Ali Harare oo falanqeynaya wareysigii Fahad Yasin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 441

  • @amiraali8803
    @amiraali8803 2 ปีที่แล้ว +40

    I am hawiye and I thinking fahad yasin is saying true and are very smart guy. 😍😍

    • @ilhammohamed1939
      @ilhammohamed1939 2 ปีที่แล้ว +6

      Qabiil waa in laga tagaa qofka dabeecadiisa iyo daacadnimada waa in lagu qiimeeya iyo waxuu qabtay qabiil waxba ma taraayo 🤔🤔🤔🙄🤔🤔

    • @abwaan100
      @abwaan100 2 ปีที่แล้ว

      When you said you are Hawiye, your opinion became worthless.

  • @ayishasomal1234
    @ayishasomal1234 2 ปีที่แล้ว +19

    Masha alah fahad geesi فهد شجاع 🐅🐯✊🤝👏👍✅🇸🇴💯

  • @ammm1811
    @ammm1811 2 ปีที่แล้ว +52

    Fahad Yasin he is geesi and honest person ❤️❤️

  • @amiishamohamed9802
    @amiishamohamed9802 2 ปีที่แล้ว +16

    qof ey hooyo kali sokorisay yaa kafican❤❤❤ hooyo

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 2 ปีที่แล้ว

      Mid hooyadii iyo aabihii soo koriyenba ka fiican

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 2 ปีที่แล้ว +20

    Masha'alah cali runta ayad ka hadashay " that is why I like SOMALI AMERICAN TV " GOD PLEASING YOU BRO "

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +23

    Hooyo goormay ceeb noqotay haday korinteedu ninkay hooyo soo korin waa agoon allaah ha noo daayo hooyada fahad iyo hooyooyinka dhan intii dhimatay ha u naxariisto

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa hooyo la'aan waa abaar

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 ปีที่แล้ว +16

    axmed madoobe iskuhayb dhaw baan nahay, deegaan hoosaadkanaguna aad buu isugu dhawyahay, waxaan 90% kuraacsanahay fahad yaasiin waxa uu sheegay axmed madoobe waa mujrim naxariis daran siyaasada soomaaliyana khatar ku ah.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว +1

      War siyaasi aan dan inoo hayn waxba inooma aha mewshuu dooniba haka soo jeedee walal caldaalad iyo nabad iyo hormar baa ina deeqa 💗💗

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fardushurre1668 waa runtaa wll, sida dhabta ah baa saas ah, diinta,dadka iyo dalka ayaa kawayn nin siyaasi ah wuxuu doono ha ahaadee.mahadsanid

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdul-majiidabdinasir aad iyo aad walal dadyowga horumaray waxay ku hormareen ilaalinta cadaalada sareynta sharciga waadna aragtaa siday u nool yihin inana abaar iyo colaad baa dadkeenii baabi,isay caalamku dad uraago ah oo aan waxba qabsan karin bay inoo arkaan wlhi waa liidnimo weyn

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 2 ปีที่แล้ว +18

    MASHA ALLAH ALI RUNTA AYAAD SHEEGTAY ALLE HA KU XIFDIYO

  • @yacquubibraahimkhamiis4619
    @yacquubibraahimkhamiis4619 2 ปีที่แล้ว +18

    Waxan idiinku amaanayaa
    Aragtidiina wanaagsan
    Aad ayaan idiin dhageestaa
    Waan idiin taageersanahay
    Waxan joogaa Bosaaso waxan idiin rajeynayaa hormar intakabadan

  • @sadiaismail803
    @sadiaismail803 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali xaraare.mahadsanid thanks sifiican baad uga hadashay

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Xaraare waayo Somalia iyo Somaliland baad maanta kala saartay waxaad tidhi 30kii sanadood ee ay burbursanayd yacni Hargeisa iyo Burco oo Somaliland ahi ka hor bay burbureen (1988) shukran

  • @aliibrhim4573
    @aliibrhim4573 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalah walaal aaad baan u xiiseeyaa barnaamjyadaada xaqiiqna waad ka hadashaa midna anoona nimankaa ka qolo ahayn aqligayga saliimka ah fahad ayaan aaminayaa xaqiiqda uu sheegay. Anoo weliba 40 sano qurbahan America joogay qolona aaminsanayn somali oo dhan jecelahay . Gabartaa yar waa in qofkii dilay iyo kuwii qorsheeyey xukun la soo taagaa. Ali from Alaska thank u brothers

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 ปีที่แล้ว +13

    Somali people need brave and intelligent person like fahad yasin 👏👍💪🇸🇴❤
    MashaAllah ماشاء الله
    ILAHAYOW NOO GARGAAR OO JABI CADOW KASTA EE SOOMAALIYEED AMIIN.امين 🤲🇸🇴❤🤲🤲

    • @cademuumin5554
      @cademuumin5554 2 ปีที่แล้ว

      Waa garsinanana oo waa ninka somaliya nojabiyeye ee waa kasalsomaliyed ee ale hanagaqabo hoyo nin caya hoyadisbu caya ee cebkumahayo

    • @Hangoolyare
      @Hangoolyare 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/users/shortsZgqs6L47S90?feature=share

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 ปีที่แล้ว +14

    qabiil baa soomaali derdertsy madoobe waa run kenyaati weeye ilaahay wadanka ha ka qabto sharkiisa subxaana allaah

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 2 ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم ورحمة الله الأخ العزيز علي حراري بيض الله وجهك والله إنك لصادق

  • @AbdallaF-A
    @AbdallaF-A 2 ปีที่แล้ว +5

    يَوۡمَ لَا يَنۡفَعُ الظّٰلِمِيۡنَ مَعۡذِرَتُهُمۡ وَلَهُمُ اللَّعۡنَةُ وَلَهُمۡ سُوۡٓءُ الدَّارِ

    • @socdaal
      @socdaal 2 ปีที่แล้ว +1

      یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ ٱجۡتَنِبُوا۟ كَثِیرࣰا مِّنَ ٱلظَّنِّ إِنَّ بَعۡضَ ٱلظَّنِّ إِثۡمࣱۖ وَلَا تَجَسَّسُوا۟ وَلَا یَغۡتَب بَّعۡضُكُم بَعۡضًاۚ أَیُحِبُّ أَحَدُكُمۡ أَن یَأۡكُلَ لَحۡمَ أَخِیهِ مَیۡتࣰا فَكَرِهۡتُمُوهُۚ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَۚ إِنَّ ٱللَّهَ تَوَّابࣱ رَّحِیمࣱ﴿ ١٢ ﴾
      Al-Hujurat, Ayah 12

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaay waxaan u waydiinayaa mudane fahad yaasiin inuu aakhiro iyo aduunba ilaasho oo ka ilaaliyo shar oo dhan waafajiyana khayr oo dhan. Waxaan ka loo salamaayaa mudane cali xaraare iyo mr ducale barakooba

  • @Rashiidacabdikariin1205
    @Rashiidacabdikariin1205 2 ปีที่แล้ว +12

    Fahad Yaasiin waa raggii Somaliya u baaney 👍👏👌

  • @mariamasiyah1850
    @mariamasiyah1850 2 ปีที่แล้ว +21

    Somali politics has never been this interesting lol.

    • @abwaan100
      @abwaan100 2 ปีที่แล้ว

      Wrong! Somali politics has never been dull.

    • @mariamasiyah1850
      @mariamasiyah1850 2 ปีที่แล้ว

      @@abwaan100 Wrong!! It has always been a circus where young and old thought they were politician. This man has sorted the boys from the men. This is Politics!!

    • @abwaan100
      @abwaan100 2 ปีที่แล้ว

      @@mariamasiyah1850 I wish my people would stop worshiping personality! That place was a circus before him in his time and a carnival after his departure.

    • @mariamasiyah1850
      @mariamasiyah1850 2 ปีที่แล้ว

      @@abwaan100 😅

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 ปีที่แล้ว +9

    Fahad waa geesi garab waayey ee allah ha u gargaaro hana amaansado aamiin Allah ha naga qabto kuwa dhibaatada iyo fowdada wado ee dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey aamiin Allah ha soo qabto kuwii diley gabadha masaakiinta ah allah ha soo dedejiyo xaqa dhiigeeda aamiin soomaali Allah badbaadiyo aamiin

  • @mahamedaadanciise35
    @mahamedaadanciise35 2 ปีที่แล้ว +2

    Fahad yasiin wa libax somaliyed horay usoco

  • @ninatifow1119
    @ninatifow1119 2 ปีที่แล้ว +2

    Best analysis on this muddy topic walaahi. SOMALI AMERICAN TV Allaha idin Xafido (◍•ᴗ•◍)❤

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Akbar Allah Akbar waa geese Ellahay haxafido 🥰🥰👍👍😃😃

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 2 ปีที่แล้ว +4

    He is to good to be somali wallahi

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +11

    Guuul nabad iyo noolol💪🥰

  • @hodanmohamedahmed6068
    @hodanmohamedahmed6068 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc .maanshaa Allaah waa sax hooyo Ceeb ma leh

  • @malyunahmed4320
    @malyunahmed4320 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha ALLAH sida wax usharahde

    • @scherzer6428
      @scherzer6428 2 ปีที่แล้ว +1

      Cadalad bad uhadashay

  • @saidaabdi166
    @saidaabdi166 2 ปีที่แล้ว +1

    Alloow xifdi fahad yaassiin waa geesi soomaaliyed

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah❤❤

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +13

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💙💚

    • @exmayor5039
      @exmayor5039 2 ปีที่แล้ว

      M.a thanks

    • @ahmedgure4265
      @ahmedgure4265 2 ปีที่แล้ว

      Fahad yaasiin waa halyeeyqaran
      Waa cadahay waxaa tusaalo uah danbiile loodiidayo dalka in uusoogalo xagee kadhacdey

  • @hamzemire9808
    @hamzemire9808 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahad waa smart persion balse somalidu way ka dhacsan tahay oo waad ehlu jibo ah

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 ปีที่แล้ว +6

    ok fahad yasiin runbuu sheegay

  • @fatimazahramahmoud7647
    @fatimazahramahmoud7647 2 ปีที่แล้ว +13

    75% waad ku yaraysay lkni ani waan aaminsanahay inuu 99% sax yahay warka Fahad Yasin

    • @mohodinhassan4228
      @mohodinhassan4228 2 ปีที่แล้ว +1

      Fatima waxa ay aheyd fahad inuu walaadha dilo dabeed saan uma hasheen ee gabiil aa ku wado

  • @dabeyl22awale92
    @dabeyl22awale92 2 ปีที่แล้ว +3

    Fahad yasiin wa wadani wadankiisa cadowga ka, ilaalinaye wlh sidaas ayaana ku, amaanayaa

  • @anabmohamed
    @anabmohamed 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Runta Allah miiska keena aad baad umahadsantiihin

  • @halimo3956
    @halimo3956 2 ปีที่แล้ว +5

    Ali harare si cadaalad ah baad wax u bayaamisay gari illahay bey taqaan fahad waa laga gardaran yahay waana qabiil waxa lagu sii xayrsano xaqiina illahay baa ifiyay inta dhimana waa lafa sugayaa fahad

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว

    Fahad Ciil baa kamuuqda Yaahu Wixii Dulmigas geystay Ee dhiiga islaamka baneystay Alle hasooqabto Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kelciaaden2488
    @kelciaaden2488 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allah guuleyso mundane waligaa fahad yaasiin geesi geesi dhaley

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 2 ปีที่แล้ว +6

    ANAGAA LA HAYB AH AXMED MADOOBE KANA XANAAQIMAAYO WAAY AXMED WAA SHAQSI DAN SHAQSINA DANTA DALKA AYAA KA WEYN NIN SHISHEEYE WATAANA WANAAG UMA HAYNO SOMALI SOMALI BAA LEH KENYANA WANAAG NOOMA DHEXEEYO KEY WADATAANA WAA LA MID

  • @tahliilj
    @tahliilj 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmed modoobe waa soomaali nabadoon ah

  • @saidelmi7550
    @saidelmi7550 2 ปีที่แล้ว +13

    Nabad iyo nolol ,ilaahay caafimaad ha idin siiyo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahow xafid fahad geesi

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahad Yaasiin waa wadani wadani dhalay. Alloow ku dhowr.

  • @abucarcli1835
    @abucarcli1835 2 ปีที่แล้ว

    Yaa idin dhageysto, SENIOR CBB.

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo weliba somaaliyeed waa bilad. Allah haw naxariisto hooyo nool iyo mid dhimatayba. Fahd waa geesi. Allah haw gargaaro.

  • @f.o847
    @f.o847 2 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo hooyo hooyo
    waa sharaf
    cafi,caafimaad iyo Firdawsa
    Allaha siiyo

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhyi fahad waan ka helay wararka uu jedinayo inta dhaliil qof bini aadami leyahay malaha hadalkiisu

  • @abdirisakabdilahihassan7238
    @abdirisakabdilahihassan7238 2 ปีที่แล้ว

    Fahad wa cabqari somaliyeed allah ha guuleeyo, wa rijaal dacawo rifeyso geesigu sida raga ayuu u dhinta.
    Bi idni lah wu so laaban doona.

  • @IsmailabdiChannel
    @IsmailabdiChannel 2 ปีที่แล้ว +1

    20 daqiiqo ayaan daawanayey shekadisii waxay kuso dhamaatay shaki ayey ahayd

  • @Babayaoo
    @Babayaoo 2 ปีที่แล้ว +20

    Fahad yasin is the only hero who can save the somali 🇸🇴 nation 🙌 👏 ❤

    • @nuradiinnrd4415
      @nuradiinnrd4415 2 ปีที่แล้ว

      Waxaad
      Sheegtaa
      Markuu
      Yidhi.farmaajo
      .uuLaahaa
      Makteeda.been
      Baad
      Sheetaa

    • @abwaan100
      @abwaan100 2 ปีที่แล้ว

      The man has no verifiable educational background. He has nothing that qualifies him for the job and no achievement other than being Farmajo's hitman. In fact, he was unable to properly execute Western countries' intelligence feed. When he became a top intelligence officer Al Shytaan has grown bigger and better unhindered. He is just another self-promoting Somali storyteller!

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว +1

      Of course he can save your ass kkkk

    • @hanihani8612
      @hanihani8612 2 ปีที่แล้ว +1

      We all need to stand with fahad and show all those gangster that Somalia is not thier little village.

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 2 ปีที่แล้ว

      No 1 man can save somalia ,they thought farmajo was special!
      Somalia or any other African country needs a long term process plan with a long vision!

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 2 ปีที่แล้ว

    Best analysis for this topic

  • @mohamedmazka3863
    @mohamedmazka3863 2 ปีที่แล้ว

    Ali Harare intaan kudaawanayay maantaad runta sheegty

  • @osmanodowa7241
    @osmanodowa7241 2 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah thanks brother

  • @ahmedgure4265
    @ahmedgure4265 2 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk waa xaqiiqa

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 2 ปีที่แล้ว +2

    الذي ذم الأم جاهل.صدق من قال.الام مدرسة إن اعددتها اعددت شعبا طيب الاعراق كما ورد عن الأثر حديث الرسول عليه الصلاة والسلام.من احق بصحبتي امك ثم امك ثم امك.والجنة تحت اقدام الامهات..اما فهد فانه أسد الصومال وسيدهم لأنه من اشرف قباءيل الصومال ومعطم علماء الصومال منهم ومن اشهرهم السيخ عمر الفاروق والشيخ محمدالهادي والشيخ محمد الدخري وغيرهم كثر من لم يرفع علمه وعمله لم ترفعه كثرة الغث والغثاء

  • @ayanabdi8737
    @ayanabdi8737 2 ปีที่แล้ว +4

    Aad io aad bad muhdsintiin cali io yaasiin🙏

  • @isirmohamed3866
    @isirmohamed3866 2 ปีที่แล้ว

    Aragtideyda marka aan ka dhiibto Fahad Yasiin nin Siyaasi ka akhlaaq fiican oo ka xikmad badan ma arag Somalida qofka fiican libintiisa ma siiyaan si caadifad ku jirtana way uga fal celiyaan

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 ปีที่แล้ว +8

    No Qabyaalad No Qabiil No Dulmi No xaqdaro No xadgudub No Hill Qabiil

  • @abdixirsi9821
    @abdixirsi9821 2 ปีที่แล้ว +6

    mushkulida somali haysata maha qabiil ee waa qof garadho talo xikmad dun damir midna u saxib ahayn oo helauy mel an dhirbaxo laguamusiyona lala gadhay sida adigagan caliya baa ka kow ah

  • @mohamadhassan4986
    @mohamadhassan4986 2 ปีที่แล้ว +1

    ali waxuu noosheegaa inuu fahad ku hadliwaayay muqdisho oo uu ka ahaa kiin ama ninka sharciga gacanta kuwata
    waabeen tii oo wariya ah 💯💯🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhiiqay lugaha kulajiraan mahad salaad iyo rooble xaqiixada ALAAH weyn ee waaxidka ahi hasoo saaro cadaalad ALAAH ha siiyo ikraan tahliil iyo qoyskeeda xaqu haguulaysto baadilkana ALAAH weeyni afka dhulka haudaro

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +7

    Fahad xafidahullah waa nin run sheeg ah

    • @sayid6649
      @sayid6649 2 ปีที่แล้ว

      Isoo qabo wall

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin yaraabi

  • @aliHasan-zg2ps
    @aliHasan-zg2ps 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo ayaa i soo korisay hilaahay jannadii haka waraabsho waxaana ka midnoqday saraakiishii ugu waawaynaa waqtigii libaaxyada waana siday ii tabartay

  • @abdielm3551
    @abdielm3551 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thanks I believe what you sayed

  • @umamohmedamiin387
    @umamohmedamiin387 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahow hooyo noo xifdi dhamaan hooyooyinka Somalia illahaya haxifdiyo. Intii dhimataya illahaya ha unaxariisto

  • @WardaabdiahmedWardaabdiahmed
    @WardaabdiahmedWardaabdiahmed หลายเดือนก่อน

    Alow xafid fahad yasin wa geesi soomaliyee nin rageed

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว +1

    Point of correction
    Fahad yaasin afkiisa wuxu ka yidhi “waxaan dhashay dabayaaqadii 70kii” qaybta 1aad dhagayso

  • @ahmadomar7987
    @ahmadomar7987 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali cadeyn ma haysaa in. Ahmad madoobe kenya u sheeqeynayey?

  • @yusufnageye5479
    @yusufnageye5479 2 ปีที่แล้ว +2

    Ali Harare and Yasin was salaa mantihiin + w, warfaafinta soomaalida mogadisho ,waa halkii , 8 weriye uu ku dilay ,taakeeye ,uu ka mid ahaa ,weriye AbduQadir Ali iidle ,allaha u naxariistee Aamiin???

    • @maxamed6900
      @maxamed6900 2 ปีที่แล้ว

      Jawiga, iyo daganaanta kamuuqatay waraysigii uu bixiyay iyo qaabka uu Su,alaha.uu ugajawabayay ayaa waxbadan lagafasirankaraa

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 2 ปีที่แล้ว +1

    Qeyb 2 maa jirto? Hadalki wuu go'ay Caliyow.

  • @sadiaismail803
    @sadiaismail803 2 ปีที่แล้ว

    Amiir fahad madax weynaha mustaq balka somaliya waa geesi

  • @zakariyeibraahim4709
    @zakariyeibraahim4709 2 ปีที่แล้ว

    Kan nacam laha ahi muxuu ahaa?

  • @aliadam4699
    @aliadam4699 2 ปีที่แล้ว +2

    Ka warran haDidi qabiilkii ógaadeen oo dhami u Soo safteen fahad yasiin sidee axmad madoobe úga hadashau
    Ceebeey tacaal.

  • @halimaabdirazak6525
    @halimaabdirazak6525 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa walaal maasha Allah

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxkamada muqdisha ku taala oo habargidir xukumeysa majirtee fahadow heysku tagin kuwa hada meesha heysta iyo kuwa dambiga lagu eedeyey waa isla ayagii marka ka fogow

  • @mahadmohamed3295
    @mahadmohamed3295 2 ปีที่แล้ว +4

    iftiin ween baan ka Baxay wareysiga Fahad., Waxaa Dhow Caddaalada Kiiskan Haddii Laga Ambaqaado oo Si Daacad Ah Loo Wajaho Kiiskaan. ,Waxaan Ku talinayaa in Kiiskan Loo saaro Quburo Sharcigga Ah ,Baaraan, Lana Soo Taago Maxkamad Fahad iyo Rooble Kana Caddeeyaan Wax walba oo Kiiskaan Ah .,
    Caddaaladii Baa Dhow .

    • @kafiosaid746
      @kafiosaid746 2 ปีที่แล้ว

      Mackamadaha somaaliya cadaalad kama jirto walo hanjabaa dadka mmesha u dhashay kuwa kalena wa lacag fadlan lacag ku shubo anaga oo guryo nalaka haysto ayaa sida nalo galay maxaad ka filaysaa qof lo ciil qabo

  • @abdiiljano99
    @abdiiljano99 2 ปีที่แล้ว +1

    Runbaad kasheegteen lkn yaa arkaya fahad waa sheekh xaash ikraana sidoo kale yaa uhadlaya

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Quraan maxaa ka wacan calio.

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 2 ปีที่แล้ว +1

    Arintaasi anigu aad iyo baan ugu qancay inay nimankaa rooble iyo guruubkiisu diluent waa wax cad sida qoraxda marka la raaco mishimada badan ee ay dhigeen sida mushinkii DR Cabdiwahaab ee nairobi iyo ninkii kale ganacsadaha ahaa iyo dad badan oo kale

  • @dahirguuleed8813
    @dahirguuleed8813 2 ปีที่แล้ว

    Majecli dhaqankiisa 80/100 laakiin qiyaastan waa ku raacay

  • @saidmohamed2052
    @saidmohamed2052 2 ปีที่แล้ว

    Waa sideey ayaga u arkaan maxuu ka wadaa sxbkaa caliyoow!

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 ปีที่แล้ว +1

    Geesi Fahad Yasin guul guul guul

  • @ahmedhassan-ql5uq
    @ahmedhassan-ql5uq 2 ปีที่แล้ว +3

    ali xadhaadhe waxaa suuragala in nisa ay udiratey bassasid xafiiska reeysal waaaraha ah dabadeed la ogaadey sidaana lagu khaarajiyey inantaa yadoo loo adeegsanayo alshabaab

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว +2

    Ali iyo yasinow ALLE ayaa bixiya haybada.
    Waraysi yadisa waa lasugi laayahay youtubers badana dhaqaale ayay kasameeyeen lakin kuwa caytamaya waa inay lacagta u celiyaan fahad yasiin.
    Waa wariye hadal yaa kabadin

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 2 ปีที่แล้ว

    MAXAAD KA ORANEYSAA INUU YIRI GABADHU HAY'ADDA UMA SHAQEYNEYN?

  • @mr.ironmindset1973
    @mr.ironmindset1973 2 ปีที่แล้ว

    very informative

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 ปีที่แล้ว

    ربنا يحفظك فهد

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali xaraare waa runtaa wllo sifiican baad u dhigtay

  • @nuursanak327
    @nuursanak327 2 ปีที่แล้ว +2

    Fahad waa geesi

  • @fardosamumin9376
    @fardosamumin9376 2 ปีที่แล้ว

    Fahad waa more than a man masha allah

  • @hassanmusse7700
    @hassanmusse7700 2 ปีที่แล้ว +1

    FAHAD WAA REAL LEADER, WADANI & GOB waa iga gadmay "Aderow ha iga dalin hana igala noqon #wadaniyada

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb ปีที่แล้ว

    Fahad yasin 👍

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 2 ปีที่แล้ว +2

    Viva Fahad. Fahad every somali waa in la difaacaa. Fahad intaas oo sano buu wadanka difaacaayay, so please wiilkaan u istaaga oo difaaca.

  • @abdurizakmaxamed331
    @abdurizakmaxamed331 2 ปีที่แล้ว +1

    Mida kale xilibaan amiin jeesoow markuu warays tay ninkii lahaa gaadhigii lagu qaaday wuxuu kuyidhi ikraan tahliil darisbaan ahayn waana baakinkayga halkan yacnii guriga ikraan tahliil baa baakin iiah

  • @daacadkaayno3051
    @daacadkaayno3051 2 ปีที่แล้ว +1

    Caliyoow adeer waa ku wataa habka aad wax u sheegeyso waa sax lkn ruux ay qabyaaladdu hogaamiso dhago uu ku maqlo ma laha

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 2 ปีที่แล้ว

    Ali xarare ma ogtahay in igraan hooyadeed loo shaqo geeyay xafiiska resalwasaraha

  • @cabdirashiidmaxamuudcadawe252
    @cabdirashiidmaxamuudcadawe252 2 ปีที่แล้ว

    asc asc cali warkaagu waa cadyahay ee kareeb waanu kugaranay

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 2 ปีที่แล้ว

    Fahad Yasin 95% waa run

  • @moha786
    @moha786 2 ปีที่แล้ว +1

    3dex da Qodob Run waye 💯% 💯

  • @abdiali2832
    @abdiali2832 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq