AMIIN YARE KUMEE BOQORADAYDIIYEY HAWRAAR CIID PROGRAM 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • AMIIN YARE KUMEE BOQORADAYDIIYEY HAWRAAR CIID
    EREYADA AXMED XARAF
    LAXANKA QAMAR SUUGAANI
    MUSIC HAATUF YARE
    Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 699

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 3 ปีที่แล้ว +710

    Ilaahow Khaatumo xumo hanagu dilin Yaa RabbaL Caalamiin

  • @axlaammohamed9411
    @axlaammohamed9411 3 ปีที่แล้ว +62

    Walalahay isku mar dhinty ban uxisay 😭😭😭😭my sisters 👯‍♀️

    • @ayaanmahamud1056
      @ayaanmahamud1056 2 ปีที่แล้ว

      😭alaha haunaxaristo

    • @Mocishqii
      @Mocishqii 2 ปีที่แล้ว +3

      Ani kula mid ahay nimco iyo cabdiqani ilhy janadaa gaynaguu kulmiyo wllo

    • @hodoismail7131
      @hodoismail7131 5 หลายเดือนก่อน

      Alle haw naxaristo wlal 😢

  • @zack12951
    @zack12951 3 ปีที่แล้ว +122

    Ayyy laxanka nin Weyn ba iska LeH Aarka fanka 6codle Maxamed Abdi Abdullahi maxamed Wardi (qamarkii hirgalay❤🤍😘🙏

    • @zakin_m1391
      @zakin_m1391 3 ปีที่แล้ว +4

      Big fans ayan uu ahay wlhi ninka reer hargaysa codkiisa waxay uu dareeman sii aad uu wayn

    • @fuaadhuseen3279
      @fuaadhuseen3279 3 ปีที่แล้ว

      Ko

    • @nasrinmohamed1606
      @nasrinmohamed1606 3 ปีที่แล้ว

      @@zakin_m1391 loo l lol llpl lllll llpl ll ppl ll

    • @MascuudMaxamed-fg5hl
      @MascuudMaxamed-fg5hl 6 หลายเดือนก่อน

      Wara

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 3 ปีที่แล้ว +208

    saalax sanaag mansha allah sujaada ka muuqata wlhi waan ku farxay

  • @zaamwarzame4616
    @zaamwarzame4616 3 ปีที่แล้ว +25

    Heestu halkay ka mcntyyy wardi baaa laxanka leh illeen🤴❤️‍🔥

  • @zadaamyaaziin2659
    @zadaamyaaziin2659 3 ปีที่แล้ว +132

    Qamar suugani Labada heesood Eeh u shidan Barnaamijka isaga Laxanka saaray 🖤

  • @sicidkayse6370
    @sicidkayse6370 3 ปีที่แล้ว +20

    Wooow cidagale fanka inu ka muuqdo iyo inu ka maqnado waxba ugama dhexeyan 🎤🎤🎤👋👋👋

    • @axmednajax9577
      @axmednajax9577 2 ปีที่แล้ว

      waa nooca wll cidagale fanka haka muuqdo ama haka maqnaado markaa waaka hilacaya fanki cidagale

  • @munishmunishaa3098
    @munishmunishaa3098 3 ปีที่แล้ว +91

    Kumee Pqorodeydiyey🤴la'antaa Booyaayoo Ciid loodaay markd bahdoo🥺💔💔 Booskaad kulahayd Qalbiga Lawaaa Ruux Buuxin kara hooyo mcnn I Really missed Momy May Allah grant you in highest rank of jnnaah 🥺🤱🥺🥺🥺🥺💔💔

  • @dalmarabdulahi7921
    @dalmarabdulahi7921 3 ปีที่แล้ว +125

    Aduun bari iyo galbeed
    Bilista ugu quruxda badan
    Hdii layso bandhigo 🤦
    Barta sawirkaga suray🫀
    Miyaan ku badali kara😥🥺

  • @ayannaawil1912
    @ayannaawil1912 3 ปีที่แล้ว +55

    Hoyga fanka bilash ugumu bixin 😍😍😍😘😘😘😘

  • @Raad_wanle
    @Raad_wanle 3 ปีที่แล้ว +36

    laxanki Qamar Ohey Oh🙋‍♂️❤️

  • @mahadahmed5859
    @mahadahmed5859 3 ปีที่แล้ว +53

    Laxanka isoo jiitay Qamar fanaaan fanaaan dhaafay 😍😍😍

  • @hafsaalrashiidi1823
    @hafsaalrashiidi1823 3 ปีที่แล้ว +13

    Aduun bari iyo galbeed
    Wiilka ugu quruxda badan
    Hadii layso bandhigo
    Bartaan sawirkaaga sudhay
    Miyaan kubadalikaraaa😭😭😭

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว +61

    WallE laga yaab wiilkan sanadkan aamiin yare 🙏❤ku Awey boqorkiiyow😞 june 17

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 3 ปีที่แล้ว +13

    Ku Aawey Badh keygiiiyeey
    Kali Kalibaan Noqdoo
    Bukoodey Markad Tagtoo
    Boogihii Ku Ag Yaal Wadnaha
    Lawaa Ruux Baanan Karaa
    Alfanaan Amiin Yare Iyo Hawraar Media Horumar Wacan Baan Idiin Rajeynayaa
    Hawraar Media Fanka Wax Badan Buu kusoo Kordhiyay Guuleyso Legend

  • @mustafe1153
    @mustafe1153 3 ปีที่แล้ว +53

    Laxanka 100%
    Styleka 100%
    Erayada 100%
    Amiin yare hore usoco bro

  • @alimiresalaad3191
    @alimiresalaad3191 3 ปีที่แล้ว +44

    Somaliland waxey ledahay qeyraad fara badan iyo mucjisada qamarkii hirgalay❣

    • @ahmedmahamed1007
      @ahmedmahamed1007 3 ปีที่แล้ว

      Sooo ma aragtid walhi waa legend

    • @xamdaqali8586
      @xamdaqali8586 3 ปีที่แล้ว

      Maangaab tanoo kale ma mid lagu faanaa ilaalilahi wana ilahi rajucun

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 ปีที่แล้ว +1

      ​@@xamdaqali8586marka uu fanan ku yahay socdal iyo sharma lalama sheekaysto ragga heesaha somaalida iyo sugaanta iska leh .
      Viva somaliland .

    • @samoadan1345
      @samoadan1345 ปีที่แล้ว

      @@promahamedaxmed1274 waad meyd garaac dey

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 3 ปีที่แล้ว +67

    Qamarki hir galay🤦‍♂️✌✌ inta Dareentay laxnkiisa Like Dhac igu siii🙏🙏

    • @qiimobadan5498
      @qiimobadan5498 3 ปีที่แล้ว

      laxan mxa ladhahane

    • @ccasiisindho5163
      @ccasiisindho5163 3 ปีที่แล้ว +2

      Laxanka waxad ka horaysisa abwaan ka heesta mcn sameeyay kadib fanaanka qaadaya iyo laxanka uhambaliye

  • @rithwankiikoh9197
    @rithwankiikoh9197 3 ปีที่แล้ว +13

    ku aaway badhkayigiyeeey
    kali kaliban noqdoooo
    bukoday markad tagtooo
    bogihii ku ag yaal wadnaha
    lawaa ruux banan kara
    ANOTHER LEVEL BR0 AMIIIIN DIINI

  • @imyussufcamash8974
    @imyussufcamash8974 3 ปีที่แล้ว +13

    Hees Iyo Bar 👌
    Laxanka Qamar Inu Leyahy Isweydin Male wale 👍

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 ปีที่แล้ว +14

    Best song wlhi Amiin yare Go forward. Tani Hees waa dhaaftay, runtii ee magac kale haloo bixiyo.

  • @amlilmo4106
    @amlilmo4106 3 ปีที่แล้ว +41

    Hees hadey sharaf leedahay waa tan oo kale somaha Amiin yare legend ❤🔊🌏

    • @isteelkaxamar4039
      @isteelkaxamar4039 2 ปีที่แล้ว +1

      Saxbunallaah hees sharf leh majito mana jiri doonto waa munkar. Aniga waan dhagestaa lkn sidaad ugu dhiiratay inaad hees sharaf ku tilmaamtay wlh maba ugu dhiiran kato allaahumah jinaa😥🤲

  • @MssaYaaniita143
    @MssaYaaniita143 4 หลายเดือนก่อน +2

    Miss you My Beastie 😭❤️3Yearz Ma Arkin Said ugu xisaYy i.n wn ku Arkii Chp😭❤️mizz You hppti Mcnie 😭😭

  • @jaamacaboor2666
    @jaamacaboor2666 3 ปีที่แล้ว +4

    Ku aaway badhkeygiyey kali ban noqdee
    Heesta Sanadka Aamiin diini hees top ah
    2021💯💯

  • @Aniisacabdi747
    @Aniisacabdi747 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waligy uma oyin hees aaan hooyo ahyn lkn waxa u oyeyy heeestan sababtuna waxaaa weeye walashay ooo aaan habeena meel iga tagin igana qaban ayaaaaa iga tagtey ooo qabatay dalka dabadiiza waliba dalka jarmali caawana taaarikhdu waxy maraysaa 7/10/2024 waxyna ka tagysaa 10/10/2024 malin khamiisa malinkaasi malmaha kale wy iga duwanan doontaa wanan ku xisi doonaa walashay mcaaaney waaa ku xisi dooonaaan doontaa in badan iyo inbadan ilahyna hana kulmiyoh iyada oo nabada iyo aniga oo nabada mcneyyy ku xisi doonaaa mcn ❤❤❤❤

  • @wilomohamed7790
    @wilomohamed7790 2 ปีที่แล้ว +2

    I miss her hesta kali ku soo xasuusto sxbtay nolosh Najmo markay iga tagtay xasuus sxb lawaa ruux buxin kara 😭😭😭 😢😢habeenka masexan 😥😥😥😥😥nolosh ku qurux badanto

  • @mahadfaray
    @mahadfaray 3 ปีที่แล้ว +21

    Laxanka nin ween in uu leeyahay waan dareema qamar sugaani😢🙏💔

  • @timoibnumahad6126
    @timoibnumahad6126 3 ปีที่แล้ว +5

    Laxaka ciida sartay ayan firyo wan Qustay ................. Qamaraka faka iska leh😍😗😘

  • @samiremahad2113
    @samiremahad2113 3 ปีที่แล้ว +7

    esh Cala Hees mcn wow laxanka Nin wen ba iska le Qamar heer galay Al fanan amiin. Yare hore u soco 🤣

  • @capitanock43
    @capitanock43 3 ปีที่แล้ว +9

    Qamar suggani 💯💥 Laxankisa

  • @tanaadmedia1837
    @tanaadmedia1837 3 ปีที่แล้ว +18

    Axyaaa Fanaan Heersare ah Amiin Yare, Hees Qiimo Sare leh Ayaad Ciidan Nala Wadaagtay. GuuL Dhanka Wanaagsan ah in Aad Fanka ka Gaadho ayaan Rajaynayaa.

  • @abbassalah3867
    @abbassalah3867 2 ปีที่แล้ว +3

    Qamarki hir galy laxanka in uu leyhy hory ayn ka fahmay legend qamar sugaani nin fankisa ka Mira dhaliyay hory usoco

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 3 ปีที่แล้ว +14

    Qamarka xadhiga anuu waan ka dhigay.🔥🔥🔥

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey9638 3 ปีที่แล้ว +8

    Qamar suugaani laxankiisa waa top

  • @nuuracabdi4289
    @nuuracabdi4289 3 ปีที่แล้ว +8

    He wa wax kale best ku hysta Amiin iyo music shidn haatuf yare 🥰

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 3 ปีที่แล้ว +48

    Qamarka laxankiisu waa mucjiso
    Amiin diini fanaan tagaY 🙏

  • @c.rizackdh2323
    @c.rizackdh2323 3 ปีที่แล้ว +66

    Lxanka Qamar alaap kale🔥

  • @naimaah78
    @naimaah78 3 ปีที่แล้ว +81

    kume boqradydiyey😥🔥 i obsessed this song 🎶 🥺

  • @monaserrmohamet5343
    @monaserrmohamet5343 3 ปีที่แล้ว +3

    Ku aawey badhkeygiiyey keLi keli baan noqdee 😪♥️Ayyyyyyy Hees wey dhaaftay Tani

  • @jokerlio8075
    @jokerlio8075 3 ปีที่แล้ว +8

    abdikariin ali shaah nin weyn yahay waxaad ku garaneysaa yurub geenyo iyo asma saban qudhaa isla haystaan dadka aay is laag leegyihiin keep going broo ina ali shaah duulaanka fanka

  • @naima5387
    @naima5387 3 ปีที่แล้ว +11

    kumee barkegiyow🥺😭
    qudhaan kugu banan jiray maxan ku baxnaniya Miss U 🥺😞🙈

  • @salmahazzan7804
    @salmahazzan7804 ปีที่แล้ว +7

    Still waan jeclhy cidlooday markaad baxdoo boskaad ku lahayd qalbiga lawaa ruux buuxin kara💔😭😭

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 3 ปีที่แล้ว +6

    Amiin yare hore uu soco Wall heees mcn walhi barnaamijkaba yada ku jiratay 💔🥺

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว +13

    Heestan malinkay soo baxaday ayaan dawaday cawaa anigu tiktok iska dhexe socod ayan arko dib ayaan soo boqoday😍😋😏

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 ปีที่แล้ว

      😆😂naaa maxad la huruftami ana hadan dhegaysan anoo school ku sii socda 8 July 2021

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว

      @@amiiraadan3017car walo

    • @ikramsharaf4017
      @ikramsharaf4017 2 ปีที่แล้ว

      @@Suhuur1 🤣

  • @havvamehmet6722
    @havvamehmet6722 3 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa qaarada afrika magaalada ugu shidan uguna hormarsan💚🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasir33awadd14
    @nasir33awadd14 3 ปีที่แล้ว +8

    Legend fanaan mustaqbal leh u badiya heesaha iyo midhaha

    • @adisom1396
      @adisom1396 3 ปีที่แล้ว

      Go to the hell

  • @mawaahmed4730
    @mawaahmed4730 3 ปีที่แล้ว +1

    Nafteyda badheediyey
    Bogaad wehelka u ahyd
    Wakaa boholyoobayey
    Qudhankugu baanan jiray
    Mxnku baxnaaniyaa 😪❤❤❤💋iga gadan heestan
    Erayada
    Laxanka
    Codka
    Music
    Cajaaip waa hees la isugu tagey❤❤❤❤

  • @ubahosmanmuhumed7906
    @ubahosmanmuhumed7906 3 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhhhhh i rlly like the way abdikarim ali shaah dance😂😂😂

  • @hafsamohamed962
    @hafsamohamed962 3 ปีที่แล้ว +10

    Kumee boqorkaygiyow🤴
    La antaa waa mugdi😔💖

    • @abdiasiis3316
      @abdiasiis3316 3 ปีที่แล้ว

      Waa ikan boqoradaydiyeey😁😁😁

    • @xabsakhadar4663
      @xabsakhadar4663 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiasiis3316 BJ I u

  • @yaxyemaxamedt334
    @yaxyemaxamedt334 3 ปีที่แล้ว +10

    Qamar laxan kiisa bas wata😘

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 ปีที่แล้ว +16

    Aaamiin Yare fanaan tagay oo talaabsaday keep going wlal ♥️♥️♥️♥️

  • @xiisqaali54
    @xiisqaali54 3 ปีที่แล้ว +8

    Kumee boqrkygiyow la'aanta boya cidlooday markaad bxdy booskaad ku lehed qalbiga la waa ruux buuxin karaaa
    Hees iyo badh qofkii qalbigsa la taaabty baa fhmi karo
    Hre uso amiin wllo

  • @naimaabdirahman1361
    @naimaabdirahman1361 3 ปีที่แล้ว +5

    Kumee boqradaydiyey👑
    La'aantaa Abaar waaye😥
    Cidlooday markad baxdoo✈️
    Booskad ku lahayd qalbiga💟
    La waa ruux.buuxinkara😭

  • @qaawaneofficial6507
    @qaawaneofficial6507 3 ปีที่แล้ว +5

    30 September 2021 habeen qamiis ah caasimadii muqdihso baan ka daawanaa saacada 30 :40 hees mcn ❤️😥Kume boqoradeydiyey

  • @naimoabdiosman3089
    @naimoabdiosman3089 3 ปีที่แล้ว +6

    Bartaan sawirkaga sudhay
    Miyaan ku badeli karaa
    ANOTHER LEVEL PRO🙏❤

  • @farmaajolyrics3811
    @farmaajolyrics3811 3 ปีที่แล้ว +9

    Laxamkii Qamar suugaani yaa ka dareemaY 🤟

  • @nimcanshariif3603
    @nimcanshariif3603 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar sugani laxan is another level

  • @ahmedosman1731
    @ahmedosman1731 3 ปีที่แล้ว +51

    Xaqiiq xlda ku suganahy ayaa sidan anigo gacan ka jabe isbital kujiro xaaskeyga dunida ogu jecla la igu dhahe waa in la idin kala fogeeyaa 😭😭😭Cidloodey markey baxdoo

    • @aminaofficial4659
      @aminaofficial4659 3 ปีที่แล้ว

      Sawab laakin Africa maa jooogta Yurub ninka hadu jabo naagta utaga ladhaha😂😂😃😃😃😃🙈afrikaca waala kala raraaa waxaas waa been 😂😂alaha ku cafiyo

    • @ahmedosman1731
      @ahmedosman1731 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh sxb halkan ku jabe waa kismayo hadana muqdisho isbital kaga jira odayaasha dhaqanki hore ku dhagan ayaa halkan jooga

    • @amiinmohamoud3273
      @amiinmohamoud3273 3 ปีที่แล้ว +5

      Taasi kala fogaansho maaha ee waa daryeel caafimaad.

    • @ayaanibrahim6087
      @ayaanibrahim6087 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenañe

    • @anfaclaki8551
      @anfaclaki8551 3 ปีที่แล้ว

      J

  • @shathiyahusein1180
    @shathiyahusein1180 3 ปีที่แล้ว +4

    Haatuf yare walee furinlaa yaabay waan ku wataa

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 3 ปีที่แล้ว +54

    Everything abt Qamar Sugani is 🔥🔥

  • @rajadanoloshachannel7068
    @rajadanoloshachannel7068 ปีที่แล้ว +1

    Legend baa laxanka leh

  • @cusmaanmaxamed8318
    @cusmaanmaxamed8318 3 ปีที่แล้ว +11

    Kumee poqoradaydiye 🥺😭🥰

  • @abdiqadiribrahimgulied2096
    @abdiqadiribrahimgulied2096 3 ปีที่แล้ว +1

    Aduun bari iyo galbeed
    Bilista ugu quruxda badan
    Hadii laysoo bandhigo
    bartaan sawirkaaga sudhay
    Miyaan ku badali karaa
    Qamarka laxankiisa laga yaab

  • @MohamedGOsman
    @MohamedGOsman 2 ปีที่แล้ว +6

    Kume Boqoradaydiyeeey ❤️🙏

  • @ineyshappe3523
    @ineyshappe3523 3 ปีที่แล้ว +2

    Aduun bari io galbed bilista ugu😓 quruxda 💥badan hadi laiso bandhiga Bartan sawirkaga dhiga miyan ka badli karaa🥰⚘

  • @asharfmohmet3640
    @asharfmohmet3640 3 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin fanaan codmcaan runtii keep going 👏👏

  • @alphagaming4165
    @alphagaming4165 3 ปีที่แล้ว +8

    Killing the dance of Abdikarim ali shah 😂🤗

    • @sansamirahin1210
      @sansamirahin1210 3 ปีที่แล้ว

      Madaraqado iyo waramo 😂😂😂hadana ddku wy ku dydan un mcl ani igu dr 😅😅dumarko dhnba ku dakhrn sobobtana lama grnyo

    • @alphagaming4165
      @alphagaming4165 3 ปีที่แล้ว

      Hhhu anaa ba dhaama

    • @sansamirahin1210
      @sansamirahin1210 3 ปีที่แล้ว

      @@alphagaming4165 na br wll hlked jogta an ku blnsane😅😅

    • @alphagaming4165
      @alphagaming4165 3 ปีที่แล้ว

      @@sansamirahin1210 Jaar baanu Nay abdikariim

  • @ardoyusuf797
    @ardoyusuf797 3 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allh

  • @xanankoor119
    @xanankoor119 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanku wuu kuu bahanyhy amiin yare haka bixin hore u socoh ax yaaa sowt

  • @abdifataaxshaafici5345
    @abdifataaxshaafici5345 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay haku cafiyo ayaan s f boqoradaydii waan kuu xiisay wllhy😭😭😭😭😭😭

  • @suhaybsubeer1029
    @suhaybsubeer1029 ปีที่แล้ว

    Administration yare ayyyyyy would imagine gadan yahay fanaankaan ❤❤❤😢😢

  • @cashamaxamed5092
    @cashamaxamed5092 2 ปีที่แล้ว +1

    My favorite song amiin yare keep going pro

  • @nimcomaxamuud4077
    @nimcomaxamuud4077 3 ปีที่แล้ว +3

    Kumee boqorkaygiyaw
    Booskaad kulahayd qalbiga
    Lawaa ruux buuxinkara 💔💔

  • @bazhiiraamiin4824
    @bazhiiraamiin4824 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxan ka helay laxanka saran heesta qamar suugaani waa legend

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 3 ปีที่แล้ว +8

    Kumee badhkaygiyoow
    Heeskan ana xijiyay wlhi🤣
    Axzan yaa fanan❤🙏

  • @exquenbilan1260
    @exquenbilan1260 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend rer sanag amin yare keep up pro

  • @fatxacawil2481
    @fatxacawil2481 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Amiir yare wlloh qalih wn tageera ❤🤴💏🥰😍😢😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiin yare I hope you found the queen of your love you express your love in your song sincerely keep going we love you

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 3 ปีที่แล้ว +54

    LaxaNkaa Caan caan DhalaY Ah😂

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 3 ปีที่แล้ว +10

    wllhi dhaar waxa ah in aanu qamar nin la mid ahi fanka soo maridoono

  • @xamsedayax1934
    @xamsedayax1934 3 ปีที่แล้ว +1

    Boskaad ku lahayd qalbiga lawaa ruux buuxin kara laxankii qamar suudani ee ugu shidnaa sandka 2021

  • @XawaMaxed
    @XawaMaxed 4 หลายเดือนก่อน

    Gedba gedba kawayn fananintana amiin ba uwayn

  • @hussein2282
    @hussein2282 3 ปีที่แล้ว +2

    Laxanka iga gadan music onother level

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 ปีที่แล้ว

    Sounds like Qamar suugaani

  • @Macsaro_Manoco
    @Macsaro_Manoco 3 ปีที่แล้ว

    Heest Aad iitabty Gashad burjika u aheed
    Wataa baxda dagta xiskii ku bidhansanjira
    Maxaa ku bogsiinayaa
    Ku away barkaygiyee
    Bogi hii ku yaal Wadnaha
    Xaqiiq Hees meel ika tabanysa ❤️

  • @yersmeynabdi8609
    @yersmeynabdi8609 2 ปีที่แล้ว +8

    Fav song🥺the beats😍

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 3 ปีที่แล้ว +15

    Wax kale heestan 😘😘😘

  • @ramlaqurux6821
    @ramlaqurux6821 2 ปีที่แล้ว +1

    nafteyda barkediye jah 🥺 wax idhaho ma lahn walahi 💔🧍‍♀️☝

  • @maxamuudtiger3877
    @maxamuudtiger3877 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanan buxa amiin yare iyo laxanki all fanan qamar sugani 🥰🥰

  • @djdiamo7093
    @djdiamo7093 3 ปีที่แล้ว +35

    One million coming as soon as possible 😙 young legend

  • @faizamoha1321
    @faizamoha1321 3 ปีที่แล้ว +4

    Ku away barkaygiyey qof bn love k ahay an i ogeen😥😁

  • @deeqmaan7253
    @deeqmaan7253 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees waydhaaftay heestani qamarkuna laxanku saaray badal maleh heestani 😍

  • @samiiracabdilaahi9915
    @samiiracabdilaahi9915 3 ปีที่แล้ว +4

    Inkastoo heestan dadkala maqan kahadlyso waalayla joogaa hadan intaas waan dareemayaa😭😭😭

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 Adaa uwayn bro 😎

  • @hothoipraahin2584
    @hothoipraahin2584 3 ปีที่แล้ว +3

    Xiskii ku bidHaaNzaN
    JireYyyy xaaN ku bdLi karaH😓🖤

  • @mahamedyaroowe8599
    @mahamedyaroowe8599 3 ปีที่แล้ว +40

    Cawa hestan wnba sugayey aniga ayey iga hadlaysa xaladan ku suganahay

  • @nimcaandaahir5377
    @nimcaandaahir5377 3 ปีที่แล้ว +3

    Top fanaan aamiin yare ✌💯

  • @shaaficiaxmedmaxammed3375
    @shaaficiaxmedmaxammed3375 2 ปีที่แล้ว

    inta daawanays 2022 until waan dhagaysanayaaa

  • @اشتقتاليكياربي
    @اشتقتاليكياربي 3 ปีที่แล้ว +4

    Laxanka qamar iyo ka abdikariim baan ku haystaa😘🤫

  • @sisakajr5567
    @sisakajr5567 2 ปีที่แล้ว +1

    My favourite Somali music 7 November 2021 12.34 am