Tarbiyad xumaatay | ninka Soomaaliga ah | cabashada gabdhaha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 187

  • @sahanka97
    @sahanka97  3 ปีที่แล้ว +48

    Asc
    Waa kan Linkiga Iqra Books laanteeda dibedda oo buugteenna haysaa, gaar ahaan dadka ku dhaqan Maraykanka, Yurub iyo Turkiga ayay gaadhsiin kartaa, ee qofkii u baahani halkan ha kala xidhiidho.
    Message Iqra Books on WhatsApp. wa.me/message/56XT3I62JZ6YN1

    • @Muureahmed
      @Muureahmed 3 ปีที่แล้ว

      Adanaw dhaga adakidaa miyad naga so galisid taarikhdii winston chirlchil

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

      Wczln ustaad Adan Khadar Cali Oo Ku Magacdheer Aadan sahan Ustaad Mahadsanid

    • @Muureahmed
      @Muureahmed 3 ปีที่แล้ว

      @@engmuuseofficial1519 naga soogali dheh taariikhdii raysal wasarahaa winston

    • @cbdirixmancabdulahi2744
      @cbdirixmancabdulahi2744 3 ปีที่แล้ว

      hore usoco

    • @faatmaali6814
      @faatmaali6814 3 ปีที่แล้ว

      Asc wllo waxn ubahnhy inad iga cawisid buugaagtad si an ku helo shukrn Mogadishu joga

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 3 ปีที่แล้ว +56

    Waa mahadsan tahay walaal .
    Arrintaan xaqiiq way jirta.
    Hal dhacdo ayaan jecleystay in aan kula wadaagto taasoo ka dhacday qoyskeyga.
    Marka hore saamaynta barbaarinta way jirta.
    Balse gabdhaha waxa ay doonayaan in hal mar ragooda isbadalo.
    Balse isbadalka ka bilaaw wiilasha kula dhashay.
    Marka gabadha howsha la barayo oo ay yar tahay halmar lama wada barin, balse tartartiib baa loo baraye.
    Balse hada gabdhaha waxa bay barteen oo culeysk howsha way dareemayn, balse hal mar bay kula kacayso wiilka muu howshiisa dhan qabsado, waa qof sanado aan xitaa weelka cuntada loo keenay iska qaadin.
    Waxaana ka dhacaya dagaal .
    Tana aniga ayey naqabsaday.
    Balse aniga iyo walaashey waxaan go,aan sanay in aan howsha tartartiib u barno, oo adigoo howl haya ,in aad u wacdo howl kale u dir ,Kadib markuu ku dhaho adiga maa qabatid, dheh aniga soo howl mahaayo. Kadib waxa uu dareemaa howshaada waxa uuna bilaa in howlaha yaryar kaa qabto, kadibna maalinba kis bar ,kadibna wuu la qabsani oo xitaa haduu meel kale aado wuu isku filnaan.
    Taasi waa Tusaale, balse waxay na tusaysaa qalafsanaanta qofka in aad ka badali kartid.
    Qofka hadaad tartartiib wax u bartid kadib wuu la qabsani.

    • @ninwareersan7151
      @ninwareersan7151 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadi la is noco San miya lanoqda mxd Nola hadli ladahy wl Ani waku garanya Hdan adi I garin hareysa ma kaso labatay

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 3 ปีที่แล้ว

      @@ninwareersan7151 ma xidhiidh jacaylba idinka dhexeeyey mise walaalad tihiin ?

    • @AdamAdam-dy7ld
      @AdamAdam-dy7ld 3 ปีที่แล้ว

      Maa laaguursadhay

    • @samatarluuqaani3208
      @samatarluuqaani3208 3 ปีที่แล้ว

      Gabadh aqli badan nooloow huno

  • @air-wavechannel454
    @air-wavechannel454 3 ปีที่แล้ว +6

    Dadkeena looma baro in kijada loo sameeyya Qofkii baahi hayso balse waxay u haystaan in inanta ay Iyada u gaar tahay, wax aanan aqoon ma leh hooyaday anigaa cuntada ka kariya waxaanu nahay 5 wiil oo aan kala dhicin iyo hal inan.
    alle mahadii weeye

  • @maanifiso2419
    @maanifiso2419 3 ปีที่แล้ว +16

    Dhaqan walba oo xun oo waqtigaan dadka ka cabanayaan waa mid marki hore caruurta lagu beeray sida Nin in cunto karinta lagu caayo ama gabar waxbarashadeda la liido, waxaa rajeynaa in maalin uun ay dabar go'aan.

  • @FardowsaindhaQalbi
    @FardowsaindhaQalbi 3 ปีที่แล้ว +3

    Aydo waxasodhan jiraan ayeey qaarkood raga udhaqmaan qab ka wangsan kuba mareykanka anikahana ale waxu isiyay mid kusodhaxkoray iscawin iyo dabcsanan alx wana aminsana rageena inay kugiraan midsayigayga okala ila anlkulmay asaga🥰🥰🥰🥰

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah ilaahay hakuu barakeeyo indho qalbiyeey

    • @aminanour3950
      @aminanour3950 3 ปีที่แล้ว

      Fardowsa
      Innagu horta waxaan reer galbeedka dheer nahay waa diinta samawiga aa suuban
      Dhaqankeena ma xuma xogaa adayg mooyee
      Intaas haday naga baxdo
      💯waan kafiicnaanaynaa reer galbeedka
      Ee nagahan feminstgaa baa hablihii waalaya ee qurbaha ku soo koray ee wax laga soo buuxiyay

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 3 ปีที่แล้ว +6

    Maanta uun baad ka hadashay mawduuc aan inbadan kaa sugayay oo aan aniga laftirkaygu suaalo badan igaga imanayeen wax aan ku difaaco ragga somaliyeedna maan helijirin lakin waan dareemayaa arinkaa wayo wax aan la walalahay wiilala badan alxmdulilaah lakin iguma adka mid mid iska kay waynaysiiya mooyee qaarbaba ii arka in aan iyaga ka caqalibadanahay wax anana ka helaa walalahay dhiirigalin alxmdulilaah lakin hablaha somaliyeed uun baa wiilashii inaga cayaya Ana arintaa waan ka xanaaqaa madama oo wiilala badani ila dhasheen lakin manta waad ka hadashay Allaha kaa jazaaisiiyo in ay wax ku qaatan waan rajaynayaa huuno oo wiilasha cayda nooga daayaan

    • @princesahal4735
      @princesahal4735 3 ปีที่แล้ว +1

      Inan wiilala badan la dhalatay ayuunbaa nimcada raga garan karta masha alaah wll

  • @ilaeeg733
    @ilaeeg733 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa xaqiiqa! Dumarku si xor aha ha u codaadeen xuquuq, ee iyaga oo ka shidaal qaadanaya filinkii ay xalay daawadeen, yayna noo la iman sheekadaas.

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 3 ปีที่แล้ว +5

    Dumarka somalida waa dumarka aduunka uku nasiibka xun oo wlhi ah waxan arkay in badan nin somaliyeed oo xaaskiisa foolanayso lkn aan waxba dareen ah sinaynin oo loo soo sheegayo ebalow naag daadi way dhashay 😭😭😭

  • @Maahir397
    @Maahir397 ปีที่แล้ว +1

    Waxn kamid ahy dadka khaska ugu xidhan sahanka xogaha xaqiiqdi waa mawduc ubahan fahan aragtiyo kalla duwan kahadlaya lkn dadkena somalida ms,aqanan sida wax laa xaliyo waa xalad aburayal anigu lama dhalan gabadh waxn rajynaya inan gabadhyda future ka sida ugu mudan nolosha uwada qayb sano thank you adan

  • @maxamedwarsame7840
    @maxamedwarsame7840 3 ปีที่แล้ว +10

    Dumar darenkii laga dilay iyo wiil sidaad shegtayba dhaqan ad adag kuso barbaaray , waa guri labo nin wada jogan gurka Somalida.

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +11

    Wczln ustaad Adan Khadar Cali Oo Ku Magacdheer Aadan sahan Ustaad Mahadsanid

  • @mahamudelmoge3455
    @mahamudelmoge3455 3 ปีที่แล้ว +5

    Abti aadan soomaali maryoolay aad hawgu xiiqin . Qorshe shishe ayaa uwada go'ane.
    Sincere Hasamaato 4Ever

  • @mohamedhasan7649
    @mohamedhasan7649 3 ปีที่แล้ว +6

    Aniga ugu horeyo asaxabta sahanka xogaha Adan ad ayad umahadsantahay sxb marwalbo sida ad nola wadagto waxyabaha faidada inoleh waxan kurajeyna hormar adun iyo mid aqiro

  • @lphduuge5964
    @lphduuge5964 3 ปีที่แล้ว +7

    Akhlaaq ruuxii lehee aqoontu udheertahaa aduunyada meel maree hadaanad asuulb lahayn aadmigu way ka ordaan🥰🥰🥰❤️💯
    aad ayaad umahad santahay wllky aadan 😍🥰

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء الله جزاك الله خيرا اخي العزيز

  • @khadararab191
    @khadararab191 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mhdsnthy wallal Aadan
    Kheyr badan Allaha kusiiyo

  • @ABDULAHIAHMEDDAHAB
    @ABDULAHIAHMEDDAHAB 3 ปีที่แล้ว +8

    Thankz zxp in bdan

  • @mohammednur6169
    @mohammednur6169 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll qli
    Waxa tahay Mufakir iyo aqoonyahan aragti fican leh Allah ku barakeeyo.

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadda ankd na dhaliishey ee waxba mad tarinn hablha somliyedna naxrista watd ku xamtn ey ladhasheen
    Lkn idinka shekdinu wey sogaabtey shekdinuna already weyso dabar go ayssa o dhulka rag kalo dirn aya idinkla waregya sasnd kuso dabar go,aysn cidna dabcsnan hadda idinkma fadhido # alhmdulilaah🦋⚘ we don't need bateryal

    • @saedmohamed9233
      @saedmohamed9233 3 ปีที่แล้ว

      Ma cadaan ba so dabulaysan

    • @musemaxamud253
      @musemaxamud253 3 ปีที่แล้ว

      farxiya cabsiiye maxay kuu tahay inader kk

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 3 ปีที่แล้ว +14

    Halkeeda ayaad dhigtay.

  • @Hayanmedia36
    @Hayanmedia36 3 ปีที่แล้ว +6

    Walalkayow waxan ka codsanayaa inaad kasoo hadasho mawduuc ah dhalin hada iyo waxbarashadeeda iyo waxa samayn ku leh

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhibta dumarkay ku dhax wareegaysaa hadalkaas waa dhab Aadan waayo wiilkasta hooyo ayaa soo barbaarisay

    • @aminanour3950
      @aminanour3950 3 ปีที่แล้ว +2

      Weliba waxa caayaya waa hooyo kalle
      Bal aan taaso uun isweydiino💯🧠🤔

  • @zamzamahmed875
    @zamzamahmed875 3 ปีที่แล้ว +1

    Hablahaygu wanu edyadonynaa oo anaguba oma dhaqno sida hablaha yurub

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Walaal Aaden Horay U soco

  • @taclimtechnology
    @taclimtechnology 2 ปีที่แล้ว +1

    Kolay sidaad sheegtay waa 95%
    Ragu wasidaas balse anigu intii aan
    Dhalaanka ahaa nasiib umaan yeelan ' inaan la dhasho gabdho sida awgeed anaga qaabilsanayn intaan kornay " karinta cunida iyo maydhista dharka ' xatada oon reer leeyahay waan ukariya xaaskayga markan jaaniska hayo aqalka joogo ' sidoo kale markay uurka leedahay " balse raga somalida 100% waa ad adagyahay runtii adan waa siduu sheegay!!!

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid macalin

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 3 ปีที่แล้ว +1

    #ilmaadeerayal video gan gaadhsiiya
    Gabadha faafisa duliga iyo qadhmuunka
    Ee #farxiya cabsiiye☝☝

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 2 ปีที่แล้ว +3

    War nio dhipkan I haysata wll ayeyday ayaan caawiyaah haday dhar maydh noqoto hadday cunto karin noqoto ayeey
    Ayeyday OO isookorisay ayaan cawaawiyah waxkasta OO guriga laga qabto wan u qabtaah malahan hplaho OO way ka dhinteen rag kaliya dhashay
    Xataah aabahay dumarka ugu shaqeeya waxaa iigu daran sarebada markan kaso adeegayoh dumarku way igu qoys laan xatah markan masaxayo guriga dadkan family layga qar wxy idhahan waah qorqodeh lkn u ma joojiyoh OO ayeeyday kafakarah xaladeeda ilaaliyoh qalpi aan si aanay u dareemin pooskiih haplaheedu ugu jireen hadana dhaleecayn kala kulma somalida lkn qalpiga u alxantay anooh fiirinayah. Dan walidkay isokorshay

  • @mubaarakali4024
    @mubaarakali4024 3 ปีที่แล้ว

    Naagaha Sharaftoda waa xijabka wlh Wana Qurux lkn Imankas Allaha siyo Qaar kamid Ah Aya Xijaban oo wanagsan Masha Alh

    • @hanankhadar3166
      @hanankhadar3166 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa run lkn Xijaab laga ma hadlayo

    • @mubaarakali4024
      @mubaarakali4024 3 ปีที่แล้ว

      @@hanankhadar3166 Wan ogahay Tarbiyada Aya Laga Hadlaye lkn Ogow Tarbiyada Dumarka leh waxa lagu garta Xijaabka Wana sax midas

  • @dahabowali4245
    @dahabowali4245 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi kuwa ila dhashay Marka xanuunsado Ayaga ayaa wax kariyo guriga Xaaqo Welka meero Allah dhaafee💯💯💯💯💯💯💔💔💔💔💔💔💔💯🙏💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥀🌹

  • @mamaanofficial6604
    @mamaanofficial6604 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi wa xaqiiq waxas dhan

  • @ciiseall797
    @ciiseall797 3 ปีที่แล้ว +3

    وجزاك الله خيرا

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyow adanow waad ku mahad santa hay ee waxan kacodsanaya barnamijda hanaga jojinin wll
    Thanks

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soci

  • @sagalmohamadhassan3163
    @sagalmohamadhassan3163 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ta aan ku wareeray markaan waaqica eegnay

    • @aminanour3950
      @aminanour3950 3 ปีที่แล้ว

      Haah wuxu is waafajiyay labadeena rabitaan iyo farqiga inoo dhaxeeya reer galbeedka

  • @zakirbossofficial9641
    @zakirbossofficial9641 3 ปีที่แล้ว +3

    Habluhu iga ka masuuul ah Sidaanu ula dhaqmayno ...

    • @zaapirinzicitt656
      @zaapirinzicitt656 3 ปีที่แล้ว +1

      Masuul mxya war hooydaa tarbiyadaada weydiii wixii xun iska ilaali grnysaa

    • @n.a.1916
      @n.a.1916 3 ปีที่แล้ว +1

      Say masuul u yihiin bal nooga wrn.

    • @zakirbossofficial9641
      @zakirbossofficial9641 3 ปีที่แล้ว +1

      Inadeeroy Hadaanu bilaa buur buur noqono oo aanu idin koolkoolinana Waad na riifaysaan
      Hdaanu yara ad adkaanana Waad na riiqaysaan
      Sidee leee camal la idiinla dhaqmaaa mrkaaa

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Aadam❤

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad intii mudneyd in arinkaa laga yiraa waad ka tiri ustaadow mahadsanid
    Gabdhaha kuwa dalka joogo mid kastaba 10 atoore ka badan ayey ficiladooda jiliin ka heshay iskuma progtamisay oo ay rabtaa inay hesho nin sidooda oo kale ah qaarka qurbaha joogana kuwii ay caadiga u arkeen
    Lkn waxay ka siman yihiin mid kasta inay rabto nin ad adag oo ragganimada ninka soomaaliga lagu yaqiin leh ani ma garanayo sidii laysu qabadsiin lahaa labadaa

  • @nimco4922
    @nimco4922 3 ปีที่แล้ว

    ManshAllh mahadsaniid abowe Allh ku sharfo

  • @moahmedaidarous4886
    @moahmedaidarous4886 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadan sahan go forward bro

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine 3 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allah

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 3 ปีที่แล้ว

    Aniga qurba ku so koray waladayyy wa wilal o wan ka ciyariiii jiray Waxan rajeenaya inan nin naxriiis badan guursado o dhaqan ka si haysaan

  • @abdihayiaden3581
    @abdihayiaden3581 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a shukran wallky

  • @calafkagacune5217
    @calafkagacune5217 3 ปีที่แล้ว

    Wll macan nolow wax sax oo jira ayaad tabatay rageedi 🤞❤️

  • @xaashitech2337
    @xaashitech2337 3 ปีที่แล้ว +1

    Ruubta luguma dhiinte Dumarow talada wiilka somaliyeed ee aadan khadar Cali ama sahanka Xogaha qaata ama diida Ruuntan doonahayenaye in aan ka hadlono isaga ka hadlaye "inaga dhaaf Musal salkan yar ee aad cabsantihiin "

  • @Sam_Saylici
    @Sam_Saylici 3 ปีที่แล้ว

    Walah waa xaqiiq jirta inkasto ragg ahan aan dhib qabno balse waxan la yaaba dumarki Soomaliyeed badankod meel walbe iyo baraha bulshada waxay ka caayayan, dhalecenayaan Ragga Soomaaliyeed

  • @sahamiye3951
    @sahamiye3951 3 ปีที่แล้ว +4

    Sidee urur loo aasaasa?

    • @Xogogaal-s4k
      @Xogogaal-s4k 3 ปีที่แล้ว +2

      Urur islaami ah

    • @sahamiye3951
      @sahamiye3951 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Xogogaal-s4k haa mid Islaami ah.

  • @camirgadid2518
    @camirgadid2518 3 ปีที่แล้ว

    Waa halkii uu nin abwaan ah lahaa
    Dambaskiyo waxaan Aadanow digo u xaadh xaadhey
    Shuqul dumar lahaan jirey waxaan uga diqoon waayey
    Doqonniimadaa xune wixii dan ihi ma liitaane!

  • @jaale4378
    @jaale4378 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa kasoo hada shaa filimka cusub ee dunida qabsaday ee ah (squid game) waxaa lagu sheegayey in ay illuminatis ay kadambeeyaan

  • @apdifatah6683
    @apdifatah6683 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa xaqiiq

  • @maamuusfaamos443
    @maamuusfaamos443 3 ปีที่แล้ว +4

    Nio waxaan Hayaa video lagaa duubay oo lagu xaday ee Halkan maku soodiraa Xxp mise waa kaqaleeyaaaa🤣🤣

  • @jamacsaleeban773
    @jamacsaleeban773 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc wll dawlada cusmaaniyiin alaw soo cali if allah say

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 ปีที่แล้ว +1

    Thank you brother 📸💯

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi xaqiiquu ka hadlay

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @anisali2266
    @anisali2266 3 ปีที่แล้ว +1

    Haweenka soomaaliyeed iyagaa dhaqan xumada kusoo koriyey wiilashooda marka waa in qaabkan wax laga badalaa

  • @craxmaandaakir1785
    @craxmaandaakir1785 3 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👋👍👍👍👍🤭🤭🤭🤭aadan sahan mahadsanid

  • @farxancabdi8010
    @farxancabdi8010 3 ปีที่แล้ว

    Really weyn sxb somalida dhaqnka may isk daysba horta noi

  • @xogbaar
    @xogbaar 3 ปีที่แล้ว

    Saxib ragga dhaha wax ku xirta aad ayaan u nebcahay ee muuqaalada in aad ka dayso ayaan jeclaan lahaa

  • @aadancaddaaani2718
    @aadancaddaaani2718 3 ปีที่แล้ว

    MahdsaNid wll sida wngsn oo aad noola wadaaGTeY

  • @Weheeliye
    @Weheeliye 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad zanid

  • @aliabdullahi6170
    @aliabdullahi6170 2 ปีที่แล้ว

    Hh wlhi waan qosly dumRka qaar baa waxbayhy u yaqaan ninka caawiya
    Oo waxaan xusuustaa Inan dabaqa 5 aad dagn oo aal culus iga cawi igu tiri lkn aan ka diiday maadaaba aan hysty maalyiin jeer oo an gabdh cawiyay lkn aan kala kulmy iny iga sarysiiyeen rag diidy codsigoodii iyo wilalakle oo ya ku dhacdy Arinkaasi waayo dhaweeye bay kuugu yedhayaan hadaadanka danysan siiba qaarka aan diiinta ku wacnyn ee huwan qawanka ah baa ugu daran

  • @HAYKAL377
    @HAYKAL377 3 ปีที่แล้ว

    aadaan khadar cali rooble mashalh sxp

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahasanid sxbo

  • @abdisamadabdullahi198
    @abdisamadabdullahi198 3 ปีที่แล้ว

    Somali da waa dadka keliyee nolosha qalad ka fahansin bro wlhy

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 3 ปีที่แล้ว +2

    التربية العاطفة

  • @anasibrahim5278
    @anasibrahim5278 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq da waaye

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว +5

    Lugo baastyaal Waji malahn naga dhaafa difaac adnow 😃😃😆😆

    • @jameeomar9700
      @jameeomar9700 3 ปีที่แล้ว

      LUGAHAN MXD KU FALYSAA INA DR

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว

      @@jameeomar9700 Dee WAA caydiina
      Lugu baa raba miyaa ku iri anu 😭😭😭

    • @princesahal4735
      @princesahal4735 3 ปีที่แล้ว

      @@fatushbbe689 cajiib cajiib hhh

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 ปีที่แล้ว

      Haye lugaha bastada ah idinka noo yeelay oo kijinka naga eryay

    • @gabrielagrest9739
      @gabrielagrest9739 3 ปีที่แล้ว

      hahaha naga dhamow wayahe 🤤

  • @gb2867
    @gb2867 3 ปีที่แล้ว +1

    Ugaas waxaad kasoo hadashaa
    Fathia absie oo weerar tòos ah diinta islaamka kuso qaaday bur burinta qoyska
    Filmo ay matashay oo islaamka lagu duraayo

  • @najmahussein3502
    @najmahussein3502 3 ปีที่แล้ว +4

    Si fican bad nimanka somaliyed u difacday

    • @princesahal4735
      @princesahal4735 3 ปีที่แล้ว +2

      May wuxuu inoosheegaya wlaalkeen in dhaqanku door muhiima kaciyaaro is dhexgalka bulshada family kana isku soo dhaweeya ama kala fogeeya mahadsanid

    • @aminanour3950
      @aminanour3950 3 ปีที่แล้ว +1

      Cidna ma uu difaacin
      Ee wuxuu iswaafajiyay labadanee rabitaan
      Iyo farqiga inoo dhaxeeya innaga iyo reer galbeedka🧠💯...

  • @Mrtimo120
    @Mrtimo120 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad Umahadsan thy ustad

  • @somalilander_girl_christian
    @somalilander_girl_christian 3 ปีที่แล้ว

    aadanaw inaadeer arimahn kula wadaagi lahaa xagaan kaala soo xidhiidha

  • @n.a.1916
    @n.a.1916 3 ปีที่แล้ว +1

    Anaga aragnay qaar an intana la odhan, hadana khater isku haysta.

  • @الحزن-م2ج
    @الحزن-م2ج 3 ปีที่แล้ว +1

    Frist person.

  • @xamdamuse4192
    @xamdamuse4192 3 ปีที่แล้ว

    asc war adan xatawan utahribikaraa sian uhelo will romatic ah xage geya midkagan

  • @sacdioosman9400
    @sacdioosman9400 3 ปีที่แล้ว +3

    sxb waxba qiil haradin waxyalaha qaar waankla yaabay mxa intaa nimanaka garab siin uuun

    • @baazimali7951
      @baazimali7951 3 ปีที่แล้ว

      Hno waa runtii arinkana waa wax jira ee malaha adaan dhul somaliyeed ku noolayn

    • @aminanour3950
      @aminanour3950 3 ปีที่แล้ว

      Qiil maaha
      Ee wuxu is waafajiyay labadeena aragtiyood
      Iyo farqiga inoo dhaxeeya reer galbeed💯🧠
      Gabadh feminist iyo dhaqan reer galbeed waxan ka maqalno mooye innagu miyaanan aragti la iman karin kuna saleesan diinta islaamka🤔💯🧠

    • @sacdioosman9400
      @sacdioosman9400 3 ปีที่แล้ว

      @@aminanour3950 wll anigu gabdh argtideed kaman hadlin fminst mesha maba taal argti lala yimado diinta islamaka wafaqyso looma baahna sbbto ilaahy bba sas unolanlhyn noo sheegy waxkastana way cadyihiin qofkastana waa ogyahy diin nimanka somaliyed badankood kuma dhaqmaan aad bay uga fogyihiin diin xagee lagu arkay nin ciyalkisa gajonayan oon dan klahyn silcayan nolol haysan isna intaa mid kle raadi ku jira ilamaha kaga dhagta waxna kama oga marka wlly fmnist iyo melaha mxaad ila aadi mise adigu aniga aqoon ayad iledahy

    • @aminanour3950
      @aminanour3950 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdioosman9400 ma kula Aad femnst lkn naagahas Aa raga somaliyed caaya
      Xaga dhaqaalaha iyo gaajada
      Ninku wuxu guursanaya waa gabar wuxu caruurta ka dhalayaa gabar
      See marka isaga u eedenaysaa
      Inagu soo kama ogalan kumana raacin gaajada
      Hadalkeena aan ufiirsano hppti mcn🥰
      Nina nin caruur kama dhalo

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 2 ปีที่แล้ว

    Walee waa runtaa wiilashan dhalo waxbadan ayaan ka bedeli Donaaa lkn raga xitaa dhaqanka qayb ayee ka leeyihiin waayo asxabtiisa raga ah xitaa waa foodeynayaan ninkaga

  • @mohamudelhaddadi8991
    @mohamudelhaddadi8991 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhhhhh Orgiyo waa ku qoslay

  • @mohamedsharmaarkesuley7955
    @mohamedsharmaarkesuley7955 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @abdiwahidhassan7947
    @abdiwahidhassan7947 2 ปีที่แล้ว

    Abti walhi waa runtaa hmmm

  • @hmedmohamed07
    @hmedmohamed07 3 ปีที่แล้ว

    Is Fura walaal caruurtana aabe iyo hooya la,aan dhiga sida ayaa sharafza ku jirta

  • @Darwiish8
    @Darwiish8 3 ปีที่แล้ว

    M.a macalin

  • @hothanhothan1728
    @hothanhothan1728 2 ปีที่แล้ว

    Video aan aad uka dhacay waxabad mooda inuu ka hadly intii maskaxdayda ku jirta
    Hal jirta aha dumarow waxba ha cabanina raga inaga sida ka dhignye hadii aad doonaysan inad badashan dhaqnakana
    U cadlad sameeya caruurtina hablo iyo wilalba
    Waxban is waydiin jiray talow miyaa laguso raaciyay wllka inad qolku uskageeyo anba dharkiisa iyo cuntadiisa ka shaqyso

  • @abdirazakahmed4692
    @abdirazakahmed4692 3 ปีที่แล้ว

    Arrintaas waa xaqiiqo jirta

  • @nugaalburtinle7961
    @nugaalburtinle7961 3 ปีที่แล้ว

    thanks you pro , this is very informative

  • @muhamed7736
    @muhamed7736 3 ปีที่แล้ว

    Cumar asc wallall mad kaso hadashid bada laxukumay cida loo xukumay

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 2 ปีที่แล้ว

    Well said bro Wlhi

  • @daacadxaji6134
    @daacadxaji6134 3 ปีที่แล้ว +1

    MAHADSANID 👌👌👌

  • @npadoonyare5332
    @npadoonyare5332 3 ปีที่แล้ว

    M.a pro keep going

  • @mahamethdacar9843
    @mahamethdacar9843 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qli

  • @cabdisalaan7582
    @cabdisalaan7582 3 ปีที่แล้ว

    Ship soo barmaamij yards noocaas ah

  • @nawaladam114
    @nawaladam114 2 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq meelana layskama indho tiri karo Adam run sheege afkaga cano lagu qabey wll

  • @kaledelmialaahi90
    @kaledelmialaahi90 3 ปีที่แล้ว

    Ad adeygaa fcn nio nagadaa sidey jecelyihiin ayaan ula dhaqameynaaye

  • @appazhassan8503
    @appazhassan8503 2 ปีที่แล้ว

    Wlll waku tagera no badi barnamijyadan

  • @football___mavio7193
    @football___mavio7193 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll bts kpop kaso hadl

  • @Aladiif
    @Aladiif 3 ปีที่แล้ว

    Buugaagta somalia see lagu helaa

  • @mslat6677
    @mslat6677 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp adanow taxanaha lamagbaxay antikhiristoos waxan kadhadhansaday in loo curiyey in maskaxda bini aadamka lagu curyaamiyo waayo markii ladhaho hebel oo waxaas curiyey iyaguu lashaqaynjirey waxa kusoobaxaysa in Cid iyaga lashaqaysa mooyaane cidkale aysan wax halabuurikarin alle sw na waxa uu ina leeyahay
    وَالَّذِى قَدَّرَ فَهَدَى ﴾
    Tan xigta anigu waxaan kamid ahaa dadkii isdhiibay markii an antikhiristoos dhagaystay anigoo horey isu waydiinjiray su aasha ah side ayuu ku Hal abuuray lknse markii aan aayadaas fahmay Ayaan runta xaqiiqsaday wax aduunka is Kaga soobiira majiran ilaa alle sw ayaa jaangooya cidna ku hanuuniya sida combuterka oo kale oo malinba malinta xigta horumar lagagarayey lknse Hal abuurkiisu uu laha calimkii muslimka ahaa ee alkhawarizmi oo laba xisabood ee uu halbuuray markii lahelay ayuuba combuter hawada kusobiray

    • @thetruth-ol3os
      @thetruth-ol3os 3 ปีที่แล้ว

      Allah xoriyad ayuu siiyey biniadamka

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @somalitourism7390
    @somalitourism7390 2 ปีที่แล้ว

    wax kasta dumar ka ayay ku xidhan yihin mana fah mayaan

  • @mustaqbal8161
    @mustaqbal8161 3 ปีที่แล้ว

    Farhia obsiiye udira muuqaalkan