#Godka_Jilicow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 147

  • @yusufgxash
    @yusufgxash 9 หลายเดือนก่อน +7

    Mama sureer abshir MashaaAllah she is very hardworking.

    • @sahromohamed194
      @sahromohamed194 9 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊 to

    • @Nuru637
      @Nuru637 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@sahromohamed194🎉🎉😂🎉😂❤😢😢 Cq

  • @rukunruk8055
    @rukunruk8055 9 หลายเดือนก่อน +7

    Your history tuch my heart ❤ 💙 💜 💖 deeply that times you talk about 👄 1974 I was 4 years but I remember everything happened 💔 now iam tears my eyes I'm not your calm so now had many history what is happened your calms asabiru jamiil may Allah bless you and your calm
    Aad iyo aad yaan Dr.juxo kuu salamanca thank you

  • @deeqaadam9335
    @deeqaadam9335 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah habaryartay rabigeey ha ku xafido

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 9 หลายเดือนก่อน +1

    ما شاء الله تبارك الله
    Waa qiso cajiib ah oo u baahan in la qoro si ay dhalinyaradu wax u uga barato. Karti iyo samir iyo aragti fog iyo aqoon.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 9 หลายเดือนก่อน +5

    ASC mashaa Allah mamada waa very brave❤. Wll please 🙏 sheekada billow illa iyo damaadka inoso diig. Mahaad sanid🙏

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshaa allaah sureer abshir Hamaan 😍

  • @nellyglittery356
    @nellyglittery356 9 หลายเดือนก่อน +1

    Odeygeeda Garyaqaan Dhuxul wuxuu ahaa Habar Yoonis, Muuse Ismaaciil

  • @cumarsheikhahmed2785
    @cumarsheikhahmed2785 9 หลายเดือนก่อน +5

    Geber nool ayeey ahay
    Maashaa allaah

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 9 หลายเดือนก่อน

    Waa wax jiray Hooyaday alaah rabulcaalamiin ha u Naxariisto ayaa lagu sameeyay.

    • @farhanabdi1102
      @farhanabdi1102 8 หลายเดือนก่อน

      Asalaamu calaykum sureer abshir ilaahay Haman ma dhimatay ilaahay ha u naxariisto waa haaryartay wara kama hayo adoo raaliya

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 9 หลายเดือนก่อน +5

    Sababta ay sidaas u yeeleen waxay ahayd inay ka baqeen aqoontaada iyo runtaada. Eedo geesi baad noo tahay. Wakhtigani waxa ay ahayd wakhti madow qof kasta oo aqoon leh ayaa la xidhay sida walaalkaa General Abshir iyo ina adeerkaa sidoo kale aabahay Avvocato Xabeeb.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 9 หลายเดือนก่อน +4

    Siyaad Bare InshaAllah maxkamadda Allah u koray. Allah aa cadaabaayo ama cafinaayo

    • @alihassan-qz7jm
      @alihassan-qz7jm 9 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 9 หลายเดือนก่อน +1

      Adigaaba hada cadaab ku jiro iyo somalia oo dhan.

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 9 หลายเดือนก่อน +1

      Unlike you, Soaking up the good vibes in the USA! Loving every minute of it

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 9 หลายเดือนก่อน

    Alaahu rabulcaalamiin ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin aamiin Alaah

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 9 หลายเดือนก่อน +6

    Jilicow AUN Maskiin uu ahaay

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 9 หลายเดือนก่อน

      Mujrim dadka Jidhif dol ku sameeya ayuu ahaa. Ilaa jahanam.

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 9 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf waxaan u guursaday difaacii uu difaacay ninkii Cabdirashiid dilay,Illaahow qof wax bartay iyo of jaahili kala dheeraa.Illaahay haku dhawro Eedo.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 9 หลายเดือนก่อน +4

    Habaryertey surer abshir haamaan

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 9 หลายเดือนก่อน

      Waa haryertey hoyadey ina habreded runa ayeeyo dhuux shire guure iyo nuura shire guure baa kala dhaley

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ruqiyo ilaahay ha u naxariisto

  • @idrisjumale4963
    @idrisjumale4963 9 หลายเดือนก่อน +7

    Gaas, waraysiga Sureer Abshir Haabaan waa mid aad u macna badan. Fadlan qayb labaad ka samee.

    • @rukunruk8055
      @rukunruk8055 9 หลายเดือนก่อน +1

      Inad Allah 2 waan lasocon

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 9 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahayow aabeheey unaxariiso
    Ammiin yarabi Ammiin yarabi Ammiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatimajama7667
    @fatimajama7667 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah mama sureer waxaan ku faraxsanahay ina tahay maamo wanagsan si fiicana iiso dhawaysa mar kasta wan ku faraxsanahy in an sxb kula ahay

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan wey itsabatay
    Dalkeenna soomaaliya weligii cadaalad ma helin
    Dadka kuwa wax bartana waa la ciqaabi jirey
    Gebedhan allaha u naxariisto labada daarood

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 9 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah maamo alle haku dhawro

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 9 หลายเดือนก่อน +5

    Iyadoo taageerta mareexaanka baan adisababa 1996 hotel national iyadoo london ka timid in ay safiir ahayd ama qunsulka Uk.

    • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
      @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 9 หลายเดือนก่อน +2

      Hada Ma nooshey Gabadhani xageese Ku nooshey Mhdsanid

    • @dianadd12345
      @dianadd12345 9 หลายเดือนก่อน +1

      London iyo garowe ay ka dhaxeysaa

  • @hiradhirad1514
    @hiradhirad1514 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subeer ma ahan magacu ee wa sureer

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 9 หลายเดือนก่อน

    Dawladii Siyaad Barre MJ waa laysay dumar iyo rag laakiin cuqdo
    Cidna kama qabaan. Siyaad barre ilaahay ha unaxariisto wax dhaama lama hayo.

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waa story aad u qiimo badan part 2 baan sugeyna new subscriber 🎉

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b 9 หลายเดือนก่อน +3

    qof walba halka uu kafakarayo ayaa soo jiidanaysa aad waxa iisoo jiitay marky soo gaarty kahadalka akhriskeeda iyo inaanay ka caajisin aqoonteeda

  • @143-k1d
    @143-k1d 9 หลายเดือนก่อน +7

    somalia weligeed xaqdaro aaka jirtay dadka sharci daro aalagu xiri jiray yaab ilaa hada waa sidii

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa quraanka u aqrinweesay asagaa kaaga fadli badnaa

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sureer

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 7 หลายเดือนก่อน

    Feynuus sheekh daahir walaasheed miyaa?

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 9 หลายเดือนก่อน +2

    Man sha alah

  • @khaaliahmed5088
    @khaaliahmed5088 9 หลายเดือนก่อน +4

    Asc ader waxan ka codisan in aad noo soo badiso waresiyada oo kale mamada waxan u rajena cimri dher iyo cibado suban

  • @quumanh5413
    @quumanh5413 9 หลายเดือนก่อน +8

    Sheekada bilaawgeeda keen tankale godka jilacoow ma aheeyn xabsi sahlan ee micnaha loo xiray maxeey tahay

    • @ashamuse8794
      @ashamuse8794 8 หลายเดือนก่อน +1

      qabiil baa eedaday Sureer Abshir Hamaan lagu xirey qabiilkeeda Mj waalayska xiranjirey

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 9 หลายเดือนก่อน +3

    Majeerteen

    • @azizaali6113
      @azizaali6113 9 หลายเดือนก่อน +4

      they r the only brave and wadani no other clans has any historic like that genius

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan abshir iyo maxamed abshir oo madax ah bay la dhalatay

    • @ashafarah6052
      @ashafarah6052 9 หลายเดือนก่อน

      Hassan iyo Mohamed walaalo ma,aha waa isku qabiil waxay la dhalatay Mohamed Abshir haabaan

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 9 หลายเดือนก่อน +3

    Subeer miyaa ladhaha mise sureer

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maanaa waalan misa cadan baa laga heesayaa.

    • @ashafarah6052
      @ashafarah6052 9 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ka wadaa

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 8 หลายเดือนก่อน

    History aan kacaankii ahayn malihidiin miyaa?

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 9 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaalida halmid ayey ku xunyihiin waa dad cadawga magansado madaxda kuwa sheegtana xalaal maahan

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 9 หลายเดือนก่อน +4

    MW Siyad Bare Illaahayow
    Janatul Fardowsa Ogubishaaree
    Ammiin yarabi 🤲🤲🤲 Muslimiinta
    Dhanna Illaahayow unaxariiso Ammiin Yarabi 🤲🤲🤲

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 9 หลายเดือนก่อน

      Haddaad ninkaas qolo ugu ducaynayso adigay ku jirtaa....!!!!!!.
      th-cam.com/video/amAhHu8TPoo/w-d-xo.htmlsi=JWclLhWH4884hNu3

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY.

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      FAQASH

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 9 หลายเดือนก่อน +1

    Rossa,ogadeena italian dhaleen Ville juife94 paris ayaajirtey
    Mse waa Rossa kale Waxayna ahyd Islaan

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 9 หลายเดือนก่อน +1

    Subeer?? Or sureer

    • @dianadd12345
      @dianadd12345 9 หลายเดือนก่อน +2

      Sureer

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 8 หลายเดือนก่อน

    Tolow beri samaadka ay dadka qaar noodheegaan halkee yaalay ma waxaa haystay dadka bilaa fekerka ah waa tanoo qofkii hadlaba la xirayee.

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 8 หลายเดือนก่อน

    tii lagaa soo dghawaystoooooooooo dooqoo jecladayoo iyaa familyyyyyyyyyy sahrascadayyareey familyyyyyyyyyyyyyyyyy system iyaa mudo

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 9 หลายเดือนก่อน +2

    Labo gaaloo kala fikir duwan oo is haya fikirkoid baa umadii laga buuxinayaa ,

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 8 หลายเดือนก่อน

    jileecad ma ihi cadceeddumaroo n yariiseeey

  • @FosiaDahir-qd9un
    @FosiaDahir-qd9un 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waar wllo sureer abshir muuse iga caawi sidaan tell keeda u helo

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aabo maxamad siyad bare ilahow kuu naxariiso

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiin yaa rabb.

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      FAQASH

    • @xamdixirsi603
      @xamdixirsi603 9 หลายเดือนก่อน +1

      Afweyne naxariis helimaayo aabay wax aan jirin buu ku xiray 12 sano oo caqdaraa

  • @hawal1287
    @hawal1287 9 หลายเดือนก่อน +2

    dab hadi an la demin wuu faafayaa , xaq darradana hadi aan la joojin wey sii badata. kuwi waagaa joogay dhibki ay geesteen baa sii batay oo tan hada na haysata waad aragtaan , dabki waa faafay hada

  • @hawal1287
    @hawal1287 9 หลายเดือนก่อน +1

    maxa lagugu diray walaal

    • @abdullahiaweys3197
      @abdullahiaweys3197 9 หลายเดือนก่อน

      Qabiilkeeda awgiis warku laba shub miyuu kuugu dhacy 😆

  • @Umulkhyr-gj6ok
    @Umulkhyr-gj6ok 9 หลายเดือนก่อน

    Sheer

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 9 หลายเดือนก่อน

    Subeer mise sureer😅😅😅

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano9513 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mama anigoo ku ixtiraamaya hadana nin wax dilay oo aad adiguba qirayso ninkan difaacayay in aad faan ka dhigto sax maaaha .🙃🙃🙃

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 9 หลายเดือนก่อน +9

    Maxaa mamada lagu xidhay ma waraysi hora jiray shekada dhexda ka bilowden waku warernaybe

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu akbar

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 9 หลายเดือนก่อน +1

    Islaantu ma reer mudugbaa

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 9 หลายเดือนก่อน

      Waa reer hobiyo😂😂

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      Reer Garowe weeye, hoboyo iyo mudugbay xukumu jireen.

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee diplomat kunoqotay markii dambe?

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 9 หลายเดือนก่อน

    Sureer hadii waxaa aad soo martay oo Afweyne waxaa ku baday maxaad markaad ka shaqaynaysay safaarada London maxaad taageerayaasha SNM ula dagaalamayaa jirtay khaasatan dumarka.

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      iidoorka nina maynan rabin.

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 9 หลายเดือนก่อน

      Dabcan dowladay u shaqaynaysay marba haday safaarad jogtay

  • @Silent2020
    @Silent2020 9 หลายเดือนก่อน

    8

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaa iswediin mudan maxaa Aabbahaa lagu haystay oo denbi ah oo aabbahaa sameeyey? Adiguse ma waxaad u hadlaysaa waa aabahay oo khalad ma lahayn?
    Waxaa ilhaaahay sw kitaabkiisa noogu sheegay haddii aad wax sheegaysaan runta iyo cadaalada ha ka tagina.aabahaa ma mcsuun buu agaa.

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 9 หลายเดือนก่อน

    Yaahuu sababta laguu xirey maxey aheyd adigana xoolaha dowlada maa dhacdey hee yaab waayee mise qaran dumis maa aheed fii shay

  • @sadiaabdulahi6311
    @sadiaabdulahi6311 9 หลายเดือนก่อน +5

    Maxaa wixii dhacay loo daba socdaa hadaad dad iyo dal midna lahayne maya laga hadlo waxa hada taagan

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 9 หลายเดือนก่อน +3

      Wixiii dhacay wixii keenay ilaa la xaliyo tan maanta waxba lagama qaban karo

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 9 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa loo daba socdaa waa taariikh dhacdey waxbaa laga bartaa

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 9 หลายเดือนก่อน +3

    Aabahy sidaasaa loogelijirey kacanku inkaar buu qabey,maalin walba buuweyn iyo laanta buur xabsi layiraahdo aya lageeyn jirey maxkamad la,aan 1sano

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 9 หลายเดือนก่อน +2

    War maxay tahay sheekan madaxa go an ee meesha ka socota.

  • @easky363
    @easky363 9 หลายเดือนก่อน

    AFWEYNE EEY 🐕 🐕

  • @farduusahmed6171
    @farduusahmed6171 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sidaa ooy tahay dawladii siyaad Barre hogaaminayey soomaali Kama horayn kamana Danbayn

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      FAQASH

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga daarood ha ii kala saarin

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 9 หลายเดือนก่อน

      Calm down.

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 9 หลายเดือนก่อน +1

    War waxaannu Inka qorno noo sheega marba meel ha u boodine arrintan ma fahmin bal iswaafijiya ninka iyo haweneyda haddalkoda Yaa ila arkay

    • @abdullahiaweys3197
      @abdullahiaweys3197 9 หลายเดือนก่อน

      Adiga maahee inta kale waa wada fahmeen wadar iyo waaxid kee waalan marka 👎

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaba way jiraan guulwadayaal magacii uun baa loo bedelay NABAD iyo NOLOL

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 9 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxwayneyaal aan ku mashquulin xoriyada HADALKA IYO RAYI CABIRKA MUWAADINIINTA
    WAXAA UGU WANAAGSANAA
    1- AADAN CADE
    2- Sh shariif Sh Axmad
    3- cali mahdi oo hor istaagay jeneral caydiid si aan Somali dictator danbe uuna u qabsan
    4-Xasan Sh maxamuud
    Somali aan mudullood madaxwayne u ahaan lahayn
    Way isku baabi’i lahaayeen

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 9 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk
      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      Allaha jihadu Kaa lunsan tahay
      War dalka DULIGA kadaaya

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qof kasda oo mucarad ah oo dawlad ku ah waala xiraa hada fiiriya maamulka hargaysa wuu xiraa cid walba oo diidan ama hadasha waa wax aduunka ka jira malaha waa majeer deen duqdani aya ahaa mahbar ee waagas

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 9 หลายเดือนก่อน

    She said kow iyo toban (not toban iyo kow).....!!!!!.

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 9 หลายเดือนก่อน +2

    Nin kii mahbar ka ahaa waaye wariyahu waxaan maqlay dad badan oo mareexan ah inuu laayay ilaahay baa se og haday rundahay aqiro war baa jira mida kale dawladii markay rijden mj hawiye waala ogaa day mariyeen 1991 saas lee igu filan ani

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 9 หลายเดือนก่อน +1

      Guntu ha iska hadashee
      Gobtu maxay leedahay
      Mareexaan Xanuunsan
      Oon Kala garanayn kii dilayay & kii Kuu dagaalamay ee maalintii Mareexaan Kaa cararay Ku badbaadiyay oo Xaajiya khadiija Soo badbaadiyay miyaad 1991 Ku caayaysaaaaa
      Allaha Ku Soo hadeeyo

    • @AyaanJama-m4m
      @AyaanJama-m4m 9 หลายเดือนก่อน

      @@SkyStar592 gun adaa ah sinsibaarad ah

    • @AyaanJama-m4m
      @AyaanJama-m4m 9 หลายเดือนก่อน

      @@SkyStar592 sin sibarad xanuun san hhh

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@AyaanJama-m4mMIDGAAN MARIIXAAN

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂taariikh Ka samaysanaya reerknaa hahahha😂😂😂

  • @mahamoudsheikh8938
    @mahamoudsheikh8938 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan uma bogin,godka jilicow wuxuu hoos imaan jirey nssta(nisa)guulwade maxaa keenay meesha

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

  • @ubax3018
    @ubax3018 9 หลายเดือนก่อน

    Maamo dawladii kacaanka
    Waxeey noo astureeysey ceebta
    Soomaali 21 sano sharafbey lahaayee mucaaradow 33 kadib
    Maxaad nooqabateen dalkeenii
    Soomaaliya burbur abaar qaxooti gaalo iyo qaniis baan dhaxalney

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      AFWEYNAA soomaali burburiyay.

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 9 หลายเดือนก่อน

    Adeeradaada ayaa ku xiray ee hada shib iska dheh

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      AFWEYNE ADEER MAAHAYN. ABOOR BUU AHAA.

    • @HALIMO-e7o
      @HALIMO-e7o 9 หลายเดือนก่อน

      @@easky363 soomaalida waa qurun sigan ayey rabaan BURUNDI IYO XASAN DHIIQO IYO LAND LAND IYO CALAMO GOORGOORADO AH OO BADAN

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 9 หลายเดือนก่อน +2

    Habaree maxaa Siyaad Bare Ka danbeeyay in la waayo Dal iyo dad aaway Caruurihii Agoomaha ahaa ee haystay Daqtarada iyo wax barashad bilaashka ah aaway dadkii duqoobay ee Goblanka ahaa ee Ku noolaa Nabad iyo dariska markii Gabadh iyo Hooyadeed meel lagu wada koray weli ma dad baa Ka nool Kuwii dalkayga dumiyay oo maalinba Habar iyo Oday tactac ah in la waraysto.

    • @MariamElmi-b3f
      @MariamElmi-b3f 9 หลายเดือนก่อน +1

      Saqajaan ayaad tahay faqash afweyne ka hadh ah 😡

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@MariamElmi-b3f
      Ruuntad didan maxah kadabey siyaad oo inkabah kadaran siyaad oo dadkah khalijiray oo gabdhaha iyo dumarkanah kuftatan xamar oo dhanah fikhatan
      Markah mahilmatay sidad ugashen malintuh kabaxay siyaad dalkah ood khabilkah

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 9 หลายเดือนก่อน +1

      Diirato dhalatay siyad gadashiis bad iyo bari.

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 9 หลายเดือนก่อน

      @@maryamadam6932
      Wakuwan matah lagah kin weyey dhulkih dadkah eylayen iyo guryih ooy layihin anagah

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@MariamElmi-b3f
      Sakhajan waxa ah uwah fikhday oo cunay hadidih shacabkah oo xarantah kadharagtay bah ah saqajan muryan ah dalkih sidih rakay kadhigay wayah siyad dad iyo dal nabad ah buh katagey 30bad babisen casimadih muqdisho
      Markah inmah banah inad hadashan cebtinah udunki bah inkah yabay sidad ugashan xamar
      Markah wabah indhamey hudugih iyo tugsigih oo bankey ulah ban dagalkudih oo ismah burin casimadudih
      Markah xamar waxad kunokhotan aboor an waxabah rabin dad iyo dhulbah ee iskah amusah cebtinah oo hadal idimah baneh
      Markah somaliya hanolato

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 9 หลายเดือนก่อน

    Qudhmis hore

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 9 หลายเดือนก่อน

      AGOONTI KACAANKA

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      NAARTII AFWEYNE ALLAH KAGEEYO. 10 WADAAD BUU DILAY, QURAANKII SURA NISA BUU BADALAY, KHAMRIGUU CABIJIRAY

    • @easky363
      @easky363 9 หลายเดือนก่อน

      Wacaladii kacaanka