WAA KUMA FAHAD YAASIIN TALIYAHA NABAD-SUGIDDA QARANKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

ความคิดเห็น • 221

  • @AhmedHassan-nq1ru
    @AhmedHassan-nq1ru 3 ปีที่แล้ว +19

    Walahi maanta baan si fiican u Fahmay waxa laga wado AL-WALAA WAL-BARAA.. Thanks to she Abdishukur lol imisaan soo taagnaa Muxaadarooyin lagu sharaxayey laakin waxba kama xasuusto.. Sh abdirshukur made it every simple..

    • @Dacwahmedia
      @Dacwahmedia 3 ปีที่แล้ว +1

      maxa ka fahanty ugaas?

    • @abdinuraden968
      @abdinuraden968 3 ปีที่แล้ว +2

      Haday sidaa tahay diintaada barshadeed dib umilicso, oo waqti gali.

    • @augaaso
      @augaaso 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo Axmed Xasan 🤣🤣🤣🤣
      Kaftankaaga dad badan aya fahmi waaye sxb.
      Ana Sh. Cabdishukuur wan la dhacay 🤣🤣🤣👍🏿

    • @socdaal
      @socdaal 3 ปีที่แล้ว +2

      Aqoon daro aa heyso AAShakur ilama ahan in uu diin bartay, saas kuma fasireen alwalaa wal baraa salfinimane ma caayeen haduu micnaheeda dhab u yaqaano.

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว

      WHAT YOU MEAN SHE CMON ARE YOU MAN 👨 OR LADY 👩 LUQADA ENGLISH HAKU CAYARIIN WADANKADA KU CAYAARTEE

  • @isaabdi1478
    @isaabdi1478 3 ปีที่แล้ว +40

    Anigu fahad yasin ma aqaano,waxase noo sheegteen inuu nin fiican oo karti badanyahay.
    Waxad sheegtay inaad wadaadada wada ahaydeen,hadana waad ku ceebaynaysaa, madaxweyne ayaad rabtaa waxan wax ka fiican ummada u sheeg

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +1

      Waryaa qabyaalada jooji, waan ku fahmaynaa, Ninkani waa hogaamiye aqoon leh, oo dadka wax u sheegi Kara, Farmaajo waa Jaahil aan laba eray si fiican u gudbin karin

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedAli-fb7ub bal maxaad dadka ku akhrisan doona u sheegtay iminka.
      Muwadin feker kiisa cabiray oo weliba tusaale soo qaatay ayaad haysataa.
      Maxaad ku garanaysaa ninka inay isku qabiil yihiin midakale adigu ma wuu hadli yaqaana ayaad wax ku taageerta ileen waadigan leh wuu hadli yaqaanayee.
      Dadka maskax daada ku guuraya waxaa laga yabaa inaad isku fac tihiin ee qabiil cidna haku qabsan cidna haku taageerin. Just be attentive and patriotic😀

    • @jaamaccaliiidaan4912
      @jaamaccaliiidaan4912 3 ปีที่แล้ว

      Soo dhawaw wllo

    • @isaabdi1478
      @isaabdi1478 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa nasiib daro in dad badan qiyaastoodii qabiil noqotay,waxanse idiin sheegayaa anigu 2da nin midna la qabiil ma ihi,waxan jecelahay inaan wanaaga u hiiliyo

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 3 ปีที่แล้ว

      Aniga qoraalada uu ku qori jiray bogga barta Somalitalk sanadihii 2002-2005 ayaa bartay. Qoraallo badan ayuu soo qori jiray bartaas. Markii dambe asagoo wariyo u noqday idaacadda Aljasiira qeybteeda Carabiga arkaaye.

  • @hashimi6829
    @hashimi6829 3 ปีที่แล้ว +9

    Fahad Yasiin, Ilahey ha barakeeyo, guuleyso...

    • @jacelowyare
      @jacelowyare 3 ปีที่แล้ว +3

      wuuba guuleestay intaaso been ah ayaa lagu been abuurana hal mar xitaa maka so hadlin

  • @najmudiinmoha3802
    @najmudiinmoha3802 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan wax yaallo badan buu ka run sheegaa runtiii kkkk cabdi shakur

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku 2 ปีที่แล้ว +2

    Good

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 ปีที่แล้ว +2

    Great respect to CCW

  • @dahirduale601
    @dahirduale601 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta aad Fahad ku mashquulsan tahay ninkan tima cad maad waydiisid Badii baad ii bisay markan wa adiga madaxweyne rabee ma dhulkaad iibin su aal maad waydiisid Itixaad Fahad lagu ahayso saw kani ma ahay maxaakiim saw madaxwaynaheena shariif ma ahay itixaad maxaa fahad galay

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 3 ปีที่แล้ว +16

    Hanoolaato Colaadaadu ma Farmaajo iyo Fahad ayey dhaafi weyday

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 3 ปีที่แล้ว +1

      ninkan ha noolaato bbcsomali buu u shaqayn jiray markaa cadhadii bbc looga eryey baa haysa

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 3 ปีที่แล้ว +6

    Farmajo iyo #Fahad yasiin Guul ayaan leenahay

  • @Abdi-NuurMoalin
    @Abdi-NuurMoalin 3 ปีที่แล้ว +10

    Fahad yasin waa qof xiiso leh runti, dhanka isku kalsoonaanta iyo walwalka uu dadka kasoo horjeeda kurido

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 ปีที่แล้ว +5

    AAW isago fahad siyaasad dhinaateeyay buu hadana cadaalad ugawarmaya taariikhdisa

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +4

    Fahad wuxuu ahaadava maanta waa jaajuus Qatar iyo itoobiya....laakiin markii la qabto waa in la daldalaa

    • @fatimasheik8803
      @fatimasheik8803 3 ปีที่แล้ว +1

      adiga ayuu ku daldalayaa insha Allaahu

  • @maxamudfaarax4152
    @maxamudfaarax4152 3 ปีที่แล้ว +5

    Fahad yaasiin bad ma iibin.dambiilana maaha lkn adigu

  • @fartunforever4915
    @fartunforever4915 2 ปีที่แล้ว +3

    Nin kalsooni isku qabin weeye Jan la warsanayo sido u hadlayo fahad Allah xafido

  • @Hassan-ed1mr
    @Hassan-ed1mr 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayaan uga helay wareesiga. Sitafatiran oo kooban ayuuna uga hadlay siyaasigaan ninkaas Fahad Yasiin iyo hab dhaqankiisa Siyaasaf. Waxaa Rajeyna in Siyaasiyiintu ee dareemaan in Dalka Somaliya iyo dadkiisa eey jirayaan Ilaa Yuumul Qiyama, balse ee siyaasiyiintu waqti iyo cimri ayaa qabanaya marka waxaan ku Baraarujinlahaa in eey danta guud ka hormariyaan tan gaar ahaaned. Mahadsanidiin.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 ปีที่แล้ว +10

    Fahad Yaasiin waraysi lagu ma helikaro miyaa?

  • @moadam7003
    @moadam7003 2 ปีที่แล้ว +1

    Al wala wal baraa finir koox ma aha ee waa asaska dinta islamka ninkii diidana wa gaal.

  • @abdallahn1722
    @abdallahn1722 3 ปีที่แล้ว +7

    ASC sxb hanolato fdln waresiga o dhameestiran mahadsanid

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 3 ปีที่แล้ว +5

    runtii fahad mscaaradkiisa badan nin raga unbaa lamacaridaa

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 3 ปีที่แล้ว +13

    Hanolaato wanjeclaan jiray lkn wan iskaga guuray

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk anigu waan necbaa lkn hada walaahay way ii cajabiyeen hanoolato

    • @jojobajabka5410
      @jojobajabka5410 3 ปีที่แล้ว

      @@jacelowyare ayaanle yuu yhy sxb

  • @XMan-qu5kl
    @XMan-qu5kl 3 ปีที่แล้ว +1

    All these politicians who are traitors need to be kicked out of the country

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 3 ปีที่แล้ว +5

    A. A. SHAKUUR Fahad yaasiin sow kaama fiicna hadaad adigu qabiil wax kuraadiso asga haduu qaranimo wax kuraadiyo.

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 ปีที่แล้ว +14

    Fahad yasiin waa somaliya geesiyadeeda lama gadan karo.

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +10

    Weriyuhu ma weerar baa mise waa wareysi?

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi
    Taariikhda ineey kugu xasuusan doonto CADAAALAD DARO
    ALLAH DEG DET CUQUBO KU TUSO IA
    F YAASIIN. WAAA NINKIII MAXKAMADAHA & RAGOODIII KOLKEEY KALA JABEEN, ISKU KEENAY
    SH SHARIIF WAA MARQAATU….
    FY WAAA MUWAADIN DALKIISA JECEL, XAAFIDUL QURAAN, TAFSIIRKIISANA YAQAAN, KUNA CAMAL FALA QURAANKA
    ADIGASE WAAAA LAGU SOO KIREEYSTAY
    MIDNA MAAN KU XUSUUSIYO, BAADIL WELIGIIII MA GUULEEUSTO WAAYO EEBAHEY WAAA CAADIL
    CADAALAD BUUNA U HIISHAAA, ALLAH WUXUUU U HIISHAAA
    HADAAD DIIINTA & DOOWGIII ALLAH YIDHI U RAACA KUNA DHAQANTAAN
    EEBANA NOOCAAAGOO KALE WUUU SOOO DHACSHAAA, DHULKUUNA LA GOOYAAA
    MA DAL BAAAD RABTAAAN MISE $$$$$$$$?

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 3 ปีที่แล้ว +22

    adiguba altixaad iyo maxkamadahaba qayb ayaad ka mid ayaad ahayd sxb

  • @abdullahialiabdi6035
    @abdullahialiabdi6035 2 ปีที่แล้ว

    Labo fakar oo is aroostay kulahaa thanks AAW

  • @messimane9632
    @messimane9632 3 ปีที่แล้ว +4

    Fuad yassin

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay9948 3 ปีที่แล้ว +1

    Fahad yaasiin waa argagixiso, ka shaqeeya lugooyada soomaaliya,

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 3 ปีที่แล้ว +5

    Horta Wlhi waaba Allah mahadii maanta hadiiba nin Somali ah lala leeyahy Madaxtooyada ayuu fadhiyaa Halki shaley Hassan Sheikh Uu Gebre madax ka garaaci jirey mida kale Wariye Ayaanlow wariye waayo arag ah ayaad tahy wll waxyaalo muhiim u ah umada Ninkan Kursiga madax tinimada Dalka isku sharaxi waydi Ayaanle wareysigaaga macno u yeel Somalida Wlhi wariye la aan ayaa hayso Nin ladhaho Mahdi Hassan Oo Al jazeera u shaqeyo hadaad aragto wariyrnimo ayaaba hunguri kaa gali inaad noqoto

    • @duniyoragecohniijk753
      @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +1

      Sheekaad wadaa kii gacanta laga hays tay oo labada nin dhaxda gashtay yuu ahaa

    • @duniyoragecohniijk753
      @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว

      Hassan shiikh mahamud waa madax wayne soomaali soo mara kii ugu fiicnaa asagoo kale keensada halaydin arkee

    • @baariyare5995
      @baariyare5995 3 ปีที่แล้ว +1

      @@duniyoragecohniijk753 Adigu yaa wax kuwaydiin walalay Caanahaga iska cab.

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 3 ปีที่แล้ว

      @@duniyoragecohniijk753
      qofku wuxuu oqoon u leeyahay ayuu taxliiyaa
      mugdi ayaad ku socota

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 8 หลายเดือนก่อน

    Kawaran siyaasada maraykanka

  • @abdirahmaanali810
    @abdirahmaanali810 3 ปีที่แล้ว +1

    Diintaad caayeesaa al walaa walbaraa waa caqiidada islaamka

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 3 ปีที่แล้ว +3

    Siyaasadda saaka dunida ka taagan waa tii OBAMA oo madow ah mareykan ka noqdey Madaxweyne sidaa darteed ninkan Fahad la yiraa filo inuu Madaxweyne ka noqdo Soomaaliya maadaama AAW uu qirey hawlkarnimadiisiyo ka mira dhalinta wuxuu ku hamiyo.

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 3 ปีที่แล้ว +1

    Kanoo kale qurbe iyo dhul islaameed kunooloow dalkaagana iibso waa kanoo kale TUUG:

  • @baalgoray107
    @baalgoray107 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa cabdiraxman oo manta shaati qaran noosooxirtay

  • @omarlibanliban5780
    @omarlibanliban5780 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa markii iigu horreeysay oon comments ka bixiyo war baahinta hanoolaato hada wareysiga Mr C/C/Shakuur ku saabsan Fahad Yasiin Xaji Daahir Totaly 100/100 Xaqiiqada ninkaas kusabsan wuu baalmaray, waliba waxaa laga yaabaa inaad Ayaanle adiga war bixi taas

  • @thepunisher825
    @thepunisher825 3 ปีที่แล้ว +7

    You can tell on his eyes he scare of fahad yasin 😂😂😂 waxaan maqli jiray aboow kanyar iga celi kan weyna ii daa

    • @jamha3683
      @jamha3683 3 ปีที่แล้ว +1

      ninku wa habar gidir,,,,,fulayna maba naga dhasho......fahad yasin xaarkiisa kama yaqan

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 ปีที่แล้ว

    HANOOLAATO SXB DADKA HA U WARAYSAN SIDAAD JECESHAY EE U WARAYSO SIDAY WAX U JIRAAN

  • @ismaciilmohamed9755
    @ismaciilmohamed9755 3 ปีที่แล้ว +4

    Siyasiga ugu hurta badan somalia cc Runtii lkn fahad wadanka halaga qabto wllhi hadi kale malin malmaha kamida maxkamada ale aya nosoqabaneyso insha allah

  • @axmedgureytv3377
    @axmedgureytv3377 3 ปีที่แล้ว +4

    04:34 Su'aal ama statment aragti gaaban oo uu wariye Ayaanle waydiinayo iyo sida farshaxanimada leh aqoonteedu sarayso ee uu uga Jawaabay AA Warsame bal ila fiiri adaa yaabi doonee👍👍

  • @aronekolmia4260
    @aronekolmia4260 2 ปีที่แล้ว

    Siyaasi wax garad ah aan dadka ku xadgudbin Cabdirahman cabdishakuur Warsame

  • @hassuliyakale1514
    @hassuliyakale1514 3 ปีที่แล้ว +4

    Fahad yasin waa libax somalia tuug ayaa wareeriyay libax waa lobahna yahay wiil yar oo wadankiisa odoyasha tugada kasafenayo somalia wee ubahantahay ninkaas oo fikrat dheer

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 3 ปีที่แล้ว +18

    Laba fikir is aroostay ayaa ii muqata kkkkk waa funny

    • @augaaso
      @augaaso 3 ปีที่แล้ว +3

      Af Somaliga gobolada sare iyo dhexe ayu ka dhasha, ka hoosena wuu ku dhinta 🤣🤣

  • @zugoobasan6639
    @zugoobasan6639 ปีที่แล้ว

    ISLA SACADAAN AYAAN IDINKA HOREYA DOQONTA AYAA LAGUDHEGAHADLAA NO GUMEYSI QARANKANA WA AQAAN QABIILKANA WAA AQAAN

  • @Abdulahishafeey
    @Abdulahishafeey 3 ปีที่แล้ว

    O man of the world, what do you see?

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiraxmaan cabdishakuur noodoorta halyeey caanka codkarka ah guulayso insha allah ♥ 🙏 👌 😍 ♥ 🙏

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 3 ปีที่แล้ว +1

      heee Badi maa nagala daba geynaa.

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiraxmaan cabdishakuur warsame waa codkar

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 ปีที่แล้ว +1

    AL WALAA WAL BARAA SIDAAD U SHARAXDAY MA AHA

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 7 หลายเดือนก่อน

      Safiya walaal alwalaa walbaraa meel uusan galin buu galiyay... Wuuna garanayaa ee xoogaa caadifad ikhwaan muslimiin buu qabaa craxman... Marka fahad anigu lama jiro oo nin khiyaano badan oo aan nixin.. laakiin xaqa inlacadeeyo weeye, huuno

  • @mahadsalfi8321
    @mahadsalfi8321 3 ปีที่แล้ว +3

    Clraxmanow waxaan kuusheegayaa itixaad iyo salafi labey kalayihin ee ha isku qasbin itixaadns maanta waxey labaxen al ictisaam lafiyana waa jamaacada manhajka saxa ah heysata

    • @mohamedhussein888
      @mohamedhussein888 3 ปีที่แล้ว

      Jadiidiyo walee nafmalahan

    • @isaabdi1478
      @isaabdi1478 3 ปีที่แล้ว

      Swlefiyo suuq hanooga raadin,waa nooc alshabaab ah oo ummada lugooyo iyo dhib kusoo kordhiyey

  • @M45_0
    @M45_0 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan fahad yasiin ladhaho waaba CIA caadiya nimankan shababkana asagaba wata umalena inkaar qabahan la arkeynin.

  • @kasimsheikh3536
    @kasimsheikh3536 3 ปีที่แล้ว

    Meela badan ayaay kaa gashay siyaasadda Cabdiraxman mar badda soomaaliya mar diinta mar Fahad yaasiin

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato waa qaa imiin saan u arkaa.

  • @staystrong787
    @staystrong787 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaa kuma fahad yasin
    Aragtiga abdirhman ciwaanka saas ka dhig sxb

  • @adannur4755
    @adannur4755 3 ปีที่แล้ว +5

    Fahad yasin geesi iyo wadanimo kujirto waye

  • @nadarabdul5895
    @nadarabdul5895 3 ปีที่แล้ว +1

    wariye. ma sidaanaa is cadee qabiiliste is qarinaya ha noqone
    hanoolaato chanel khaladbadan

  • @ahmedabukar8922
    @ahmedabukar8922 3 ปีที่แล้ว +6

    Hanoolato sxb arimahii badda gormaa inoo weydiin ninkani .??????

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว

    Khaa’imiinta ummadda Soomaaliyeed hortaagan Allaha ka qabto.

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 ปีที่แล้ว

    Warya fahad yasiin madax Wayne haloodoorto.
    Waa nin Muslim ah. Masha'Allah hanoolaato Somalia. Kenya iyo jaajuustiinta ha la iska dhiciyo

  • @zaidabdinassir5112
    @zaidabdinassir5112 3 ปีที่แล้ว +4

    Meshaan mucaarada kamuuqata

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 ปีที่แล้ว +3

    Weriyahaan mucaaradkuu ku. Milmay.

  • @saydahmed3661
    @saydahmed3661 3 ปีที่แล้ว

    Shaqsi Aqoon iyo garaad badni ku sifoobay weeye Hogaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa Amanay wuuna ku dhagay fahad Yasiin waxa noo soo baxday inuu yahy shaqsi Shaqo Badan adag🥇

    • @alioday3614
      @alioday3614 3 ปีที่แล้ว

      Shaqa badnida iyo dadaalka wuxuu udeegayaa danihiisa gaarka ah kaliyaa ee danta Qaranka uma isticmaalo!! Waraysiga sifiican udhuux!!

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan c/raxman/c/shakuur aniga soyaasadiisa waan kasoo horjeedaa laakin waxaan uqiraa inuu wax badan runta kasheega xataa haduu cadowgiisa yahay

  • @timajilac657
    @timajilac657 2 ปีที่แล้ว

    yaaa

  • @badriabdullahi6910
    @badriabdullahi6910 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan wax wareysanaya iyo ninkan la wareysanayo waa niman xiiqsan wanaagna aan shuqul ku laheyn!!

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkaaga magiciisa HANOOLAATO iyo contents ka ismalaha. Ayaanle wax kula taliya maweysay

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 3 ปีที่แล้ว +3

    Fahad Yasiin,maxey ku dhacdey in dadka Somaliyeed aaney arag wajigiisa oo uu yahey nin qarsoon oo dhuumanaya.Waa nin qandi lacag ah dibada looga soo dhiibo si uu dadka u kala iibiyo oo fari ku godantahey.Xalaal duhur baa laqashaa ee ninku wuxuu lamid yahey kuwa afka duuban Somaliyeey!

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 22 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkk sida uu sheegay wa run tiisa adeer kiis iyo asagab wan garanaya bariga buula xaaawo

  • @minamarwan5347
    @minamarwan5347 3 ปีที่แล้ว +3

    I think ninkaas Fahad Yasiin laleeyahay inu yahay ninka maanta Somalia 🇸🇴 u baahantahay IS A IRON MAN

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 ปีที่แล้ว +4

    Munaafaq waa kan

  • @munirkh
    @munirkh 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +1

    Fahad yaasin waa nin kasoo jeeda Oromo, Ma noqon Karo Madaxweyne Somalia,

  • @Somoland2022
    @Somoland2022 3 ปีที่แล้ว +5

    Fahad yasin waa nin wanagsan

  • @AhmedAli-du4ow
    @AhmedAli-du4ow 3 ปีที่แล้ว

    My CC

  • @MrShaacir
    @MrShaacir 2 ปีที่แล้ว

    Ar waxaan aqoon yahan weeye 😍😁

  • @guledabdi1702
    @guledabdi1702 3 ปีที่แล้ว +2

    Waraysi mahee waa sheeko

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว +2

    Vidio aad sameeso sii chananada kale si dadbadan aykuubartaan kuuna sheer gareeyaan sher

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin wanaagsan la yaqaano ah

  • @Diidnay
    @Diidnay 3 ปีที่แล้ว +4

    Wxa la yaabay waxa sirdonka maanta idinka galay maanta

  • @ramloify
    @ramloify 3 ปีที่แล้ว

    . Ninkan iyo wariyahan filin ee meesha ka wadan. Soomali Illahayow usoo gargaar.

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 3 ปีที่แล้ว

    Who is A. Shakur? That is the mean question?
    1) loser who use to claim benefits in uk
    2) used to worker wedding hall venues in North London
    3) his refugee status claim was shaanshi rather then haber gadir

    • @aronekolmia4260
      @aronekolmia4260 2 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa shuunka lasoo xiir hadiikale waa lafuraa adeerkaa ayaa kula hadlaya

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 2 ปีที่แล้ว

    tasiwaabarasho

  • @abdiabaana890
    @abdiabaana890 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa milkiilaha dowlada
    Dictator

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan Waa Tuug oo mooryaan
    Ah muxuu Ayaanle ka wareysanayo
    Weydii Baddii uu gatay

    • @basiralasow792
      @basiralasow792 3 ปีที่แล้ว

      Walaalay qofkii ku dhashay qaab Xalaal ah, laguna soo koriyey quud Xalaal ah maba caaytamo ee isku noqo.

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 ปีที่แล้ว

    Talkings

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkk labo fikir oo is aroosay

  • @shiine111
    @shiine111 3 ปีที่แล้ว

    Nin adag weeye fahad yaasiin waayo wuu kaqaylisiiyay cidwalba faraha kaqaada ninka

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว

    Had a kaligaa ayaad tahay cid Ku og way koobantahay anaga ayaa ciyaarta Canada kajoogno walaal

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle waa lakuugu shubtey Dalku nin iyo koox yer ee dano khaas ah ka eegatey waxba ka qaadi maayaan.
    dowlad iyo shacab isku duuban ayuu leeyahay.

    • @mohamedsadiq7630
      @mohamedsadiq7630 3 ปีที่แล้ว

      Yaa kuu sheegay warkaas aaway dowlada a shegee ma n8nkaan safiirka abii axmad ah aya wadaa insha allah waa laga qabanaa wadanka

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedsadiq7630
      waxaad rabtaa Gabrihii madaxtooyada fadhiyey.
      Abey Axmed dalkiisa ayuu maamulanaya
      haraagii Tigrey hadana u diga rogtey Kuukuuyo Soomaaliya boos oogaba banana.
      stay where you are.

    • @zuhuurm2479
      @zuhuurm2479 3 ปีที่แล้ว

      @@batulaisse2844 ninkare kursiga hayo wu tagiye shacabka yan Ben laga shegin uma jedno dowlad shacab rabte

  • @axmedcynte7102
    @axmedcynte7102 3 ปีที่แล้ว +2

    Fahadyaasiin wuxuu saxaafada uga dhuunto waa khaain nimo waa halaq daaha dabadiisa ku jira

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 ปีที่แล้ว +1

    Badgad weli Waa hadlaa. Yaahuu indho adagaa.

  • @feisalabdalla8803
    @feisalabdalla8803 3 ปีที่แล้ว

    Alwalaa wal baraa maanta ceeb may noqotay😂😂

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 3 ปีที่แล้ว

    Cadiraxmaan Cabdishakuur waa nin ay waxbarashadiisu fiican tahay maadi iyo diinba aragtina leh, laakiin hal arin ee aan ku diido waa iska dhicinta oo uu aad fogeeyo, hadaad isku dhcdaan dhiiqada ayuu kula aadayaa, laakiin waa nin sida kale wax laga korosan karo, in badan ayaan dhageystay hadaladiisa.

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 3 ปีที่แล้ว

    Waa nin shaydhaan ah oo rabo in daah gadaashiisa I n wax laga maamul

  • @LilKeinan
    @LilKeinan 3 ปีที่แล้ว

    Tuug

  • @Ardaaga.Akhriska
    @Ardaaga.Akhriska 3 ปีที่แล้ว +2

    Hawada ha laga bixiyo Hanoolato , dislike ha lagu qabto

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 ปีที่แล้ว

    Been badanaa fahad anaa aqaan a qoxootiga utanga buu joogay waligiisna dagaalmagalin allah kabaq

  • @cabdulahimaxadfarey4541
    @cabdulahimaxadfarey4541 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi fahad waaba labaxayood alla maxaw dadka cabaajiyey

  • @munirkh
    @munirkh 3 ปีที่แล้ว

    Si fiican buu u hadley. 2 fikir oo qaloocan.

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 3 ปีที่แล้ว +1

    Noolow Ayaanle