Somaaliyey wiilka share like saara wax bey u tare wani baryaya intasu rafaadaya qatar naftiisa u galay garab istaaga wa wiil hami leh ale ha u rumeeyo aamiin insha allah qeyr baan u rajeeynay
nin khatar ah baa tahay, sheeka wada walal. Walee dalkaas nabad way dala, fiiri intaas qomiyad ee nabada iskula degan. share and like u saara ninku hawl wayn buu hayaa
Maanshalah dadkaaa ma ka heli lahayd soomaaliya adiga oo sidaan u safraya walaahi Mar hore bay aaqiiro laguna diri lahaaa dadka Kenya waaa dad wanaagsan ka waran waliba iyaga oo Muslim ahayn
Waxaad tahay qof cuqdad ka qaba dadkiisa iyo dalkisa , dadka somaliyeed dad ka gobsan inay jiraan ma amin sani waa dad is jecel oo is caawiya si walba ay isku dagaalan waa dad is jecel oo isku damaqada waxaana caan ku nahay is caawinta waad xanusan tahay allaha ku caafiyo somaliya ha noolato✊🇸🇴
Sxb Faisal nin salaad kamuuqato waa u egtahay ma macawis aa wadataa kolay waa ujeedaa inaa short xirantahay teeda kale sxb motorcycle aa kuu facan safarkaas dheer ama haday wax kuqasadaan aad kubaxsan kartaa maadaama aad maraysid dhul aadan aqoon😂
Somaaliyey wiilka share like saara wax bey u tare wani baryaya intasu rafaadaya qatar naftiisa u galay garab istaaga wa wiil hami leh ale ha u rumeeyo aamiin insha allah qeyr baan u rajeeynay
Allah god godey daan Wan dheeli jirney from reer muqdisho intii taqaano ha soo sheegto
nin khatar ah baa tahay, sheeka wada walal. Walee dalkaas nabad way dala, fiiri intaas qomiyad ee nabada iskula degan. share and like u saara ninku hawl wayn buu hayaa
Goorma somaliya sidaas ugu dalxiisayna ayadoon la kala cabsoonayn
Keep going bro waanka helay muuqaalladaada from Canada 🇨🇦
walalkey ale ha ku xafido biskiil baad wadataye is dhowr bahalo iyo dad qalato baad la kulmi karta
mansha allh sxb dhul fcn iyo dalxis ayan kula qadanay wana kugu dhirigalinaya horey usoco
That is how I start my mornings every morning.
7:58 moments like that make cycling worthwhile..
waa socdaal cajiiba wadahawsha shaqo wacan baad qabatay
Nabad tag sxb run ahaantii markad dhulka ddka deegaan daaqsimeedka kolay wa dhul Somaliyeed
Manzha allah save trip legend , From somaliland
22:16.Indeed.
Waa Wax Qoran
14:53 Ciyartan wan ciyari jirnay caruurnimadi, lakin nimankan waxay ku dareen 20 good oo kele. tayadu waxay aheyd ila lix god.
Dhulkaas oo abaara ayaan maray 2022 ilaa moyaale Addis bas ayaa kumaray
Keep going walal Masha Allah. Sikailali tuugtaa. ❤
Sxb horey u soco hormar ayan ku rajenayaaaa
Thnks br Alah ku nabad yelo
Keep going sxb faysal from Laascaanood
Wll calanka hdad kubadali lahayd midki somalia sharaf bay ku ahan lahayd
Maanshalah dadkaaa ma ka heli lahayd soomaaliya adiga oo sidaan u safraya walaahi Mar hore bay aaqiiro laguna diri lahaaa dadka Kenya waaa dad wanaagsan ka waran waliba iyaga oo Muslim ahayn
Guul gobanimo
Waxaad tahay qof cuqdad ka qaba dadkiisa iyo dalkisa , dadka somaliyeed dad ka gobsan inay jiraan ma amin sani waa dad is jecel oo is caawiya si walba ay isku dagaalan waa dad is jecel oo isku damaqada waxaana caan ku nahay is caawinta waad xanusan tahay allaha ku caafiyo somaliya ha noolato✊🇸🇴
Amazing content keep up👏🏼
wad mudantahat sxp
Ciyaartaan waa ciyaar duug ah waana dhaqan soomaaliyeed waxaana loo yaqaan godadoow.
Duurjoogta iska ilaali waxaan maqlay Kenya 🇰🇪 libaax ka buuxa
Ciyaarta jaraha laha soomaalida kaliya ku aqqaanay
Faysal waxaad u baahantahay camera stabliser... Your movement is too much and too sudden...
❤❤❤❤
Hore u soco sxb
Save trip brother waxa badan kaa baranee ❤❤❤
Calan soomaliyed qado ama adeer af sawahli ku hadal
Legend nin lagu dayan karo waan jeclahay videoyasha
Mashallah saxib somalinimada koruqaad❤
Waan ku guda jiraa brother
Save journey bro samo ku tag
17:50 All that green and fertile land doesn't seem to be benefiting the residents, same story all over Africa.
MashaAllah save j
Asc walal xagee kutukataa intaas waad socotaa bal isheeg adigo raali ah
Manshaalah legend keep going
bro go to Kiina isiolo
Waa dhul aad u quruxbadan,
This game play only somalilander
Adhga 15-16sanno jirro Ayn kuaaqaanay-safarr darran ayaa kjirtaa_hesta daa hal_abuurkaaga aan kafaidheysanne
Luuqada waxba kama aqaan lakiin wei kuwan baan ka mid ahay😂 legend
Una sauti Tamu 😂kama nyoka 9:11
😂😂
Oo su‘aal NFD soomaali kaliya inay dagganyiin ayaan moodayay, sida kilalka shanaad ee Ethiopia, miyaa ladeegaameeyay.??
Sxb Faisal nin salaad kamuuqato waa u egtahay ma macawis aa wadataa kolay waa ujeedaa inaa short xirantahay teeda kale sxb motorcycle aa kuu facan safarkaas dheer ama haday wax kuqasadaan aad kubaxsan kartaa maadaama aad maraysid dhul aadan aqoon😂
Sxp bangaladhesh ki maharay
HORAY U SOCO MASUUL
Garbatuuula, waxaa isoooxasuusisey the famous primary story books the Ghosts of Garbatulla. 😂legend , safe journey bro, #from idiot 003😂
Netka halkee kaheshay
Ziyolow waa dalqurxon dhulka somalidu dagto
Ciyartz afka somalida wax lo yaqaana ” riyo ka dhalis ”.
4:40
Duurjoogta ka taxadir sxb
war Feysaloow Baaskilka yaa lagaa xadin intaa Jarta dheeleesid😃
🤣🤣🤣🤣👋
Somaliland ayaan kaa daawanayaa maanta oo jimce salaadii casar la eedaamayo
Markaad halkan imanayo talo ahaan ha noqoto bisha 3aad afaaraad waqtigaas ayaa jawigu ugu fiican yahay
sxb mesha miya sia u nabad ah mise adiga geesi ah
wn ku rexeystay vloggan wn kula socda from today
keep going bro
Gobolada aan safe ka aheen waay3 meshan. Isaga geesi eh.
Godadoow ayaa la yoraahdaa cuurka la kicinayo
Odayga agtaada fadhiya daroogo ayuu isticmaalayaa kkk
❤
Camera ma wajigay kugu xirantahy sxbb
Haa
Geela maturkanadaa dhaqato😂
Moyale kugu sugayna zxp
Camera ma wajigay kugu xirantahy sxbb