Aragtida Nabi Maxamed S.C.W. (Fasiraada Riyooyinka)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 35

  • @XOGWARANCHANNEL
    @XOGWARANCHANNEL 7 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @Fatushmohamed1345
    @Fatushmohamed1345 28 วันที่ผ่านมา

    Sheik wahan kuriyode anigo maklaya dumar eleyihin wakan Nabiga Muhammad Scw ♥️ Mel mugdhi Ayan joge itafsir

  • @Xafs-maxamed
    @Xafs-maxamed 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw

  • @user-si6of8tb2d
    @user-si6of8tb2d 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw 💕

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 7 หลายเดือนก่อน

    Scw❤

  • @aminacabdi8401
    @aminacabdi8401 5 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Tabarakallaah

  • @Xafs-maxamed
    @Xafs-maxamed 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh macanaha magaca cuyuush

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @abdirahmanabubakaribrahim5373
    @abdirahmanabubakaribrahim5373 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh halkee kaala soo xiriiri karaa

    • @user-xo6fp1pc5g
      @user-xo6fp1pc5g 3 หลายเดือนก่อน

      Ana waan ubaahna iso sheeg

  • @maryanmireyuusuf1526
    @maryanmireyuusuf1526 7 หลายเดือนก่อน

    Asc maclin muuse kheyr allah haku xafdo waxaan kuriyooday aniga iyo gabar aqano o wada socono ayaan meel mugdi ah mareyno ohos ah waxaan doonay inanka gudbo waana igu adkatay wan fAriistay waxa iyimaaday wiil anan aqon meshii ayow iga furay waxana ubaxay iftiin weeyn isoo jawaab inshaalll

  • @jamaalcabdullaahi
    @jamaalcabdullaahi 5 หลายเดือนก่อน

    Jannadaan ku riyooday anoo jooga waana xanuusanayaa will dhaliinyaro ahna waan ahay aa guursan shaqaynna intaasaan commentkii hore ka ilaaway

    • @barooaflax
      @barooaflax 4 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay sheeysaa in jin uu jiro ee isquraan saar ama suratul baqara dhageyso adna suratul falaq badan aqri
      wlh aclam.

  • @shaadiyomaxamed5645
    @shaadiyomaxamed5645 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh

  • @wlaalek-yo6kg
    @wlaalek-yo6kg 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh marar badan ayan kula sohadly imana sojawabiin iso jawaab illhy baan kugu dharshee😢wxn ku riyoday mas cad o guriga igu xiraan marka ayu xargi iska furay o baxy wnka daba baxy ano qeylinaya o leh maski aya iga carary wuna iso noqday mrki dame ano argtidisa aad ugu farxaY maxy noqon karta iso fasiir 😢😢

  • @ganeycilmi6251
    @ganeycilmi6251 4 หลายเดือนก่อน

    Riyada ku riyoodo waan arkaaa maxaa weeye macalin muse

  • @user-rl3vi8pc2u
    @user-rl3vi8pc2u 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxa ku riyode abahay oo dhintay mar hore isgo la asayo kafan ku jiro ana an wajiga Ka shuminayo waxa ku celcelinyana aabo naxarista Jano ilehey haku siyo asiga markas wuso jeda sidi qof nool oo kle markas igu dhaha aabo WA helay naxaris Jano iifasir shiiqow ilahey ajar haka siye

    • @barooaflax
      @barooaflax 4 หลายเดือนก่อน

      abahaa dhaxal uu ka tagay miyad heshay qismahaaga?

  • @user-fw1bh7el8n
    @user-fw1bh7el8n 18 วันที่ผ่านมา

    Shiikhow waxaan rabaa in aan kula soo xiriiro xagee baan kaala soo xiriiraa?

  • @user-dr9pb9jn4p
    @user-dr9pb9jn4p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxaan ku riyooday saxibtey oo laa dakaleyso gaabr Aniga nah dagalki wan kaley waaxan kalo ku riyooday gabr Ana isku dacsanen oo safar ku maaqned oo imaatay

    • @user-dr9pb9jn4p
      @user-dr9pb9jn4p 5 หลายเดือนก่อน

      Iso jawab sheeqow please

  • @RawahaKullow-ex1kn
    @RawahaKullow-ex1kn 3 หลายเดือนก่อน

    Sh waxan kuriyodhey aniga oo cunayo cunto khaasatan khubuz waye miraran

  • @user-si6of8tb2d
    @user-si6of8tb2d 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh waxaan ku riyooday fasirta shaydaan iyo jini

  • @MaxamedMustaf-uw2ls
    @MaxamedMustaf-uw2ls 4 หลายเดือนก่อน

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    شيخ waxan raba adiga oo mahadsan inad ii fasirto riyo aan kuriyodey
    Waxan ku riyodey faras aaaa u qurux badan iyo gabar aad u caraf badan please ❤sheikh

  • @UmuSacuud
    @UmuSacuud 7 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Sheekh Waxa ku riyodaa badana haben iyo maalin markaa seexdo macalinkeyga madarisada ii dhigo aano la qoslayo maraka qaar uu idhahayo icaawi oo Ardeyda cashir igu meeri ? Sheekha Allaha ku xifdiyee ii fasir

  • @sheekeeyechannel3024
    @sheekeeyechannel3024 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhow waxaan ku riyooday adeerkay oo shiikh ahaa oo dhintay baa anoo dad ku dhex jira intuu dhankayga soo aaday isalaamay bal mxay noqon kartaa alle khayr ha ka dhigee

  • @babaaa8209
    @babaaa8209 3 หลายเดือนก่อน

    asc sheikh waxan ku riyoodey .aniga .familkeyga ii gawrica rabaa weliba la ii shegayo.sida qof cudur laga helay cml. berito waa la gu gowraca .la iga qarsaneni iii isoo jawab sheikh cabsiyaa igu jirto

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh meel si privaf ah lagaaga soo xidhiidho ma leedahay sida gmail ama whats ap

  • @hothosusu5263
    @hothosusu5263 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo waxan ku riyooday riyo aan ilaawi kari la'yahay waxay tahay waxaan israacnay wllky iiga weyn wxaa iiga lumay mobilkaaygii dib ayaan ugu noqday si aan u soo raadsado mobilka ka dib wllky ayaan ku dhahay maxaad u soomi weyday aabo ayaa wax sinayay wuxuu siinayay iyo hadalkii wllo iigu magaranayo hooyo ayaan habsiiyay waan ku ooyay indhaha ayaan soo kala qaday anoo ooyin isku xajinaya markii danbana wàan oo yay maxay noqon kartaa wllo haday xuntahay iska daa

  • @jamaalcabdullaahi
    @jamaalcabdullaahi 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh waxaan ku riyooday jannada anoo jooga lkn albaabka ka ma gelin maxay noqonay fasirkeedu fiidyowgaagana waan baadhay oo kama helin waanna xanuusanayaa shiikh leh qofka ku riyooda isagoo xanuusanaya wuu dhintaa waan arkay riyo fasirkeedu yahay cimri dheeri waanku riyooday sida ilkaha oo igasoo wada daatay riyo cafimaadku bishaaraynay waan arkay

    • @barooaflax
      @barooaflax 4 หลายเดือนก่อน

      riyadaas waxay sheegeysaa inuu jini ku jiro ee is quraan saar , intaas ayay sheegysaa ee suratul baqara iyo suratu dhah daar iyo yasiin safaad , adna adkaarta ku dadaal suratul falaq iyo naasna ku dadaal in badan aqrin.
      wlaahu aclam.

  • @YaxyeBinucabdi
    @YaxyeBinucabdi 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxaa ku riyooday iyadoo la dhahaayo qoraxda oo meshee udhici jirtay kaso bexeyso oo aan dhahaayo towbada waa hada mala xeray

    • @barooaflax
      @barooaflax 4 หลายเดือนก่อน

      riyadaa geeri ayay sheegysaa .

  • @sahrasubansuban7404
    @sahrasubansuban7404 7 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @aminacabdi8401
    @aminacabdi8401 5 หลายเดือนก่อน

    scwscwscwscwscw