Heesta: Garaad Daran Nafteydaay | Amiin Yare | Xasuusta: Cumar Nuur Cabdulle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2022
  • Executive Producer: Bulshawi Beatz
    Director: Daaha Gaas
    Musicians:
    Keyboard: Bulshawi Beatz
    Lead Guitar: Naguib Hashi
    Percussion: Bushar Famous
    Drums: Abukar Bulo-hubey
    Bass Guitar: Abdi Aziz Hashi
    Saxophone: Abdale Haji
    Camera Operators:
    Abdirahman khadar
    Fuaad Abdilahi
    Abdirahman muse
    Maxamed mowliid
    Mukhaar dhuux
    Israad Mohamed
    Drone & Gimbal: Amiin Cj
    Sound Engineer: Moha Haybe
    Music Record: Shabcaan Isko
    Editing: Faysal Ashour
    Program Director: Caafi Abdirahman
    Location: Ali Jirde Hotel
    Special Thanks:
    Abdinajiib Daahir
    Faysal Abdikariim
    Xamse Gahayr
    Agaasime Mohamedamiin Yasiin
    Cabdiqaadir Sheekh
    Mohamed F. Geelle
    Mahad Ibrahim
    Production:
    ASTAAN MUSIC
    2022

ความคิดเห็น • 146

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama ปีที่แล้ว +22

    *Aamin yare waxaan odhan karaa waa fanaan ka soo habsamaanay fanku markuu fanka ahaa ee magac iyo mansabka laga dhaxli jiray 👏 waxaad tahay aamin yare hiboole jaad gooniya ah oo alle dhuun cajiib ah ku galaday* ❤🤴🙏

  • @wiilhoog0928
    @wiilhoog0928 ปีที่แล้ว +13

    Ninkasta oo jeebkiisu madhan yahay ayay heestan ku socotaa Waa xaqiiq Eryada heestu Xusuustii Cumar Nuur Cabdile Boqorkii Codka 🔥😭

  • @djmuhsinsingerofficial3244
    @djmuhsinsingerofficial3244 ปีที่แล้ว +27

    Inti jecel subanahena igula sali nepiga scw scw scw

  • @mostafahassan6852
    @mostafahassan6852 ปีที่แล้ว +7

    Waligaa ma maqashay cod hibo ah ayaa ilaahey ku maneystay fanaankaa...
    Waa kanaa cod hallaasi ah ee hibo rabbaani ah waliba 👏 👏 👏 👏 💯

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel5228 2 วันที่ผ่านมา

    Cabdi diini back in the days codkii shimbiraha 🙌🏾☝️

  • @hanaqaadanimes9737
    @hanaqaadanimes9737 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa run wllhi heestani waxay tanabata meel dheer anigu naftayda waan la hadlay sidano kale waxanan iri
    Nafyahay adiga naafo jecel
    Naqa adiga diido nacab dhinaca saaray
    Nusqaantadan ka naxa aniguna oo
    Nafyahay waan ku nooleyaaye
    Naag iyo nin ku ay tahayba Midna
    Naftayday neecaw kulama jecele
    Niyadan ka diida wixi ku nuglaynaaye
    Naftayday adiguna miyad niyad xumaatay
    Nabsi igu gaamuriyo

  • @abdirizakfarance7239
    @abdirizakfarance7239 ปีที่แล้ว +3

    Wa hees si dhab ah ugu hadleeso marka jeceshahay gabar Hadana jeebkagu madhan yhay dumarna kuguma dulqadanayan xita si wlbo jeeb kagu madhan yahay😢marwlba waxay karaceysa ninkii jeebkiisa uu buuxo axsan cod legend Amiiin yre barteedi ayuu dhigay 😢❤

  • @Roardigga
    @Roardigga ปีที่แล้ว +8

    dayax band maku jiro fanaanka fanaansani mana islihi qof la tartama ayaa ku jiraa kooxdaa ninkaa si gaara haloo xaqdhowro hana la simina cruurtan

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fanku sidan ayu ku qurux badan yahay. Amin yare waa soo dhoweeyay heestan ❤

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics ปีที่แล้ว +9

    Aadbuu U Keenay Xasuustii
    Cumar Nuur Cabdulle
    Heesta -Garaad daran
    Miraha: Yuusuf Maradoon 1971
    Waanse Ka Caroodaa Markii Ereyada La Jajabiyo Yeelkeede Dadaal Iyo Horumar Wacan.

    • @ahmedabdi3780
      @ahmedabdi3780 ปีที่แล้ว

      Bal soo qor adigu erayada saxdaa.
      Ku hambalyee shaqada uu qabtay wiilku.

  • @abdifataxyare1970
    @abdifataxyare1970 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxa dhgaysan jirey anigoo yurub sharci la.aan ku ah oo ku wareray mantana alx ano sharci helay ayaan dhagaysanya aduunydu waa hadhka labadiisa galin never give up asxaabta

  • @KhalidCosta4
    @KhalidCosta4 ปีที่แล้ว +5

    Heesta so ugu raxeesanaya waxaa moodaa rug cadaa fanka muda kuso jiray guleeso legend fanki oo qof ah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +1

    Naagaha ma Guursado
    Ninkii Guunyo Waayee.
    Mana Gayo Sidoodaba
    Kolkii uu Gacan nuglaadee.
    Hees xusid mudan AHUN Cumar N C

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 ปีที่แล้ว +9

    Heestaydi ayuu qaaday one of my favorite song ever ❤❤ thanks

  • @abdalejama9685
    @abdalejama9685 ปีที่แล้ว +7

    Amiin yare waa fanaan cod tolmoon oo mustaqbal faneed leh, si fiican buu u qaaday heestii Cumar Nuur Cabdulle AHUN.

  • @maaxoospro192
    @maaxoospro192 ปีที่แล้ว +3

    Nin weyn oo yar legend fanka ninki jeebka gashaday

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว +6

    20:25
    25/10/2022
    Ayaan wada dhagesanena aniga io wlshy mcn nimco🥺❤

  • @wabxowabxo8009
    @wabxowabxo8009 ปีที่แล้ว +5

    "Gacaltooyo ma leh dumar" true words bro

  • @nuradiinsaedmohamed8554
    @nuradiinsaedmohamed8554 ปีที่แล้ว

    Naagaha ma guursado
    Ninkii guunyo waayee
    Mana gayo sidoodaba
    Markii uu gacan madhnadee
    Amiin yare legend ka qarniga
    Zhp taagero buxda ayankuu hayaa xaga fanka

  • @Anab-d1e
    @Anab-d1e 11 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤jaceel.macan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Anab-d1e
      @Anab-d1e 11 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😂

  • @saraapdulsalamvolgz
    @saraapdulsalamvolgz ปีที่แล้ว +2

    Amin yare Waa Fanan caadi ah xaqiiq Waa Ku raaxaystay heesta ☝🏼😂

  • @ahmedjamac.3377
    @ahmedjamac.3377 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa cod keep going pro

  • @abdulkaremhassan2898
    @abdulkaremhassan2898 ปีที่แล้ว +1

    axyaa fanan halkeedu dhigay Aamin yare

  • @abdirahmandheere9367
    @abdirahmandheere9367 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha ma guursado ninkii guunyo waayee mana gayo sidoodaba markii uu gacan madhnaadee

  • @libanyare2986
    @libanyare2986 ปีที่แล้ว

    Amiin yare waa sxb akhlaq badan oo qalbi oo farxana wakhtiban sowada qadanay wakhtigi kubada waxa igu dambaysay 2014 sxb farxad igu noolaw wixii nool aduunyada wa laisku so noqon gulled afyar from Holland

  • @wiilhoog0928
    @wiilhoog0928 10 หลายเดือนก่อน

    Xusuustii Boqorkii Codka Cumar Nuur Cabdile❤

  • @mahadcabdi8235
    @mahadcabdi8235 ปีที่แล้ว

    Midhihii sahal macalin ciise
    Laxankii xasan giriig
    Codkii hore cumar nuur cabdulle
    Kahadana aamin yre🙏🙏

    • @caynaanb6172
      @caynaanb6172 11 หลายเดือนก่อน +1

      Miraha Heestaan Waxaa Lahaa Abwaan Yuusuf Maradoona, Laxanka Waa Cumar Nuur Cabdule

    • @mahadcabdi8235
      @mahadcabdi8235 11 หลายเดือนก่อน

      Zhp soo hubi sahal macalin baa lahaaye laxan kana xasan giriig shaki male🙏

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 ปีที่แล้ว +1

    Wow cajiib cajiib axsan fanaan

  • @ifiyechannel7821
    @ifiyechannel7821 ปีที่แล้ว +3

    Gx ciidagale dadkii fanka iska lahaa 😂 Waa mid kamida heesihii loo qaaday siyaad bare xiligii dagaalda waqooyigu socdeen 1989 waa siyaasad heestu

    • @otadheere4045
      @otadheere4045 ปีที่แล้ว

      Hhhhh ciyaal xamar hadaa nahay hees daadis aa uheysanaa 😭 fan waxba kama ogin 😀😀

  • @qacbulqanciye428
    @qacbulqanciye428 ปีที่แล้ว +1

    Hergeysa hoyga fanka salaman

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว

    Waa erayadii Yuusuf Maradoon Cali Allaha u naxariistee.

  • @abdiwalihassan3692
    @abdiwalihassan3692 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Yare Dadkii Qaraamiga 🔥

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +1

    Keep going always great singer Amiin Yare

  • @khadaryaasiincaliverrti5101
    @khadaryaasiincaliverrti5101 ปีที่แล้ว +16

    What a voice
    Muzic 100%
    Codka100%
    Style100%
    Ninkan ysr fanka uupahn ❤❤💯

  • @wabxowabxo8009
    @wabxowabxo8009 ปีที่แล้ว +1

    Beautiful song

  • @khaalidmahamuud2312
    @khaalidmahamuud2312 ปีที่แล้ว +1

    Aamin yare waa walkale walhi

  • @faaomar8598
    @faaomar8598 ปีที่แล้ว +1

    I love it 10/10❤👍

  • @aliyoquruh4151
    @aliyoquruh4151 ปีที่แล้ว

    Best Song 😫❤️

  • @ibrahimbaaxeer7628
    @ibrahimbaaxeer7628 ปีที่แล้ว +1

    Www Aamin yre legend

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 ปีที่แล้ว

    Hadaan jaamacadii dhameeyay heestaan naftaan ku xakameeyaa.

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 ปีที่แล้ว

    xasuustii Cumar dhulee

  • @zackomar
    @zackomar ปีที่แล้ว

    The pure talentd

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว

    Pest fanaan xaqiiq Top ayuu ugu baxsaday

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat11 ปีที่แล้ว +1

    L'agend 🖤

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 ปีที่แล้ว +1

    Guul❤

  • @NiciimaDheeman-wt6iu
    @NiciimaDheeman-wt6iu หลายเดือนก่อน

    Gacaltooyo ma Leh Dumar 😢TRUE

  • @paintteam1bespokefrontdoor558
    @paintteam1bespokefrontdoor558 ปีที่แล้ว +2

    This guy can sing

  • @syl618
    @syl618 2 หลายเดือนก่อน

    5/5/2024
    Habeen isniina
    Waxaanu ku dhageysanynay dhakhtar dhexdii anigiyo habaar-wadaagay oo dhakhtarka yaalay taariikh

  • @maaful
    @maaful 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka allifay galoof olol aan daynayn waa nin cajiib ah oo reer miyi ah.
    Galoof: Hal geel ah oo aan caano lahayn ama guran ama aan irmaanayn.

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiibkay Abuukar Caddawe buulo xuubay ayaa Baytariga si yaab leh u garaacay, sidoo kale Najib iyo kiitaarka codka dheer sxb salan qaaliya waa kooxdii Horseed oo ku soo salaamaysa 🤣😆😂😄😍

  • @shukriyoqanciye3793
    @shukriyoqanciye3793 5 หลายเดือนก่อน

    I love this song alot

  • @hassanburaaleabdi2795
    @hassanburaaleabdi2795 ปีที่แล้ว

    wiilkan yari fanaan uu dhaafe wax kale haloogu yeedho

  • @abubakarugaazofficial462
    @abubakarugaazofficial462 11 หลายเดือนก่อน

    This song is so true!!!!

  • @hamdagaraad8404
    @hamdagaraad8404 ปีที่แล้ว +3

    Codkagu dhagahuu culaa aamin yare aragaaga lagu farax

  • @abdiyoonis4407
    @abdiyoonis4407 ปีที่แล้ว

    05/11/2022 . Ax ya fanaan. aamin yare fanaan waa dhacaday

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 ปีที่แล้ว

    Amazing❤

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam

  • @legendruuzi
    @legendruuzi ปีที่แล้ว

    Hees xasuus igu leh halkeedu ayu dhigay fananka

  • @abdimoh
    @abdimoh ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxay isku music dhawyihiin heesta “aniguna garaadkay ka gaabsan maayo” ee uu qaaday marxuumki maxamed saleeban tubeec
    mise anigaa is idhi

  • @kaliddeq3973
    @kaliddeq3973 ปีที่แล้ว

    Hala yaa hala

  • @khaalidmahamuud2312
    @khaalidmahamuud2312 ปีที่แล้ว +1

    Aaminka duula

  • @faizahodan2757
    @faizahodan2757 ปีที่แล้ว

    Naaga aaa waar afkiina hagaajista

  • @deganbare7332
    @deganbare7332 ปีที่แล้ว +3

    Waxan dhegaysanayaa anigoo uxanaaqsan qofkaygii 27 10 2022 10:35am 😪

    • @alimustaffa4690
      @alimustaffa4690 ปีที่แล้ว +1

      hada kawrn xanqii😅😅

    • @deganbare7332
      @deganbare7332 ปีที่แล้ว +1

      @@alimustaffa4690 maanta heshiis baan nahay 🤣

    • @alimustaffa4690
      @alimustaffa4690 ปีที่แล้ว

      @@deganbare7332 Hye inadero🌍😘

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 ปีที่แล้ว

      ​@@deganbare7332
      Hayeh. Maantana? Illayn dee waa tii la yidhi: nin iyo naagtii colna ma aha, nabadna ma aha e.
      😂

  • @WariyeAbdirahmanIsmailSaeed
    @WariyeAbdirahmanIsmailSaeed ปีที่แล้ว

    Fadlan Qisada Heestan Hadii Aad Hayso Ila Wadaag

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 ปีที่แล้ว

    Marka hore ba dib-jir buu u eekaa

  • @wllnasri3695
    @wllnasri3695 ปีที่แล้ว +1

    Heeski garadaran wu ku raxeystay yarkaan

  • @crisaaqibraahimbuule9634
    @crisaaqibraahimbuule9634 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxaan la yaabay mar ooow sooo qaaday cabdi diini hees tisaa sidoow u keenaay markaas ayaan saxiixay inuusan caadi eheen

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 ปีที่แล้ว

    Aamiinka 🔥

  • @Libaansayli3i636
    @Libaansayli3i636 ปีที่แล้ว +3

    Lodkaga nin ka cod wanagsani kuma jiro wiilow aamin yare tallented

  • @skpoi4247
    @skpoi4247 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq barteYda ayaa dhigteY🥺Emo🎖

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 ปีที่แล้ว

    Talent 💯

  • @munajaamac1287
    @munajaamac1287 ปีที่แล้ว

    Mnzh allh wllky Amiin❤

  • @ahmedjamac.3377
    @ahmedjamac.3377 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @hamserashid3349
    @hamserashid3349 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka codka Amin abdi mahamud xuseen

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 ปีที่แล้ว

    Maasha allah borka codka

  • @mohaashraf1539
    @mohaashraf1539 ปีที่แล้ว

    Hees io bar

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi ปีที่แล้ว +1

    Golden Voice Mr Amiin 🤍

  • @faaraxcadaad903
    @faaraxcadaad903 ปีที่แล้ว

    AMIIN AMIIN AXYA COD MANSHA ALLAH

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 ปีที่แล้ว +1

    Yaq salaam walee sida libaax ayuu uriimay ,waxaase yaab kale ah miisiga xag walba u ciyey.

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 8 หลายเดือนก่อน

    Markan kuu gargare arimo aanad garanen kugu siiyay gacanba gabxa maran imowday garad daran nafteyda geed dheef ha fuulin😢😢😢😢😢

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen1293 ปีที่แล้ว

    hala hala axyaaa ustD

    • @aqadirdhago1656
      @aqadirdhago1656 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/dVYikLRV6zQ/w-d-xo.html

  • @abdikariimawil6220
    @abdikariimawil6220 11 หลายเดือนก่อน

    Axsan calayk, waa fanaan da'yar oo hibo u helay cod macaan masraxiyad asluub badani ku dheehan tahay oo lagu ladhay midho murti leh iyo music macaan.
    thanks.

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 ปีที่แล้ว +17

    Waar wuxu cod macaanaa garxajis allahii isaaq kadhigay baa noohiliyay from baligubadle

    • @khaalidmahamuud2312
      @khaalidmahamuud2312 ปีที่แล้ว

      Walahi inaad been sheegin laantood waa wabxoos

    • @museadan9335
      @museadan9335 9 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk

    • @museadan9335
      @museadan9335 9 หลายเดือนก่อน

      Arab ba kamo dhaco oo boon hirsi iyo maandeeq iyo qaar kalo badan ba ka dhashay. Kkkkkkk

  • @abdinaasirxasan35
    @abdinaasirxasan35 ปีที่แล้ว

    Naagaha ma guursado

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +3

    Great singer ❤️😂 great musicians and great song

  • @khaalidyareofficial912
    @khaalidyareofficial912 ปีที่แล้ว

    Woow❤

  • @mubarakadenabdulahi2313
    @mubarakadenabdulahi2313 ปีที่แล้ว

    Top 1

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +3

    A king is one who can sing when he has nothing at.all

    • @MoooAbdi
      @MoooAbdi 10 หลายเดือนก่อน

      you are absolutely right

    • @JJAbdi
      @JJAbdi 2 หลายเดือนก่อน

      Hees hadaay naag kugu raacaayso waad arki shaqaayso waryaa 😅😅

    • @JJAbdi
      @JJAbdi 2 หลายเดือนก่อน

      King is the one who has money naagahana ninkaas ak dhokbanyihiin 😂😂

  • @cabdicasiisarrshe416
    @cabdicasiisarrshe416 ปีที่แล้ว +2

    Pig legend wan kuwata pro guleyso🥰

  • @cabdirisaaqxasan1625
    @cabdirisaaqxasan1625 ปีที่แล้ว

    Asal same fanan tagay amiin saxardid nolow abti

  • @momed_ugaas
    @momed_ugaas 7 หลายเดือนก่อน

    Gacaltooyo ma leh dumar

  • @rajadanoloshachannel7068
    @rajadanoloshachannel7068 ปีที่แล้ว

    Wiil wiildhalay

  • @nimcoaadan7568
    @nimcoaadan7568 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha ma guursado ninkii guunyo wayee sideedaba intaa saaba iga dan

  • @cabdirisaaqxasan1625
    @cabdirisaaqxasan1625 ปีที่แล้ว

    Nin tagay OO talabsaday amiin saxardid halka kaga hay abti

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 ปีที่แล้ว +1

    Galoof-Olol= Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaan oo ubad u xiranyahay.

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 ปีที่แล้ว +1

    Wt a arts

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 ปีที่แล้ว

    Macallin kaygii I baray computer editing software iyo camera movies ayaa garaacaya baseka iyo walaal kii oo nagiib ah xasuus harar Valley studio next to jeelka dhexe

  • @cabdirisaaqdayibxuzeen5801
    @cabdirisaaqdayibxuzeen5801 ปีที่แล้ว +1

    Aaaminka

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 ปีที่แล้ว +1

    Inaankaasi musiga isagaa dhalay

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 ปีที่แล้ว

    gacaltooyo maleh dumar