Duuliye Soomaaliyeed oo ka yaabiyay Itoobiya | Soomaali baan ahay 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 327

  • @sheekhabeerta5335
    @sheekhabeerta5335 5 ปีที่แล้ว +101

    Dadkii hore taariikh bay lahaayeen isma laheen somali baa saan ku dambeen rabbow awoodii iyo sharaftii aanu dunida kulaheen inoo soocelliamiin amiin amiin

    • @Maida-zo3hb
      @Maida-zo3hb 2 ปีที่แล้ว +1

      Movie’s ahaan u daawanay bes ah waxaas been baan u aragnaa 30th

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +79

    Wedow iyo xalane allaha unaxariisto geesiyaal soomaaliyedd

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 5 ปีที่แล้ว +63

    Wlhi wn ilmeeyay allow dalkeena iyo dadkeena xoogiisa uso celi 😥😭

  • @fatimamohamedjamac5079
    @fatimamohamedjamac5079 5 ปีที่แล้ว +111

    Ha noolaato somlia wanku fanna somlinimadyda

  • @zuhaybcarab5768
    @zuhaybcarab5768 5 ปีที่แล้ว +90

    maba ogayn in somalidu lahayd dad geesiyo ah oo runtii tariikhda Baal weyn kaga jira.mshallah Alle ha unaxariisto dhamaantod😑

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว +2

      Magaca Xalane ma maqli jirin miyaa? Ilaa iyo hadda meesha loogu magacdaray walina lagu magacaabo.

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว

      dagaalki somaaliya iyo ithopia 1964 ee ka dhacay xadka togwajaale ayu ka mid ahaa XALANE sarakishi dagaalka ku jirtay
      Calanki ethiopia ayu ka dajiyey xadka soomaaliya .markasey xabado ku dhufteen .markasu askartisi ku yiri CADAWGU BIR MA AHAE BURBURIYA. BILAD GEESINIMANA WA LA SIYEY
      SALDHIGA WEYN EE XALANE ASAGAA LAGU MAGACABAY OO MARKI HORE MAGAC KALE LAHAA.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 ปีที่แล้ว +1

      @@husseencagta6034 Horta Togwajaale 'xad' iyo sooyaalba midba ma'aha. Sooyaalka Soomaaliya iyo Xabashada Xarar hareeraheeda waaye ee iska sax. Ha siinin Soomaali Galbeed Xabashada, dhaawac ayee ku tahay halyeeydii u soo halgamay dalkeena iyo dhulkeena sida Xalane.

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 ปีที่แล้ว

      Yaaba ka sheekeeya qabyaaladda uun baa dhalinyarada la baraa ee halgamayaasha soomaaliyeed lama baro.

    • @senabbaajineed7945
      @senabbaajineed7945 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 5 ปีที่แล้ว +22

    Soomaali sharaf leh oo inlagumeesto iskaalaweyn ayeey ahaayeen soomaalidii horre geesi ayuu ahaa duliyahaan Allah ha unaxariisto amiin amiin amiin

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +31

    Aden Cade Our First President

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 5 ปีที่แล้ว +5

    Nimankanna wadanka wey maren anagana waan jogna wacdale tarikhda ayaa nawada xusi 😭😭 illahow unaxariso dhamantod 💙🇸🇴💙

  • @mukhtaarmaxamed777
    @mukhtaarmaxamed777 5 ปีที่แล้ว +71

    5 Somalia ayaan ku faana miyaa kabaqaa shisheeye

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 5 ปีที่แล้ว +6

    Illahay ha u naxariisto halyeeyadii noftooda u huray dalkooda😭😭😭😭😭

  • @sadaqofficial3937
    @sadaqofficial3937 5 ปีที่แล้ว +21

    Wll wadani dhab ayan ahy like isar ado raliya

  • @fowsiabdiraashid662
    @fowsiabdiraashid662 5 ปีที่แล้ว +3

    Abahye alhaa unxariisto wuxuu kamiid ahaye kumandosta gesi ayuu ahaye 😢😢😘

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 7 หลายเดือนก่อน +3

    Geesi qaran oo taariikh cajiib ah lahaa alaha unaxariisto🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖👍👍👍👍👍

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hawnaxaristo Waydow

  • @naftaqalbi6125
    @naftaqalbi6125 5 ปีที่แล้ว +22

    weydoow rer buulaay ragii hiiraan kartida lahaay 💪👉✊❤ alla ya rahma geesigeennow 🌋🌋🌄🌏
    cakuye maxey dadkii hore dad inoo ahaayeen 😭 allahayow ino toosi dadka iyo dalkaba aamiin ❤

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว +3

      Waqtigii dowladihi hore ee soomaaliya so marau waxa la i sheegay in ay reer hiiraan ay u badnayen duliyayasha cidamadda cirka ee soomaaliya
      Dibadana ay wax ku so barteen sida. italia , russia , east germany, .egypt, China, kuriya, iyo kuliyadaha abanduulka soomaaliyeed.

    • @naftaqalbi6125
      @naftaqalbi6125 5 ปีที่แล้ว +3

      @@husseencagta6034 haa wll Masha allah jzklh

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 ปีที่แล้ว +2

      Ala qiiran la ooyaa markan dhegaysto geesinimada weeydow.

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      @@husseencagta6034 ciidankii cirka somalia reer waqooyi baa ubadnaa anio
      Ciidanka somalia badankoodii ruushma lagu soo tababaray

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 10 หลายเดือนก่อน +1

    Duuliye.waydow.alle.ha.u.naxariisto

  • @xaalaysmedia
    @xaalaysmedia 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow intanan dhiman halmar indhaha iisaar saamalia oo awood wayn kuleh caalamka markale aamin

  • @عبدالعزيزعلي-ص9م
    @عبدالعزيزعلي-ص9م 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma'aqaan hada soomaalida wax hoos u dhigay kor allah u qaado mar labaad iyo mar sedexad ba'

  • @halelaonshe3354
    @halelaonshe3354 5 ปีที่แล้ว +15

    Itoobiya xaardheerayaal hajabeen kuuba xaardheerayaal hajabeen ruush xaardheerayaal hajabeen yaman xaardheerayaal hajabeen liibiya xaardheerayaal hajabeen naartii jahanaba alah haku fogeeyo cadowga somaliya hajabo kuwii hore iyo kuwii danbe

  • @subayd4870
    @subayd4870 4 ปีที่แล้ว +13

    Somali rajaynayaa 2040 inay midowdo insha allah ☺😍😫😍🤑

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 5 ปีที่แล้ว +9

    Xalane iyo Duuliye sare Cabdullahi wedow😭😭😭😭😭😭😭💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 allow u naxaaristo

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 5 ปีที่แล้ว +15

    Waa kana muqaalka ka sugayay
    Mahadsanid

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 ปีที่แล้ว +2

    Somali guul iyo gobanimo

  • @mjlaaga1925
    @mjlaaga1925 5 ปีที่แล้ว +3

    tnks bro waxan rajaynaya halyeeyashi somali inaad marwalba xasuusisid dhalinta maanta say ahayeen geesiyaashi somaliya si ay boorka isaga jafaan tnks

  • @ebyannur267
    @ebyannur267 5 ปีที่แล้ว +14

    Yaa Allah noosoo celi sharafteenii iyo Kala danbaynteenii

  • @epnumohamedmaajid8744
    @epnumohamedmaajid8744 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia is my countrea

  • @Sahra-f5q
    @Sahra-f5q ปีที่แล้ว +2

    Waagaas baan laheen dad qiimabada hada sory😭😭😭😭😭😭😭😭✋✋👑 ilaaw sooceli wanaagii fiic na basasa maadkk aamiin yaarabi👐💪💪

  • @halelaonshe3354
    @halelaonshe3354 5 ปีที่แล้ว +9

    Geesiyaasheenii ilaahoow unaxariiso janadii fardowsa gee 🇸🇴👍💪💙💙💙💙

  • @iHAMINSTITUTE
    @iHAMINSTITUTE 5 ปีที่แล้ว +5

    Waxbadan ayaan ka faaidnay horay u soco wll waa arin fiican arimahaan soomaalinimada aad uga hadleyso in aad kor dhiso ayaan kugu dhiira gelineynaa shukran wll

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇺🇸. Beautiful 🇸🇴History 2learn & 2know & 2be proud of🇸🇴❤s!. Thank you brother❤

  • @abshirabdi7897
    @abshirabdi7897 5 ปีที่แล้ว +10

    alla ha u naxaristo gesigaas

  • @hassanhajimahamudustaadhas8234
    @hassanhajimahamudustaadhas8234 5 ปีที่แล้ว +2

    wlh taariikh wangsn bn leenahy Somalia allow sidedi hore Ku so celi🙏🙏

  • @khadarjecliyaa3630
    @khadarjecliyaa3630 4 ปีที่แล้ว +2

    Janadi fardowsa alaha kawarabiyo wn jeclan laha inan waqtiiga jiro ..si an markan arko salan madaxeed/qaran ogu tagilaha👏✋🤝

  • @ihsohcmefb4445
    @ihsohcmefb4445 5 ปีที่แล้ว +30

    AXA manta halkeen taganahay😢😢😢😢😢😢

    • @its_hamdi5043
      @its_hamdi5043 5 ปีที่แล้ว

      Don't worry mar baan liwaax Africa noqoney inshallah

    • @mohamedsadiq7630
      @mohamedsadiq7630 4 ปีที่แล้ว +1

      Halkaan afweryne aa dhigay somalia

  • @abdijaamacyusufabdijaamacy5470
    @abdijaamacyusufabdijaamacy5470 5 ปีที่แล้ว +10

    Taarikhada kenerel xaalane fadlaan taarikh dheer ka samee

  • @NasroCabdi12
    @NasroCabdi12 ปีที่แล้ว +1

    Ax allow u naxariiso😢wiilashandii 😢sharfta lha manata qabyald aan waxa qabn hayn bey hayan

  • @AbdiqaniAbdirahman
    @AbdiqaniAbdirahman 5 ปีที่แล้ว +7

    Allow kunaxariiso! An iconic statesman!

  • @kljnn4116
    @kljnn4116 5 ปีที่แล้ว +11

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪Somaliguul

  • @duceysane1
    @duceysane1 5 ปีที่แล้ว +17

    asc walaahi inta wiil somaaliyeed oo damiir leh noolyahay waa wada xalane gumeysina uma baqeeno

    • @sakiyare6953
      @sakiyare6953 5 ปีที่แล้ว +1

      May sxb xalane cid lala bar bar dhigi karo ma jiro maanta haduu jiro alshabab iska qaban lhnyn

    • @duceysane1
      @duceysane1 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sakiyare6953 sxb maadan ifahmin walaal wiilkaso somali walaahi waaka gesasan yahay africa iyo carab lshabaab yey yahiin kenya casharo udhiga iyo amisom waa taas mida geesi uyahiin wada xalane

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว

      Soomaaliya cadawgeeda wa carab sbb ah jahilin. Somaaliyeed ayey brain wash ku sameeyen iysgo ku yiri walalka dil janno ayad galeysaye.

    • @sakiyare6953
      @sakiyare6953 5 ปีที่แล้ว +1

      @@duceysane1 waxaan u fahmey waa geesiyiin somlida balse gesinimadooda si qaldan bey u istcimalaan sax

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 5 ปีที่แล้ว +1

    ASC Rabadan kariim walaal Wadmahadsantahay kuma AQano hadana hadalkaga aaisoJeetay Axyaa wadaniyadii soomaalinimo Madiman inta anmaQlayo hadalkan ookale thank you somach fadlan soobadiya sidakii Soomaaliyeed ee samray isonoladan Axyaa wadini viva Barave soomaaliya is Come back inshaa alaah hadii.aleedmo thanks

  • @MohamedAhmed-nr7dk
    @MohamedAhmed-nr7dk 4 ปีที่แล้ว +1

    SOMAALI BAN AHY

  • @عبدالعزيزعلي-ص9م
    @عبدالعزيزعلي-ص9م 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha allh

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +2

    Xalane iyo weydaw labo halgamaa waxay u shihiideen diintoodii dalkoodii iyo dalkoodii illaahaw naxariistii janno sii

  • @mohamedadanmuumeed415
    @mohamedadanmuumeed415 5 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed abdilahi xallane
    Alle haw naxaristo isaga Iyo dhaman shuhada di ku naf wayey iyago difacaya calanka zhanta somali yed🇸🇴🇸🇴💖🇸🇴🌎🏖🇸🇴 🇸🇴
    Aaaaamen

  • @abdirahmanfft7949
    @abdirahmanfft7949 5 ปีที่แล้ว +21

    Wlh wanitagera plz plz plz noso badiya shekoyinkan tanad hormar wacan

  • @intisaarstarchannel2831
    @intisaarstarchannel2831 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allahaunaxariistoinfiidhimatey

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +3

    Aabe Xalane Mujaahid allaha unaxariisto asaga iyo intii mujaahidiinteenii oo dhan 🇸🇴💕💯 ma aqaani laakiin laakiin sheekadiisaa ideeqdey

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว +2

      Dagaalki soomaaliya iyo ethopia 1964 ka dhacay magalada la yirahdo tog wajaale ee waqoyiga somaalia ayu xalane wacdaro ka mujiyey asaga iyo guutadi u watay. Isaga laftiisa aya calanka ithopia xadka soomaaliya ka dajiyey oo jeexjexay markasey ethopianki xabadaihi la is dhafsanayey aya ku dhacday,
      Asago naf yar ku jirto ayu askarti la balamay kuna yiri CADAWGU BIR MA AHANE BURBURIYA. WAXA LA SIYEY ASAGO DHINTAY BILAD GEESINIMO IYO DALACAAD IYO XERADA XALANE EE TABABARADA MAGACISI lagu MAMUSAY allha u naxaristo.

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว

      Husseen Cagta masha allah 🇸🇴💕🇸🇴💙🇸🇴💯

  • @ileysofficial9581
    @ileysofficial9581 5 ปีที่แล้ว +6

    Wadani somali o idinleh guul

  • @shureymkabishar4334
    @shureymkabishar4334 5 ปีที่แล้ว +5

    Gesiyal iga deh,,,janatha Allah hasiyo

  • @aden576
    @aden576 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haw naxaristo. Wuxuu ahaa Geesi somaliyed 😭

  • @senabbaajineed7945
    @senabbaajineed7945 3 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay haw naxariisto duuliyihii somalia

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadbaa dad dhiiga soomaaliyeed daadiyey shuhada Ku sheega

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa inaan ku dayanaa geediyaashan

  • @ayaanaxmed9913
    @ayaanaxmed9913 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy nin kaasoo kalaa LA dhahaa halyeey ilaahoow u naxariiso aamiin aamiin yaarabi anagana nooga daba naxariiso yaa Alaah aamiin aamiin yaarabi

  • @Yakko49
    @Yakko49 3 ปีที่แล้ว +3

    Wxan jeclahy mar huun ina dalkayka sidan usoo caliyo lkn malintayda ayaan sugayaa madaxtinimo insha allah allah hduu idmo 😭😭

  • @yourchannel950
    @yourchannel950 5 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allah bro keep going

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว

      Walal SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🇸🇴🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🙏🙏

    • @yourchannel950
      @yourchannel950 5 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @nacimabeauty1168
    @nacimabeauty1168 3 ปีที่แล้ว +1

    xalane nin ruur ceelbuura ahaa allaawkuu raxmo

  • @AbdiAhmed-ze6dw
    @AbdiAhmed-ze6dw ปีที่แล้ว +1

    Hawiye wa mawadinin dadkan adkashekeysay Dhaman wa ragas duliyaha askariga madaxweynha madaxa syl dhaman raximahulah

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 5 ปีที่แล้ว +2

    allah u naxariisto mujaahideen taas saaxiib

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 ปีที่แล้ว

    asc somaliya raqbeyku jirtaye illaahow Naga celi shaydan kasta nasoo weerara cidna magimayne somalilana illaahow qeer isku raaci qeerkana iskufahansii allaahu ma aamiin

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa waa geesiyadii soomaaliya aaway kuwaa oo kalle 😭

  • @siciidcalaqan3290
    @siciidcalaqan3290 5 ปีที่แล้ว +3

    Dee haaye wixiipa xagaas uun naad ka wada dhigteee somalida manay taariikh lahayn reer waqooyihu

  • @fantasticfunny7787
    @fantasticfunny7787 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow dalkaan dadkan quluubtoda isku fur🤲🤲

  • @khadrayusuf2449
    @khadrayusuf2449 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow unaxariiso gesiyadii xooga dalka somaliya .waxay ahayeen dadnadiifa oo wadaniyiin ah . somaliyey hurdada katoosa kadifaaca dhulkiina cadowga usobaratamaya dhulkiina iyo badahiinaba

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +12

    Somalia forever

  • @dulmidiidkeynanyare7105
    @dulmidiidkeynanyare7105 5 ปีที่แล้ว +1

    Ragaas waxay udhinteen magaca somalia mantana waxay udhintaan qabiil allow alle

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 ปีที่แล้ว +3

    Waata Somalidii dhabta ahayd😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @halelaonshe3354
    @halelaonshe3354 5 ปีที่แล้ว +6

    Somaliya ha israacdo somaligalbeed somaliya leh cadowga itoobiya xaardheerayaal hajabeen dhulkeena somaligalbeed alah hanooga dulqaado somaliyay aan israacdo oo dhulkeena aan kadulqaadno cadowga

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 5 ปีที่แล้ว +1

    Abahay ayaa fardo lahaan jiray anaa dameero leh baa dhanta
    Alla ha u naxariisto dadkani

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 5 ปีที่แล้ว

      Kuwasina wa abahay anaguna waxay ka tagen ayan leenahay waxba wallal ha niyad jabin dhalinyarda

    • @nimcocali8414
      @nimcocali8414 4 ปีที่แล้ว

      @@rachiisulub3892 marmarka qaarkood in runta laysu sheegaana ceeb maaha because hadii aynu iyagii oo Kle wada nahay waxbaba may xumaadeen

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcocali8414been maha oo waxba may xumadeen lkn cananta badan way ina dilaysa lkn sanadka hor ayan howshan ka wada hadalney hada mad dib uso jaftay

    • @nimcocali8414
      @nimcocali8414 4 ปีที่แล้ว +1

      @@rachiisulub3892 hhhhhh imikuunbaan furssad u helay inaan arko hdaadse kamid tahay kuwa caananta dhibsada sorry kunjeer hore usoco soomaliduna waxyku maahmaahdaa RAG DOOR KAMADHAMAADO

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 4 ปีที่แล้ว

      @@nimcocali8414 inder wad mahadsan tahay canantu waa waxa qayrken inaga reeebey lkn gabdh geesiyada wa tahay allah haku xafido sister

  • @cabdilaahicismaan1837
    @cabdilaahicismaan1837 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa run laakiin somalida syl waxa kahoreeyay kii waqoooyi ee xornimada taagay snl

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 ปีที่แล้ว +1

    Maaha allaha. Habalyo guul 🇸🇴❤️👌🙏 Isha allaha🙏

  • @daauuddaacad4102
    @daauuddaacad4102 5 ปีที่แล้ว +4

    Wa jeclahy chanlkn wana kula socda sxo horay usoco

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah ilahow unaxariso wale geesi wa ahaa mantana dhalinta hada jogta wax eyihin malahan dalkoda kob shah ayey sisanayan yar iyo weynba

  • @cabdirashiidmarchisio7002
    @cabdirashiidmarchisio7002 5 ปีที่แล้ว +2

    Cabdilaahi waydo Tariikdisa horaan umaqlay Xalane lkin iminka igu horaysa Mahadsanid horey usoco Tariiikho sidanoo kale ah soobadi sxp

  • @maxamedyuusuf3233
    @maxamedyuusuf3233 5 ปีที่แล้ว +3

    kuwaas baan rabaa haaa

  • @baziirachanel3068
    @baziirachanel3068 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha una xariisto duuliye waydoow aaamin

  • @giifyare6346
    @giifyare6346 5 ปีที่แล้ว

    Ilahy Haa u naxaristo Amnin wlee waa qof ku dayasho mudan

  • @guledlamar7569
    @guledlamar7569 5 ปีที่แล้ว

    Alle janada hageeyo awooweyasheen waa kuwaa allaw iyago kale naga mujaahidin nimankan baa LA dhihi karraaa

  • @Madajiye
    @Madajiye 3 ปีที่แล้ว +1

    Waydow daris baan aheen illaah u naxariisto

  • @xasancadoow6090
    @xasancadoow6090 5 ปีที่แล้ว +7

    Woow keep going bro

  • @mohamedabraas1993
    @mohamedabraas1993 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah chanelka Tanaad aad baad umahadsantihii horay usocda soona badiya barnaamijyada ka hadlaya taariikhda wadanka taasoo dhalinyarta anfacaysa

  • @samaramahamed3892
    @samaramahamed3892 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sad ban uxisayn xoga somalia kusabsan nosobadi mahadsanid

  • @abdulaahimaxamed3164
    @abdulaahimaxamed3164 5 ปีที่แล้ว +1

    Insha alaah waa soonoqonay soomaliyadii hore

  • @dulmidiidkeynanyare7105
    @dulmidiidkeynanyare7105 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa biri samadkii markaan somaali uun aheyn manta waa malma madow

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto waa Soomaali assala

  • @daudhussein6779
    @daudhussein6779 5 ปีที่แล้ว +5

    SYL In dip loo soo ciliyo oo aan qabyalda rebno yaa diyar uah😭😭😭

  • @najiibabdiisse1773
    @najiibabdiisse1773 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh somali guul hanoolaato

  • @lioft-lioft-
    @lioft-lioft- 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fartunali965
    @fartunali965 5 ปีที่แล้ว +6

    Axyaa wadani 🇸🇴😂😂😂

  • @hidighidig9611
    @hidighidig9611 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb tanaat guul wacan shukran walala

  • @rooblebeershia9717
    @rooblebeershia9717 2 ปีที่แล้ว

    Isagoona hawada kuqori jiray somaalia msha allh

  • @naimaomar8753
    @naimaomar8753 5 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah soomaali way soo noqon doontaa waxkastaana way dhamaan doonaan at the end way midoobi doonaan oo cadowgooda gacan bir ah isaga qaban doonaan insha Allah

  • @najaxibraahimxaaji9435
    @najaxibraahimxaaji9435 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha Ku naxaristo ader

  • @epnumohamedmaajid8744
    @epnumohamedmaajid8744 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan ilmeyay alle ha unaxriisto labadooda

  • @triplesss7029
    @triplesss7029 5 ปีที่แล้ว +5

    Thank you

  • @saidoyasin3595
    @saidoyasin3595 5 ปีที่แล้ว

    Col.Wedew xaqiiqatan gesi naga baxa tahay gesi kula mida nagama bixin
    (war cadowgu bir ma ahane bur buriya)😥😥😢

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว

    Sida tariikhda lagu hayo Dagaalkii 1977 ee u dhaxeeyey Soomaaliya iyo ithopia
    Waxa ithopianka u dagaalamayey
    Ruush , cuba, yeman.
    Soomaaliyana ciidankeedu wuxuu ahaa 50 kun iyadoo adisbaba loo jirdaday wax ka yar 100 km guushana way racday soomaaliya oo ku horeysay ciidanka dhulka iyo madafiicda goobta iyo ciidanka cirka iyo difaca cirka...

  • @muslinjecel8430
    @muslinjecel8430 5 ปีที่แล้ว

    Ah ah gesi waa dhintay alow janada gey halyeyadi soomaliyed waxa ino haray kuwa bada ibiya macadanta ibiya gabdhihi ibiyay oo sacudi boyasoyin uga dhigay ala halyeyadeniyow idin aynay ee rabi janadi firdowsa ha idin geyo kuwa idinko kalana hanasiyo amiin

  • @world-atlas7951
    @world-atlas7951 5 ปีที่แล้ว +3

    Tanaad waa channel aan ku xiranahay

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 5 ปีที่แล้ว

    SYL CAQLIGII ugu horeeyay ee somalida uguna danbeeyad iyagoo klaan u baahan nahay xisibi adag ayuu ahaa siyaasadana aad u ruugi jiray.