Casharkii 107aad(Waaritaanka iyo Falsafada Idealism)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Waa bogga Shiikh Cabdulqaadir Kishki casharaddiisa lagu baafiyo si ay ummadda Soomaliyeed uga faaideystaan cilmigiisa.

ความคิดเห็น • 18

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi waa cilmi dhan maasha allaah waxbadan oo aanaan ogayn iyo aqoon aaanaan garanayn ayaan kaa faaidaysanay ilaahay hakaa axsaan iyo ajar siiyo sheekhunaa faylasuuf kishki❤❤❤

  • @yahyeboshle3972
    @yahyeboshle3972 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haku barakeeyo cilmi wayn baan kaa faaiiday walaahay.

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @nairobi1519
    @nairobi1519 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh kishki, suaal. Waa maxay farqiga udhaxeeya nafta iyo ruuxda?

  • @ademmicad8210
    @ademmicad8210 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah sheekh khishki

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku barakeeyo mawlaaya.

    • @acederrick8146
      @acederrick8146 3 ปีที่แล้ว

      i know Im kinda off topic but do anyone know a good place to stream newly released tv shows online?

  • @Saadozi
    @Saadozi 3 ปีที่แล้ว

    Nice mashlah Shaikh

  • @aliaali6120
    @aliaali6120 2 ปีที่แล้ว

    Hada mawaxu noosheega anago islam ah dad dhintay oo aaqiro so arkay baa soonoqday oo kashekeynaya aaqiro inalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun waa dad sheydanka kushaqystay oo sooxdimo kuriday kadibna iftiin iyo wax uutustusay riyo ayan qofgaal ah islawayn o dhaqtar intu noqday hantidiisana kufilnatay islaweynaday wana ognahay kibirka iyo isla weynanka iskada qof alle iyo rasuulba inkiray baanuur iyo jano arkay ama arkibadoona kaama kaama yeelin taas cidi aadkusiri kartid oo aqli yar o kaaqadanaysa kusir iskada mulxid alle iyo rasuulba kafurtaye kanmuslinka ah hadu qalbigiisa kibirgalo baaba janadisa qiilqiil gali waayo diintu ma ogola kibirka. War alle aan kabaqno hada lacalgo balagubixinaya in lagudhumiyo illaahaw mulxidnimo hanagu dilin aaamiin.

  • @osmanaden4420
    @osmanaden4420 2 ปีที่แล้ว

    Enlightening.

  • @yahyeboshle3972
    @yahyeboshle3972 3 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @aliosmanabdulkadir7558
    @aliosmanabdulkadir7558 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan kaa codsanayaa Sheekh in aad noo aqrisid kitaabka mandiqa ah waaadna mahadsantahay

  • @AhmedMacalin-l9o
    @AhmedMacalin-l9o 10 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @aliaali6120
    @aliaali6120 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan fikradaha dadka aan caqliya lahayn waayo qof aqli oo ku aqoonsan waayey aqli ma aha muxu kafaiidaya?

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 3 ปีที่แล้ว

    Alla haku sharfo wll

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 3 ปีที่แล้ว

    Magaca qoraaga buuga Life after Life xaa la dhahaa shiikh?

  • @aliaali6120
    @aliaali6120 2 ปีที่แล้ว

    Waxas oo istus tusayo oo dhan waa sheydanka dadkan waalayo