Maxaa dhex Maray Fahad Yaasiin iyo Qanyare?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 ปีที่แล้ว +12

    Illaaheey ha u naxariisto hagaamiye Qanyare

  • @abdighafaarmohamud6994
    @abdighafaarmohamud6994 2 ปีที่แล้ว +8

    Aad ayaa kaga mahadcelina sida quruxda badan aad wareysiga nala wadaagtay waan ku mahadsan tahay saxiib 👍

  • @xasanguuto5914
    @xasanguuto5914 3 ปีที่แล้ว +21

    Waa waraysi taariikh ah, nin ragg ah buu ahaa .🥰🙏

  • @calimaax2617
    @calimaax2617 3 ปีที่แล้ว +16

    Allow unaxariiso warkiisa xaqiiq kahadal

  • @Layla-bx4oz
    @Layla-bx4oz 3 ปีที่แล้ว +10

    Via fahad guul inshallah geesi🦁

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 2 ปีที่แล้ว +4

    Nin caqli badan ayuu ahaa Ina qanyare ilaahay ha u naxariista

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว +12

    Sax Dadka Somaalida ah wadamada ay Joogan oo ay Basaboradoda wataan bay u shaqeyaan Daacadna u yihiin waa Dhab Eraygaas uu Sheegay Allaha u Naxariste Qanyare.

  • @dhagaweyneyusuf9966
    @dhagaweyneyusuf9966 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waan qiroday 1991 waxii nagaray waxay aheed midnaxusa marba marka kadambeysay waxase ilaahay mahadiisa qofka wanagsan waxaa laga dhaxlaa wanaag sida gesiga gunimada kasaray shanta soomaaliyeed mudane fahad yasiin xaaji dahir qab iyo qaranimo waxaa kuu cad in uu mankisa ka guxayay mustaqbalka somalia oo mida xafidulaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dhagaweyneyusuf9966
      @dhagaweyneyusuf9966 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa farad noogu filan inuu fahad yasiin xaaji daahir qaran soomaaliyed uu kadhisay somalia xafidulaah xabiibul malayiin mudane fahad ysiin xji dahir qab iyo qaranimo somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asadhagiofans2565
    @asadhagiofans2565 2 ปีที่แล้ว +3

    Aabo qanyare. Allow kuu naxariiiso.

  • @kingmoha3346
    @kingmoha3346 3 ปีที่แล้ว +13

    😭😭😭allaha ku naxariisto awoowe

  • @abdifatahire6615
    @abdifatahire6615 3 ปีที่แล้ว +9

    Rabi ha unaxriisto rugcadaa iyo halgamaabo waad ino ehed🤲

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 ปีที่แล้ว +8

    😞😓 rag wadaniyiin ah aya iswaraystay. ALLAH wayeey wadankan qabyaalad aya dhaxashay

    • @mohamedcabdi199
      @mohamedcabdi199 หลายเดือนก่อน

      Qanyare iyo wadanimo😂😂😂

  • @maryamdiriye5752
    @maryamdiriye5752 2 ปีที่แล้ว +4

    Rabiyow u naxariiso.

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 ปีที่แล้ว +2

    Shacan xun ninxun aya xukuma waa run.
    Diinta aya sheegtay taas. ALLAH HU AKBAR walillahi'lhmd ☝
    Walle qabyaalad qashin ay kasoreebtay somali.

  • @xasancalimaxamed4216
    @xasancalimaxamed4216 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa sax wale wareysigaas hore wa u baxay guri 4daaqadleh ayu galay cabdi qasin xiliga u dhahayay qanyare aniga aya dhageystay waxba kama tagin sida u hada u ushegay qanyare nin oqonleh ayu aha allaha u naxariisto dalka o xalad xun ku jira ayu ku so aday o qaba il kala gos gostay ayu ku so aday mahine nin aqon buxa leh ayu aha wa sax hubka hadii la aruriyo ya lo dhiiba

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 3 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed qanyare nin ethiopia iyo hagardaamadeda fahansan ayuu. Geesi hadal yaqaan ah Dulumkana neceb

  • @abdirahmanyusuf2176
    @abdirahmanyusuf2176 11 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto halyeey mahamad qanyare afrah 😔 nin neceb shisheeyaha

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 3 ปีที่แล้ว +5

    Hogamiye koxed Wu aha Lk cadawga somaliya majecleyn wana sababta qofkasto somaliya u aminsanyhy dusha sare dalka iyo dadka somaliyed wa lama tabtan Lk dhibka naheysta gudaha waxba isuma ogolin dalkana horumar Loma ogola dadkana nolol lalama rabo o hoganki nabada iyo nolosha kenilaha ayan lugu heshineyn

    • @msdocumentation4226
      @msdocumentation4226 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi taas ayaa run ah, ilaahow na fahnsii meesha nalaga haysto

  • @passionperfection6520
    @passionperfection6520 3 ปีที่แล้ว +5

    Qanyare run buu sheegay

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un 3 ปีที่แล้ว +7

    Daqiiqad 6:44 awoowgey suldan muse xaji barre Lugaloox Alloow kuu naxariiso 😥

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว +6

    Fahad Yaasiinow Carabta isaga hadh. Qaranka Soomaaliyeed adeege ha ka dhigin ama dabadhilif.

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว

      fahad yasinkad shegaysan waa noci kuwih Afkah xirnah iyo carabtih lo so diray in ay burburiyan somaliyah bu kah mid aha waxas bah somaliyah ka taliyah

  • @user-jo2it5bd5e
    @user-jo2it5bd5e 3 ปีที่แล้ว +3

    شكرا يا اخي

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 3 ปีที่แล้ว +5

    Kali waxan ka fahmey dhibta somalia ka jirta ilaa haatan hawiyuhu iney ka dambeeyaan

  • @gacmadheere2504
    @gacmadheere2504 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa taariikh layaab leh

  • @cabdifitaaxmaxamuudmacow7050
    @cabdifitaaxmaxamuudmacow7050 3 ปีที่แล้ว +7

    Fahad nin culus

  • @maxamedcalibulaybulay1714
    @maxamedcalibulaybulay1714 2 ปีที่แล้ว +1

    Waha waha

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc nasib darida Somaalida ku dhacadey waxay tahay qof dhiigi Shacab Somaaliyed qaba oo Caasimadii umada kala xidhayn baa waxa la odhan Hebel geesi buu aha waar Ilaahay aan ka cabson Marxuumka iyo kuwii umada Somaaliyed silica u geeysan jireyba maanta badankood way dhinteen inyar uba ka nool waxay mudan doonana Allaha bay u muuqata inta dhimateyna iyaaga iyo Allaha ba is ogo balse Geesinimo unnalahay iyo wanaag ha siin oo haku dabaabina fahad iyo kankale ee maanta soo bandhigayo ee kadhiigay ninkan Hogaaminey kooxedka ka mid ahaa maanta taariikhda u yeelayo waxan kula talin lahaa iska iyo kuwaa kaleba haka gaabsanad maxayeeley dadkii Somaaliyed ee ay dadkooda xasuuqeen shalay iyaago kursi dartii u dagaalama iyaa maanta jooga ee annaga nooma kal duwaano nin Dalka dibadiisa cadawo ka keesadey iyo mid gudaha Waddan ka kadagaalamay Sababto qabyaalad kursi jacel ku duugantahay bay ahayd ee ha laga daayo in Hogaamiye kooxedadii xanuunka badan geeysitey Dalka Cadawogan u naafeyey la bunbuumiyo waxa laga yaqyaaqsado oo laga xishoodo ma jirto qof Ehelkayga ah oo ku dhintay dagaalka laakiin Shacabka walaalahay ah masakiin ah maalin walaba qaxaayey Qanyar ma cidmaa ku qasbeeysey in uu dhiig faraha lagalo muuka tego oo sidey dadban u qaxeen isga iyo ku waa kaleba may ka teegan Dalka fadlan ha u Soo bandhina umada Somaaliyed kuwii Dalka taariikhi xumida u geestey ciday doonaanba hanoqodan ama Dawoladii Sababtey Somaali in ay is disho ama kala tagto Sabab waayo waxad damqaysaa nabardii soobogsaneyey

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 3 ปีที่แล้ว +6

    Channel kan suugan baan uga baranaye siyaasaduna maxay ahayd

  • @carabyare1674
    @carabyare1674 3 ปีที่แล้ว +3

    ok

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว +1

      Moryan weligod mel xun bay ku danbeyan waa kuwih wadankah burburiyay mel daran ku danbeyah insha Allah

    • @elyasloxowmashalah6170
      @elyasloxowmashalah6170 3 ปีที่แล้ว

      شكرا لك يااخي

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 4 หลายเดือนก่อน

    10:06 Xaqiiqada Halka dhibtu kajirto

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdullahi Shikh Doon nageeye Dheh Adigase Kee Tahay Albarako Kama Marnide hhh

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 3 ปีที่แล้ว

      ALBARAKA SHAQO KUMA LAHAN WAXAA LA DHAHAA WARIYE CUMAR XASAN SEERBIYA WAA FROM HARGEESA

  • @maxamedcalibulaybulay1714
    @maxamedcalibulaybulay1714 2 ปีที่แล้ว +1

    Caajiib

  • @user-qp6bd9fj7n
    @user-qp6bd9fj7n 2 ปีที่แล้ว +1

    Dagmo waayay xaafad maahan

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 3 ปีที่แล้ว +6

    Alaha u naxariisto lkn wax tariikh ah kama uusan tegin hawiyana waxba umuusan qaban somalina iskaba daaa

  • @C.xakiimDauud-bc7wl
    @C.xakiimDauud-bc7wl 11 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @sarhaafrah9407
    @sarhaafrah9407 2 ปีที่แล้ว +1

    Dessert

  • @fadumomaxamadnuur2220
    @fadumomaxamadnuur2220 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @abdiraxmancadecelbaraf9069
    @abdiraxmancadecelbaraf9069 2 ปีที่แล้ว +1

    Comments

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 ปีที่แล้ว +1

    Speedways

  • @libanshikh7795
    @libanshikh7795 3 ปีที่แล้ว +3

    Suugaantii iskaga qonda fadlan

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      CASAABADII MUQDISHO GODKA KU RIDAY AYU KA MID AHAA HAWIYENA HALKAAS DHIGAY

  • @itusooitaabsii561
    @itusooitaabsii561 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kuma fahadyaasiin

  • @drxaliye6524
    @drxaliye6524 2 ปีที่แล้ว

    Fahad yaasin gulayso

  • @sharmakeismacil1577
    @sharmakeismacil1577 3 ปีที่แล้ว +4

    Qool cady

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 2 ปีที่แล้ว +2

    Tuug dhagar qabe

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    ❤❤💙💙💘💘💘💘🥀🥀💘💙💙🥀🥀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥀🥀💘💙❤❤❤💙💘🥀🥀🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍

  • @AhmedMohamed-rw6pd
    @AhmedMohamed-rw6pd 3 ปีที่แล้ว +5

    Allow u naxariiso wuxuu ahaa rugcadaa aa. La loodin karin laakiin waqtiga ayaa ku dhamaaday

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +2

      Mooryan ayu aha dhiigyacab ah daroogada ka ganacsado

    • @AhmedMohamed-rw6pd
      @AhmedMohamed-rw6pd 3 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 kkk calaacal

    • @siraadmhmd3646
      @siraadmhmd3646 3 ปีที่แล้ว

      Yaaa

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 3 ปีที่แล้ว +1

      Nin amaana iyo nin habaaraba
      Waxaa hubaal in qof walba uu keligii qabrigiisa uhoyanayo keligiisna uu la kulmayo Rabigiis
      Qof walbow udiyaar garow
      Maalin aan cidna wax kuu tareynin iney kusugayso

    • @AhmedMohamed-rw6pd
      @AhmedMohamed-rw6pd ปีที่แล้ว

      aniga iyo calaacal waan kala fognahay ima taqaanide hurdada ka toos

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 ปีที่แล้ว

    Hadal yaqaan ow ahaay

  • @mohamednour4793
    @mohamednour4793 3 ปีที่แล้ว +3

    Hogaamiye kooxeedyadii muqdisho hore kkkkk

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 3 ปีที่แล้ว +3

    Sacudiga maxaloyin hilib lagugado hilibkasoo xoolaha matagin balse lacago badan iney kudhumen uu xawalad ganacsi gudaha wadankas malah wadankas dadka hesta yamanin jinsiyo heesto ninkasto iskadabawarejiyo waxaledahay oodudhibato aabaha sooshaqeysato hunguri galiyo iney siyan baaburki aadkadalbatay aabaha eebabuurcailo qoosiskuduban kabadalo figradi oo ugubadalo obabur kagan eesacudi madoow ubadanyahay kusosiyo lacagyar oo lacagtina xawaladkudarso kutashkiliyo baburki mid hooyadis sacuditahay yaman udhashay wiido ugujiro hadii meel cariri ladhigo baburki agmara waajajaba awod lahen dhulkale lajog walagujisowa maxay tahay baburka kuri dabaq daganeyn hoosbuyala oo midba baabur kasodagay oo harantiyay hadi aan dagtay inu baburkis waxgaray buishegay anigo awalba qaf kujogay baburkan yar kawalwalasana inciyalka ugartahay wayel masulka noqoneyn ilalsaneyn babuucailo leskuoga lacagti carurta kadhuray xawaladana kuogaday lacag iney kadhuntay uukudarsaday adogi kadib isago qaracsan talefonka kaqabtay oon ushegay lacagta iney dahabkey aheed uukudhahay xoolo naag mantan hogay kasodono maxalkas hilibka bilwalbo intaas lacagtina sidas oogayaryarestay odaygi ciyalkina sidii baburkalogagadanlaha yamani kale rer abtigi wakishay cunugagina cirkadher dhulkadher gad adigo xur darogada hadadido adigoo duqun xolaha wadanin cabdarogada intey tasdhicin qofki xur oola arko inlawideyo macqul matalan xili shaqada aburatay kashaqeysato xili darjinka aadan xili sexatan sidi adigo mushkulad kuheyn oo isbucina malin bada adan asxab aba koox baa xamali ilaborka iigey alabtan uukudhahay odayga waxa diblogu sooceliyay qalin nalal kashidmayo iiguhay amanadan uukudhahay tilman mesha lagasoceliyay sida loosoceliyay buu isiyay meelba iskadhigay dhoorbilod kadib baa nin iiyimid leygamana dardarmin wuxu iweydiyay oadayga maxa karabtay iishegay inusogalo wudiday guriga marka timaaha watiga mesha sidey uegyihin kahubsada sug gadal unoqday waukenay uuyabay side iguamintay tilmanti aanweydiyay odayga baa adna ishegtay sidas bana kugusiyay hadey wax kagayimadan maya xolo walahelawalawaya mamulkas tijabo miyu aha qofki amano leh waa kadhacsan kara wixis nin iyo nagti isogna waa kasoceshan karan xoolahod hilible maxala hiliba leyahay kaqado lacagtada wilka odayga abtigisuu ahaa weydhalen xolo naag maaokentay xuriyad beeyledahay iskawarqabka mesha uguyerto waqtiga uyerto sixur buu usocona hadi lagu aamino maha mahino dhof calafkale yurub qudbasiro udirana silamid waalagu garab daga hantida wax kaquuree hadadido waad dhigeysa ismadalin mana beecsanin kunasosamirtay hanti kudulyelatay magac mash huur soowareg hanti baa kaheysta mid wax horikartid waxna shubi kartid adiga leeway lodar laguwarabinaya ubahan gacanyare

    • @catarcabdi5423
      @catarcabdi5423 2 ปีที่แล้ว

      Waa lidi cadigahed o wax so qortay Anigaaba ka walan oo 6sadar cml akhriye

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 2 ปีที่แล้ว

    Waxa la yaableh dadka lehe hogaamiye kooxedbuu aha laakiin Cadawo ga Somaaliyed ma jeceleyn bal waxan tuseel u soo qaadan hadaada Guriga u ku dhexe dagaalantid oo aad Daqadaha,Albaabad, korontada,biyahay intaba xumeysid marka ugu horeysa tuuga ku soo dhici oo ku dilikara biyo lanba ku dili iyo guri mugdi ah marka Ragga aan taariikhda ku dhexe la hayan umada Somaaliyed ha u soo bandhigina

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuse biixi cabdi xaare, xukun iyo aduun jecleeysigiisii ayuu xulatadiisii ku yiri "islaam" iga jooja oo kufur iyo gaalinimo iyo khaniisnimo guriga ii keena.b

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhagar qabe

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhagar qabe fahad

  • @munacabdi9778
    @munacabdi9778 2 ปีที่แล้ว

    Muna cabdi

  • @gashaanlegorgor9651
    @gashaanlegorgor9651 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanki xamuun maakudhacay

  • @MohamedSaid-rg7pj
    @MohamedSaid-rg7pj 3 ปีที่แล้ว +1

    Pp