Maxaad Ku qabsan kartaa 100W solar Banal Ah casharkii 1aad qeybtii 3aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มี.ค. 2019
  • Casharkaa waxaan ku sharxi doonaa Tamarta (Energy) Qoraxda (Solar). Qebtaan waxaan kaga hadli doona Maxaad ku qabsan kartaa 100 W Solar Banal ah.
    In this video we will answer the question what can you use for 100W Solar panel. In Somali Language
    #BaroTamartaQoraxda #BaroElectronics #BaroElectricity

ความคิดเห็น • 51

  • @DADWEYNAHA
    @DADWEYNAHA 5 ปีที่แล้ว +14

    Shaqo fiican ayaad haysaan ilaahay ha idinka abaal mariyo

    • @marcoty6312
      @marcoty6312 3 ปีที่แล้ว

      pro tip : watch movies on instaflixxer. Been using them for watching all kinds of movies during the lockdown.

    • @alvarohendrix5149
      @alvarohendrix5149 3 ปีที่แล้ว

      @Marco Ty yea, been using InstaFlixxer for years myself :)

    • @user-xp1hr4ig1s
      @user-xp1hr4ig1s 4 หลายเดือนก่อน

      Sidee kudooranayaa ustaad inverterka

    • @user-xp1hr4ig1s
      @user-xp1hr4ig1s 4 หลายเดือนก่อน

      Calculations kusamey bal

  • @mohamedaliaden2863
    @mohamedaliaden2863 3 ปีที่แล้ว +3

    MaashaaAllaah runtii waa faaido aan la qiyaasi karin
    ILLAAH haku barakeeyo

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 ปีที่แล้ว

    Allhamdulillah ALLE ayaa mahadle, mar labaad waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa Som Tronics iyo ustaadka qiimaha badan Alle haydinka abaaliyo aqoonta aan aadka ugu baahanahay hadaan nahay dhalinta somaliyed ee aad nooso gudbiseen.
    jazaakallah khair

  • @MusabYare-hu3ke
    @MusabYare-hu3ke ปีที่แล้ว +1

    Thanks alot ustad you have really made it as simple as possible that anyone could understand.

  • @sadaamxuseenguudle8634
    @sadaamxuseenguudle8634 3 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ustaad

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaad mahadsantahy macalin

  • @calimaxamad-tv6fi
    @calimaxamad-tv6fi 6 หลายเดือนก่อน

    Ad iyo ad yaan kaga faa iday waxan kugu mahad celiyo ma aqaan❤

  • @mursal310
    @mursal310 ปีที่แล้ว

    Professional techer

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah from bacadwen

  • @salehbasha5970
    @salehbasha5970 3 ปีที่แล้ว +1

    Siduu cadceedda xagal quman ugu toosnaan karaa illeen qorraxdu way socotaa oo is beddelaysaaye

  • @sharifabdullahiyusuf825
    @sharifabdullahiyusuf825 2 ปีที่แล้ว

    waad ku mahadsanthy sida hufan aad nagu sharaxday waana ka helay runti.

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  2 ปีที่แล้ว

      Adaa mudan Sharif Abdullahi. JZKH.

  • @Yaxyekhaliif
    @Yaxyekhaliif 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin ilahay qayr hakugu badalo waxa wanaagsan oo aad noosoo gudbiso waxaana kaa codsanaa inaad nooso badisid

  • @niciimaibrahim9507
    @niciimaibrahim9507 3 ปีที่แล้ว +2

    Teacher thnk

  • @salmanrashiid6201
    @salmanrashiid6201 5 ปีที่แล้ว

    Jasaakal lhu khayr

  • @muudkacalindaar4950
    @muudkacalindaar4950 3 ปีที่แล้ว +1

    Good

  • @khadaradan787
    @khadaradan787 3 ปีที่แล้ว +2

    Beteriga habaka loo kordhiyo cimrigiisa ee ah hnabka 50% used faahfaahin dheeriya ayaan ubaahanahay

  • @ccsiisfaarax3481
    @ccsiisfaarax3481 2 ปีที่แล้ว

    Asc waad mahadsantahay injineer aqoonbaa lagaa faa ii dayaa

  • @fahiyofilsan5415
    @fahiyofilsan5415 ปีที่แล้ว

    Profitional solar system

  • @abdikadiryaqubhassanderi3607
    @abdikadiryaqubhassanderi3607 4 ปีที่แล้ว +1

    Way fiicnaan lahayd solar ka online lagu dhiganayo

  • @caynanshecaynanshe1971
    @caynanshecaynanshe1971 3 ปีที่แล้ว

    asc wlle xagee baan kalsoo xariiraa adoo mahadsan

  • @fodcade40
    @fodcade40 5 ปีที่แล้ว +1

    waxaad qabaneysaa aqoon mihiim ah oo bilaash ah waad ku mahadsantahey
    waxaan doonayaa inaan ogaado hadii aad awoodo.
    Hadii aan hayso 1500wh. imisa panels, battery iyo cahrger controll ayaan u baahanahey?
    mahadsanid

    • @abdallamansuuri1196
      @abdallamansuuri1196 4 ปีที่แล้ว

      waxad ubaahantay battery ah 125AH
      iyo control charge ah 112A ugu yaraan marka lagu daro xata safety factor

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 7 หลายเดือนก่อน

    Mudane waad kumahadsantahay sida aad inoogu sharaxday

  • @sharifabdullahiyusuf825
    @sharifabdullahiyusuf825 2 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @haldornajiib
    @haldornajiib 2 ปีที่แล้ว

    2000 Watt kasohadal pro

  • @caraalesparparts3573
    @caraalesparparts3573 3 ปีที่แล้ว

    Waxan ubahanHay mcln cashir kusaabsan batariga

  • @mohaadm
    @mohaadm 4 ปีที่แล้ว

    2020/jul/14 baan ka fa idaysanaya 📑🖋📚

  • @ogaalkamaanta2247
    @ogaalkamaanta2247 5 ปีที่แล้ว

    Dadaal

  • @yasinisse6083
    @yasinisse6083 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllo number Aan kuguka soo xiriiro ma ii sheegi kartaa hadday macquulthy please

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  5 ปีที่แล้ว

      Yassin, Igala soo xiriir emailka. Somtroniks@gmail.com.

  • @barrekayise
    @barrekayise ปีที่แล้ว

    Hadaad solar banel ka toos ugu xidho kawaran inverter ka

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  ปีที่แล้ว

      Asc Barre Kayise, la socco inferterka waxuu u badala D.C to AC. Waa ku xiri kartaa, hubi inferterka solar banalka in uu xamili karo DC voltage-ka ka imanayso. Tan kale systemkaas waxuu shaqeenaya inta qoraxda ay jirto. Waxaan rajeenayaa in aad fahamto taas. Waa suaal fiican.

  • @maryamanimca2881
    @maryamanimca2881 ปีที่แล้ว

    Talagad mayun shideni

  • @almatadoorabdirizakcosta2908
    @almatadoorabdirizakcosta2908 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah waxa haysan shaqo wngsan waxa kaga mahad celinyna aniga waxa iga caawisan analoga communication $electronic devices

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  3 ปีที่แล้ว

      JZKH. InShaAllah.

    • @McM-iz7sd
      @McM-iz7sd 2 ปีที่แล้ว

      @@somtronics1433macalimow waxad iga caawisaa mukeef input powerkisu yahay 2014 WATT. Waxn raba 10 sacdood inu ii shaqeyo maalintii ah macalimow maxaa solar igu filay inyo batariba

  • @Barre66
    @Barre66 2 หลายเดือนก่อน

    Charge controller waa hage

  • @caraalesparparts3573
    @caraalesparparts3573 3 ปีที่แล้ว

    Matariga Sideelagu ogaan karaa inuu xumaday iyo inkale wayo sida jaajar ujadan jiray ayuu isbadala la imaaday wayo awodii malahan

  • @adilomar1164
    @adilomar1164 4 ปีที่แล้ว

    Meeqa solar ayaa guriga ku filan meeqa xabo

  • @saalaxsaas4192
    @saalaxsaas4192 4 ปีที่แล้ว

    PV=wh÷ sunshine×Efficiency
    Qaacidadaas ma isticmaali karaa ustaad??

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว

      Al Salaam Saalax,
      Isoo sheeg maxaa aad raadineysaa. = PV Wh (PV Watt-Hour)= PV power (Watts, solar panel ratings) X sun-hours (Qoraxda meeshaash aad dagantahey) X %Loss . Tusaalaha videoha waxaan isticmaaley 30% loss factor (100%-30=70 percent efficiency).

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 4 ปีที่แล้ว

    Firiijka meeqa igufilan

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 ปีที่แล้ว

      Al salaam, Iisoo sheeg meeqa watt.