wa riwaayad xasuus mudan waa ale h u naxariiisto inta noolna ale ha uga daba naxariisto nin an ad u jacel lahay heesihisa aya ku jira maxamed axmed dhabarlaw ale ha ku naxariisto
warbixintii jaceylka waaye waa leys waanihaaa ahaaaaa aduuunyooooooooooy xaalkaa ba, wlh wajiyo badan oo aan dunida joogin ayaa ii muqdo inkastoo aana ku so garin ruwaayadan blse sagaashameeyadii ayaan dhameystay ruuwayado dhan wlh lknse wax walbo waa wixii hore old things is gold thnks
Masha allah bal dadkas arka xoriyada ay ku jireen sucudi bay jogeen ayado cid taaban kadha la arkin shaqana kama aysan rabin safaradoda bay iskaga bashalayen mantana tahriib waye tarxiil dowladnimo fiicana
Dadku say u faraxsan yihin baa mashaa allah ah!! Rabbi ha unaxariisto inta dhimatey
Aamiin yaa rabi
Riwaayad sameysayaa iyo fiirsatay waa isku mid allaha naga cafiyo Aamiin
Masha Allah
Masha Allah Agtarka iyo Qalanjada Xakiima Caalin Boqorada Quruxda iyo Jiliinka Xakiima Caalin iyo Jilaaga Caanbaxay Abduqaadir Cusmaan Calasow waxaay ku dhigeen 1988 dalka Suudi Arabia Jeddah Safaarada Somalia
Qalanjada Somalia Xakiima Caalin ❤💯👏👏👏👏👏👏👏
Asmo gesey alahayow nabadii iyo kaladanbeyntisoomaalya usooceli ayaan ana leeyahey ameen yaa alaaah
Xiligaan qabiil qabiil Ma Jirin wllhi allow dib noo celi
Xiligii uu ugu xumaa qabiilku ayey aheyd, oo la is xasuuqi jiray.
wa riwaayad xasuus mudan waa ale h u naxariiisto inta noolna ale ha uga daba naxariisto nin an ad u jacel lahay heesihisa aya ku jira maxamed axmed dhabarlaw ale ha ku naxariisto
Waa sanadkii 1984 ayey soobaxday riwaayadda waxaan haysanay dawlad iyo nabadgelyo buuxdo riwaayada waxey bilaabanjirtay 9:00 habeenimo waxey dhamaanjirtay 12:00 habeenimo waxaa ilaalinjirey guulwadayaasha iyagoo wax hub ah aan wadanin
Mohamed Mohamoud adiga maaku jirtey daawada’yashas habeen kas jogan??
Mohamed Mohamoud waa ciil aduunka maanta waanka hoormarilahen hadii aan taxgalin laheen
A
waxaad ka dhigan tahay islaantii tiri daad wararac.Dadbaa markaa dhibaato iyo baaba lagu waday
Nabad ma arag 1995 bn dhashay 💔💔💔😭😭😭
Masha allah, AUN Dhabarlow kaalimo badan ayuu ka buuxiyey Riwaayadan siday muuqaalkan ku heli lahayd!
th-cam.com/video/yoo6bWh8hvo/w-d-xo.html
Ibraahim Baadil ilaahy ha, u naxariisto iyo dhamaan muslimta amiin yaarabi
warbixintii jaceylka waaye waa leys waanihaaa ahaaaaa aduuunyooooooooooy xaalkaa ba, wlh wajiyo badan oo aan dunida joogin ayaa ii muqdo inkastoo aana ku so garin ruwaayadan blse sagaashameeyadii ayaan dhameystay ruuwayado dhan wlh lknse wax walbo waa wixii hore old things is gold thnks
Ibrahim baadil Allah unaxariista iyo intee kale dhimatay
Meshaan Wejiyo Cajiib aha aa Ka muuqdo Xakiimo Caalin Iyo cabduqaadir Cismaan calasoow Waayo waayo
Alle yarxama intii dhimatay
73 waa kuwan
aad ayaad ugu mahadsantiin, ruwaayad qiimo weeyn ku fadhida ayeey ahayadeen, waaamahadsantihiin! ruwaayado ay ka, mid yihin, Ayaan idka codsanayaa hadaad helikartaan, sida Ma, damci lahayd dumaashidaa & kibirkii beerta, maahdsanidiin
2019
1984 ruwaayadii la dhigan 2020 daawanayaa.
Xaawo Macalin Waxaa tahay quf Jira maxaa yeelay Aniga iyo isku mid Ayaan nahay
Aniga waxaan ka Helaa ruwaayadihii Hore waxaana Ruwaayadaan ku jirta awootatey allow u naxariiso
Cabduqaadir Osman alasoow iyo xakiima caali alow dhoor❤❤❤❤
Cabdulqaadir Cismaan Calasoow Ma nool yahay xagee Ku nool yahay?
Cabdulqaadir Cusmaan Calasoow ma nool yahay walal?.?
Thank you very. Muuuuuuich.
Qofki uploaded.
Long lost memory.
Nniikokhatar
29:26 kan showgii 2002 xasan aadan uu jabuuti kuqabtay bu jogay
Uu joogey maxey aheyd wa dad isku lood ah
Axmedey cabdigashan ba alifey wa abka kaliya e sameeya riwayad xamari iyo kuwa kale
walee jiilkii joogay uunbaa yaqaan waase xusuus aan caadi ahayn ee Illaahoow nabaddii iyo kala dambeyntii noo soo celi
Abwaan axmed dey cabdi gaashaan wuu sigtay heestaan lixle ha nus noo macnee ayaa la weydiiyey
IMARAATKA AYAA LAGU DHIGAY. TAN LAAKIN TII UGU HOREEYSAY MUQDISHAA LAGU DHIGAY WAAANA 1988
not 1988 was 1986 anaagaley animo highschool ah
dad ka nigayey waqtigaa waxaa kaga jira xakiio caalim iyo calasow iyo sheekh abuukar only
Magaalada Jeddah ayaa lagu dhigay
Amy Fadi jeddah ayaa lagu dhigay
Dadka xita muqalkooda iyo midabkoda qurux waxan bilaa kala nooca ee hada jira ma aha dadka.. Somali asal ah bilaa xanun la'an iyo qeylo la'an ayey ahayeen.
Alle hau naxriisto ibraahin baadil .
Ruwayadaan waxaa ku jirtay awootadeey
Riwaayadan waxaan ku galay B.wayne
Axmed deey cabdi gaashaan iyo Anwaan ku Caan ahaa riwaayaha banaadiriga
waayo waayo aan xasuustey nuntii warbixinntii jeceylka
Malaheli karaa adunki hore iyo dadkisii waa maya lakin yaa kahelaa abwan axmadey cabdi gashaa waa saxibkey
Keep going to thankea❤😊
Waayo waayo1984 mareetey iyo garoowe 1982 allaa kariim
Masha allah bal dadkas arka xoriyada ay ku jireen sucudi bay jogeen ayado cid taaban kadha la arkin shaqana kama aysan rabin safaradoda bay iskaga bashalayen mantana tahriib waye tarxiil dowladnimo fiicana
I'llaahoownabadi bariisamadanaasi
Insha allaah
wagaas abiil majirn ilahaoww yanagusooo celiya sidiii hore & dawladnimadii cadaalada ku disnayd
Aduunyadu waa wareegto sida kubada oo kale waa hubaal wadankeenu wuu toosi wuuna is raaci doona insha allah Somalyana wey midoobi 😊🧕marksta niyada kheyr usheeg
Caasha cabdow faarax siidow . Ibrahim baadil. Cabduqdir calasow. Intii dhintay Alle hau naxariisto
Xaqiiqa waxaa ah hadii aad ku dhalaytay magaalo 80s ka in aad farxad dabiici ah ku noshahay
wax yar ayaa kanool dadbadan oo dhintya ayaa meesha kamuuqdo allaw unaxariiso sxbkey ibraahim baadil ayaa kamid ah waayo waayo iyo barisamaadkii
Subxaanallah. Waxaanaa kamid ah wexeey Somalia u burburtay. Naago wada qaawan oo nin aan qabin ku dheg dhegaayo. Waxaasoo dhan waxaa iiga daran dadkan u riyaaqsan.
W
so when they're wearing hijab now, why is it that the country is currently worse off?
+maryam ali
sbbtoo ah wali adoo kalaan kunoo
Waxad Aaminsantahy Fikkr Khaladan Hadii Dawlad Ku Burburayso dumarka Madax Qawan Wadamada Maraykan Iyo Yurup Ayay Ku Burburilahaayeeen
Waagan waa barisamaadkii waagii nabada intaan sheydaanku soogalin soomalida
WAA WAAGII FAQASH QOOQANEYD ADUUNYO MAANTA WAA QEYLO DHAAN WAA WAREEY QEYLO DHAAN WAA WAREEY AWOOD INTAA KA BADAN FAQASH MA LAHA MAANSHALAAH DAWLADA FEDERALKA SOMALIA IYO. MADAXWEYNE XASAN SHIIQ OO DASTUUR U SAMEEYEY FAQASH DAAROOD AY KU QASBAN YIHIIN LOO JOOJIN MAAYO LAANGAAB
❤www❤
16 October 2024
Dhabarow iyo caasho cabdow waa beri manay ahaanjirin lkn ibraahim baadil iftin inuu ahaa filayaa
Ibrahim badil kooxda heegan buu ahaa sxb
tollow wa sanadkee?
80maad kii
asc waa sanadki 1984
Anigu 1989 kii dhamaadkiisii dhashay farxadasna ma arag haduun baan iska daadawada ee rafaad iyo silic iyo saxariir ku beeganay
Waxaanku.daawaday.ɓerbera.1981dii
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Dadkii hore aan is barano waxaan ku dhashay 1983 degmada jowhar
Ruwaayadan kama Daalo fiirsigeeda
Kkkkkkkk cadmahaan soomaaliya hanooolaaato guuuuuuuuul
2025 3 January xasuus fiican waaye
😍🇸🇴😍🇸🇴😍🇸🇴😍🇸🇴👈
2k19
Riwaayaddan waxa original kaga jira Xakiima Caalim iyo Cabdulqaadir Calasow, inta kale waa copy, heesaaga booska Luul Jeylaani waxa ku jirtey Madiina Cabdi Cali iyo Sitey, ragga waxay ahaayeen Baasharax, Aweys Khamiis iyo Shamuuri, riwaayaddu waxay soo baxday 1980 meelahaas, waxa allifey Axmadey Cabdi Gaashaan, kooxda iska heshay Jeddah way dadaaleen waa mahadsan yihin.
@jugta culus original actress waxay ahayd khadijo qalanjo, calasowna actor, xakimo caalin 2nd actress ayay ahayd iyo shiikh abukar waxayna riwaayadda soo baxday 1982 habeenkii ugu horeeyay ayaan national theatre xamar cadde ku daawaday iyadoo originale ah ok shidan, waxayna ku xigtay 15kii shumay oo ahaa xidigihii wada jilayay.
@@mahadshire1019 Cabdulqaadir Cusmaan Calasoow ma nolyahay...Hage wu ku dabeyeh
30 sano in kabadan ma maqlin magaca ah cabdule naw naw
1984tii ayaan kismaayo ku daawaday.
Xuski.jacaylka
Warbixintii jacaylka
hey
wa so noogey us leen so heley kkkkkkkkkkkkk
Yo
oofo
waaaaa farxd waaaaaaaa farxadee, Abdimaalik muuse coldoon ayaa la, soo deeeeyay !!!!!!!!!!!!!
Maalin kale oo farxad ayaan sugeynaa insh allah
dawlodh
Warbixintii jecelka
Halkan waxaad u timaaddeen caawaad naga helaysaan midhaha abwaankii reer somaliland ee cali sugulle cigaal.
WAAYO WAAYO TALAW IMISA AYAA KA NOOL DADKAN RIWAAYAD MATALAAYA.......................................................... ?
WAXAA KA, MIIDA IBRAAHIM BAADIL, IYO MAXAMED AXMED DHABAROOW, SUUD AFRIKA, KU DHINTAY WELIBA SI SILACA, ILAAHY HA, U NAXARIISTO, WAA QARAN DUMAY, INTA NOOLNA, DARXUMO IYO QURBA JOOG AAN QIIMO LAHAYN, AYEEY ISKA NOQDEEN QARAN DUMAY !!!!!!
Mamo casho cabdow iyo Xakiimo Caalin iyo Cabduqadir cisman Calasow iyo Luul jeylaani sh Abukar Nolol ku ogahay habenkan cawa ah2020./1/25
@@badrudiinnuur1060 cabdulqadir cisman calasow Allah u naxaristo mar horuu dhintay
goolis69
Ma dhiman muqdisho ayuu ku nool yahay isaga oo indho beelay.Abdulkadir O Alasow.
@@daruurcuratay1969 sxb mahadsanid
Xasuus.hore
Murtina ma lahee in Yar o dadka qaadka ku dalacsisa bay leyihin
Dibadaanu aadnay murug waanadeysee dowladanu nahay yaayaqano kunbitar amerikanu nahay xiro oota ajanib nadhaha dadka dhalno bes basabor dhalasho udoneyna xalane inaga iibsa dhahnay marka kisaxixay ogatay xiro shacab daraslam deeynile inti tugsanjirtay nikijirtay tugo ahanjirtay yalaibsaday anakubadaloy cakis tarxil bidaqo xaqiqi ah keen tarxil kalay
Qofba kama garanayo dadkan
Qofta sheeg sheegaysa waa tuma
Tiyaatarkii kismaayo ayaan ku daawaday 1984tii.
Kismaayo tiyaartar ka xaafadee ku yaalay
@@ahmeddiiriye4624
Faanoole shiirkole ayuu ku dhaganaa.
Maskaxdii Axmadey Cabdi Gaashaan .. Aabihii Heesaha Banaadiriga !
Axyaa Riwaayad Warbixintii Jaceylka !
iwad shekada loooooolz
KKKKKkkkkk, hido iyo dhaqan miyaa sidani? Lol,
ABDU QAADIR, AHMED 1988 !
Wwe
Ww
Ww
0
America leave Somalia dont help by causes sir
L
Riwaayad sameysayaa iyo fiirsatay waa isku mid allaha naga cafiyo Aamiin