Taariikh Muhiim ah oo ku saabsan dagaalkii 77 ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Dagaalkii 77 ma ahayn dagaalkii ugu horeeyay ee dhexmara Soomaaliya iyo Itoobiya ee waxaa jira dagaallo kale oo dhex maray labada qowmiyadood (Soomaaliya iyo Itoobiya) oo ay ka dhexayso colaad soo jireen ah oo ku salaysan diinta, dhulka iyo loolan awoodeedba.

ความคิดเห็น • 216

  • @Gaaloneceb
    @Gaaloneceb 8 หลายเดือนก่อน +32

    Intii dawanaysa2024 waa idin salamay alle ha Soo caliyo sharaftii Somali lahayd😢 from Somaliland

    • @Elyasarap
      @Elyasarap 8 หลายเดือนก่อน

      Libaax aan isku dareen nahay inshllh wayso laban doonta sharaftii umada somaliyeed inshllh from somaliland❤❤❤halyey

    • @Gaaloneceb
      @Gaaloneceb 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Elyasarap inshallah wllo

    • @canaabdahir-ze6dt
      @canaabdahir-ze6dt 6 หลายเดือนก่อน

      Wanka qadag ugaas ❤😂

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 หลายเดือนก่อน

      Waan kaa qaaday walal salaanta,aamiin ilaahay ha soo celiyo awoodii umadda soomaaliyed

  • @Semai2000
    @Semai2000 8 หลายเดือนก่อน +13

    I am from Eritrean love somali popel 😢

    • @abrahman129
      @abrahman129 5 หลายเดือนก่อน +1

      Love two ❤

  • @abdiismail9624
    @abdiismail9624 7 ปีที่แล้ว +169

    Dagaalkaas abahay baakaqaybqaatay. Rikoorka isgaarsiinta ayuu u siday ciidan kamaandooska ee safka hore. Lakiin alxam dulillahh kumuusan dhiman. Illaaa hadeer inuu igaga sheekeeyo guulihi ayy gaareen waan umacaansada

    • @sharifbie5254
      @sharifbie5254 6 ปีที่แล้ว +3

      Abdi Ismail

    • @abdirahmanali4826
      @abdirahmanali4826 6 ปีที่แล้ว +5

      Abdi Ismail mansha allah Allaha abaha kudayo

    • @mi6443
      @mi6443 6 ปีที่แล้ว +19

      Sidoo kale, laakiin aniga aabahay wuu ku cuuryaamay, markii dambane wuu dhintay, illaahay ha u naxariisto asaga iyo dadkeenii soomaaliyeed ee ku dhintay dagaalkii 77,

    • @mi6443
      @mi6443 6 ปีที่แล้ว +5

      Walaal cabdi cismaan allaha kuu daayo noo daayo aabahaa Aamiin.

    • @mohamedandarees2642
      @mohamedandarees2642 6 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah wll wadani wadani dhalay nlw wll

  • @fadumohassanibrahim9864
    @fadumohassanibrahim9864 3 ปีที่แล้ว +8

    Aabahey oo dagaalkaa ku jiray ayaa iiga sheekeyaa 2016 ilaa hada wuu iiga sheekeyaa kama dhargo aabo sheekadiis qaasatan taariikhda somalia 🇸🇴🥰😭😭😭 somalia guul wacan

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 ปีที่แล้ว +24

    Waxaan ku xasuusan doonaa aabayaasheenii shihiiday 😭
    Si kasta oo ay ahaataba isma dhiibayno inta ay naga maqantahay soomaali galbeed

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 6 ปีที่แล้ว +25

    GuuL QoF Walba Oo Afka Soomaaliga Ah Ku HadLaa❤😍

    • @ahmednuur1265
      @ahmednuur1265 5 ปีที่แล้ว

      Itoobiya caano uma kabanayo

    • @ZamiaAhmed-qw1px
      @ZamiaAhmed-qw1px ปีที่แล้ว

      Qofkastoo Somali Ah* luuqada qofkasta baran kara

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +18

    taariikhda dhinacyo badan ka eeg sidaada kalana waad dadaaleysaaye mahadsanid.

    • @isxaaqmaryacade18
      @isxaaqmaryacade18 6 ปีที่แล้ว +1

      Azl Mcl
      Waagaan Midowga Ahayn Cidina Nooma so Dhawaan JiriN

    • @MohamedAhmed-vc1tx
      @MohamedAhmed-vc1tx 6 ปีที่แล้ว

      Isxaaq Maryacade Hada Sow Mid Ma naho

    • @sacadcabdiraxmaan997
      @sacadcabdiraxmaan997 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ahmed Haaa lkN KalamA maaN ayaN nahaY zhP

  • @africanman171
    @africanman171 4 ปีที่แล้ว +12

    Soomaaliya waa soo ceshan inshallah
    Dhulkeena
    Inaga maqan

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 7 ปีที่แล้ว +19

    wan kaxumahay. dowladahas Ethiopia u hiliyaay. somalia pple Geeeri kama cabsadan gadalna ma firiyan ogadenia insha allAh mustaqbalka dhaw bad qadneysan xoriyadiina. wale aysan ahmara hinjirey dadkeyga ogadeni. iyo dalkeyga dahbka hablaheyga qurxda badan aysan. bilaash ku heysaneyn insha allAh

  • @horyaaldrama9276
    @horyaaldrama9276 5 ปีที่แล้ว +12

    Somalia hal miidh bay ahed marka😭😭😭😢😢😭😭😢😢

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 5 ปีที่แล้ว

      Halkan maxa dhigay wa wuxu siyad bare sameye

  • @cayuushqalbi1994
    @cayuushqalbi1994 5 ปีที่แล้ว +7

    Noolaada dalkeyka soomaaliya💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤

  • @kiineykiin9566
    @kiineykiin9566 7 ปีที่แล้ว +25

    Tolayey itoobiya wan kaxog badnahay dagal sogeye ayaa gadaal iicelshay uma dahen itoobiya somali galbed mar horan soceshan lahaa tan iyo wagii hadaan dolad ahan lahaa alla ciil badnaa illaahey somali wen hamideyo xawasada uma dahi dono

  • @user-cq1ok5lj4n
    @user-cq1ok5lj4n 6 วันที่ผ่านมา

    Ale ha noo soo celiyo sharaf tii somaliyeed guul inshalah

  • @cabdijibaarahmed5628
    @cabdijibaarahmed5628 7 ปีที่แล้ว +40

    guul Somalia lkn waa ka xumahay reer galbeed baa baa uhiiliyay aabohood wasoyinka

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 7 ปีที่แล้ว +1

      Cabdijibaar Ahmed 😂 quwadaha caalamka manad kala aqon cammii

    • @aaminamaxamed2888
      @aaminamaxamed2888 7 ปีที่แล้ว +1

      Cabdijibaar Ahmed galnimadabayuguhilinayaan inagan islaamkiibaabakaxumaa markaynuka adkaanay amxaro

    • @Somfox1
      @Somfox1 7 ปีที่แล้ว +3

      Somalidu iyadaa halkaa is dhigtay , ilaa inta qabiilku inagala weyn yahay qaranka dhibtu ma yara ,, waar inaga daaya qabiilka oo Somalinimo ha ina deeqdo walee

    • @maxamedibraahimyuusufshida2970
      @maxamedibraahimyuusufshida2970 5 ปีที่แล้ว

      Ha u bxin magac iyo sumcad ayaan ka helney taaariiikhda aan ku dhigney itooobiya illaaa maanta sidiiiii ayeee nooga cabsadaaaan

    • @mohamedfarahmire4287
      @mohamedfarahmire4287 4 ปีที่แล้ว

      Reer Galbeed maaheyn ee waxay ahaayeen Shuuciyiintii Dunida ka jiray xilligaas oo aan annagu ka mid ahaeyn,Ruushka & Kuuba ayaa diffaacay lkn waa ka adkaannay ogoow!!!...La Soco...

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว +6

    Alloow kuu naxariiso madaxweyne siyaad heerkuu na gaadhsiiyay mooyi inaan dib u gaadhi doono, guul somalia

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 4 ปีที่แล้ว +1

    alaha unaxariisto madaxwene cabdulahi yusuuf iyo intii dhimanatay ee somaliya uso halgantay somaliwen guul 😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴😍😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴😍😍😍😍😍😍😍😍🇸🇴

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +2

    Xoogga dalka ❤❤🇸🇴✊

  • @sabanmustafe1743
    @sabanmustafe1743 7 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi somlia wagaas ayaan dad haa aheyn mntey anigiba Ethiopia walal kadhiganey

  • @Forlandchannel2956
    @Forlandchannel2956 5 ปีที่แล้ว +10

    dagaalkaas oo kale ayaan Ku qaadaynaa gumaystaha Ethiopia waana LA arki doona

    • @yaasinabdi3559
      @yaasinabdi3559 3 ปีที่แล้ว

      Ethopia niyada haku hayso
      Marlabaad ayaaa jilbaha lays darayaa

  • @kiinowmember36
    @kiinowmember36 4 ปีที่แล้ว +6

    General cabdullahi yusuf Alle yar xamak

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 ปีที่แล้ว +2

    Tuug kii agu davadhilfsana wa Cabdullahi yusuf.
    Cadawga Islam ka iyo ka somaliya Naarta ALLAH hageeyo

  • @whome4851
    @whome4851 6 ปีที่แล้ว +10

    Soomaali waa geesiyaal hadeey midoobi lahaayeeen, Guleeysata Shanta soomaali

  • @MohamedAli-ef5qp
    @MohamedAli-ef5qp 6 ปีที่แล้ว +8

    Itoobiya hadda ayaa kadaran dagaal ayaynu laga leenaa in sha alah alahu akbar

  • @abdirahmanali4826
    @abdirahmanali4826 6 ปีที่แล้ว +2

    Why people dislike if you are not somali why are you watching if you are somali why are you disliking is about the gool that we reach and still today is important to as and it will make us successed to our home land Somalia

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 7 ปีที่แล้ว +62

    Alla maxaan ooyaa markaan arko geesiyadii somali iyo cashirkii ethiopia loo dhigay..way soomaaliyeey fadhiga kakaca

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 3 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Abrhdbebhdi
      @Abrhdbebhdi 6 หลายเดือนก่อน

      U lost 😂

    • @ninween6865
      @ninween6865 6 หลายเดือนก่อน

      @@Abrhdbebhdi We lost to a superpower USSR, not to weak Ethiopia.
      We can still beat your a$$ in 2024 with your weak a$$ military

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 ปีที่แล้ว +2

    long live somalia

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 3 ปีที่แล้ว +1

    JAB EE JIIS NOQO WARYAA SOMALIA CID MA WEYDIISAN GACAN SIDA FULAYDA ETHIOPIA OO CAADEEYSTAY IN AY MAR WALBAA GACAN WEYDIISTAAN ,WAA TII 13KM AY SOMALI U JIRSATAY ARDISABABA ALLAHA HOLCIYEE IDIM ALLEH.

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 ปีที่แล้ว +2

    The somali people are lions.

  • @kiineykiin9566
    @kiineykiin9566 7 ปีที่แล้ว +21

    Waxii dhiig lahow kaca dhul aan lodhiman laguma dhefsado hordada kakaca ma itoobiya iyo kenya ayaa dhulkena uga soharnaa

  • @Somvevo101
    @Somvevo101 5 ปีที่แล้ว +6

    wlhy waan ka xumahay halkaynu gaadhnay iyo halkaynu maanta marayno waa qorshe layno dhigay cida laa adeegsadayna waa inaga siyaasiyiin haw badnaadeene alle hayna madax aan lacagta danayn oo dalka iyo dadka jecel geesiyaal ah ilahay sw qabyaalada quluubteena haka masaxo waata halkaa ina dhigtay waa la kufaa lakin wa in meeshaad ku kuftay aad ka kacdaa taas aya ceeb ah soomalay ilahay umad diinteda dadkeda dalkeeda jecel oo dawlad dhista haynaga dhigo

  • @mohamedcumar9817
    @mohamedcumar9817 7 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi somaliya awood ayay laheed ilahow noo soceli

  • @nuuhofficial4874
    @nuuhofficial4874 7 ปีที่แล้ว +1

    waanka xuma hay somaliya marwalba guul insha allh ethopoeia iyo dadka Somali isku sheeka ah aad baan uga xumahay

  • @mawliidmaxamed5391
    @mawliidmaxamed5391 6 ปีที่แล้ว +20

    Ax ciil badana dadku magaca guud iyo dusha waa ka siman yihiin lakin kala damiir roon walhi somali cidna kama Aqlibadne Ee wax kala fogeyay qabyalad iyo dagalka kasocda muqdisho Aanigu waxan ahay nin reer waqoyi ah oo isaaq ah hadan manta karo inan somaliland maddax wayine ka noqdo waan isku keni lahaa koon fuur iyo waqoyi ilen qunayar qunyar Aayan iskugu so celin lahaa shanta somaliyed

    • @amalbirimo5344
      @amalbirimo5344 4 ปีที่แล้ว

      Love you walaal

    • @xogsugan1842
      @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว

      Ma lihid sasaankii madaxweyne sinjina uma lihid zhp is daji ragii talin jiray ayaa talinayee

    • @maxamedfaarax2954
      @maxamedfaarax2954 4 ปีที่แล้ว

      @@xogsugan1842 abwaan gaariye baa idin sheegay soomaalida qaar baa kursiga u haysta geeloodii
      Kursigayagii = geelayagii

  • @kalibree9866
    @kalibree9866 7 ปีที่แล้ว +7

    Tan muhiim ma ahan ee waxaa muhiim ah mustaqbal waxa dhacaya in la foorjig Naado =)

  • @hamseqayz7210
    @hamseqayz7210 5 ปีที่แล้ว +6

    Dagaalkaa loogama horayn zomaliya

  • @yuusufmao3605
    @yuusufmao3605 6 ปีที่แล้ว +2

    Maash allaah

  • @abdellahajji8664
    @abdellahajji8664 7 ปีที่แล้ว +9

    bariga
    Somali
    wxy ahyd dawlad muqadisa
    oo adaga

    • @saidcade5619
      @saidcade5619 3 ปีที่แล้ว

      Barigaa zhp muqdisho may jirin somali weyn bay ahayd

  • @cabfiqanidavid6801
    @cabfiqanidavid6801 7 ปีที่แล้ว +6

    qadar rabi baa la odhan karaa guul daradiii INA soo gaadhy hadaanse sababeeyo hadafka dagaalku wuxuu ahaa in somali glbed laxoreeyo EE ma ahyn in ethiopia laqabsado ilaa addis ababa ma ahyn inay diredawa dhaafaan mxaa yeely ilaahy xaqdarada ma ogola

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 7 ปีที่แล้ว +16

    ANIGA.AABAHAY.BAA.KU.SHIHIIDAY.ALAH.U.NAXARIISTO.ANIGA.MA.MAQLIKARO.ITOOBIYA.WAA.CADOWGAYGA.KOOWAAD.HA.DHACDO.ITOOBIYA.

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 ปีที่แล้ว +3

    dhaLinyarooy dalkeena manta deega siduu ahaan jirayna eega .. dalkeena inagaa dhisan karna ogaada ee aynu hada biloowna oo kusamayno dib u dhis .. oo aynu diidno wax maamul iyo qabyaalad ah aynu noqono REPUBLIC ... itoobiya waa cadowgeena koowaad ogaada dhaLinyaro ..

  • @abdirahmanali4826
    @abdirahmanali4826 6 ปีที่แล้ว +9

    So stop disliking like the video Somaliya hanolato ban enleyahaye sxbyal

  • @abdiragemuhumedkhalif9543
    @abdiragemuhumedkhalif9543 4 ปีที่แล้ว

    mnshlh abahay aya iga shekeyey gulihii ay gareen tasoo logaa riyaqaay waan qirodaay wlhi awodaa cidankena somaliyed

  • @maligirl892
    @maligirl892 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁❤

  • @cumarsheekhmaxamed5782
    @cumarsheekhmaxamed5782 3 ปีที่แล้ว

    Allaah hakuunaxariisto

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 7 ปีที่แล้ว +3

    xabsi lama galin ee qoshaha 2006 ayuu Xabashida ladajinayay. Xabsi Ethiopia aan kafaqada oo janaraal ah Cidankii Somaliyeed ah ANIGA laiimasheegyo warkaas

  • @somalifuture4214
    @somalifuture4214 4 ปีที่แล้ว +3

    Ciidanka uu taliya uu uhaa Abdilahi yusuf ayuu aabahay ka ahaa sarkaalka guud sahanka ee qaybtaas sheekooyin badan oo dareenkooda lehna waan ka hayaa

  • @abdirahemomer5136
    @abdirahemomer5136 6 ปีที่แล้ว +5

    Siyaaad bare somalia ayuuu dhisay hadana dulmigiisu haduu dadka u sinaa way fiicnaan lahayd ee dirta uun buu layn jiray daaroodkana lamuu hadli jirin

    • @TIENS11
      @TIENS11 ปีที่แล้ว

      Majerten so ma ahayn ku wuu laayay

  • @fadumoshikhmohamed8724
    @fadumoshikhmohamed8724 5 ปีที่แล้ว +1

    Good

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 6 ปีที่แล้ว +2

    guul somaliya

  • @caliyare3901
    @caliyare3901 3 ปีที่แล้ว

    2021 somaliya guul guul

  • @haldoorfilmsandvlogs388
    @haldoorfilmsandvlogs388 4 ปีที่แล้ว +3

    Somalia hadayn utopia
    Midawgii sofiyoti iyo wadamadii kale ee xulafada la ahaa Aya jabiyay somaliya Alle haw naxaristee marxum siyaad Barre aan qalaakaso la galin somaliya hada quwadaha ugu waawayn ayay Ka mid ahaan lahayd lkn somalinimo wataa hada halkaaz maraysa lkn waxaan rajaynayaa ilhy in bogoodo burcad isku mariyo kuwa utopia hoos joga iyo kuwa kiniya la raaciyay ilhy hal haka dhigo

  • @Elyasarap
    @Elyasarap 8 หลายเดือนก่อน

    Maydun dhiman dadkii uu shiihiday inan nabad ku seexanow Anaga ayaa halkiini kasii wadi doona jihaadka dhulkayaha itoobiya iyo gaal inta aan noolnahay soo hawaysta dhicimayso inshllh somalina wey midoobi doonta inshllh 2024/9/9 nin wadankiisa iyo dadkiisa jecel

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi salaam hereri waa kalmada qaldan in aad tiraahda wixii lagu tilmaami jirey soomaali galbeed halkaas waxaa iiga muuqato in aad inkireeyso soomaali galbeed ama aad ku raali galineeyso Ithopia iyo tigreegi haystey

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 7 หลายเดือนก่อน

    Jaalle Siyaad Nin rageed Rag adag dhisay ayuu ahaa

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว +1

    Ogadeniya somaliland ayaan xorayn karta wlhi waa hadii la aqoonsado oo hub rayo leh ay hesho waayo 77 jabka ugu badan waxa gaystay waqooyi

  • @abdihakiinabdulaahi2031
    @abdihakiinabdulaahi2031 3 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @jeyley1
    @jeyley1 3 ปีที่แล้ว

    Ciilbadana damiirka midnimada Wadani nimada intaba mid baan ka aheen waqtigas

  • @adnaancadeofficialofficial2471
    @adnaancadeofficialofficial2471 4 ปีที่แล้ว

    Cabdullaahi yuusuf

  • @سلمىسلمى-ق2ه
    @سلمىسلمى-ق2ه 6 ปีที่แล้ว +2

    wlhi illahay baan ku dhartay waa axmaar

  • @amireyare5481
    @amireyare5481 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend baad Ahayd lkn waxad wayday dadkaagii

  • @hdstudio3736
    @hdstudio3736 4 ปีที่แล้ว

    Migiste iyo maxamad siyadbare madhaxmarin ewuxudhaxmaray somaliya iyo itobiyo

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciidamada Soomaaliya kuma jabin dagaalkaa ee siyaad barre ayaa u jabiyay*
    Etoopiyana 17 dal baa garabsiinayay ee 2 qudha ma ahayn*

  • @anfacmoha7910
    @anfacmoha7910 5 ปีที่แล้ว +1

    Walal markaas AWM majirin miya ama GROZA oo lagu si daray scope8

  • @yaxyecabdikafi9289
    @yaxyecabdikafi9289 6 ปีที่แล้ว +3

    Meeqo waddan aa usoo danaanizy Ethiopia somali ciidankeda 35kun lee ehed wxzo wddan aan helfa ulaabny somali milliter power

  • @zaeeddhahar4484
    @zaeeddhahar4484 4 ปีที่แล้ว

    Had ii maanta iyo dowladnimadii zomaliya ay zoo gaadhi lahayd madaxweynaha izlaamka geesiga geesigu dhalay izaga ayaa uzoo gurman lahaa somaliya bilaa shuruud la,aan lknze qoraal alle ayay ahayd

  • @TolerantAcceptingModernCommuni
    @TolerantAcceptingModernCommuni ปีที่แล้ว

    Cabdullaahi Yuusuf waa gaal ka orday dagaalki oo Somaalida dilow ku qaadaym

  • @axmedcahdule2793
    @axmedcahdule2793 6 ปีที่แล้ว +1

    labosano kadib inshalh jik jika dowlada smliya ayaa laka xakumaya awodi waysonoqoty smli haisracdo

  • @AbdilaahiAfdhashiike
    @AbdilaahiAfdhashiike 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @boqrkifarsamad7062
    @boqrkifarsamad7062 3 ปีที่แล้ว

    Wayo wayo

  • @naasirismaciil2480
    @naasirismaciil2480 7 ปีที่แล้ว +2

    ciidankii Soomaliya wuu guulaydan lahaa ee AGENDA ama Hadafkii paa ka lumay saraakiizha dawlada

  • @anwaranwar-we9ug
    @anwaranwar-we9ug 7 ปีที่แล้ว +24

    viiva Somali down fck Ethiopia

  • @WarsameFarah-zl4xr
    @WarsameFarah-zl4xr 4 หลายเดือนก่อน

    Shuuci washay

  • @mohamudmaxamedjama9012
    @mohamudmaxamedjama9012 7 ปีที่แล้ว +1

    asc dhamaan ikhiyaarta waxaan u sheegayaa somaliya faatoxo ku imaan mayso lakin waxay ku imaaneysaa in isku meel loo jeesto awal wadanka waxaa ka jiray cadow kaliya hada waxaa jooga cadow badan oo soomaali ah ee marka hadala helo maluug dowladnimo oo midaysan hadii aynu wali joogno koox koox in la is yiraahdo wax ha lagu qabto wax shaqaynaya maahan

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 7 ปีที่แล้ว +1

    DAGAALKAAN.WAA.XASUUS.QIIRO.BADAN.XANBAARSAN.INTII.KU.SHIHIIDAY.ALAH.U.WADA.NAXIISTO

  • @samawadechannel8959
    @samawadechannel8959 3 ปีที่แล้ว

    Aduunka ayaaby soomaali for hargeisa

  • @SonSharib
    @SonSharib 6 หลายเดือนก่อน

    Taliskii sare waxuu fahamsanaa Ethiopia inay tahay qoomidiyado kala diin iyo luqado ah oo qasab laysugu hayo . Soomaalida Ethiopia na tahay midda 3aad. Laakiin kuwii lagu aaminay ciidanka ayaan doonayn xornimadda soomaali galbeed iyo gaaladii markii horeba kala googoosay somalia 🇸🇴

  • @sacadcabdiraxmaan997
    @sacadcabdiraxmaan997 6 ปีที่แล้ว +2

    GuuL ayaY no hayaY Ethiopian KU siDA xooLahA ayanU u eryanaY oo ay no horgalEeeN ayuu awowoGi iGu yiDHi manA ha kuWo dagaaLkA afantaRi ah somaLi Ku GaadhayA amxaaRo
    PalsE amiKa mA nooLa AllE ha u naxarisTee

  • @mohamedkhadaab8514
    @mohamedkhadaab8514 4 ปีที่แล้ว

    insh Allah Wan ka arsandonaa kubba. Dhabar jabki ay nokesten

  • @abdikaafihassan8635
    @abdikaafihassan8635 8 หลายเดือนก่อน

    Ciilkii gabo biyoh cara dii u geeysoy cadowgii qabteneh😢

  • @ismailarshe8161
    @ismailarshe8161 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waa itabatay , ax ax ax

  • @moabdiwalicali2604
    @moabdiwalicali2604 4 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyiintii soomaaliyeed ee itopiya ciida cunsiisay ogow inay khar tahy soomaali

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 6 ปีที่แล้ว +11

    geesiga dhulkiisa guusha usida hees qaali ah

  • @vanmao7549
    @vanmao7549 6 ปีที่แล้ว +1

    moi

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 ปีที่แล้ว

    Allah yarxma Generaal Galaal. HG. Nin qaaliya

  • @naimanalka5847
    @naimanalka5847 4 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢

  • @lucasnuune2849
    @lucasnuune2849 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla cIiL weYNa waa loo hiiliyey mahane ceebtooda loo taggi laha

    • @dekiyahismacil7148
      @dekiyahismacil7148 4 ปีที่แล้ว

      Gaalo cidii gacalmoda wataasa mashey cashar nonoqonlaheyd dhibki nasogaaray soanagii hawiye iyo darood kalonoqonay osodonsano dagalameyney caakuyeey somali dadnool ma ahan ciilbadanaa madow maiskagursanaa

  • @bellafashion8487
    @bellafashion8487 3 ปีที่แล้ว

    😕😕Cadaawad udhexaysa somaliya iyo itoobiya ma ogayn balse waxaan jeclaystay inaan wax ko ogaado jiilka dhashay 2000 waxba loogamin sheego cadawgeeda iyo cida uuyahy

  • @adsyysiaakzzhsfdya8944
    @adsyysiaakzzhsfdya8944 4 ปีที่แล้ว

    Alaha sociliyo somali dihoro

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว +1

    billaash bay isu laayeen dad walalo ah oo jarabay ahaayene somalidi hore caqli baa lagu shegi jiray lkn way khaldamen marka

    • @nasrakhalif3500
      @nasrakhalif3500 7 ปีที่แล้ว +2

      bal carankan eeg kkkkk ma xabashi xun baa walaala nahay?

  • @XassanCade-mm3iv
    @XassanCade-mm3iv 3 ปีที่แล้ว

    Codaka dananka ah ee Ex wariye Xilidhiban Yusuf Hassan

  • @fardawsaismailali178
    @fardawsaismailali178 3 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare wadanka u dhisay handana gacantiisa ayuu Ku dunshay African

  • @mohahasan830
    @mohahasan830 3 ปีที่แล้ว

    Wixii lagu tilmamaamayay Somali galbeed waa siduu dhahay cabdi salaan heeriri

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 4 ปีที่แล้ว

    Cajab rag la laayo keen kuye

  • @cabdirisaaqbaashe9463
    @cabdirisaaqbaashe9463 4 ปีที่แล้ว +1

    ciiil badana mar uunban ka aarsan doona somalay itobiya oo aynu somali galbeed xoraydonaa alaaw bogeena burcad isku mari

  • @xareedjibriil2250
    @xareedjibriil2250 3 ปีที่แล้ว

    Waa nabsi

  • @holyboyhamze4928
    @holyboyhamze4928 4 ปีที่แล้ว

    Somaliya way qaldanayd

  • @ayanlehabdillahi8158
    @ayanlehabdillahi8158 7 ปีที่แล้ว +5

    Ogadenia dartood ayay somalia mantana waka ay ogadenia ethiopia uga hiliyeen somalia

    • @soumeyasalah5789
      @soumeyasalah5789 4 ปีที่แล้ว +1

      Afdeerow waxad noqabaten maba lahan waxa dagaltamayay waa Ogaden iyo dhubahante iyo isaaq bal maxad qabatn somalidina kale waxad lee dahy Ogaden wakas noga hiliyee Ethiopia war gormaynu kaga helina naacas

  • @ahmedmahamedahmed6590
    @ahmedmahamedahmed6590 6 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow maxamad siyaad bare janatul fardowsa kugeey kadibkaa sharaf kumaanan noolayn wlh

  • @cabdiraxmaanaadanibraahim1621
    @cabdiraxmaanaadanibraahim1621 5 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyadii somaliland bay Shaheen wixii itoobiya qabsaday

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 4 ปีที่แล้ว

    Kolay dhimaye cabdullahi Yuusuf waxay ahayd in mar hore uu dilo, maxaa yeelay 1975 buu maleegayey inqilaab maxaa ka maqnaa ninka halkaa dhigay waa isaga iyo ragiisii

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว

      Siyaad bare asaga ma shacaba doortay soo inqilaab kumu qansan Dalada dalka maxa cabdulahi yusuf kugaara