Dagaalkii Duleedka GODAY | Jabkii Xabashida | Guushii Soomaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @mustafadaahir1560
    @mustafadaahir1560 3 หลายเดือนก่อน +9

    QAAMUUSKA wan ku salaamay marka hore, Waxaan aad ugu xidhanahay halkan
    Waxaan kaa codsanayaa inaad soo diyaariso SRP ragii sirdoonka KGBdu tababareen

  • @hassanabdullahi7492
    @hassanabdullahi7492 3 หลายเดือนก่อน +17

    Proud of Somalia 🇸🇴

    • @مصعب-ب3ث
      @مصعب-ب3ث 3 หลายเดือนก่อน

      Ma hada mise waqti hore I’m not proud of somali this moment waqtigaan 😢😢😢

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hool adiga ku taalo weye Oromo

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน

      Alleys

    • @مصعب-ب3ث
      @مصعب-ب3ث 3 หลายเดือนก่อน

      @@Peaceman1. 😂😂😂iska aamus intaaas kuu fiican hadaaan ahay Oromo waaan ku guumaystaaa waligayna waaan ku guumaysan jiray

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน

      @@مصعب-ب3ث Somali Somali dhalay ban ahay ,Ada Oromo somaligalbed Way xorobi aamiin

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ha ilaabin ciraaq baa na taageertay oo raashin iyo hub soomaaliya siin jirtay sadaam Xuseen baa si fiican oo gsrab istaag u galay

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 หลายเดือนก่อน

      Thanks waa Runtaa.

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xagad ka dhacaday szx🆗️👍🆗️👍

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 3 หลายเดือนก่อน +1

    alaha unaxariisto dhamantood shuhadadooda alaha uaqbalo aamiin yarabi haday rag ubaahanthy

  • @abdiqadarkaadheeri211
    @abdiqadarkaadheeri211 3 หลายเดือนก่อน +3

    M.a wll nosobadi tariqaha dalkena hoyo ❤❤❤❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 หลายเดือนก่อน

    Guul Ethiopia 👍👍👍

  • @SamalehAli-c8d
    @SamalehAli-c8d 3 หลายเดือนก่อน

    Dagal kaas shaanta somaliyed aya wada galey❤

  • @BEER_QOTONSHE
    @BEER_QOTONSHE 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dagaalkii 1977-1978 ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya, oo loo yaqaano Dagaalkii Ogaden. Soomaaliya waxay ku talo jirtay in ay dib u hesho dhulalka ay Itoobiya haysatay, gaar ahaan dhulka Ogaden, oo ay ku nool yihiin dad Soomaali ah. Soomaaliya waxay heshay guulo badan oo milateri bilowgii dagaalka, waxaana ciidamadoodu qabsadeen inta badan dhulka Ogaden.
    Si kastaba ha ahaatee, xaaladdu waxay is bedeshay markii Midowgii Soofiyeeti iyo Cuba ay si weyn u taageereen Itoobiya. Taageerada ciidan iyo hubka ee ay ka heleen Midowgii Soofiyeeti iyo Cuba ayaa keentay in Itoobiya ay dib ugu soo noqoto dagaalka oo ay ka adkaato ciidamada Soomaaliya. Dagaalkii ayaa ku dhammaaday in Itoobiya ay qabsato inta badan dhulka Ogaden, halka Soomaaliya ay dib u guratay.
    Guuldarradaas waxay ahayd mid siyaasadeed iyo milateri oo weyn oo Soomaaliya soo wajahday, waxayna sidoo kale daciifisay nidaamkii Siyaad Barre, oo markii dambe sababay burburka dowladdii Soomaaliyeed. iga da hay xasuusine wlhi wn qiiroodaa markan aqlo sheekoyinkan oo kale

  • @MoolidCaato
    @MoolidCaato 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😮😮😮❤❤❤

  • @axmedcrisaaq9064
    @axmedcrisaaq9064 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid horumar wacan

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dagaal yahanada somalida kkk

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alla maxaa qiimo weyn la qasaariyey.
    Caku Soomaali

  • @yamays
    @yamays 3 หลายเดือนก่อน +1

    Godey Kama Dhicin, baan maqli jiray iyo Ma Godey baad Xoraysay,

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 2 หลายเดือนก่อน

    Mar kale waa lama huraan in dhulka la soo celiyo khariiradeena markan arko dhulka dhan ee maqan intayn hayno inta la inaga haysta ka daran Kenya iyo Ethopia ba mar kale waa la weerari lkn waa marka somaludu qabyaalad iska daayan ee qaran dhistan

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq Somali ma ahan waa waa Oromo muslimay

    • @AxmedMaxamed-fr8yv
      @AxmedMaxamed-fr8yv 3 หลายเดือนก่อน +1

      Isaaq isaaq isaaq Ala laandheerey Sana meel walba isaaq waa lagu tasbiixsada waxan ka baqaya ashahado marka lagu dhaho inaad tiraa isaaq 😂

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน

      @@AxmedMaxamed-fr8yv yuhud ba tahay wad shegtay ana Muslim ban ahay, Oromo af somali bartay gaal madow baa tahay Viva Daarood Ismael qureesh .hargesa Somalia

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน

      @@AxmedMaxamed-fr8yv isaaq khamriga iyo drugs iska dhaaf

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน

      @@AxmedMaxamed-fr8yv Daarood waliga buu ku mamulayey

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 3 หลายเดือนก่อน

      @@AxmedMaxamed-fr8yv somaligalbed. Way xorobi xorobi

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asn ku saxo saaxib,mahaday maaha hiiraan waana degmo ka tirsan shabeelaha dhexe. Gumeysigii xiligiisa ayey degmo ahey.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 หลายเดือนก่อน

      Mahdsanid

  • @zamehinahuzien9135
    @zamehinahuzien9135 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad furtaa page x ama twiter ah
    Wll an u hiilono dalkeena

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer waxba ha buinbuunin somalida waxaa jebiyey saraskiishii daarood, sarakiisha Dir iyo hawiye daacad ayay ahasyeen

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 3 หลายเดือนก่อน

      Bunbunin mahan walal e waa tarikh taarikh.duna waa halka dabka laga qaato bal u fiirso quranka intisa badan alle taarikhda ayu kaga waramaya maa dareemi karta sababta tarikhda laynoga shekaynayo waa isha kaliya e waqica laga dheehan karo ki tagay iyo kan jogaba umad kastana markay tarikhdoda baadho ayay bararugta

  • @MahadiAhmad-j1o
    @MahadiAhmad-j1o หลายเดือนก่อน

    Lakin abaxa ma ku shegey 1978 cambe ka Ethiopia sameysey

  • @HanadCismanAadan
    @HanadCismanAadan 2 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @MaddhereIiman-l1u
    @MaddhereIiman-l1u 2 หลายเดือนก่อน

    Etobiya xata hada wax nagama qadaayaan xaqiiq somali. Wax malaga qawan karo

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 3 หลายเดือนก่อน

    Sarkaal saddex Alifle ah.

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889
    @mohamedabdalleosmaanbaalle1889 3 หลายเดือนก่อน

    Ujeedka dagaalkaas lagalahaa sawma ahayn uun sidii ciidankii soomaalida loo jebinlahaa oo xoogiisa loo daciifinlahaa siaan ciidanku xukunka usoo hungarayn, hadafkaasina saw ugu damabyn kuma soo idlaan, in taliskii iyo ciidankii u islahaa jebiba ay isla jabaan oo ay xaaladdu ku dambayso sida aynu maanta markhaatiga kunahay.

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle 3 หลายเดือนก่อน

    Waa markii isaaq somalia aha sarakisha ugu badana anaga lahyn balse somalia dagal ay cid ku qado daye hada iyagaba amnigod la suga marka iyado manta konfurti somalia is haysto Somaliland iyo somalia ay isku hayan qaran banu nahay iyo maye waxad tihin mamul anaga na hoos imanaya marna ha sugin oo haku sexan oo haku soo tosin guul dagal oo aad ethopia ka gadho

  • @Abdirashidmohamed-c5w
    @Abdirashidmohamed-c5w 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxba aniga ha ii faan faanin waxn ogahay inaad 84 sargaal kuwii tariikhda dhigay oo sargaal kasta oo somali ah uu ilaa maanta uusan ka been abuuran inay ahaaayeen raga somali diffaacay balse ay dil ku fulisay somalia gaar ahaan qabiilka wakhtigaa dalka taladiisa hayay oo qabiil isticmaalay si toosana u toogtay dhalinyaro somaliyeed oo aan qabilkooda la hyb ahyn balse waydileeen waxyna dhaxashay in siyaad bare baxsad dalka kaga tago qabyaladii uu ku toogtay 84 sargaal ay 2024 xaqoodiii somali baabiyanayaan wilkii xabashiga ahaa guul ayuu jogaa maanta sababto ah isagu qabiil ma isticmaalin mana uusan yasin qoff kasta oo dalkiisa difaacay

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dagaalkii goday iyo dhaan garab case dhagax buur sade saldhig ee ugu adkaa did yaanu 2 saac kaga saareen jabhadii wslf iyo ciimada soomaliyee raadaalki kaara madhan duuliyayash sida waydow iyo dhoore yaa daiyaaradii kugubay marka zabashida 2ba bilood guhahood ayaa lagu gaadhan dirdhabo iyo harat dhakn koofureedna ilanagayle haba idoon dirdho iyo harara godoomiyay yay qarbidii usoogur maday ee sid kuuba yamanta koon fured liibiya midawgii soofeeka oo dhan xita intaas oo dha oo ladagaalamay way kassari waayeey balse bada in laga weero yay qarbi damacday marka masar oo saaxiib la.ahaay soomaadlida yaa udivta oo tidhi dib ubax oo xuduudka difaac gavala sidaas bay uga baxda soomaalidu mooyee kama guaysan itoobiyaan ku

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia weligeedba Laganà guukeysan ee codii dagaalka Ethiopia doondoneysaa candhuufteeda dib ha u leqdo

    • @ahmedramadan3314
      @ahmedramadan3314 3 หลายเดือนก่อน

      Aamus oromkii kudhalaye wase

    • @xariirmaxamed1330
      @xariirmaxamed1330 3 หลายเดือนก่อน

      Ey ey dhalay baatay ooxabashi ah

    • @ahmedramadan3314
      @ahmedramadan3314 3 หลายเดือนก่อน

      Somalia galbeed xitaa wan so ceshanayna mardhow niyadada taas Gali siilka hooyada wase

    • @danabguuled5491
      @danabguuled5491 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedramadan3314
      Mayl II daban ayaad tahay, asmus oo' Qaado amarkayga

    • @danabguuled5491
      @danabguuled5491 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@xariirmaxamed1330
      Ey iyo doofaarba waa adiga
      Sakaato II daban yaad tahay e Qaado amarkayga, Boqorkii Africa ayaan ahay, haddii kale biyaha webiga ayaan kaa joojinayaa,