RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • WAA RIWAAYADII LAMAGAC BAXDAY ISUMAQADO WAANA FIKRADII ABWAANKA SOOMAALIYEED EE CAANKA AH MAXAMUD ABDULLAHI ISSE SINGUB IYO JILIDII KOOXDA WAABARI HARGAYSA
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 54

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 4 ปีที่แล้ว +3

    Kuli inta badan way inaga hooseeyaan rabowu naxariiso Aamiin ma daawan karo

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle Ha u Wada Naxariisto Inta Dhimatay Oo Ay Ka Mid Yihiin Abwaan Sangub, Busi, Kinsi, Indho Jacayl, Meecaad, Basbaas, Maxamed Caraale, Ardo Daahir, Axmed Sheekh, Cabdilaahi Cabdi Dafe Iyo Inta Aan Xasuusan Hada.
    Waxaa Nool Aamina Cabdilaahi, Cadar Axmed, Maxamed Barow, Maxamed Xeebow, Cabdi Falaash, Caasha Yoonis, Qadan Cilmi, Khadiija Qalanjo Iyo Intaan Ilowsanahay Wakhti Fog Ayey Ahayd 1987kii Miilaadiga Waxaana Riwaayadan Sameeyey Abwaan Maxamud Cabdilaahi Ciise (singub) Alle Ha u Naxariistee Iyadoo Lagu Qabay Magaalada Hargeysa.

  • @xasnxdm2737
    @xasnxdm2737 8 ปีที่แล้ว +2

    inbadan oo ka mid ah dhalin yarada hargeisa waxay dib ugu noqdeen labis kii hore sida timaha oo ay la baxeen iyo koodhadh suudh ah oo aad u qurux badan sida nin ka ruwaayada wakhtiga matalayay runtii aadna ay ugu qurux badan yihiin aniga laftayduna imika labiska ayaan bilaabaya timahana waan la baxaya

  • @iskoorso
    @iskoorso 5 ปีที่แล้ว +3

    Riwaayadan waxa sameeyey abwaan Cabdilahi Singub. kooxdii waaberi ayaa matalaysa Aamina Cabdilahi, Kinsi X Adan, Maxamed Xasan Barow, Maxamed Jaamac Indho Jacayl, Maxamed Cige Busi, Cabdi Muxumed Magan Cabdı Falaash, Meecaad Miigane, Cadar Axmed Kaahin, Maxamed Maxamud Xeebow, Ismaciil Basbaas, Maxamed Caraale, ıyo qaar kalo bdn

  • @huruuse1453
    @huruuse1453 11 ปีที่แล้ว +3

    Waa cajiib, xanjada sow ma cuntaan, Cabdi falaash iyo sayid. Aaway qaybtii kabaadna.

  • @beerlulabeerlula8845
    @beerlulabeerlula8845 9 ปีที่แล้ว +4

    Waaw eesh calaa riwaayad dadna waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 7 ปีที่แล้ว +1

      Beerlula Beerlula riwaadu waxaa la dhigay 1984 tii

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye 4 หลายเดือนก่อน

    AUN SANGUB iyo fanaaniinta badankooda AUN riwaayadii isumaqado murti iyo madadaaalo

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta Qurux Cida Amina Abdilaahi la qaadeysa yaa ii sheegi kara kinsi iyo barrow iyo timo jilic gartey

  • @gurxankooshin9614
    @gurxankooshin9614 2 หลายเดือนก่อน

    Eebboow maxay majaajilo tahay, 2017 baan bartay annigoo buuhoodle jooga 23/11/024 baan jigjiga ku daawanayaa 1:34 xili habeen danbe ah ban daawanayaa.

  • @قتادةاسماعيل-ه7د
    @قتادةاسماعيل-ه7د 2 ปีที่แล้ว +2

    Kinsi xaaji Aden. Alla yarxamu

  • @somalilanderpurre5769
    @somalilanderpurre5769 5 ปีที่แล้ว +1

    RIWAAYADAN KAMA XIISO DHACO DAAWASHADEEDA WAAYO XIGMADBAA KUDHAN ALLE HA UNAXARIISTO INTA DHIMATAY INTA NOOLNA ALLE CIMRIGA HAWSIYAADIYO

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 ปีที่แล้ว +1

    Hodan abdirahman hoydeed imisa nin lagu daray
    Miicad miigane abbe asal weye

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin ปีที่แล้ว

    AHUN sangub aabihii murtida iyo madadaalada

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

    From clinical management GBV unhcr

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 2 ปีที่แล้ว

    isumaqado Abwaan sangub

  • @MaymuunmahamudHassan
    @MaymuunmahamudHassan 7 หลายเดือนก่อน

    Wey geeriyoden side badan

  • @gacaliyemaxamuud6796
    @gacaliyemaxamuud6796 4 ปีที่แล้ว

    Riwaada waxay ku socotay waqooyi galbeed isumaqado isaaq duurkagalay ka dalku jiray waxba isma siin karaan ayay u dhignayn

  • @MohamedAli-ed6vi
    @MohamedAli-ed6vi 2 ปีที่แล้ว

    Singub mise sangub

  • @hanadcumarxaaji4443
    @hanadcumarxaaji4443 4 ปีที่แล้ว

    Gud

  • @bashirnur1829
    @bashirnur1829 9 ปีที่แล้ว +2

    waa riwaayad aad u fiican.
    jilayaashuna aad bey u fiican yihiin.

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaf triangle borders peace conflict re solutions Kenya, Somalia and Ethiopia fayadhowre jubba

  • @ibraismail9277
    @ibraismail9277 2 ปีที่แล้ว

    Yaa sameeyay ruwaayadan

  • @abwacanaabdi9132
    @abwacanaabdi9132 9 ปีที่แล้ว +1

    wakiil aan soconayaan
    wakiis ayaan la yiidha

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

    Aaf triangle peace ✌️✌️ boders

  • @farhanguled4919
    @farhanguled4919 6 ปีที่แล้ว +5

    Ruwaayadu waxaay ka hadlaysaa dhibkii Dalka kusoo socday yacni gabadha la jeclaaday waa xukunkii raga wax jeclaadayna waa ragii jamhadaha samaystay. Marka qiyaastu waxaay ahayd hadiinaan sidaan wax ka badalin waxuba waa isla dhiman. Xaqiiqdii sidii bay noqotay. Kuwii xukunka yahay iyo kuwii kusoo duulay midna ma calfan. Hada waxay taagan tahay aaway dalkeenii.?

    • @alfurqaanprimaryschool9808
      @alfurqaanprimaryschool9808 4 ปีที่แล้ว

      Markuu sid bare dhaawacmay baa la isku qabsaday siyad bare wuu soo laabtay saas u fahan riwayada

  • @Amal8327
    @Amal8327 7 ปีที่แล้ว +1

    Sangub ruwaayadihisa maan fahmi jirin

  • @jamalabdiaziz4161
    @jamalabdiaziz4161 7 ปีที่แล้ว +3

    RIWAAYADA WAXAA LAHAA MAXAMUUD CABDILAAHI SANGUB

  • @libaahlibaah9956
    @libaahlibaah9956 11 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaw

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed maxamuud xeebow
    Rasmi aabeheed ma ahooooo

  • @Janankaify
    @Janankaify 9 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaniinta iyo Abwaanadda riwaayadda metelayaa markaa hore waa wada qalyayax, hadda ama markii aan arkayna wey wada qurux bateen oo naax-naaxeen, wadankuna waqtigaasuu fiicnaa bay dadka qaar yidhaahdaan, siday isu qabanayaan?

    • @Tiimbare
      @Tiimbare 5 ปีที่แล้ว +1

      Ma cayil baad waxsan u mooddaa tan kale kolkii dibadda la tagey baa dadkii xanuunno iyo cudurro ku dhaceen.

  • @abdirahmanintifac6127
    @abdirahmanintifac6127 3 ปีที่แล้ว

    Ruwaayad

  • @cumarvip7766
    @cumarvip7766 6 ปีที่แล้ว +5

    Dadka xiiqsan ayaad isku xaafadtihiim caadi maaha

    • @abdiqaninor7360
      @abdiqaninor7360 4 ปีที่แล้ว

      Xaafadiina hadeey horay u sameeysan hada sameeystaa

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiqaninor7360 i

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

      About Warsame blood donation save lives Tuesday hijri calendar muxaram 23/1/1444# axad

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว

      About Warsame blood donation save lives Tuesday hijri calendar muxaram 23/1/1444# axad

  • @faysalmursal5312
    @faysalmursal5312 8 ปีที่แล้ว +1

    dulqaad waawaaya Arag

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 5 ปีที่แล้ว +1

    1981

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 8 ปีที่แล้ว +2

    Dhalinyaro waye kuli hada wa Wada duqooben sangub wa wiil yar xiligas

  • @sadiafarah7486
    @sadiafarah7486 10 ปีที่แล้ว

    ruwayadan goormay ahayd sanadkee

    • @alfurqaanprimaryschool9808
      @alfurqaanprimaryschool9808 4 ปีที่แล้ว

      1988 waxay ka shekeyneysaa markuu siyad bare markuu dhaawacmay oo sacuudi loo qaaday bey xukunka isku qabsadeen isuma qado waa saas

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 5 ปีที่แล้ว

    "Lafta lafta ku xigta...... Lagu kabaa"..... lol..... Sangub....jano gal..... iyo intii... dhimatey....

  • @chennellmedia4333
    @chennellmedia4333 6 ปีที่แล้ว

    waxaykahadlaysaahablihiibilaaxoriyada ahaa

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 ปีที่แล้ว +1

    Tii riwayadii qabyo ninka cadanka ah raacysay oo caataa ayaa Ku jirta haaay

    • @Tiimbare
      @Tiimbare 5 ปีที่แล้ว +1

      Waaba xaaska Alle ha u naxariisto ee Abwaan Singub "Khadiijo Boqran"

    • @maxamudsiciid89
      @maxamudsiciid89 5 ปีที่แล้ว

      waa ruwaayadii ugu danbaysay ee hargaysa lagu dhigi waxaana la dhigay goor casara sababtoo ah habaynkii bandoo bay ahayd waxaanay ahayd 1988

  • @smartworkingshopilyaascarte
    @smartworkingshopilyaascarte 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk
    kkkkk