RIWAAYADII TAAJIRO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 48

  • @mms7038
    @mms7038 7 ปีที่แล้ว +13

    Riwayaadan waxaban ku jecaladay wariyaha xidhidhinaya Riwayada waa khabir aad aqoon ugu le hadalka iyo sida afsomaliga lo dhigo aad ayaan waraysiyadi u qaday mansha allah

  • @ismDirir
    @ismDirir หลายเดือนก่อน

    Asc waxa ay tahay riwaayadsni codka axmed cali cigaal iyo kuwa kale marka aan dhagaysanayno ay dhiigayaga na kacinayaan sada aw yahay codkooda iyo hadalkooda eanaagsan ee leh dhaqankii somaaliyeed waliba lama ilaabkaro riwaayadan ❤❤❤

  • @caliyalhoo
    @caliyalhoo 3 ปีที่แล้ว +2

    Rawayadan wan joogay live July 1995 Toronto cimriga Allah ha noo barakeey

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 ปีที่แล้ว +2

    Still watching 2022 pg legend AXAMD CALI CIGAAL IO JUPPA🎶🎧🎧

  • @puntland2010
    @puntland2010 6 ปีที่แล้ว +6

    Ahmed Cali Cigaal The Somali Legend - Waaberi Legend

  • @ahlulquranwalkhayr
    @ahlulquranwalkhayr 6 ปีที่แล้ว +3

    Ragaa Iyo hablaha ayaa wariyaal ahaa Af somaliga talent ayaa loo lee yahay mashallah

  • @aidarouswarsame199
    @aidarouswarsame199 4 ปีที่แล้ว +3

    23/04/2020 maalin khamiisa maalinta bariya insha Allaah wxa kowsanaysa Ramadan

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว +5

    Erayadii axmed saluiman bidde alah cimri dheer iyo caafimaad ha siiyee

  • @allamaganilkacase204
    @allamaganilkacase204 7 ปีที่แล้ว +8

    waah waah halkaas waxaa iiga muuqda xidhiidhiyaha riwaaayad a awawgay idiris cigaal allow daa ayaamo alle waxaan kaaga baryayaa cimri dherer,
    caafimaad iyo
    cibaado suuban

  • @fahadabdulleasir9974
    @fahadabdulleasir9974 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllh markii lagu dhaho dad waa dadkii hore hadii lagu dhaho wllh waa wax jiro caawa waxey iinoqon doontaa bil ramadaan la sugooyo 2020 habeen khamiis tahay

  • @aidarouswarsame199
    @aidarouswarsame199 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa laysku soo noon wixii nool aduunyadee nimcadii aduunyada bal nasiibka ila dhawr 😘😘🥰🥰🥰🤗🤗🙄🙄🙄

  • @kg6987
    @kg6987 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jubba sii xoog ayuu shidna wakhtiga

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 7 หลายเดือนก่อน

    waaw walaalihii hargaysa

  • @missm668
    @missm668 5 ปีที่แล้ว +2

    Qosol badana aduunyoooy😂 aniga oo yar ban so xasuusda aniga iyo walaalahey iyo waalidkeyga oo qosol ka fuurayan xasuuusss aad u fiican dheh🤩🤩

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fanka Soomalida iyo Habeenkii Toronto, Canada 1995

  • @nimcaanjimcaalenimcaanqalb666
    @nimcaanjimcaalenimcaanqalb666 3 ปีที่แล้ว

    Maaaashaaaa Allaah Dadkaasaa Af Somaliga ku hadalkiisa yaqaanay

  • @farhiaabdullahi5759
    @farhiaabdullahi5759 3 ปีที่แล้ว

    Intii dhimatay ale ha u naxariisto ee ka midtahay maama faadum nakaruumo

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 4 ปีที่แล้ว +1

    ruwaayadan waxan daawaday 2011 xasuus waaye wlhi waayo waayo ma ilaabi doono xiligas

  • @najahgirre709
    @najahgirre709 4 ปีที่แล้ว +1

    Idiris Cigaal Nuur Another Siyad barre

  • @MoxamedMoxamoud
    @MoxamedMoxamoud 7 ปีที่แล้ว +2

    waayo waayo masha akah

  • @khalafyare1260
    @khalafyare1260 6 ปีที่แล้ว +2

    ahmed ali cigal top fanan nolow bif fans of u

  • @khadarhubsoy7725
    @khadarhubsoy7725 7 ปีที่แล้ว +1

    Rag culus baa isugu yimid ruwaayadaan.

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah.
    Dadka "Canada" joogaa
    Waa weynan badanaa.
    Waa dad nafaqadu ku badan tahay. Hhhhhh😀😀😀

    • @faumohassan1286
      @faumohassan1286 3 ปีที่แล้ว

      Canada malintn Toronto ku soo degy wx lee caloosha ka soo jeeday oo buurbuurnaa 😂😂wllhi saa wx lee ufiirinayay indhaha kadaalay hada waa laqasaday alxm

    • @caliyalhoo
      @caliyalhoo 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalida Toronto wa indhihii somalida wacade xadaarad

  • @dinixahmed5627
    @dinixahmed5627 5 ปีที่แล้ว +1

    fanano abwano jilayaal
    waawayn baa iimuqda
    allaw caafimad nisiih

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 ปีที่แล้ว +1

    HEESTA WAXAA KUHEESEY OOSA MEYSTEY MAXMED MOOGE LIIBAAN ALE HAUNA XARIISTO

  • @hodhowhodhow8080
    @hodhowhodhow8080 6 ปีที่แล้ว

    Okiĺ

  • @xamsemadaale3949
    @xamsemadaale3949 3 ปีที่แล้ว

    Oki

  • @mms7038
    @mms7038 7 ปีที่แล้ว +1

    wariye sharaf badan idiris cigaal nuur illhy hadu nool yhy cilmiga iyo aqoon ta iyo cimrigaba alla how dheereyo hadu dhintayna illhay Naxaristi jano hawa warabiyo

    • @sheekhdhuujac1331
      @sheekhdhuujac1331 5 ปีที่แล้ว

      Waanool yahay idiris cicaal nuur wll londan ayuu ku noolyahy

  • @MohamedHassan-em9bk
    @MohamedHassan-em9bk 6 ปีที่แล้ว +1

    Waberi

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 7 ปีที่แล้ว +4

    ninkan waa siyaad bare copyright

    • @somalihanahilaa6891
      @somalihanahilaa6891 6 ปีที่แล้ว

      saylon soomajeeste kkkkkhhhhkkkkkkkkhhhhhh&g

    • @JabaatiFM
      @JabaatiFM 6 ปีที่แล้ว

      Wallahi aniga ayaa niyada sidaas ka lahaa

  • @khadergustavo444
    @khadergustavo444 6 ปีที่แล้ว

    riwayadu waa xilima taariikhda halayga waramo

    • @malmo4235
      @malmo4235 6 ปีที่แล้ว

      khader gustavo 95 Weeye Waxaaan Maqlay Hmeenkaas Hall Kii Ay Ka Dhacayseey Xafladu Dadku Intay Ka Bayern Ayuu Ku Dumeey Walle Inan Joogay Ayaa Iga Waramay

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 5 ปีที่แล้ว

    Marki lagugaray danti lalahaa fanka ayaa dulan lagubaabi iyo somali aa dadki diblogu sonoqday laga adejiyay carab iyo cajab kuwadhaha waa riyoday waa lebursanayay kuligin inaa haysatan sharci wadakana dadka kugubtan kan hada shinka shegaya inuhesto gaalnimo ayaa lagushekeyaa waa wax lalayabo gobalada bilaash loomadhisan iyo nabiyad inta dhismina hadey xama xaalufinayan kuwana kenya iyo itoobiya lagucalaalau

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayadan 1995 miyaa la jilay mise 2000

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhh tajiro ma nakruumawayabe

  • @qalanjohadrawi2103
    @qalanjohadrawi2103 6 ปีที่แล้ว

    Habar waalan cimrigay tahayee qaawantahay eega subxaanalaah