Si Imaaraadka loo Qanciyo miyaa magaca Xerada Gen, Gordan magacii Jeneraalka Somaliyeed loo badalay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Imaaraadku waa kuwa Burburiyey Yemen, Suudaan, Somaliya iyo Falastiinba!

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ina suban sabriye waa shiiisheeye jecaylyahay

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahayow xasan dalka ka qabo si deg deg ah aamin aamin aamin muuse baan habaaray waan tegey xasan isha alaahi dhaqso buu u tegayaa

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    imaaraad maaha somaali mana dhicikarto hadaay dhacdana waa khayaano kharan waana lugu xisaabtimi doonaa yaahuu alle magan

  • @SaciidBulshaale-n1v
    @SaciidBulshaale-n1v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan waa ninkii gabdhaha soomaaliyeed Gatay soomaaha markahalsyaabin dantiisuka arkay soomaalina dankamaleh

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan culusaw
    Fedexadi makarto
    General gordan allaha unaxaristo dhamantod

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    sxb ma ciidan qaran baa jira waa wax wada qabiil uurka uga buuxdo hadaay ciidan qaran yihiin dalkaay bad baadin lahaayeen waaa mooryaan

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa khiyaano qaran xasan allaha ka qbto Somalia asaga axmed madoobe waa sixirole

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilkii askariga somaliyeed ahaa ee ku laayey carabtii imaaraatka ahayd ,waxa uu wiilkaa somaliyeed ee askariga ah uu ka gadooday waxay ahayd bahdilka ay carabtu ku hayeen askarta somaliyeed, ilaahay ha naxariisto halyeygaas somaliyeed ee diidaday inay carab ku bahdisho wadankiisa

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Imaaradku waa kuwa burburiyaye Yamaha Sundance soomaaliya iyo falastiin asagaa dalkii iyo qaeradkiisaba xasan tuug kagatayex masar turkida yuhuud😊

  • @snw9257
    @snw9257 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdulaahi wadanka Somaliyeed dhalinyaro aya maali iyo haben naftoda uu huray walina uu dhimanaya . Dhalinyarada Somaliyeed qabiil aya lo adegsada ,

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good job 👍

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaa ubaxaya xayaewankas hawiye xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Imaraad wey taqaana Xasan Sh

  • @FartuunCadey-f1v
    @FartuunCadey-f1v ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka somaliyed allaha ka qabto gurgurte

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dubai hawiye aye edeb uyesha nacladas qaniskas soxira tukgas xasen xollo ❤

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa gorden waxa uuraba Dubai iin uu lajishiyo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas qaniskas foshaxun dilla kujihada xasen xollo xayaewankas nacladas tukgas foshaxun

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali RIP 🇸🇴😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @FartuunSugaal
    @FartuunSugaal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Awilo-z1m
    @Awilo-z1m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiikh wadani maha cid nimatay dhafi wayey qof nool ma udahaya war la taliye male miya

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan dhiiqo waa khaa’in alwadan,waa in maxkamad militari la hor istaagsho

  • @madinamusse5141
    @madinamusse5141 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maantay waxaan aragnaa in Xasan Sh Waalan yahay.
    Lacag buu siistay waa in aan laga aamusin, ciidanku kama fiicna General Gorden waa in ay mudaaharaad sameeyaan.
    Waa ninkii ugu xumaa oo Soomaali soo mara.
    Kani taarikh madow buu nooga tegaye waa in ciidanku istaagaan

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xerada wuu gaday xasan , waxaad gadatidna adaa iskaleh marka imaaraadka iskaleh waxay rabaan bay kuqorayaan

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan luga qalooc wax kaluu soo wadaa, intuu dhow yahay dalka ha laga badbaadiyo

  • @hassanabtidoon5574
    @hassanabtidoon5574 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qumaya ku cuntay ilahay kan umada ha qabto qof kii xasan inuu somaliya u shaqeynayo umaleynayay waa kaas

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madhacayso yay driving arinta somaliyey kadhidhiya arintah

  • @truthafrica288
    @truthafrica288 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sad truly sad

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan kun ceeb ah iyo fadeexad badan ayuu sameeyey laakiin beesha hawiye wax walba waynaa aamusayaannhaddii uu farmaajo samayn lahaa waxa uu xasan sameeyey muqdisho oo dhan bay gariirin lahaayeen talow ma janno ayey ku galayaan cajiib.

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh 😂

  • @SiidiMaxamed-dd8oc
    @SiidiMaxamed-dd8oc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa ganacsi 1000 kun dollar ayuu ku qaatay

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma xasan dhiiqo miyaa cebi karta waxaa ugafican laalushka uqadanayo

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    OMG 😳 waa dhaqankah moryantah xamar kk odaygu mel walbah waa galay kk odaygu waa dhiqaystay

  • @madinamusse5141
    @madinamusse5141 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadeexad uma harin Xasan maalintii qabiuraha fagtay buu dhintay rajo dambane ma leh cuqubuu qabaa

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUDANE, XASAN WAA MAXAAN
    CUNAA EE MIYIR KALE MAQABO😮😮😮😮😮😮 SHARCI IYO DAWLADNIMONA AGTIISA WAX KAMA AHA EE WAA DAYDAY.

  • @RuqiyoAxmed-p9g
    @RuqiyoAxmed-p9g 55 นาทีที่ผ่านมา

    Waa ayaa daro

  • @SiidiMaxamed-dd8oc
    @SiidiMaxamed-dd8oc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa munaafaq

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan jaajuus how low can he go!

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan Sheikh Imaaraadka ayuu u afduuban yahay iyo Israël,faro ayay ka hayaan ma diidi karo amarkooga,ciidanka qarunku waa in ay badbaadiyaan wadanka

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Carabaka waxa uu wasaya xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas qaniskas foshaxun dilla kujihada nacladas tukgas foshaxun

  • @xuseencabdulaahi114
    @xuseencabdulaahi114 54 นาทีที่ผ่านมา

    Imaaraad wadamad uu dhibka uu ku hayo wa suudaan iyo liibiye iyo suuriyo uu hadd ku yiri bishash waxaa kale yaman

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asagey dhibee xasan dawladna kuma xad gudbikarto axmed iyo deni hadana madhalan ee waakahoreyaan mana dhibeyso axmed iyo deni ee dhibaatada waxay kusoonoqon beelweynta uu kasoojeedo xasan xabaale qote oo aan muqdisho ma ogiye aan heysan meelkale oo ay uciirsadaan iimaaraad waa isyaqaanan deni iyo axmed itopia iyo deni iyo axmed waaa isyaqanan ee xasan iyo beeshiisa way lushaan rag rag,dhalay ayaa maamulanaya hadaan lahelin rag ukaca muqdisho weykudeyn beelweynta ku abtirsatan waa laga faramarojin ninka harkeyso kayimid jilib waxuu kutababaraa oromada ,iirstooga ,laga keeney suudanta koonfureed , waxaa wada shaqeeya xalane iyo raga metala waqooyiga oo maalin walbo isa soosawirayo deentii ,dawlad hebel waa naga cafisay, raysalwasaraha waamaqanyahay, anaa masuulah waxay dhahaan xasano baabi i waxii ladhisay ama ay dhistey dawladahii hore,, maalinkasta qabiila magacod ,abtirsimo somali iskolka barashada somaliga ,dadka itopianka , waxuukafuranyahay hargeso

  • @baderiMahamed
    @baderiMahamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War balwano xsan shekh ma cafimqaba mase san aya kadha

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk ciidanka qaranku xagee kunolyahy waa wax lazweydinayo ciidan qaran majiro dawladna majirto ee khiyaliga halaskadayo

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War balwaanoonoow ninkaan waalan la
    Ma karaayo

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 46 นาทีที่ผ่านมา

    War waxaan sixirka kushaqayesta dhankastaw xasan xilka isgadaga umaqalmo hawiyaha uusheganayo xasantiftifwuxuu qabaa cudur daarood waaqabyaalad iyo😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😊

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan ess jaahil

  • @BoonkaSaney
    @BoonkaSaney 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhhh doqonoow adeerka ka xisho

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk 😂😂 cidanka kormay somaliya celatay cidan qaran 😂😂😂😂kkkkkkk

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    calooshiis u shaqayste mujrim munaafaq dhagar qabe xasan gurguurte xasan dhurwaa haduu asgari somaliyed oo Taariikh fiican lahaa saaxada ka tirtiray oo booskiisa geliyay nin carbeed oo shisheeye ah waaba meelsoke taasiye xasan dhurwaa saw maaha mujrimka dhagar qabaha ah ee dabargooyay ku dhowaad 40,000 oo ciidamadii XOOGGA somaliya iyo saraakiishoodii ee iyaga iyo hubkoogii argagixisada u loogay???😡😡😡

  • @hantidhowr8252
    @hantidhowr8252 2 นาทีที่ผ่านมา

    Been ayuu iska dhaadhicayay xasan sheekh

  • @nadiir8762
    @nadiir8762 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaa la haaya video xasan shiikh oo leh dalkan waxan dimokarati ahayn oo ka hirgalaya maleh xasan munaafaq waxuu iloobay inuu islam sheegto uu wajisa dhulka dhigo xasan munaafaq aqli malah

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 58 นาทีที่ผ่านมา

    Aby axmed Sababta UU leefleef Ka Ugu bilaabay wàa axmed madoobe dartiis Waxaana suurtogal AH Inuu baddii LA ISKu haystay faraha Ka Qaado