Well organized, it is a good idea to have electrical fans for future, citizen should know electrical generators is expensive. Well done guys you make hargeysa lively and shining. God bless you all.
Dadku waxay u yimaadeen inay daawadan sompower anuu cabdisalaan oon universal ku ogaa baan u imid meesha...big fan ban u ahay lkn mmtv weriyayaaashiibay gurnayaaan
Waa sharikad umada cunaha heysa . Qaali dhaaf aya leydhka ka qaadaan. hadalo madhan oo macaan looma baahna waa in dawladu wax ka qabato. Oo abuuro wakaalad dawladu leedahay si tartan u yimaado.
Dadka laydhka ka jabiya ilahay ka baqo 0.63 waa very expensive marka loo eego xalada dadkeena adeegiina laydhku waa joogto se qiimaha jabiya mahadsanidiin
Rer Somaliland talow gormay iska badali donaan " mgc u yalka wdnk ksta mrka lso gbsnyo mgca qrnkoda bal ega wa nimnka grsho xumdoda iyo dmir xumdoda ku slysn qadiyad la'ntoda la xidhiidha ficil iyo dhiig la'antoda iyo sidny inba dan iyo murad uga lahayn qiimna ugu fdhiyin waa Ragga ila mnta iska bdli kri la iny iska daayaan mgc u ylka qrnki ay dib ugla noqden mdxbananidoda islmrkna wxy grn wyen mgc u ylka qrnkina ayr iska istcmla intd isdba wdn "" Som "" wyo wxy u tgntahy Som wa mrka lso gbsdo mgca Somalia hlka ay ka tahay Somaliland mrka laso gbsdo "" Sol "" bal eega dulinimdoda iyo isku klsonan la'ntoda mxa u diiday bal kuwn ka dhex bayac-mushtareya dalka iny aayr istcmln mgc u ylka dlkoda ncla hoydood ku yal wa wda doofaaro bila damiir iyo ficila shcbkuna wa wda jahiliin wx ay fahmyn iska yrtahay aan ahyn kliyaqbyld iyo iygu iny isu muqdaan uun sida Naagaha
Subxaan allah hadaad fikir ku dhaanto miyaad si fiican rayigaaga ku sheegtid adigoon hooyooyin aan waxba galabsan nacdasha ku tuuraysid. Ilaahay cafis waydiiso dumarkuna way kula dhashen waanay ku dhaleene wax liita ha u arkin.
Hargeisa STEP BY STEP GROWING
ALLAH AKBAR SOMALILAND
Well organized, it is a good idea to have electrical fans for future, citizen should know electrical generators is expensive. Well done guys you make hargeysa lively and shining. God bless you all.
Adeer wanu aragnaa inad AF Ka qalad garaneyse Dee umadda aad wax u shegeyso AF Somali ugu sheeg ileen cida dawaneyso Mahan British man ffs😅
I don't know how to write somali, even you can not write good somali, so shut up.
Dadku waxay u yimaadeen inay daawadan sompower anuu cabdisalaan oon universal ku ogaa baan u imid meesha...big fan ban u ahay lkn mmtv weriyayaaashiibay gurnayaaan
MashaAllah MashaAllah waxay mudan yihin abaal Marion sharaflee dadka dadkoda iyo dalkoda uu fikiraya. MashaAllah ❤️
Renewable Energy is a universal Game Changer.
Game changer? No
Mnshallah tabarakallah ilaahay haydiinbarakeeyo unajabiya dadkeena waa kawarhysaan xaladeenee
Abdisalan sidan filayo kharshkiisa Documentary faaido leh iyo safaro qiimo badan buu galiya. Badi saxafada hargeisa waxay ku mashquulan qabyaalad saxafadeysan iyo waxan qiimo lahayn. Cabdisalan wax halaga barto.
MaashAllah. Invest heavily in renewable energy and you will succeed when it comes to energy. Keep up the good work reer Somaliland.
Waa sharikad umada cunaha heysa . Qaali dhaaf aya leydhka ka qaadaan. hadalo madhan oo macaan looma baahna waa in dawladu wax ka qabato. Oo abuuro wakaalad dawladu leedahay si tartan u yimaado.
Ka maran koranto qali ah wll istiman cadceeda dabiciga ❤solar system
Wariye cajiiba cabdisaln legend
Herari legend somaliland journalist viva you viva telecom viva Republic of somaliland
Keep going Somaliland ❤️❤️❤️💯
Sompower waa Xaruunta ugu weyn somaliland oo dhan
masha allah, somaliland guul
Electricity gu waa qaali stil very expensive
Illaahey ka baqoo dadka ka jebiya
mashallah
C/llaahi Persia mamulahaygii schoolka ilays🤚🙏
Cabdilahi beershiya macalinkaygii 💯🙌
warka cad baa dadka qan ciya Good jop guy’s keep going baanu idin leyahay
Technical losseska iska maareeya intaad dadka riboda ka qadanaysaa iska daysan
40%loses waa waalli
Shaqalaha iska tababara oo qabyaalad ha ku qaadanineee
My teacher abdilahi Persia
Shirkada sompower uguso hagag koronto ama dad jogto ah uguso hagag
Shirkadan hada share dadka cusub masiiyan??
Marka kooxda loo wada shaqeeyo Ayaa guul badan soo hoyanaysa Oo fekradaha lays waydaarsado, Qoobka quruxda badan ee shirkadu isgu kaashatay aad ayaan u bogaadinaya, Waxan idinka codsan lahaa maadama oo laydhu idin Khuseeyo magaciinana xambaarsan yahay inaad Magaalada Xadhka qaabka daranle Ee sakad walba iyo Laabikasta sida bilaa qaabka ah u yaala Xooga saartan 10 sano Ee soo socdda Si u dhulku u qurux badanado. Dhulaka banaana sii qorsheeya oo Dabka iyo xadhkaha Dhulka hoosdiisa marya Shaqaale badan oo shaqa laaan ah oo hawshaso dhan idiin qabta sameeya.
Masha allaah...MMTV waded wayntii miyay kalasoo wareegtay HERERI
Mashallah way dadalen Allah how siyaadiyo
insha Allah shidalka somaliland baa la soo saari doona dhowan
Cad ceed Almis Aleel waan xasuustaaa yaraantiii berrigiii 2014
Waad ka gaabinaysaan marka dalalka geeska la eego.
Fadlan qiimaha hoos u dhiga marka aad 80% ka dhigtaan solar ka .
Xamar oo weligeed dagaal kusoo jirtay wa 0.41 dollar.
Maxaaad ka shaqaynayseen somalilanoow
Anshalah waan idinka marami anaa so ibsan solar waxan soo qoro waaye qarinayaan runta maraban
well done
Solartaa shirkadu habalaadhiso iyadaa laydh jaban ugu dhaw waliba wadankeenu sunny country wadan cadceed leh laga faaidaysan karo Hargeisi waa magaalo kulul oo maalintii oo dhan cadeed kulul leh oo lag heli karo solar magaalada siraada oo jaban Shidaal lagama bixi karee
Maansha allah
Manshalaah
TELESOM bay ka baqayaan iney suuqa ka saarto adkaysta dheh 20 sanaad na jaqayseenee
Telesom Baa 2025 qabsaneysa Hargeisa sidaan filayo
Telesom ayaa laga baqayaaa
@@daacad1946 wllo maan fahmin qoraalkaagee ma waxaad uga jeedaa Telesom baa laga baqayaa?
Ha bro
Hereri iyo sompower odaygii ma mmtv buu ka degay
Dadka laydhka ka jabiya ilahay ka baqo 0.63 waa very expensive marka loo eego xalada dadkeena adeegiina laydhku waa joogto se qiimaha jabiya mahadsanidiin
Monopoly is the cause
@@suppernova1184 that's true
@@suppernova1184 Telesom baa suuqa kula jirta wllo monoboly ma haystaan imika
@@naasirfaarax903 haa shirkada teco ha laso dhaweeyo
@@suppernova1184 May wllo Waa Telesom Baa wacan maxaa yeelay dhaqaalay haystaan oo haday khsaaraan way iskabi karaan laakiin teco isma kabi karto
Wali koronto jaban ma hayno marka loo eego wadamada dariskeena
OO XAGEED KU SUGANTEY KOTONTOY
Waaa tooo expensive unitku
Waar marka swirka arkay cirro wax waraysanaya soniga moday.
Kkkkk!!! Wallaahi aniga ladtayda ayaa mooday C. Cirro
wali halkii KWH waa 0.63
aaway hoos u dhigii qiimaha eed sheegayseen laba sano ka hor.
hada waa 0.5 wllo
@@khadardhamac7140 hada waxay kadhigeen 0.73 🤬
Wali 0.63 ayaanu bixinaa
Waxay hoos udhigaan iska daaye kor ayey usii qaadeen!🤬
Waxaa ka weyn xarunta beco mogadisho taasna soo booqo
Qiimaha laydhku waa imisa xagiina. Anaga xagaayaga halkii kwh waa $0.73
@@warsamaosman-Sool 0.41. Iyo 0.3 meelaha waa weyn sida shirkadaha ceelasha iyo hospitaalada
Hereri universal mu ka waregay
Meeshani hargeysa dhinacee weeye ma haleeyaa
waa waqooyiga magalada, gaar ahaan bacado, waxa tagta wadada ay maraan baabuurta djabuti tagaya ay uga baxaan hargeysa
@@siciidaxmed2963 HHHHHHH ha u sheegina muxuu ahaa dee horta waa cirka HADUU doono waa YAAÀAA
@@buufiyahaweyn7430 maxaad ka sheekenaysa adeer, waa maxay qosolkuna ma jiifkad ku seexata
0.5
Wll maxaa ka xun caawa warka
Markaa maxaad noga jabinwaydeen laydhka 0.63 watkii weeyee
Rer Somaliland talow gormay iska badali donaan " mgc u yalka wdnk ksta mrka lso gbsnyo mgca qrnkoda bal ega wa nimnka grsho xumdoda iyo dmir xumdoda ku slysn qadiyad la'ntoda la xidhiidha ficil iyo dhiig la'antoda iyo sidny inba dan iyo murad uga lahayn qiimna ugu fdhiyin waa Ragga ila mnta iska bdli kri la iny iska daayaan mgc u ylka qrnki ay dib ugla noqden mdxbananidoda islmrkna wxy grn wyen mgc u ylka qrnkina ayr iska istcmla intd isdba wdn "" Som "" wyo wxy u tgntahy Som wa mrka lso gbsdo mgca Somalia hlka ay ka tahay Somaliland mrka laso gbsdo "" Sol "" bal eega dulinimdoda iyo isku klsonan la'ntoda mxa u diiday bal kuwn ka dhex bayac-mushtareya dalka iny aayr istcmln mgc u ylka dlkoda ncla hoydood ku yal wa wda doofaaro bila damiir iyo ficila shcbkuna wa wda jahiliin wx ay fahmyn iska yrtahay aan ahyn kliyaqbyld iyo iygu iny isu muqdaan uun sida Naagaha
Subxaan allah hadaad fikir ku dhaanto miyaad si fiican rayigaaga ku sheegtid adigoon hooyooyin aan waxba galabsan nacdasha ku tuuraysid. Ilaahay cafis waydiiso dumarkuna way kula dhashen waanay ku dhaleene wax liita ha u arkin.
Waxa taa kasii daran dirayka booliska, baabuurtooda iyo calaamadooduba waxay isku mid yihiin kuwa somalia 😂. Mararka qaar waxaan isyidhaahdaa kuwa dalka xukumaa hoosta ayey kaga xdhan-yihiin dawlada somalia oo dadka waxay sii-maaweeli'nayaan inta ay somalia kasoo kabanayso colaada!. Inataa kahoraysana iyagaa iska sii shaqaysanaya oo xoolaha umada xisaab la'aan iska sii-cunaya.