Xiriirka caqliga iyo ruuxda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @qadarshafii827
    @qadarshafii827 5 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahow maskaxda iyo Cilmiga kuu barakee
    Shiikh Aan jeclahey Sh.Abdulkadir kishki

  • @MohamedMohamed-xo1yp
    @MohamedMohamed-xo1yp 5 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك يا شيخ عبدالقادر كشك

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha kuu barakeeyo cilmiga sheekh kishki

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 2 ปีที่แล้ว

    Raxmaanku haka raali noqdo 2daadii waalid aamiin

  • @ukashejamiqe4125
    @ukashejamiqe4125 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhaan waxa na tusayaa in aan xornahay si caqli gal ah aguu noola hadlaya xitaa diinta wa nafahansiinaya si caqli gal ah mahadsanid shiikh

  • @cabdiraxmanmaxamed8890
    @cabdiraxmanmaxamed8890 4 ปีที่แล้ว +2

    waar kani sheekh maha ha ku dagsamina waa cilmaani

  • @umiamiira8579
    @umiamiira8579 5 ปีที่แล้ว +5

    illahay haku sohanuniyo aammeen dheh

  • @nawawisheikh1483
    @nawawisheikh1483 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheikh illaahey haku xafido l have a question. Maxaa laga wadaa ونفخ فى الروح. Ruuxa hadey caqliga tahey

  • @amuu8286
    @amuu8286 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheer 🌹

  • @mustafxasan2680
    @mustafxasan2680 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allh Sheekh Abdulqadir Jasakalaah

  • @CimraaniabukarMaxamed
    @CimraaniabukarMaxamed 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaahu kheyran

  • @SergioRamos-ng3gv
    @SergioRamos-ng3gv 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Allah haku xifdiyo

  • @zamiiramohaindho7913
    @zamiiramohaindho7913 3 ปีที่แล้ว

    Mashllh jisakllhu khayr

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 2 หลายเดือนก่อน

    Walee kan suufuyiintii baa dhaamey xaga caqiidada

  • @jusuf1167
    @jusuf1167 4 ปีที่แล้ว +2

    sheekhana sh kishki

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaah ku soo hanuuniyo

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh kishki sheekh ay cilmigiisa iyo xikmadiisa ka hinaasaan nahaabiyo

  • @monadimple4374
    @monadimple4374 3 ปีที่แล้ว

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @SergioRamos-ng3gv
    @SergioRamos-ng3gv 4 ปีที่แล้ว

    Share dhaha casharada sheikh ga

  • @muxiyodiinyusuf7797
    @muxiyodiinyusuf7797 2 ปีที่แล้ว

    War ALLAH ka cabso
    Ma wxd isku kenaysa qof ALLAH qiraya iyo mid an qirayn ba

  • @shjaamaccismaan3045
    @shjaamaccismaan3045 4 ปีที่แล้ว +2

    Bahal aad udhintay oo bilaa diin ah

    • @charmarkemohamed8039
      @charmarkemohamed8039 4 ปีที่แล้ว +1

      Nadal ma sheekh kishki ayaad bahal ku sheegaysaa adoo beenaale ah.
      Adoo masaakiinta xoolahooda u haliilaya oo raba inaad daawadii caronaha ayaan hayaa ku baadhato masaakiinta.
      Diinta xageed uga xigsatay sheekh kishki, walaahi inaanad agtiisa waxba ka noqonayn sheekh kishki.
      Hadaad hargaysa joogi lahayd gadhka ayaan bilaa biyo kaaga xiiri lahaa nadal yahaw

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 หลายเดือนก่อน

    Warya kaan isdabaa mariinta islamka iyu waliigii baa ka shaqeeya yuhuuda dhanta wyo waad iska eegaysa warkisa uu fuursad wa gaal

  • @daudbiriye9207
    @daudbiriye9207 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh to your topic. You haven't said anything about the topic just beating about bush. Spreading hatred