ความคิดเห็น •

  • @Gaylan-Media
    @Gaylan-Media 2 ปีที่แล้ว +371

    Fadlan u sii gudbi asxaabtaada si qeyb kalaha ee xasasiga asxaabtaada u dhaafin

    • @abdulfattahmohamedhussein
      @abdulfattahmohamedhussein 2 ปีที่แล้ว +6

      Dalka waxa macnuuc nin soo maray amniyaad ame urur soo maray in loo dhiibo xilka ugu sareeyo ee dalka

    • @homeh3455
      @homeh3455 2 ปีที่แล้ว +10

      Mahad salaad waxaan leeyahay tababarka ka paado fahad yaasiin

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 ปีที่แล้ว +11

      Fahad labadii dhaley allaha geeyo janada usareysa waxey noo dhaleen GEESI SOOMALIYEED waana ku mahadsanyihiin asagana masha allah allaha xafido 🇸🇴🍀💙

    • @hindabashe6952
      @hindabashe6952 2 ปีที่แล้ว +3

      Asc wariye waad ku mahad santahay waraysigaa degen 🇺🇳💙

    • @hindabashe6952
      @hindabashe6952 2 ปีที่แล้ว +7

      Mansha ahlaah farad waa halyeey dawladuna dad kaas so kalay u baahantahay sida iimuuqata waa nin mawqu adag

  • @yusrammc8418
    @yusrammc8418 2 ปีที่แล้ว +103

    Waxaan islahaa wuu lasoo daahi doonaa ugu yaraan usbuuc waad sugaysaan baan islahaa lkn waad noola soo dhaqsatay Thank you Farah🙏

    • @ridwanibrahim1667
      @ridwanibrahim1667 2 ปีที่แล้ว

      Yusra MMC
      waraysiga oo dhamaystiran wuu hayaa
      lkiin musasal camal ayaa larawaa ina loola socdo

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan nin ciilqaba ayuu uegyahay ilaahow kucaafi

    • @arsenalshorts5713
      @arsenalshorts5713 2 ปีที่แล้ว

      Part three iyo 1 duhur nimo

  • @supershakra1043
    @supershakra1043 2 ปีที่แล้ว +107

    Fahad waxaan ka aaminsana wareesigaan ka hor, Allow Alle.. Soomaali baa hore utiri barasho horteed ha i nicin. Fahad is legend! 100%

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 2 ปีที่แล้ว

      Hada iyo markii hore farqiga u dhexeeya ee aad ogaatay waa maxay??

    • @justforidea1282
      @justforidea1282 2 ปีที่แล้ว +6

      @@a.m.k9976 dadku ma jecla dadka noocan ah, weliba somalidu, hadaan lays xaqirayn ninkani wuxu leeyahy, great personality, wixii u qarsan Allah ba og

    • @drivethrive123
      @drivethrive123 2 ปีที่แล้ว +1

      WAA RUN ILAAD QOFKA BARATID ALBABAKA HAKA XIRAN. ALHAMDULILAH INADAN SAS KUDHIMAN. WIXII HADAL KADHACAYNA ALLAH ( SWT) WAA QAFURA RAXIIM.

    • @jaburiofficial343
      @jaburiofficial343 2 ปีที่แล้ว +2

      Fikirkaga wan Kula qabaa

    • @leylaabdullahi2419
      @leylaabdullahi2419 2 ปีที่แล้ว +2

      👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏

  • @mandegmahamoud5167
    @mandegmahamoud5167 2 ปีที่แล้ว +50

    Barakallah fik Fahad Ahmed Haji Dahir. We Love you, Thank you for serving my Country.🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 ปีที่แล้ว +129

    Thñk u Sir for helping and serving ur country 🇸🇴♥️🇸🇴

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 2 ปีที่แล้ว +87

    Big respect to fahad yasin, he is a legend, the man dignity, patriotic and well aware of his life and the country needs him more than anyone else in the world.

    • @alexwright3799
      @alexwright3799 2 ปีที่แล้ว +1

      Ingiriis culus bad ridey, wad ka baxsatey 👌

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 2 ปีที่แล้ว

      Abdulqadir @ fahad qax yay wuxuu ahaa hogaamiye laangaab cuqdadeysan waana baxsaday aaqir legend my ass

    • @habiboshide1859
      @habiboshide1859 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alexwright3799 hhhh

    • @alexwright3799
      @alexwright3799 2 ปีที่แล้ว

      @@habiboshide1859 😆 adna Gan misa Al bushra laguma geynin

    • @habiboshide1859
      @habiboshide1859 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alexwright3799 hhhhh ani Somali ano ah mx luuqad kle iguwata inaan dadkeygii kula hadlo waxas wa edeb daro highest level 🎚️ kkkkk

  • @mg2675
    @mg2675 2 ปีที่แล้ว +79

    masha alah ninkan Fahad Yasin waa nin misaman ,caqliyan, diniyan, siyasiyan iyo mas'uuliyad ahaanba.
    markaa waxan filayaa in dad badan oo ku saaqiday Siyasada Somaliya inay maanta (Arday) u noqdaan ninkan Odayga ah.
    true leader and true patriotic.
    and I hope he will came back one day as a top government officer.

    • @wacafkingwacaf3923
      @wacafkingwacaf3923 2 ปีที่แล้ว +1

      kaas ayaa been ahen horay waxuu u ahaa macalin dugsi balse hadana waxuu noqday macalin siyasaded dad badan oo ka cilmi badan wey jiran balse lama dareemin cilmigood asi cajiiib

    • @faadumoyacquub8970
      @faadumoyacquub8970 2 ปีที่แล้ว

      Islow qofka sida uu u hadlo hadii aad aaminto markuu leeyahay waxaan joojinay in aan ka qadano bajad ajaanib ciiidanka waran oo ilaaliya xoromaha haya,ada nisa iyo saraakisha nisa uu asaga kamid yahay waxaa mushaarka iyo idaanka dawadooda tababarkooda saniyada cidanka mareekanka ayaa bixiya wax qarsoon mahan

    • @anisisack32
      @anisisack32 2 ปีที่แล้ว

      @@wacafkingwacaf3923 👍

  • @abdullaahiahmed5931
    @abdullaahiahmed5931 2 ปีที่แล้ว +12

    Lacagaha ajanibta Ayaan joojinay ine wadanka soogalan markuu dhehe ayan ogaday inuu legend yahay, ♥️

  • @fo7127
    @fo7127 2 ปีที่แล้ว +37

    Ahlul quran run waxaan eheyn uguma imaaneysid

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi290 2 ปีที่แล้ว +50

    Mashaa Allah...weldone guys...best interview ever....the country needs the likes of Fahad!!!

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 2 ปีที่แล้ว +7

    Ninkani waa waddani dhab ah. Allaha ilaaliyo. Aamiin! Real man and true patriot.

  • @abdulhamidmohamed3791
    @abdulhamidmohamed3791 2 ปีที่แล้ว +71

    When there is faith there is no fear. Thank you Mr. Fahad yassim Hajji Dahir. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @haboonmahmoud1258
      @haboonmahmoud1258 2 ปีที่แล้ว

      exactly

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 2 ปีที่แล้ว

      Haa wllhy wll ninkani waa halyeey iiman leh

    • @gf5711
      @gf5711 2 ปีที่แล้ว

      Waa duli dayuus ah oo alshabaab ah oo doonaya inuu dusha ka saaro dowladda cusub. Fataal farmaajo iyo fahad dayuus minority mentality Mooday inuu awood ku keenayo isagoo naag u ah Qatar. Waana la xukumi doonaa si dadkii ay xasuuqeen loo Aaro. Duli eeya.

    • @ruweydadahir2230
      @ruweydadahir2230 2 ปีที่แล้ว

      @@gf5711 la imow cadayn adiga dayuus ahee jaqjaq loma bahne

    • @gf5711
      @gf5711 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ruweydadahir2230 caddaynta ma adigaa lagugu qancinaa....... ma la Socotaa in mahad salaad ku xukumo???? Oo fataal farmaajo iyo fahad dayuus oo markii horseback others ahaa waxba qaadiwaayeen ......

  • @saidahmed5181
    @saidahmed5181 2 ปีที่แล้ว +104

    We’re so lucky to have someone like this great Man in our country Somalia 🇸🇴. I’m so proud of him . Make Somalia 🇸🇴 great Again. Nabad iyo Nolol Party Guul .. I love you Brother Mr Fahad ..we will never sell our great nation . Somalia 🇸🇴 is the best country on the world .. let us Save together our country and our people. We will never stop loving our best president Somalia 🇸🇴 Mr Farmaajo...

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi it something to be proud of that we have Fahad.

    • @zamzamhassan1889
      @zamzamhassan1889 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatumavision8252 coz he was honest and royalty to his people and his own country

    • @mohamedhadi6291
      @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +2

      Absolutely I agree. He is one in a million of us first time.

    • @saidahmed5181
      @saidahmed5181 2 ปีที่แล้ว

      We can’t have a good country without a strong Army and strong intelligence Agencies.. support our Somali Army ..
      guul Nabad iyo Nolol Party.. No useless systems like federalism and tribalism.. yes for Show me your education and your nationalism !!!

    • @theresponsibleone1618
      @theresponsibleone1618 2 ปีที่แล้ว

      Af soomaali ku hadal wll

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 ปีที่แล้ว +50

    Fahad yaasiin waa kaxumahay inaan qiimahaaga garanweyno maashaa allaah illahey haku xifdiyo waad noosoolaabaneysaa iinsha allaah diin iyo daganaan iyo heybad illahey haku barakeeyo

    • @abdallaalas647
      @abdallaalas647 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxaanalah duligan alle nama horkeeno markle qabyaalada kaa hadashineyso malaha waa adeerkaa

    • @sagalsicid1492
      @sagalsicid1492 2 ปีที่แล้ว +5

      @@abdallaalas647 kkkkk xataaa dameeraheena mawada daaqaan iska daa inuu ilaqabiilyahay

    • @naftafaqih6081
      @naftafaqih6081 2 ปีที่แล้ว +4

      Abaayo waa runta insha alaah wuu soo laaban doonaa aamiin yaarabi

    • @mohamudissak1889
      @mohamudissak1889 2 ปีที่แล้ว +5

      @@abdallaalas647 dhibka wuxu yahay sxb wadan kama fikareyside ee waxd kafikireysa qawiil mise shaqsi ad racsantahay oo wax helo bt markad wadan kafikareyso hata walalka hadu qaldamo walal nimo uma firineysid

    • @shuaibmohamed2890
      @shuaibmohamed2890 2 ปีที่แล้ว +4

      Fahad waa nin masha allaha

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 ปีที่แล้ว +37

    Waa kenya dowladaas waayo aniga ayaa aqriyey qoraal ay soo qorey joornaalka kenya ee national, marka tani waa marin habaabis iyo in la bahdileeyo dadka wadanka u adeegaya… oo shacabka laga geliyo shaki dadka wadaniyiinta ah ee naftoda u huraya… mhdsanid Fahad Yaasiin aad baa laguugu xadgudbo…waxaaa tahey nin culus oo qaali ah, Allaah ku xifdiyo ❤️❤️❤️

    • @umumo7149
      @umumo7149 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha xafido

  • @timocaddemedia751
    @timocaddemedia751 2 ปีที่แล้ว +54

    Fahad waa shaqsi saamayn weyn leh yaa igu raacsan

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 ปีที่แล้ว +14

    Real man,man of integrity 👏🏿 big thanks to fahad. He was a true hero 👏🏿. Somalia needs more leaders like fahad

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn 2 ปีที่แล้ว +20

    Smart man. Very collected and smooth. When u find a gem like this u keep him long as possible.

    • @amaalawil2945
      @amaalawil2945 2 ปีที่แล้ว +1

      I wish if somali people know that

    • @kadraelmi9766
      @kadraelmi9766 2 ปีที่แล้ว

      That's why the world is fighting him

    • @EdwardSnowden8610
      @EdwardSnowden8610 2 ปีที่แล้ว

      The Henry Kissinger of Somalia 🇸🇴

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 ปีที่แล้ว +37

    4000k E magnaydna wareysiga fahad bu Ku imid congratulations bro support you and fahad from Djibouti

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 2 ปีที่แล้ว +29

    Fahad iyo Farmajo markale fagaaraha siyaasada inshaAllah

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +56

    Maskax Ay somalia U Baahantahay Ayaa Ku Rakiban Fahad Yaasiin Farmaajoo siyaasi Ah Iyo Fahadoo Maskaxaysta ah Ayaa is Helay Say Kaga dhawaajiyeen Dowladihii Dariska Ahaa.🇸🇴❤️🙏

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +95

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💞❤

    • @Ali-xk1wr
      @Ali-xk1wr 2 ปีที่แล้ว

      magaca Allah ha ku tuugsan

    • @mandeeqhassan8279
      @mandeeqhassan8279 2 ปีที่แล้ว

      2 ayuu isku darsaday fahad aqoon wariye nimo iyo mid sirdoon nin culus waaye

  • @Hassankey.
    @Hassankey. 2 ปีที่แล้ว +7

    Fahad yassin hajji dahir , a patriot and a great servant, you are one of the most important person in the history of our country

  • @Yousef-hs7go
    @Yousef-hs7go 2 ปีที่แล้ว +19

    شخصية و كاريزما و أحترافية في الحوار و خبرة سياسية ... شكرآ شكرآ شكرآ على خدمتك

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 2 ปีที่แล้ว +38

    Waa nin diin io caqli Illah siiyay mansha Allah
    Waa madaxweynah
    Mustaq balka fahad yaasiin ♥️🇸🇴

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 2 ปีที่แล้ว +1

      Ikraan ayuudilay madiinbaa aaminu kudaray taasna macibaada qalbidhagax buu ethiopia udhiibay malaha diinta faraysa noocaas tufcan ma aha

    • @abdihakimhusen9784
      @abdihakimhusen9784 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kamaalamarre5519 wxad reerka kaso maqasho hanola imane hooyadii oyeysay manta xilka mahayane farmajo iyo fahade xage ka baxdey hadase maxey uhadli weyday war ciyaal manihin wxkasta dadka kaso maqla iskanaso qora ee gabar qabilkeda wxey melahas kuso qoran dhageysaneysa ama dadka kale wxey kaso maqasho iskaso qoreysa danbile wxa ah ninka yiri wan oghy dadka dilay kana amusay wana roble bahane lkn dadku ma jecla runta hoyadina wala qanciyey wana amustay manta haka hadasho ila ninku manta meshu calanka ka tago dila hadu yhy waliba dowladood walaso qaban lkn waleydhahay iga joji gabar bdana siyasada lasocota dhaqdhaqa siyasadana wxka taqana matihid ee alle ulabo

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kamaalamarre5519 xaafadiina waxaa idinku sheekeysay miyaa waar fahad waa halyay ka cabaajiyay wixii siyaasi hiraab sheegta oo mucaarada oo dhan iminkana cashar siyaasadeed ubilaabay mooryaantii

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 ปีที่แล้ว +2

      mareexan cuqdadeysan iyo laangaab yaal lacag la siiye bu bakhtigan beenta badan wax la yahey, tiirka ba lo saari dilki hawiye dhan u u geyste

    • @princeaamin5472
      @princeaamin5472 2 ปีที่แล้ว

      @@kamaalamarre5519 mu jogin marki qalbi dhagax sanbalolshe aya jogay

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 ปีที่แล้ว +37

    Walahi waa geesi, ay gaaladu kagabanto ama ka Cabsata.
    Waxan rajaynayaa in aan waxbadan kaaga da'yan doono Insha'Allah 🇸🇴🤲🏻💪

  • @hooyaduwaalamahuraan4200
    @hooyaduwaalamahuraan4200 2 ปีที่แล้ว +37

    Madaxweynaha mustaqbalka. Qof miisaaman oo degan Mansha Allah oo wadaninimo kamuuqato iyo kalsooni madan. Ilaahay haku dhowro aduun iyo aakhiraba sidaad wadanka noogaga ilaalisay bahala shisheeye iyo shisheeye kalkaal.

    • @aminaadeee9195
      @aminaadeee9195 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin ya rabi

    • @naimaomar7865
      @naimaomar7865 2 ปีที่แล้ว

      allah maxafido hadu dhibicyar o dhiig bili aadam kamida sabb u yhy

    • @onabeat6352
      @onabeat6352 2 ปีที่แล้ว

      @@naimaomar7865
      AAMIIIIIIIIIIIIIIN

    • @hooyaduwaalamahuraan4200
      @hooyaduwaalamahuraan4200 2 ปีที่แล้ว

      @@naimaomar7865 ninkaan waa lagu been abuurtay soomali dad dadka dhiigooda banaystay waa buuxaan maxaa kan loogu dhegey. Waxa loogu dhegey waa wuxuu yahay oo wanaag ah.

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 ปีที่แล้ว +30

    VIVA Fahad Yaasiin
    geesi geesi dhalay halyey hambalyo waadka guulaystay dhamaan Jaajuus & dabadhilifka ushaqeya Kenya & Imaaraat & ajnabi

    • @meersiissports2515
      @meersiissports2515 2 ปีที่แล้ว

      Cadaw aan kenya iyo imarat aheyn la idinma barin miyaa?

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +8

    waxaan qirayaa fahad yasiin isuu somali xalaal ah yahay geesina yahay mashallah......tabaraka llaah....

  • @sahraadan6762
    @sahraadan6762 2 ปีที่แล้ว +30

    Halyeey Taliye Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waa hanti qaran waxaan u sugaynnaa sidii in doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya dhacayso mid jecel Iyo mid necebba isku si baa loo wada sugaya caqli Iyo cilmi Iyo Iyo dhiiranaan buu kalanaaday N N

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 2 ปีที่แล้ว +54

    U deserve to be given that seat once more...good work sir🤝🤝🤝..very intelligence mind.

    • @nastehasheikh8454
      @nastehasheikh8454 2 ปีที่แล้ว

      True he deserves once again

    • @kingstone2457
      @kingstone2457 2 ปีที่แล้ว +2

      This time the only seat he will take is presidential, he is different and deserves to rule Somalia

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 2 ปีที่แล้ว +27

    Boqor Fahad 👑❤ 💪 illaahow melkasto ku ilaaali libaaaxan qaaliga ah o somaaalida uso baxay 😊

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 2 ปีที่แล้ว

      Waa bisad ismooday libaax fahad

    • @bahjaali5413
      @bahjaali5413 2 ปีที่แล้ว

      @@omarhusseen9859 hayey libaax fahad war orod maskina tehe, muqalkisa marka aragty macabsanino 😂

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 2 ปีที่แล้ว

      Lkn gaab waaye Fahad Marka iska ooy dheh

    • @bahjaali5413
      @bahjaali5413 2 ปีที่แล้ว

      @@omarhusseen9859 kowda hore illaah inta kacabsanoso ishoda ha dhinacmariyo libaaaxa, anina ha igu so ooyine bax war badana laxdaan😀

    • @omarhusseen9859
      @omarhusseen9859 2 ปีที่แล้ว

      2 LAANGAAB IDINKOO AH AYAAD RABTAAN INAAD U DHAWAATID LAANDHEERW

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 2 ปีที่แล้ว +4

    مخضرم ربنا يخليكى يا أستاذ فهد ياسن🤲🤲👍👍👍

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 2 ปีที่แล้ว +23

    We need more like this gentleman. Thanks for your service Fahad

  • @h9_studio207
    @h9_studio207 2 ปีที่แล้ว +24

    FAHAD YASSIN HAJI DAHIR THE ONE SOMALI SMART IQ PERSON I WISH YOU WILL BE OUR FUTURE LEADER KEEP STUNNING BRO

    • @gf5711
      @gf5711 2 ปีที่แล้ว

      This guy is a stooge.....minorities extracted from Malawi Mozambique Yemen....mainly midgaan madhibaan bantu baajuun banadiri....were harvested and given a new misleading mandate.....to be the new vanguards whilst at the behest of alshabaab. Guess what! It backfired. Fahad is and was a condom for Qatar. They used him and abused him.

  • @ekeqalbi
    @ekeqalbi 2 ปีที่แล้ว +64

    This is the kind of person we need, people can criticize you whether you are working their interest or not. previously we use to say this guy is mad and he doen't know how to rule somali people, but as you can see the way he talk is well balanced. Each and every word that comes out of his mouth has a link to his mind which makes him different, because to day politicians talk out of their mind, and tomorrow people will against you.

    • @xaawamaxamed403
      @xaawamaxamed403 2 ปีที่แล้ว +2

      hayeeey ninkan waa dilaa weyn gangs waaye😢

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xaawamaxamed403 kuwa manta xilka haya maxaad ka leedahay ee qainul wadaniyiinta, dilaayasha iyo tuugasa jawasiista ah??

    • @99educationalcenter.97
      @99educationalcenter.97 2 ปีที่แล้ว

      Broken English.

  • @nimanduale3874
    @nimanduale3874 2 ปีที่แล้ว +34

    Mashallah. This man is by far a great patriot, who have a deep love for his country and also have the courage to serve. I have perceived from this interview that Mr Fahad is one of the most intelligent politicians, who is so sensible, brightly minded, and most brilliant person. He is also a great speaker and good communicator. 👍

    • @rahmamohamed4096
      @rahmamohamed4096 2 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely nimca abaayo maila,argtay?

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 2 ปีที่แล้ว

      Niman duale@ better than farmaajo

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +6

    Maan sha allah waad mahad santahay Abdiqadir iyo mudane Fahad Yaasin guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @zlatan8569
    @zlatan8569 2 ปีที่แล้ว +51

    What a wise man he is cool calm and collected N&N 🇸🇴

  • @abdyhakammohamed2530
    @abdyhakammohamed2530 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh halyey qaran Fahad Yasin

  • @ليشعمتدورعناسمي
    @ليشعمتدورعناسمي 2 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi waanin allaah kumaneestey maskax deegan cilmi iyo caqoon mashaa allah illahe hakulajiro waxatahay qof lagudayado cadowgaaga hajabo insha allah

  • @hassanabdirahman430
    @hassanabdirahman430 2 ปีที่แล้ว +4

    في القران الكريم اذكروا ايات الله سبحانه وتعالى : فستذكرون ما اقول لكم وافوض امري الى الله .
    وهذا فهد ياسين تعرفون حقيقته لما تترككم وسترون العدو من قريب وبعيد يأكل بلدكم وستكونون عبيداً للدول والعملاء .
    واخيراً ( تبقى الاسود أسود والكلاب كلاب )
    اخوكم دكتور حسن

  • @nimahasan9746
    @nimahasan9746 2 ปีที่แล้ว +12

    Big respect bro his is very calm and gentle keep going fahad 🤩🤩❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว +4

    Fahad qof kasoo horjeeda waa dhif iyo naadir comentska waa dad wada taageersan. Good job Libaax yaasiin

  • @bowmow6206
    @bowmow6206 2 ปีที่แล้ว +41

    4:30 am here in Minneapolis i can't wait

  • @mariaroza8049
    @mariaroza8049 2 ปีที่แล้ว +1

    Markad leedahay akhoon diiniyeed waxad tahay qof dhameystirn Alxamdulilah walidkeygan ilahey jannada hageyo iyo walidinta caruurtoda diinta ku barbariya sida hooyada fahad yasiin allahuma aamin

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 ปีที่แล้ว +4

    Fahad yasin very brilliant I watched the whole interview inshallah I hope you come back and help Somalia in this difficult period.

  • @farridknowledge2988
    @farridknowledge2988 2 ปีที่แล้ว +3

    The is an asset to somalia
    Smart man
    Vary calculated
    Viva Yasin

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah Fahad yasiin Waa Nin Bisil, Aqoon Diin iyo Mid Maadi, labadaba way kamuuqataa, Runtii Somaaliya waxay Ubaahantahay Fahad iyo Farmaajo oo badan, Allaha nooxifdiyo, Raga waxtarka, U ah Dalka, Diinta iyo Dadka amiin yaarabi 🇸🇴Big respect🙌 Fahad yasiin🙏💞🇸🇴👍

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว

      Wuxu ahaba ahmed ba dalka ka saaray fahad iyo farmaajo fahad wa jajus ethiopia ayu u adeega qalbi dhagax bu ka danbeyay ikraan bu ka danbeyay
      Fahad wa nin dowlada fara badan u adeego
      Diini hadi la dhahana wa laga badiya

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 ปีที่แล้ว +6

    Thanks for your service Sir -Yazin Dahir

  • @mohameddaahir2220
    @mohameddaahir2220 2 ปีที่แล้ว +3

    We need more like this fahad yasin wxay somali ubahanty sida fahd dhanyaro ushaqesa in kasto ilahy caqli saida siyay masqaxdisu 100/100000

  • @abdirisakabdilahihassan7238
    @abdirisakabdilahihassan7238 2 ปีที่แล้ว +17

    Mash allah fahad yasin wa cabqari wa nin yoolkisa iyo ficilkisa is waafaqsanyhn

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 2 ปีที่แล้ว +8

    Fahad guulayso shaqo fiican buqabtay 🥰 Kan wariyaha aqoontee maleh fahad wuu ladoda ee waraysi waxan maha ninka cadi uwarayso dood xaq ugumalihid 🙈🤔🤔🧐🧐🧐🧐

  • @farahfariid1718
    @farahfariid1718 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah guulayso. Somali dhalad ah jecel dalkiisa iyo dadkiisa Masha Allah. Allah hakuu naxariisto if iyo aakhiroba

  • @maryanosman8603
    @maryanosman8603 2 ปีที่แล้ว +3

    0:23 so dhowaaw Mar hadan ogalaaday inaad I waraysato waan inaan ogalaada Sualaha wlh waa qof is huba gabasho oqoon Thank you Mr Fahad yaasin hajji dahaahir sas ayaan ka rabaa

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 2 ปีที่แล้ว +52

    Protect this man at all cost

  • @aishanuur1683
    @aishanuur1683 2 ปีที่แล้ว +6

    ALAHA xifdiyo FAHAD YAASIIN aamiin; ALAHA noxifdiyo Dadkeena, Diinteena iyo Dalkeena aamiin.

  • @naftafaqih6081
    @naftafaqih6081 2 ปีที่แล้ว +15

    Kal soonidii oo qof ah alaha ku barakeeyo mudane fahad yaasiin 😍😍

  • @shukriali5811
    @shukriali5811 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah niinka. Waa caqli badan yhy ilahy ha u barakeeyo

  • @mohamedkhadar7692
    @mohamedkhadar7692 2 ปีที่แล้ว +27

    Ninkan waa legendary wlhi
    Taliye Fahad yaasin xaaji daahir 🤗
    Noolow libax libax dhalay

  • @Hamza-wl4pz
    @Hamza-wl4pz 2 ปีที่แล้ว +92

    The only way forward for somalia is to create a culture that the country comes first. Thats the reason i support N&N and this guy. nobody is perfect he has made his mistakes but atleast somalia has been getting their dignity back after 30years!

    • @abdirahinshire3960
      @abdirahinshire3960 2 ปีที่แล้ว

      Totally agree 👍 gentleman ✅

    • @Hamza-wl4pz
      @Hamza-wl4pz 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abdirahinshire3960 People should be proud to work for the government! Country before qabil..

    • @nastehasheikh8454
      @nastehasheikh8454 2 ปีที่แล้ว

      True

    • @caydaruscayga2170
      @caydaruscayga2170 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan oo. 5 ah haduuba sidaan u fakiraayo maxaa diiday in kursi walba loo wada tartamo si her sare aan u gaarno oo daba dhiliflayaal ahaanin?!

    • @gf5711
      @gf5711 2 ปีที่แล้ว

      ZOOMALIA IS NOT A COUNTRY...YOUR FLAG EVEN BELONGS TO THE CONFEDERATE ARMY OF GENERAL LEE OF THE USA....GO BACK IN TIME

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 ปีที่แล้ว

    Well educated courage and confidence❤️

  • @muhanatalfaro3047
    @muhanatalfaro3047 2 ปีที่แล้ว +16

    Fahad yasiin sidaan maba uma leen jirin waxaan rajeyneynaa mar kale inuu soo labto nisa insha Alaaah

  • @truthfully2277
    @truthfully2277 2 ปีที่แล้ว +19

    We need continuity and country prioritization. I supported N&N for continuity. I now support HSM and I hope he puts country before anything else.

  • @mukhtarjeylaniosman8009
    @mukhtarjeylaniosman8009 2 ปีที่แล้ว +5

    Fahad yaasiin waa Legen Siyaasi ah allah hakuxafido sxb nin shacabkiisa uturo ayaa tahey 👍

  • @macrobia5195
    @macrobia5195 2 ปีที่แล้ว +62

    Fahad dhib badanaa, Suaal aad u halis badan ayaa si aad u fudud looga jawaabay,..Abu camaar waa wiilkayga ku lahaa.

  • @abwaangedey
    @abwaangedey 2 ปีที่แล้ว +34

    Musalsalkii la sheegaayey ayaanba soo xasuustey, kiiskii Ikraan miyaad ku joojisey, keep going

  • @roohaani6952
    @roohaani6952 2 ปีที่แล้ว +32

    Fahad waa nin deggen oo garaad badan, sawirka shaqsiyadeed ee qaldan ee ay dad badani ka ahaystaan markii aad u fiirsatid wuxu u muuqdaa mid waxba kama jiraan ah. Waxaan ugu yeedhay anigu CALI XASAN SALAAMAHA QARNIGAN.

    • @najmocali4241
      @najmocali4241 2 ปีที่แล้ว +2

      wllhi been maaha nin wax badan og ayaa tahy

    • @hibomawliid7357
      @hibomawliid7357 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha xafido fahad yaasiin. AAMIIN AAMIIN

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 2 ปีที่แล้ว +35

    Thank you very much Gaylan Media. Very professional and educational interview.

  • @salahdiindamal3325
    @salahdiindamal3325 2 ปีที่แล้ว +17

    Fahad wad kumahadsantahay shaqada dalka soomaaliyeed u soqabatey mahadsanid mudane 💪

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn 2 ปีที่แล้ว +8

    Great reporter. Great questions. Great answers. Fahad 2026 needs to be involved in Somalia affairs one way or another.

  • @libanmohamed5960
    @libanmohamed5960 2 ปีที่แล้ว +1

    Weriye Degan Caaqil ah. Best professionala!!!

  • @arsenalhighlights9785
    @arsenalhighlights9785 2 ปีที่แล้ว +9

    Somalia need this guy wallahi very intelligent.
    Much love from your brother in Kenya.
    Somalia gul in shaa Allah one YES .

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 2 ปีที่แล้ว +21

    Walee beentiis ma ahan inta Axmed Madobe Somalia joogo balayaa joogto Geeska Afrika 😎

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 ปีที่แล้ว +3

    Dawlidnimada somaaliya waxay ubaahan tahay siyasi sidada oo kale ubisil diin aqli aqoon garaad karti io wadani dhaba oo wadankisa ay ka go an tahay inuu xataa dhigisa ushubi karo sida FAHAD YASIIN io MAXAMED CLLAAHI FARMAAJO wxd tihiin labo masuul ku dayasho mudan somaliduna abaal badan uhayso mahadsanid kun io kawjeerba dhibkasto umarten shacabka umada somaliyed sidad xaq ugu adegi lahayd 🙏🙏Allah ha ini xafido 🥰 full respect 🙏

  • @nadiabashir1982
    @nadiabashir1982 2 ปีที่แล้ว +19

    Wareysi waxan wadhafay max kamad miyu saran yahay halyey sikasto su'alha lagu adkeyay bartodi iyo jawabo tafatiran buu bixiyay halyeyadan ookle dalka ubahan guuul wacan 🇸🇴💯👏

    • @caashacabdi1896
      @caashacabdi1896 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa wlhi waa libaax

    • @abdifatahahmed8451
      @abdifatahahmed8451 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaa Runta Abayo Qali Ninkan Si Dagan Ayuu Jawabo Fcn ka Bixiye Mida Kale Somali Ma jeclo Hormarkuda

  • @suadshire6755
    @suadshire6755 2 ปีที่แล้ว +7

    ASC JUMCO MUBARAK QEYTI 2 SOODAA MAANSHALLAAH TABAARAKALLAAH MUDANE FAHAD YAASIN 👍🌷

  • @saidabdi2976
    @saidabdi2976 2 ปีที่แล้ว +14

    Guul Guul team farmaajo waad mahadsanthii wariyah iyo mudane Fahad Yaasiin waan idiin SAlAMYAA somaliy HANOLATO

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 2 ปีที่แล้ว

      Aamus waryaa aamus aamus caqligaada hagaaji

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +51

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal Aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 ปีที่แล้ว +14

    Qof background military leh in Sirdoon loo dhiibo waxaa la joojiyey markii Soviet La Jibiyey. Sababta - si loo yareeyo Afgambiga.
    Madaxda Somalia cabsi darteed head of Nisa waxeey la raadsadaan qof siyaasi ah. Qofka askariga inta badan waxaa loo dhiibaa central director ama booska ku xigeenka

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 2 ปีที่แล้ว +4

    waan kaaga mahad celiinaynaa mudane fahad yasiin waxaa tahay geesi ilaahay ha ku xafido guulayso insha alaah qeer

  • @xayatqalbiqalbi2160
    @xayatqalbiqalbi2160 2 ปีที่แล้ว +2

    Ww sualaha adag weydise wariye. Shaqsi ku haboon tahy shaqadiisa guul wariye 🙏

  • @Zahi.z3
    @Zahi.z3 2 ปีที่แล้ว +26

    The National Intelligence and Security Agency (NISA) Needs to put Fahad Yasin back in office.

    • @kingstone2457
      @kingstone2457 2 ปีที่แล้ว +5

      He is going for presidency so that he can have a power to clean all this foreigners who are interfering with Somalia

    • @bahsaanmahamed6699
      @bahsaanmahamed6699 2 ปีที่แล้ว +2

      I believe Somali people need to put him back in his office !!!!!

    • @fadxiyamuxumed9704
      @fadxiyamuxumed9704 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah, waa halyay dhaba Fahad yasin Allaha barakeyo Amiin

  • @rahmasaciid4334
    @rahmasaciid4334 2 ปีที่แล้ว +23

    This man is diamond we need more like him

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 2 ปีที่แล้ว +13

    acw. qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka yihiin.ilaahaaw naga qabbl seddexdaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni ,haddii kale naga qabo iyaga IWM.
    Aamiin,Aamiin.

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 ปีที่แล้ว

    Kani Waa Doqon Aan Caqli Laheeyn. Kuyeh Ahmed Madoowe Waa Idinka Guuleeystay. Alloow Alle. Waxaanaa Hadda Wariye Lagu Leryahay. Fahad Yasiin Waa Nin Waxbartay Oo Codkar Ah Masha Allah.

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +36

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

    • @ayaanaden7978
      @ayaanaden7978 2 ปีที่แล้ว

      Walhi geele bidia waaad caanbaxday libax afrikaad warasathy

    • @ayaanaden7978
      @ayaanaden7978 2 ปีที่แล้ว

      Fahad waa ninkarmeed markaad kasoshaqayso Dalaal kaladuwan Qabiiir aqooon baaa kukordh fahad waa qoraa caalimiah Lkn kuwaaan Mahad laleyahay qabyalad bas baykusuntanyihiiin Qabyalad barabaando Sal iyo raad lahayn Lkn fahad cadayn buu idiiin hayaaa cidna Xaqaaa kamadhumankarto Tageer Xasan dhiiiqo Koxdiiisa kudhisan Qabyalad Iyo Xarash qaran fahad waaa wadani somaliyeed👍❤️👍❤️❤️

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 2 ปีที่แล้ว +9

    wuxu noqday Waraysi ay somali oo dhan wada sugayeen Gaylan waad ku Mahadsanthay waxana ka muuqata in aad wakhti badan gelisay horey u soco.

  • @sharmaakemuude9164
    @sharmaakemuude9164 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi nin rag ah wadani ah shaqadisa jecel Nabad iyo Nolol viva N.N

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashalaah mashalaah mashalaah allaha ku xiftiiyo waxad tahay mutacalim allaha ku xiftiiyo Again in Shalla

  • @hamsejama2894
    @hamsejama2894 2 ปีที่แล้ว +4

    Runtii waa siyaasiyiinta dhif iyo nadir ka ee ku guulaystay in ay gartaan halka ay ku haboon yihiin kuna guulaystay 🤏

  • @anur5162
    @anur5162 2 ปีที่แล้ว +8

    Somalia to be good and strong country needs people like farmaajo and Fahad

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaaallaah wariye faarax wadani kumahadsanid waraysiga aad layeelatay halyeeyga qaranka somaliya mudane fahad faashiiste ladirir guul iyo gobanimo kunoolaada inshallah 💚🇸🇴💙🍇☂️

  • @abdilahiismail4824
    @abdilahiismail4824 2 ปีที่แล้ว +24

    Asc rag adag baa is helay.
    Gaylan waa wariye soo baxaye ha la ogaado.
    Su'aalo aan kaftan ahayn ayuu ku qarqiyey mudane fahad.
    Hasa yeeshee difaac adag oo aan la mari karin ayuu kala kulmay odayga.
    Labada odayba khayr baan idiin rajaynayaa
    Mahadsanidin

    • @faysalwadani9427
      @faysalwadani9427 2 ปีที่แล้ว

      Ka waran wixii wareysi 5 sano siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo wariyayaashooda nugu wareeriyeen

  • @abdinasirali8867
    @abdinasirali8867 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaa aad ii anfacay wallaahi sida NISA uu uga dhex saaray dowladdaha shesheeye mahadsanid mudane fahad Yaasiin

  • @girlgirl1801
    @girlgirl1801 2 ปีที่แล้ว +8

    Faarax cabdiqaadir wasiir jamaal na inaad wareysi ka qaado baan jecel nahay maadaama uu qayb weyn kulahaa dawlad dhiska iyo maamulada deeqaha somalia 5tii sano ee lasoo dhaafay. Maamulada puntland iyo somaliland ay aad uga cawdaan inuu dhaqaalaha kala dagaalamay. Fadlan like saara si uu weriyuhu u arko😊

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 ปีที่แล้ว +17

    Wallee waa nin qaali waa nin karti badan caqli badan lkn Somali waa dad qofkooda waxtarka leh aan ilaashanin

    • @AishaLuul47
      @AishaLuul47 2 ปีที่แล้ว +4

      Saswaye Abayo

    • @ayaanaden7978
      @ayaanaden7978 2 ปีที่แล้ว

      Wax caynaayo Fahad Waa Qabilka Axmed Madobe Iyo Grubka Rooble bahane

  • @saeedhash7883
    @saeedhash7883 2 ปีที่แล้ว +22

    Fahad is the intelligence person, comprehensive person and strong diplomatic figure.

  • @queenzayana2851
    @queenzayana2851 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah rag saan cml ayay umada somalida iyo wadanka ubaahanyihiin

  • @اسداللهالاكبر-ك3ق
    @اسداللهالاكبر-ك3ق 2 ปีที่แล้ว +45

    masha allah wllhi fahad waa cod kar kkkk waxaan ku qoslay erayga ah waxaan ku qoslaa markuu axmad madobe kashekeeyo doorasha xalaal ah😂

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 ปีที่แล้ว +1

      Nin cararay oo qurbaha kaso caytamay weeye ahmed wu kaga guulestay siyaasada fahadna wa cuqdad hadlay

    • @habiboshide1859
      @habiboshide1859 2 ปีที่แล้ว +2

      @@rock_diamond9475 muqdisho ayu jogaaa yakushegay waxas

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 Qabyaaladd Baa Kaahadlineeysa. Anigoo Daarood Ah Baa Kuleh Ahmed Madoowbe Waa Bisad Yar Ee Kenya Meesha Keensatay Ee Maxuu Kaga Guulerystay? Shalayna Argagaxisuu Ahaa Maantayna Waa Shaqaalo Kenya. War Isku Xishood Ceebaa Taala Meeshaane. Fahad Yasiin Saaxiib Xamar Buu Joogaa Asagoo Saan Wax Ukashifaya. Yaa Ragganimadaas Leh Aan Asaga Aheeyn?

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh wllhy waa intan ku qoslay amba legend weye fahad

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 ปีที่แล้ว

      Aniga axmed ad ban isugu dhow nahay hadana fahad ba ila saxsan