Masha Allah inaa xaninyaha qabto aan rabey dad badan aan ka arsan karo oo dhulka la geli karo noloshaada. wax badan aa kaa faa iidey sheeq masha Allah thanks
Wlhi aniga dhib aya igu dhacay Ay yartay inay u adakystan dadka asagay ah Lkn Alx ilahay aya i waafajiyay inan samro wanan samary qadarka ilahay na wn ku qancay Weligay qof ugama shekaynin dhibkyga ehelkayga un ba ogaa Ilahay ayan dhibkayga u shgan jiray ilahay swt wuxu i waafajiyay Inan cibadadisa ilaaliyo mrkastana an u mahd celiyo Oo an ego dadka iga dhibka badan Markas an alle u mahad naqo oo an baryo markasta Alle Swt,runtii samirkasi wuxu dhalay In alle swt dhibkii iga dulqado Alx wanan cafimday indhaha ayan Wax ka arki wayay oo i diciifay Dhakhtiirtuna wxy dhahen wxba lagama qaban kro lkn alle wa iso celiyay aragtidii alx Wllalayaal ogada hadii an ilahay Toos uga xidhnano oo an barino Dhibka iyo xanunada ina haysta Ilahay u shegno Habenkii xiliyada danbe kacno Qiyamu layl tukano alle barino Wlalayal dhakhatiir wlhi maynan u bahaneen ilahay isaga ina dawyn laha swt lkn yaqiinta inagu yar Khaaliga ma Aminsanin lkn makhluuq ayan Aaminsan nasiib daro
Wllo anigu ba sido kale wan indho beelay wxa la I adeegsaday sixir 3 sano iyo badh ayan la dalaa dhcayay xanunkas indho la,aanta wan iska samaray ilahay swt Hal daqiiqo kama cabanin qadarkiisana wn ku smaray Wanan qaatay weligay qarabsdyda I og moye qof ugama sheekynin Ka bacdi waxn bilaabay inan habenkii 3 habenimo salatul layl u kaco ilahay baryo digiriga badiyo saliga nebiga an badiyo wxn akhriya maalin walba suuratul baqarah hada aragygii 100%80 Akx wu iso noqday inta iga Dhiman ilahay aya iso celin donaa insha allh Wlalayal iso duceeya
MashaAllah laaquwata iIaabilaah Ilaahay sheekuna Ha ku Saro miisaanka Xasanaadka,Hana na garansiiyo xaqa iyo camal UUNagu Jeclaado,how naxariisto dhamaan Muslimiinta kuwa dhintey iyo Book,Amiin has Rahul Calaamiin.
Sorry to be off topic but does someone know a tool to log back into an Instagram account..? I was stupid lost my account password. I appreciate any help you can offer me
illaahaw sabar jamiila isii yaa arxamu raaximiim
yaa Allah Ilaahow naga dhig kuwa sabra dhinackasta yaa Rab Allaahuma aamiin 🤲🏽
ilaahow naga dhig kuwa saabbiriinta yaarabi Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahuma Ameen
Shukran yaa sheikh 😭😭😭 Jizaakallahu kheyr illahay hana cafiyo oo samir iyo dulqaad ha noo yeelo inshaa Allah
Sheekh khaashici waa mid kamida culimada naxwaha ugu yawaana culimada islaamka
Hada soomaalida maaha islaamkoo dhan
InTa sabarTa AllaH Ha usiyaadio Sabrkooda InTa aan Sabirina AllaH Hak arsaaqo Sabar Waasica🤲🥺
Masha Allah inaa xaninyaha qabto aan rabey dad badan aan ka arsan karo oo dhulka la geli karo noloshaada. wax badan aa kaa faa iidey sheeq masha Allah thanks
ثبتك الله وإياكم وجعلك من الصابرين
Maasha allaah illaahoow culimadeena noo daay illaahoow sabarkeena badi aamiiin
Masha Allah tabarak Allah shukran sheikh jazak Allah kheir
Ilaahayoow sabir iyo dulqaad baan ku waydiisanayaa, ilaahayoow ha iga dhigin kubad garoonka shaydaanka taal.
Wlhi aniga dhib aya igu dhacay
Ay yartay inay u adakystan dadka asagay ah
Lkn Alx ilahay aya i waafajiyay inan samro wanan samary qadarka ilahay na wn ku qancay
Weligay qof ugama shekaynin dhibkyga ehelkayga un ba ogaa
Ilahay ayan dhibkayga u shgan jiray ilahay swt wuxu i waafajiyay
Inan cibadadisa ilaaliyo mrkastana an u mahd celiyo
Oo an ego dadka iga dhibka badan
Markas an alle u mahad naqo oo an baryo markasta Alle
Swt,runtii samirkasi wuxu dhalay
In alle swt dhibkii iga dulqado
Alx wanan cafimday indhaha ayan
Wax ka arki wayay oo i diciifay
Dhakhtiirtuna wxy dhahen wxba lagama qaban kro lkn alle wa iso celiyay aragtidii alx
Wllalayaal ogada hadii an ilahay
Toos uga xidhnano oo an barino
Dhibka iyo xanunada ina haysta
Ilahay u shegno
Habenkii xiliyada danbe kacno
Qiyamu layl tukano alle barino
Wlalayal dhakhatiir wlhi maynan u bahaneen ilahay isaga ina dawyn laha swt lkn yaqiinta inagu yar
Khaaliga ma Aminsanin lkn makhluuq ayan Aaminsan nasiib daro
M.a Samir wasac ah alle hanagu deqo Ana iso ducey wan xanunsanahe geber Ayan ahay
Wllo anigu ba sido kale wan indho beelay wxa la I adeegsaday sixir 3 sano iyo badh ayan la dalaa dhcayay xanunkas indho la,aanta wan iska samaray ilahay swt Hal daqiiqo kama cabanin qadarkiisana wn ku smaray
Wanan qaatay weligay qarabsdyda I og moye qof ugama sheekynin
Ka bacdi waxn bilaabay inan habenkii 3 habenimo salatul layl u kaco ilahay baryo digiriga badiyo saliga nebiga an badiyo wxn akhriya maalin walba suuratul baqarah hada aragygii 100%80 Akx wu iso noqday inta iga Dhiman ilahay aya iso celin donaa insha allh
Wlalayal iso duceeya
@@Khaalid4220 wlwlkey allaha kusidiyo runtii hadalkaga niyaduu ii adkeyey aniga mudo 5sano cml xanun ruuxiya il/xasad waxaas ah baa ihelay walina waa ladaala dhacdaa alle uunbaan baryaa inkastoo cibaadadii iyo quraankii igala dagaalamayan hadan waa kudagaalmaa, wax Ilaah uun bis ogyahay waaye runtii oon laga sheekeyn karin. Alx wax kaste oo nagu dhaca waa qadar iyo xikmad Alla anaga kheyr noogu jiraa. Nio waxyaabihii kucaawiyey ila wadaag qaarna waadsoo qortay waa arkey❤❤❤
Maaasha allaaah tabarakaallaah illahayoow kuxafid yaa sheekh
Mansha alah sheikh Allen haku xafido adun iyo aakhiro anagana Alle hanaga dhigo kuwo ku camalfala
Macha Allah ilaahay ha xafido culimadeena sharafta badan ilaahow nagu arsaaaq sabirka🤲
Masha Allah.. ya Sheikh 🙏🏾
Maashalah jasakalah alle ha ka abaal mariyo sh maxamed khaashici
جزاك اللة خير يا خاشع اليوم يوم صبر : صبر صبر والعاقبته احلا من العسل
اللهم اامين جزاكم الله خيرا انشاء الله في ميزان حسناتك الله يحفظك اللهم اامين
Masha allah ilaah haku xfdo sheikh xfduhulaah
MashaAllah laaquwata iIaabilaah Ilaahay sheekuna Ha ku Saro miisaanka Xasanaadka,Hana na garansiiyo xaqa iyo camal UUNagu Jeclaado,how naxariisto dhamaan Muslimiinta kuwa dhintey iyo Book,Amiin has Rahul Calaamiin.
جزاك الله خيرا وخيرجزاء ياشيخنا
Ninka qudbadaynayow markaad qabilo waxba kuu gaysan caayaysay ee aad lahayd sida midgaha iyo gaboyah sidooda ayay culumaduna u lleedahy midgo oo ah kuwooga saxirinta
Markaad sidaa lahayd nino maxaad u xasuusan wayday illahay inuu kaadanbeyo hadalaa gafka ah
Ninkanaw cullumadinu markay sidaa tahay caamadiinan maxaydu u malayn intaad qalbigayaga kaagana ilaahay inka badan hagubo
gabadhaydii iga dheh
Ma sha Allaah, kuwii imtixaanka Allaah swt ku sabra ha inaga dhigo
ASC. Sheekh xafidu allaah amiin
اللهم اني اسألك الصبر🤲
Mashaa Allah. Illahayooooow. Saabiriin. Naga. Dhig
aaaamin yarabi
@@najmowarsame6773 “a
Camow...Jazakallho kheyran
اللهم اجعلنا من الصابرين
Jazaakalaahu khayr Sheekh.
Salalaahu caleyhi wasalam
1
Jazakallah sheekh.
جزاك إلله
Mansha Allaah tabaraka Allaah ✅
manshaa alaah ilaahow kuwii samra naga dhig 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Mansha allah allah habarakeeyo sheekha
Janatul fardowsa Allah halawaraabiyo
MashaAllah barakallah shekhuna
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Asc kh maan shaalaah
جزاك الله خير الجزا في الدارين وللمسمين اللهم امين رب العالمين
Masha allah
Allow kuwii sabra naga yeel🤲🤲🤲🤲🤲
M.a ilaah haku xafido shiqeyga
Sheekh khaashici caduur
Mashallah ilaahayow sabir nagu arsuq
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
Maasha Allah Tabarakalah
🤲🤲🤲🤲
Maansha alaah maansha alaah maansha alaah maansha alaah maansha alaah maansha alaah maansha alaah maansha alaah maansha alaah maansha alaah
MANSHA alha shekha alha ku xafido anigana ilhay samirka hay siiyo
Jasakalaah khayr
Maashalla
Jasakalah sheq Masha alah
maansha.allah.illaahow.samir.nagu.arsaaq
Jasaka Allah qayran
ماشاء لله تبارك الرحمن
الله يحفظه في الدارين
أميين يارب العالمين
Mashaa Allaah
Masha allah
Abahey waxan wayey shaley o aheyd bishii 21/August/22😭😭💔ila hada ma aminsani inaan agoon ahey lkn illhy waxan kabaryayaaa inu qalbiga iqaboojiyo😭😭😭😭🤲🏻illhy haku naxariisto abo mcn😭😭😭
Samirka badi wll samirka waa shey qali ah
Masha alaaah jasakalaaah 😭😭😭
Masha allah
Asc asxabey iso duceya cunug yara iga xanunsan in uu allah cafimad isiiyo walalayal
allh hku cafiyo
Ilaahy hakuu caafiyo🤲🤲
Illahow ku wasambara iga dhig goorkasta in shaallh
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا شيخ
Shekh
May Allah bless you
manshallah
حفظك الرحمن ورعاك وأمنك من كل سوء شيخنا الحبيب
نسأل الله أن يبارك لنا في عمرك وحياتك وجعل الجنة مثواك بعد الممات
Sorry to be off topic but does someone know a tool to log back into an Instagram account..?
I was stupid lost my account password. I appreciate any help you can offer me
Amiin allahuma Amiin
masha Allaaah
Aamin yaarabi
Jazakallah
Mashallah
Scw scw scw scw scw scw
Amiin
Illaahayow wadada sabirka na mari
Mansha Allah.
Mansha allah ilahow naga dhig kuwa samra yaa allah
ALLHU AKBAR 😥
Allahu akbar
Ilaahow sabirka nagu hanuuni
Bini.aadamka wxa lasiiyo waxa ugu wnaagsan wa samirka Allw saabiiriiin nagayeel yarabi
Masha Alaah ilaahayow sabirka nagaransii
Manshala
Sh. Khaashici
scw scw scw
Scw Scw scw
Allaha hakusharfo😉😍
nuur calaanuur calaawijak xataa yowmal diin yaa shiqanaa qali subxanah Allaah calaa wa lidkii kudhaley yaa aquunaa qalbi jinada kuwii isku arkey Allaah naga dhigo walahi minqal bi aan kaga duceeyey yaa shiqanaa iyo wajiga illaah Allaah yax fidak yaa shiqanaa wa kulu shayuuq
Mhdsanid sheikh
Amiin amiin amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
Man,ash,allahi
جزاك الله خيرا يا شيخنا
Jaza ka llah she khe
حفطك الله
Scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲
ALAAAHU AKBARRRRRRRRR SCW
Maashlh ilaahow kuwii samra
Nagayeel
Allah ✅
Shugran
M.s
Macalinkiii naxwa ha shekh khashici alleh haaa ajarsiyo rabi samirka waydi saday
Umalen mayo qof iga dulqaad badan oo iga sabar badan ujoogo hdana alxm ilaahba hybad isiiyy
Naftada sas ha uu sheekeynin waqti walba alx
❤❤❤❤❤
Mnsha Allah
Skwkssisi😃😃😃
Vis9😚😚😍😚🙏
M.a
Amiin amiin amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Ilaahayo inti samirtayna usiyad ankan samirka nagu sug