Diintana xaraan weyaan inaad qof dhintay cayda. Waxa timi (qabiilkisi buu xukumada ku soo dayay baad tidhi) sababtaas buu muuse ugu beeray jabhadi SNM waxaad dadka uu sheegta waligiin ma aragteen qof intu wax ka dagalamo oo hadana wixi uu ka dagalamay sameeniya. anigu waxa aan odhan kara muu ka dagalamin qabiil baa dawlada iska haysta ee qorshe hoose baa jiray wixi dil ka dhacay woqoyiga ee shicib loo geestay jabhada aya dilalka inteeda badan geesatay sii ay bulshadu uu kacdo odaygi walba ee kaneeco disho dadka waxa la odhan jiray dawlada aya dishay. Magacyada aad sheegtay gallaan iyo muse....... Qofki ugu darna ee kaalinta ugu wayn dagaalka xaranta ah ka qadatay ayaad ilaawday ( sahra halgan) 😂 cuntada iyo dharka la dhaqiyo iyo hawlaha sarakishu uu baahnayeen bay qabiilsanayd

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 3 วันที่ผ่านมา

    Waa been..xogaa refer waqooyiga uma banyan coda ka. Usage academy Russia yuubsoo Qantas ku waa San Radarka Dagaalkana wuxuu u badnaa infantart

  • @aademgashan2105
    @aademgashan2105 2 ปีที่แล้ว

    Asc muse biix ma,aheyn duuliye we uxuu ahaa makaanik

  • @AbdiJama-y1e
    @AbdiJama-y1e 6 หลายเดือนก่อน

    Mouse biixi wuxuu Ayaan ciidanka farsamada below ma ahyn waa been low

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว

    Pilot kii wadey dayuurada berbera ay ku gubeen Berbera. Waxuu ahaa pilot Duuliyesare xayd. Wuu noolyey. Nin Hyonisa reer Manchestera weyaan
    Youtubka ka Eega ninkasaa isna Khatar ahaa Pilot ahaa isaguna

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 2 ปีที่แล้ว

    Diyaaradii arfeysaduqeeyey yaa waday

  • @abdirashidsidow6406
    @abdirashidsidow6406 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma waxaad Ku diraysaa axmaarada

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +3

    Haha waar Beenta inta leeg eega wariye qaamuus kadaab inu kadaaba oo illahay iyo dadka beeeen cad usheegaya waar wuxu aha cabeeyaha dayuurada cabeeya gantaalada ay Tuurayso walle inaanu Cimirigii dayuurad aano duulin kadaab waar igu shobo Lacag yar qaatay kataaab😄 😄 🤣

  • @farduusshiine3189
    @farduusshiine3189 2 ปีที่แล้ว

    Toni kroos

  • @xaajiaxmed9979
    @xaajiaxmed9979 ปีที่แล้ว

    War beenta kadaaya waligii muuse diyaarar makaxayne