Waxaan Ku riyooday ? !!! Su'aalo & Jawaabo Toos Ah (part one)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #Fasiraada_Riyooyinka ‪@RiyoChannel1‬

ความคิดเห็น • 16

  • @user-je8jf6eh2g
    @user-je8jf6eh2g ปีที่แล้ว +2

    Asc Sheekh markasta aan akhriyo quraanka waxaan kuriyoodaa anigoo caruuryaryar barayo quraanka weena iku soolaalaalabataa riyadan Sheekh ii fasir

  • @user-od3xp7jz9u
    @user-od3xp7jz9u ปีที่แล้ว +1

    Sheikh suaalah xage lagugu so qoraya

  • @sadamNayik
    @sadamNayik ปีที่แล้ว +1

    Sheeg waxan ku riyodey anige iyo bagar oo xariir naga dhaxeeyo oo jiddah isla joogno oo meesh naqala tarxiiley añago qofba boorso lacagta sacuudi ah wato iso fasir sheekh ado ma hadsan

  • @sucaadcabdilaahi7426
    @sucaadcabdilaahi7426 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxaan ku riyooda qof ehelkayga ayaa mar walba la igulee ayahay way ku sixritay wanan xanuusanahy mudo 6 sanadood

  • @mohammedabdulgadir7474
    @mohammedabdulgadir7474 ปีที่แล้ว

    sheikh waxan ku riyooday anoo dhalay 3 dex gabdhood iyo wiil iyo hooyadey oo dhimatay oo ila joogtay
    waxeyna aheyd waxqitiga salaada subax kadib waxaana ahay hooyo dhalmo joojisay bal kheyr allaha ka dhigee ii soo fasix baaraka llaahu fiik
    waxaana fooshay halmar

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 ปีที่แล้ว

    M.allah

  • @khadandualeh332
    @khadandualeh332 ปีที่แล้ว

    Shekha xagan ku so dira riyan raba inad ifasirto zakalah khair

  • @Bintihaji432
    @Bintihaji432 ปีที่แล้ว +1

    Riyada dhiig dhulka qulqulaayo sidii volcano 🌋 dhulma kasoo baxaayo ilmahayga ku korsocden anigana aan ku qeylinaayo waryaada soo carara soo kora sariirta si dhiigan lugaha idinkaga taaban maxaytahay fasirkeeda

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashllah Allaha kuxfdo

  • @xamdoXamdixasan
    @xamdoXamdixasan 7 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @xamdacawaale2973
    @xamdacawaale2973 ปีที่แล้ว

    Sheekh inta aan sexan ko hor wan warsana lacag banan ka fikirayay waxan riyoday hoyaday oo dhimaday bari hore iyada oo lacag isinaysa oo ile ku ibso waxan donayay waxan ahay gabar laqabo

  • @maqdishassan720
    @maqdishassan720 ปีที่แล้ว

    Asc waxan rabaa inan ku weydiyo riyo inbadan igu so noqnoqoto

  • @sadamNayik
    @sadamNayik ปีที่แล้ว

    Sheeg mida kle aan rabo inan kuweydiiyo wxay tahy mar waliba murug aan dhamaneynin iyo wal wal ano waxna igu dhinic ma isheege karta sawabta sheekh

    • @nimcaali8314
      @nimcaali8314 ปีที่แล้ว +1

      Laailaha ilaa anta subhanaka ini kuntum mina daalimin kucelceli in Sha allah wad bogsani

    • @sadamNayik
      @sadamNayik ปีที่แล้ว

      @@nimcaali8314 shukran wlshy illah ku barakeyo