AC, DC iyo sida AC loogu badalo DC || NT9

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2018
  • Halkan waxa aan ku sharaxayaa AC iyo DC sida uu muuqaalkooda u kala duwanyahay iyo qaabka ac-ga looga dhigo dc. Korotadda bareeska taan wax ku tijaabinayo waxaan iska xijiyay transformer. Waxey ka difaaceysaa electric shock.
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 21

  • @NuxTek
    @NuxTek  8 หลายเดือนก่อน

    Like ta ugu dadaala

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 5 ปีที่แล้ว

    Aadiyo aad baadu mahad santahay macalin jasakalaa khayr noosoo badi

  • @najmo4559
    @najmo4559 4 ปีที่แล้ว +1

    this video is amazing "thumel up"

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in Badan 🌹 🌹

  • @wabarkawanaaga292
    @wabarkawanaaga292 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @ibraahinbaafo8744
    @ibraahinbaafo8744 5 ปีที่แล้ว +1

    ThaNkz MaCaLin WaaD maHaDzaNthy

  • @m50mx64
    @m50mx64 3 ปีที่แล้ว

    thanks, haddi kusi kabto bypass capacitor kasi fiican. waxaad helaysa pure Dc signal

  • @huseinamiin5607
    @huseinamiin5607 ปีที่แล้ว

    Wll soo badi sida loo isticmaalo oscilloscope ka

  • @cabaas7470
    @cabaas7470 ปีที่แล้ว

    Nio WAxa ugu fudud ee dabka lagadhalinkaro

  • @yasiniss701
    @yasiniss701 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll waan ku salaamay waxaan ahy arday sanadkaan soo socda galaya sanadkii ugu dammeeyey kulliyada electrical engineering jaamacd ku taal dalka turkiga waxaan qaadanna cashiro fara badan oo kala gadisan mid kastana wax gooniya ku saabsanyhy sida electrical, electronics, contro systems, telecommunications, ee waxaan ku waydiinayaa goortaan dhammaayo rabana inaan u shaqo tago shirkad koronto maxaa la iga rabaa inaan qabto mhdsanid

    • @ismaaciilsabriye9591
      @ismaaciilsabriye9591 2 ปีที่แล้ว

      Hadda wa dhameysa filaa pro

    • @sharfaneaxmed4317
      @sharfaneaxmed4317 ปีที่แล้ว

      Nio anigana hadan ki sadex ugudbaaya isla wadankaan
      Miyaad dhamaysay

  • @maxamedxasan929
    @maxamedxasan929 ปีที่แล้ว

    macalin ma dhigaysaa electric

  • @salmacalibile8735
    @salmacalibile8735 3 ปีที่แล้ว

    Full wave bridge rectifier weeye soo ma ahan

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 3 ปีที่แล้ว

    230v sida ay ku noqon karta 12 v

  • @abdulahisheekeye
    @abdulahisheekeye 11 หลายเดือนก่อน

    Shan solar kiiba yahay 100

  • @atalyare3004
    @atalyare3004 8 หลายเดือนก่อน

    Capacitorka meeqqa isticmaashay

    • @NuxTek
      @NuxTek  8 หลายเดือนก่อน

      hal capacitor waaye

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 5 ปีที่แล้ว

    Casharada no baday

    • @shukriali279
      @shukriali279 3 ปีที่แล้ว

      @@NuxTek masha'Allah, mahadsanid walal. Ma dhigtan python walaal?

  • @dreamsboy2036
    @dreamsboy2036 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Wlal @NuxTek Wxan ahay Arday Brta Electronic & Telecommunication Engineering Fadlan Tel no. Kga iso Dir E-mailkyga Wa kanaa
    Abdallayusuf454@gmail.com insha AllaH inan Waxbdan Ka Faaideysto ayn Ranjynaya